Qiso Xanuun badan nin 25_sano ka badan ilmo aan dhalin Sh Maxamed Diini

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ต.ค. 2018
  • Produced By Abdinasir Daacad (Daacad Production )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 672

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 ปีที่แล้ว +46

    Alxamdulilaah rabi waa igu irsaaqay caruuur iyo say dayib ah markaaan caruurtayda arko rabi waaan u mahada caliyaaaa aniga oo indhahayga oohin ku taaal oo wadanaha i xanuunayoh waxaaaan dhaha Ilahay ku siiyaaya caruurta xaajiga iyo caafimaaadaka oo aaan waxa lacag ah kaaga bixin armaaad caasisaaa allah rabiyooow kuuma sharki yeelin waan kaa nasahay shirki rabiyo saaaad ii siisay u sii Brother ka Muslimka ah anagana waaad na siisee ha nagu fidmeeeeyn Ilahay baaa Quraankiisa ku yiri Awlaada waliba wiilash iyo Maalka waa fidmo 😭 wallahi shiikh’s an waxaad moodaaa in uu aniga iga hadalayoh wuxuu rabi ii hor mariyaay 4 wiil oo qurux iyo caafimaaad rabi ku maneeystay dadka magaaalada ila dagaaab baaa igu niyad jabiyaaah allah naaa rabi gabar ha ku siiyo wiil naxariis malahaaan mar marka qaarkoood intaaaan waking xanaaaq tusoh baaan dhahaaa gabar ma raboh markii aaan wadkayga isla joognoh baaan dhahaa war heedheh gabar rabi ha nasiiyo wuxuu igu dhaha a dadka aaan haysan awlaada ma ka fakartay ku waanah ma meeel baaad ku xiratay saw ale kaama ceshaaan karoh Marka khiikh rabi danbigeena ha dhaafo rabi wuxuu i siiyaay mataanoh wiil iyo gabar ah hadanah wiil kale 6 wiil iyo gabar mashallah allah ilahay wuxuu yiri nimcadayda sheeg sheeg oo ku shugri rabi baaa i siiyaay allah iiga dhigo shuhadaaa diinta galka kala baxa sidiii asxaabtii Bilaal iyo Cumar binu khadaab iyo Khaalid binu waliiid mashallah mashallah mashallah 🙏🙏🙏🧕

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว

      thanks lkn qoraal soo koob

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin ukhri wan ku.ilmeeyay Qotaalkaga alle ha inoo baraketonawlasa kuwa aan haysana alle ha ku rasaaqo qaar khayr qaba aamiin

    • @anabdalmar2717
      @anabdalmar2717 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @sahrasuge4788
      @sahrasuge4788 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah ilahay haa ku xiifdiyo anii iyo intii haysaniin ilahay haa nagu arsaqo awlad salix ah

    • @odayhore7612
      @odayhore7612 3 ปีที่แล้ว

      MAsha"allah bari ha kuu barakeeyo barwaawo iyo wanaagna allha kugu daro owlaaddane kuwa kuu naxariisto allha kaaga dhigo aamiin mashallah

  • @mahamoudali1454
    @mahamoudali1454 4 ปีที่แล้ว +7

    14 sano ayaan reer lahaa ilahay amarkii wali caruur mayeelan wax badan dadaal wanku bixiyey dhakhtar daawo xataa inlanoo beero aakhirkiina gabadhii hore way igatagtay markaa ilahay waxaan kabaryayaa aniga iyo inta ilamida ilaahay owlaad salaxa inuu nasiiyo inta caruurta haysatana ilaahay hawbarakeeyo allaahumma aamiin

    • @saafinuur2074
      @saafinuur2074 ปีที่แล้ว +1

      ilahoow kusii adi iyo intaan hesan ba oo ani ka mid ah

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 ปีที่แล้ว

      Asc walaal Mahamoud Allah culayska naga Wada qado, anba waan kula qaba.

