Bilaal Bulshaawi "Yaa ixiri karo aniga, Waxbarashadda Soomaaliya waa halagaa sheego, yaa dhihi...''.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @FarhiyoSharifAbukar
    @FarhiyoSharifAbukar 13 วันที่ผ่านมา +1

    absolutely isha ayu ka tuura xirfadu wa aqoonta manat aduuka u ku tartamayo wana qab ka mida aqoonta dalke wa u bahi qaba dusiyad xirfad wadan ka jira loga bahanyahay. Sida kalumaysida, beeraha, korontada, xoolaha oo cilmiya maha beenguurka soomalida ee aan dadka waxba la barayn dada.
    Jamacad iyo aaqon tona wadnken matalo ee halo sameeyo gar aha dhanak xirfada. no more buug, buug sita. oo wada xafiis raba in ay fadhiista aduunka hor maray dadkoda xafis iyo bangiyo kaliya kama shaqeeya man bartan ee somaliyaey indhaha fura oo xaqiida wajaha fan iyo fata dhuug loma bahnen. wiilkan wa ku saxanyahay in xirfadu muuhim tahay aqoona taha aduunka xirafada wax lagu barta dugsida sare qayb kamida qokuna kudono ayu aday.
    wa maafiyo kuwa waxbarashada iyo cafimadka haysta dalkeni cafimadi iyo wax barasghadi mafiyay u gacan galen ka ganacsata wa in arita wax dawladu ka qabata.
    qofka wadankene jamacad dhameyay waxa u la lefal yahay dugsi hose dhexe ee wadanada kale nasibdaro weeye ama ruumayso ama haruumaysan.
    waxan marag u ahay dad nocas ah oo wimiwadanada kale o isu haysta in ay wax soo barten lagi la mid ah qofka dusgsi dhrxae dhigtay.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

    Xirfada waa wax barasho Bilal bulshaawe ❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xirfada in labarto waa Runtiisa Bilal Bulshaawi waana Tan Xirfada sideey u wanaagsan Tan Guuleso Bilal Bulshaawi waana tan❤❤❤
    th-cam.com/video/-yN7mVbiP9E/w-d-xo.htmlsi=LeW5IScJW7eU_QQS

  • @ugaas.Yasin.
    @ugaas.Yasin. 13 วันที่ผ่านมา +1

    Bilaal bulshaawi xaq ayuu ka hadlay.

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 13 วันที่ผ่านมา

    Mashallah waay Bilaal, horay usoco, waa sax in xirfad la barto! Hala shaqeysto.

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 13 วันที่ผ่านมา

    Xirfadu waa waxbarasha tan ugu fiican🥰🥰

  • @AhmedSheekh-b3m
    @AhmedSheekh-b3m 13 วันที่ผ่านมา +2

    Bilaal kuma baran aqon u leyahay lkn waxan kubaranay in uyahay nin sawir iyo qusul an macna laheyn bulshada lahoryimaado nasib cumo aqontii ayudhaliilaa lkn bulshada dhaqan xumada ay kusokurdhiyey ma arko waal aqon waa furaha nolasha ee aqonta hakaga horeyso waxkasta ogow matihid quf lugu daydo waayo tiktok waxlogadaydo lawaa o xuman aheyn sxb naftaada wax usheek

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 13 วันที่ผ่านมา

    Bilaal si fiican ayuu u sharaxay
    Runtii waa arin jirto . Aniga qurbaha ayaan joogaa hal million oo dollar waxaan kaga kalsoonahay xirfad aan barto . Mar kasto waxaan isku mashquuliyaa labada fursadood ama sadaxda dalkeena ugu balaraan laakin dadka aynan ku baraarugsaneen .badaha .
    Beeraha . Iyo xoolaha . In aan barto midkood. Insha allah

  • @suhaybxirsi7411
    @suhaybxirsi7411 13 วันที่ผ่านมา

    Bilaal waa qalad waxa aad wado , dhalinyarada ayagoo wax baranaayo ayey xirfadana kudari karaan

  • @yonishusseinomar
    @yonishusseinomar 13 วันที่ผ่านมา

    Bilaal bulshaawi imtixaanka dowladda nin dhacay waaye, maxaa hadal u yaala

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waa lagu xiri karaa lkn wax laguugu xiro ma sameyn

  • @MohaHassan-pg7zk
    @MohaHassan-pg7zk 12 วันที่ผ่านมา +1

    Bilaal runta ayuu kahadley

  • @mahadmahadyare5315
    @mahadmahadyare5315 12 วันที่ผ่านมา

    Maxaa taqan OO aad bulshada kuso birisay tiktok adiga nabad barina bulashada ku jirto waliba inta xuun bad ka mid tahay sababto qofka ku dawada khair kama dhageeysan ee aniga qatar eh waxadan ehen kuma haysiid

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 10 วันที่ผ่านมา

    bilaal waa xariif butac eh Marka dhuusadiisa waa halis xariif buuran oo caqli badan waa yey yaa ifahmay akhyarey

  • @mahadmahadyare5315
    @mahadmahadyare5315 12 วันที่ผ่านมา

    Ma tan video daad lagu xanto ayaa waxaa barasho eh umad aqligoga foraro Adeer xirafadu waa tecnician ee xirfada sharafta ha ka dilin mahin video daad lagu xaantee

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 13 วันที่ผ่านมา

    NINKAAN BILALAL WAXU IS MOODEY IN UU HADA WAX FICAN SHEGAAYO MARKA 1AAD NINKA LA FADHIYO FARAHA IN UU KU TAAGTAAGO AABA WAX WANGSANEN AH QOFKA FARAHA LAGUMA TAAGTAAGO ASIGA WAX SO BARTE KAA FICAN SIDA U FADHIYO FAR NE MA TAAGTAAGAAYO ADIGA WAX BARAASHADA WAX KA SHEGAAYO KU FAANAAYO TUMAALNIMO

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 13 วันที่ผ่านมา

    School ka maba kasoo bixin maxaa Jaamacad aadaa waaba ku dhacdaye Examkii

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 13 วันที่ผ่านมา

      Dugsigii sare waa uu ka baxay lkn jamacad ma aadin abayo

  • @cumarramos
    @cumarramos 11 วันที่ผ่านมา

    bilaal jaahil waaye