Sooraan Saydhiye iyo yasiin balbalaadhshe New Film Cusub 2019 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

ความคิดเห็น • 16

  • @xamse2523
    @xamse2523 5 ปีที่แล้ว +5

    Sooraan iyo jawaan inta taagerta like saar

  • @mrmanrog3806
    @mrmanrog3806 5 ปีที่แล้ว +2

    YASIIN BALBALAADHSHE🔥✌️

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan buuran waxba ma jili yaqaan

  • @moha-hi6dg
    @moha-hi6dg 5 ปีที่แล้ว

    Kakakaka walee balbalaadhshe wax kayaabiyey Yuuu arkay

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan saydiye caadi maaha waa qosol miiran

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh ee aabo ma midmasiiyaayo ma isdhaafiyaa

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 5 ปีที่แล้ว

    Seyriye lacagtii TH-cam-kaa gaadhey 😂 wuu yara naaxey

  • @nasiraxmed8375
    @nasiraxmed8375 3 ปีที่แล้ว

    kkkk

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว

    Sooraan mee?

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh eeeriboitku waakee maka cowska laga rarayo😂😂

  • @MohamedAli-eb7rd
    @MohamedAli-eb7rd ปีที่แล้ว

    Balballaadhshe. Sxb budhcad saxaafadeed baa dalka iyaguna dalkeenii dagaal kula jira oo kuweenu kow ka yihiin nimankaa maa xaaqdaan barnaamijyo aad inoo soo diyaarisaan hargeisa iyo burcaba way ka buuxaan media qarandumiska la safan

  • @famo3369
    @famo3369 5 ปีที่แล้ว

    War waxu ansha xumaa caruurta ayuu tusayaa in sigaar cabidu caadi tahay!!!!!

  • @zaluushofficial8023
    @zaluushofficial8023 5 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh inankeenu miyaanu ahayn inanka sanadka ee hablaha Somaliland oodhani isku haystaan