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 ปีที่แล้ว +139

    ilaahayow intaan ilmo dhalin ilmo saalixiina oo ay ku indha qabowsadaan sii

    • @fadumoosoble4826
      @fadumoosoble4826 5 ปีที่แล้ว +1

      Maashaallah Allah noo xafido culumadeena

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 5 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabi

    • @anisofarah5897
      @anisofarah5897 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin yaa rabbi

    • @sadiaibrahim9389
      @sadiaibrahim9389 5 ปีที่แล้ว +1

      Maryan Hassan اللهم امين يارب العالمين

    • @muniirayariisey674
      @muniirayariisey674 5 ปีที่แล้ว

      Maryan Hassan ameen aya rabi Anaga kuwo an aanfaca noga dhig

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 5 ปีที่แล้ว +66

    ILAAHAYOW qof walba oo Muslim ah usahal umuuraha yaa RABI

  • @aminazahra1434
    @aminazahra1434 5 ปีที่แล้ว +215

    illahayoow SWT isii owlaad salixiin ah aniga iyo intaan owlaad haysan illahayoow cidlada naga saar duriyad salixiin na siii yaa allaaah

    • @suaadoahmed1460
      @suaadoahmed1460 5 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiiin aaamiin

    • @samsamahmed9664
      @samsamahmed9664 5 ปีที่แล้ว +1

      Muna Marwa aamiin ya rabal caalamiin.

    • @umiishraq504
      @umiishraq504 5 ปีที่แล้ว +2

      Amin abayo Allah raxmanka ah hakusiyo adhiga iyo inta owlad laanta ah

    • @rahiimanuur8479
      @rahiimanuur8479 5 ปีที่แล้ว +3

      Ameen sis

    • @ashaabdullahi3357
      @ashaabdullahi3357 5 ปีที่แล้ว +3

      Muna Marwa aamin aay alaah

  • @subxanalaahwalxamdulilaah8750
    @subxanalaahwalxamdulilaah8750 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahayoow owlaad mataanooyin ah oo cafimaad qabo sii walaalkaas iyo intaan haysan owlaad oo aan ka mid ahay yaa rabi nagu irsaaq adiga deeqsiyee alaahuma amiin alaahuma amiin alaahuma amiin

  • @khadrakoos102
    @khadrakoos102 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahayow Inta aan ilmo haysan sii anagana waad nasiisay oo isugu kaaya darty allow noo barakee ku wo saalixiinana nooga dhig aamiin yaa allaah 🤲

  • @umaaniisayusuf9557
    @umaaniisayusuf9557 5 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdu lilaah ilaahay 4gabdhood buu isiiyay hooyo adii leydhahaayo waana ku qanacsanahay alxamdulaah ilaahay
    Hasiiyo cidaan haysan awlaad baariyah

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdulilah alow adaa iga ajibay baryadan kubarye iaqbalay isiye alxamdulilah intan heysan alow kuirzaaq inta heysato alow ubarakey o bari ugudhig yaa allah

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 5 ปีที่แล้ว +28

    18 sano aan aqana qof aan ilmo lahen hada 3 canug aye dhashay masha allah

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah

    • @farxiyocali203
      @farxiyocali203 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyomaxamud3990 xbt inta ubad haysan ilaah ha siiyo inta haysatana alaha u siiyadiyo

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 5 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin abaayo anigana iigu duceey nin baari ah iyo oowlaad baari ah.

    • @ceynimahomed4339
      @ceynimahomed4339 5 ปีที่แล้ว +1

      masha allah

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 ปีที่แล้ว +13

    Alaha nasiiyo intii muslim ah meelwalbo hajoogaan ilaahow aamiin yaarabi

  • @nimcanalka7811
    @nimcanalka7811 5 ปีที่แล้ว +27

    Yaa allaah inta owlaad hesan oowlaad siii oo saalixiin ah illaahoow anigane i barakeey oowlaadeeda Allhuma aaamiin

  • @osmanahmed2384
    @osmanahmed2384 5 ปีที่แล้ว +118

    In ku siman 7 sanno xaas baan lahaa hayeeshee weli waxba isumaanaan dhalin. Sidaas oo ay tahay naxariista Eebbe weyne kamaanaan quusan, inkastoo dhakhaatiirtu ii dardaar wariyeen dhammaan oo ay yidhaahdeen waxba ma dhali kartid. Laakiin Alle subxaana watacaala nama qadin doono Insha Allaah ama ifka ha noqoto ama Aakhiro ha noqotee. Walaaloyaal noo soo duceeya annaga iyo inta kale ee aan weli helin awlaad ay ku indho doogsadaan

    • @salmamahamed6364
      @salmamahamed6364 5 ปีที่แล้ว +6

      Walaan dhamaan Inta aan haysan Caruur Allaha Siiyo Anigaba 10 sano aan ahay xaas Alhamdulillaah , Waline Caruur Mahaysano Illahay Xagiisa ayaan ka Rajaynaynaa Waan dareemi karaa Xanuunka.

    • @rajoiyonololchanel2472
      @rajoiyonololchanel2472 5 ปีที่แล้ว +1

      alle haydin siiyo awlaad baari ah deg deg ah aad ku faraxdaan wallahy qli

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว +1

      Osmaan walaalo illaahey ha ku siiyo waa hele illaaheey bari waa.helee inshallah aboowe

    • @axlaamaadam1149
      @axlaamaadam1149 5 ปีที่แล้ว

      ilaahow awlaad baariya sii intaan heysan walalkey istiqfaarta badiya inshaa alaah

    • @kadraobsiye7495
      @kadraobsiye7495 5 ปีที่แล้ว

      Ilaah waxaan kaaga baryay in uu ku siiyo awlaad saalax ah adiga iyo inta muslimiinta ah insha allah ilaah ku qadin maayo

  • @abdallahsheikhhassan8451
    @abdallahsheikhhassan8451 5 ปีที่แล้ว +26

    Yaarabi inti owlaad heesato u barakee intaan heysanine ilaahoow sii

  • @farhanhussein4858
    @farhanhussein4858 ปีที่แล้ว +1

    Yaa allaah inta aan haysanin owlaad Ilaahayoow ugu irsaaq inta heesata Ilaahayoow uu barakee

  • @farhiyabihi8426
    @farhiyabihi8426 5 ปีที่แล้ว +12

    Allahu akbar intuu dhakhaatiirta waqti iyo maal ku bixinayey haduu sadaqo bixinlahaa ilaahayna gamcaha utaago ilaahay ayaa ilmaha bixiyo

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 5 ปีที่แล้ว

      Farhiya Bihi oo hadaan looba qorina?

  • @shabdiwalihashi9810
    @shabdiwalihashi9810 5 ปีที่แล้ว +2

    yaa allah,,illahow kuwa barakaysan sii wallalkeen kuwa aan heesanna sii yaa allah

  • @samiramohamed359
    @samiramohamed359 5 ปีที่แล้ว +6

    Wallahi wa qiso xanun badan .ya RABI intii owlad heysan Awlaad wanagsan sii intii heysatana u barakee oo u daa .

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +2

    Alow siyh rabiyow intan oowlaadheysan alow ku irzaaq inta heysato alow ubarakey alow siiyh yaa allaah 😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xafsoshire5525
    @xafsoshire5525 5 ปีที่แล้ว +11

    amin walal yaal idinka iyo anagaba awlaad saalixa hana siiyo inta haysatana alle swt ha ubarakeeyo amin yaa allh

  • @DaacadProduction
    @DaacadProduction  5 ปีที่แล้ว +93

    Ilaahay awlaad baari ah ha siiyo

    • @AhmedAli-zr7mm
      @AhmedAli-zr7mm 5 ปีที่แล้ว

      اللهم أمين أخي في ألله

    • @galgaduudboy3131
      @galgaduudboy3131 5 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-zr7mm hi

    • @emem3711
      @emem3711 5 ปีที่แล้ว

      شكرا عل نشر الجميل وجزاك الله خيرا

    • @fowziyahajjihassan1648
      @fowziyahajjihassan1648 5 ปีที่แล้ว

      Daacad Production aamiin amiin yaa rabi

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa raxmaan.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 5 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar...waa Aduun iyo Howlihiisa..Allow sahal amuuraha

  • @fadumonuur8235
    @fadumonuur8235 5 ปีที่แล้ว +15

    inta aanheysa ninah alahasiiyo u duceeya walalayaah ishalaah

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 5 ปีที่แล้ว

      Fadumo Nuur ma nin uun mise nin wanaagsan?

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 5 ปีที่แล้ว +12

    Allaah Awlaad baari eh hana siiyo dhamaanteena.

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 5 ปีที่แล้ว +31

    Ilahow wilkaan iyo intii anago kale ah malin uuun naga farxi yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sacido1721
    @sacido1721 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha siiyo qof waxuu jecel yahey aamiin aamiin ninkaas ilaahey owlaad qeyr qabto ha siiyo eey ku indho doogsadaan

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah Aya Xukunka iska ilaahow intii Muslim ah oon heysan owlad Saalixina ah Anagana noXifdi oo Salixiin noga dhig Aamiin.

  • @sacdiyoomar6279
    @sacdiyoomar6279 5 ปีที่แล้ว +1

    illaahayow inta an awlaad dhalin uga farxi awlaad saalixa anagah awlaada baari nogadhig aaamin aamin yaarabi

  • @deeqoluulahmed1773
    @deeqoluulahmed1773 5 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahow ubed kheyr badan ha siiyo insha allah

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayoow qofkastaa oo Owlad la"aan leh Owlad wanagsan oo Baariyaal ah Aamiin yaa Allah

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 5 ปีที่แล้ว +24

    illahoow intii owlad dhashay ka dhig kuwo kugu shugriya intaan wali owlad dhalina illahoow ku risaaq owlad baari ah inta heysatana uga dhig baariyaal

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha siiyo awlaad saalaxiin ah intaan awlaad heysin yaa rabi intii dhashayne allaha uga dhigo kuwa baariyaal ah una barakee yaa allah
    Aamiin yaa rabi

    • @sahrasuge4788
      @sahrasuge4788 4 ปีที่แล้ว

      Allah awlad kher leeh hana siiyo adiga awood leeh yaa rabii

  • @aminadacad3648
    @aminadacad3648 5 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulalih intii heysato alaah ha uwanajiyo intaan heysane alaah hasiiyo bi idnilaah

  • @somalilander7753
    @somalilander7753 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay waxaan. Idinka baryayaa in. Maslaxadii iyo waxa quluubtiina. Ku jirta ee wanaagsan. Inuu idiin aqbalo awlaad saalaxa. Insha Allaah

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha siiyo awlad khayr qaba yaa Raxiim yaa Raxman walalka kafarxi yaa Allah

  • @NM-ot6hp
    @NM-ot6hp 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah waxoow ku qoro ma gafeysid intaan heysan ubad kuwa salixeena ha siiyo yaa rabi inta heystane alle ha ubarakeyo

  • @khadoojali3798
    @khadoojali3798 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow inta owlaad aan heysan owlaad saalaxa ah allah siiyo inta heysatana baariyaal ugu dhiga qofkasto waxaay jeceshay allaha siiyo ow alla raali ka yahay rabiyoow noo naxariisto maalinteena aan aduunka ka rageyno qeyrna waafaji

  • @kifaaxxasan6544
    @kifaaxxasan6544 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah masaaajidkeena tawheed allaha noo barakeeyo

  • @emem3711
    @emem3711 5 ปีที่แล้ว

    Jazakalaahu qeyr
    Su aal sheqaan iyo sheq.Dr. axmed nuur iney isku cod ekyihiin inta ila arktay like ha iga hilmaain cml ok mhdsnidiin

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahayow ka fatxi intaan ilmo lahayn rabiyow qasnadahaada way buuxaan rabiyow intaan ilmo lahayn ilmo salixiina ugu deeq

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 ปีที่แล้ว +1

    subxaaallaah dadna way dayacaan wllhi qaara waylayihiin subxaanallaah subxaanallaah yaa allaah noo barakee waxaad nagu irsaaqday in taan haysana siin aamiin aamiin aamiin

  • @amaalhussein2316
    @amaalhussein2316 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahadulilaah wlhy wa il meyay qisa xanun badan alx markasta illahay ba mahadle wlhy markasta o aan ducaysanoy waan u duceeya inta ubad haysan inu rabi siyo inta ubadka haysta o anigu u horeyona inuu noo xifdiyo o fidnada aduunka noga ilaliyo wlhy micna samayn mayso in u bad la dhalo lkn ay noqdan ku wa aan waxba ku tarin akhira iyo aduunba ubad la anta kuwa dhaanto ilahay ilmayasha hano xifdiyo inta haysana ha siyo😕🤤

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayow zowjad baari ii ah oo cafiifad ah oo waalidkeen wanaagsan yihiin
    Adiga alle macrifadaada taqaan yasiin iyo run badan qurux iyo karti leh jizmigeedu caafimaad qabo fahmay badan quraanka aynu isla xifdino
    Aamiin

  • @ummufatima8326
    @ummufatima8326 4 ปีที่แล้ว

    Mashalh.walaalkay.maxamad.diini.aadl.iyo.aad.baa.mahad.santahay.qisooyin.ka.noosoobadi.qisooyinkaada.aad.baan..ujeclahay.jasaakah.qayr

  • @zahramahadalle5849
    @zahramahadalle5849 5 ปีที่แล้ว +3

    Maansha-allah.Sheekh JasaakumAllah.ilaahay inta dhiban ha KU qaado. Aamiin.

  • @ambiyonoor657
    @ambiyonoor657 5 ปีที่แล้ว +1

    Ameen ilahay Ha u naxaristo dhaman walidkeena oo dhan oo dhinten😢

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow qof walba meeshuu ka ciilanyay ka ciil bixi adigaa awaadlee

  • @kifaaxxasan6544
    @kifaaxxasan6544 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah aallah nasiiyo awlaad nasii

  • @dagandarjo5294
    @dagandarjo5294 5 ปีที่แล้ว +1

    Al xamdulillaah Allaaha nagu irsaaqo dhamaan teenaba owlaad saalax ah Amiin Amiin in shaa Allaah

  • @kadragurey2452
    @kadragurey2452 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahyow anig iyo inta ilma laan ah malin un naga farxi yaa rabi adiga awood leeh oo naxariis bad waa qiisi xanuun badan awolaada waa faraxd alle niku rabo siya hadu dona masinyo aallow nasii ku qeyr qabo yaa rabi

  • @deeqadaganfimay4041
    @deeqadaganfimay4041 5 ปีที่แล้ว

    Illhayaw sii awlaad bariyiin aha yaarabi dhamaan intii an awlad haysan intii an guur haysan inkamid ahy ilahaw nagu arsaqa guur xalaal ah shugran shekh jazakallh

  • @ayaanislow2204
    @ayaanislow2204 5 ปีที่แล้ว

    الله اكبر waa qisso cajiib ah allow intaan awlaad heysanin awlaad saalixii ah sii anagana alle hanoo hagaajiyo ubadka

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 5 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAAH shiikhaw RABIKEEN haka abal mariyo anakana kuwa qata ALLAAH hanakadhiko insha ALLAAH amiin ALLAAH muradkeena hanosahlo insha ALLAAH amiin hanosahlo RABIKEEN SUBXANUHU WATACALA insha ALLAAH amiin awlaad ficn o qurux badan cafimad qaba khayr qabta o bariya ban kabarinay RABIKEEN SUBXANUHU wa tacala insha ALLAAH amiin insha ALLAH amiin insha ALLAH amiin insha ALLAAH amiin

  • @maarifacollege-kenya1264
    @maarifacollege-kenya1264 5 ปีที่แล้ว +52

    Alxmulillah runtii aduunka waa imtixaan aniga qudheeda wiil ayaa dhalay ka dib in caabaar ayaa joogay ka dib ilaa dadka aan xididka u a haya madhasho igu dhahaan 8 sano ka dib hada ayuu Alle Abdurhman igu soo kordhiye wuxuu jiraa 10 bil hadane nimco Alle ayaa jirto markaa qof walbo waxaan kula dar darmayaa in u samro

    • @yusraubax971
      @yusraubax971 5 ปีที่แล้ว +1

      Mansha alah abayo ilaheey Hana.siiyo.owlada

    • @maarifacollege-kenya1264
      @maarifacollege-kenya1264 5 ปีที่แล้ว

      Amiin habiibti

    • @nasrafarah4636
      @nasrafarah4636 5 ปีที่แล้ว

      Aloow kubadiyoow kubarakee yaarabi

    • @sacidamohamed4790
      @sacidamohamed4790 5 ปีที่แล้ว

      Alle ha Ku siyadiyo imankaga wllo adiga alle aya ba kugu irsaqay weled marka Alle ha Ku dhafo Alle ha Ku rumeyo ridad adun iyo aqiro awlaad salixin ah Alle ha kugu irsaqo dadka madhasho Ku dhahayan eygaa wey ilawen qadirtaa Alle. Adiga mar walbo qadirtaa Alle qalbiga Ku heyso

    • @raaxoaxmad9569
      @raaxoaxmad9569 5 ปีที่แล้ว

      Mashalah

  • @anabosman265
    @anabosman265 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi umaddiisa qalbiyadooda wuu daalacdaaye ee Alloow waxaan Hammineyno nasii insha'Allah 🤲🤲😥😥

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah ilaahow kuwa baari ah nooga dhig ilmaha

  • @fardowdo30yaayamaxammed6
    @fardowdo30yaayamaxammed6 5 ปีที่แล้ว +13

    somaliyeey. isoo. duceeya. xanuun.
    badab. oo. kala duwan. oo. aan. xataa. kaalmo. daawo. u. helin. aa. i haayo. iisoo. du. ceeya inuu. xanuuna
    daas. iga. qaado
    kaligeey. aaku . nool
    gurigeeyga. qurbo
    walaalayaal. isoo
    duceeya. inuu. oday
    baari. ah. oo diinka yaqaan. kuna.
    dhaqmo. iyo. owlaad. saalix . baari.
    oo. aakhira. dooda
    iyo. aduunkaba guuleesto. . ana .i. aan. facaan . aamiin

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 ปีที่แล้ว +2

      As cl wrxmh Fardowdo30 quraanka aad u akhri, ducada badi, adkaarta badi. Dheh oo badi Sayidul astaqfaar iyo astaqfaarta guud ahaanteeda. Kuducayso
      اللهم جعل همي ءاخره
      اقرء كثيرا سورة البقر وما ادراك ما سورةالبقره والله لو تقرء سورةالبقره كل الليله انشاءالله سترا عجبا كثيرا .
      اسال الله الذي جل جلاله ان يرزقنا ذريتا طيبه. اللهم ءامين

    • @rosalinda6252
      @rosalinda6252 5 ปีที่แล้ว

      Aloow ilmo bari si

    • @alxamdulilaahcalaanicmatil6394
      @alxamdulilaahcalaanicmatil6394 5 ปีที่แล้ว

      Sharafey caafid aan cudur kadambeyn allah hagu siyo sowj salih owlaad baari ah

    • @hodandahir9249
      @hodandahir9249 5 ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo muradkaaga asago kukheera xalada qurbahu waa iska adagtee

    • @naleyeciisesharmarke6261
      @naleyeciisesharmarke6261 5 ปีที่แล้ว

      Insha allah ilaahay caafimaad degdeg haku siiyo wll

  • @asli1087
    @asli1087 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah Raxmaankah ha siiyo owlad bariya ninkaas iyo kuwa lamidkah hadan Allah uuqorin Allah siiyo samir buuxa oon namaan Amiin Amiin Amiin

  • @mamafarhan4060
    @mamafarhan4060 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha no barakeyo wil iyo gabar wixi allaah nasiyo

  • @dagansharaf9644
    @dagansharaf9644 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha siiyo Awlaad salixiin ah

  • @HassanMohamed-rq4jc
    @HassanMohamed-rq4jc 5 ปีที่แล้ว

    Ilahayow ubad bari oo cafimad qabo isii yaa allaha amiin

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow dartaa aan u soomanahay ee addoonkaan muslimka ah awlaad saalax ah sii.

  • @mohamedhashi1693
    @mohamedhashi1693 5 ปีที่แล้ว

    aamiin ducad ilahay ubad anig iyo dhigaygab hangu arsaaqo wali maaganan ahay

  • @umraxmaachanal6523
    @umraxmaachanal6523 5 ปีที่แล้ว

    Allxmdullihaa ilaaha rabil caalamin inta aan ilmo heysan sii yaa rabi

  • @janadabbe9134
    @janadabbe9134 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabarakalah shikh jazakalah kheeran shikh ilahay hakuxafidoh shikh💞

  • @umlkharyabdi9607
    @umlkharyabdi9607 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah siiyo aw laad baariya isaga ayaa Awoodleee

  • @munauragte428
    @munauragte428 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah awlaad baari ah ha siiyo aamiin

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 5 ปีที่แล้ว +2

    Illaahoow sii inta aan dhalin aamiin allaahuma aamiin kuwa noo joogo alle hanoogu hanuuniyo aamiin allaahuma aamiin

  • @ismahaanmahamet7925
    @ismahaanmahamet7925 5 ปีที่แล้ว

    mnchlh ilahey adaa rahmane awlaad khyr qabta sii walalahyga muslimka

  • @farxiyoabdiabdi3457
    @farxiyoabdiabdi3457 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allh sheikh ilahay hakubarakeyo nosobadi maxadaroyinkaga

  • @asmaaamiir9591
    @asmaaamiir9591 3 ปีที่แล้ว

    Wll Rabbi Ha u gafin Allaah wuu na maqlaa wuuna na arkaa wuuna na arsaaqa Rabbi Unoqo Sifadii Rabbi baa ku been abuuratay

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว

    Allaw intaan awlad haysan awalad salixiina sii intii haysatana uu siyaadii allahuma aamin

  • @fowziaali7788
    @fowziaali7788 5 ปีที่แล้ว

    Allah siiyo intaan haysaan shaagayna ha nobarakayo amiiin

  • @abdullbare7723
    @abdullbare7723 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow sii ilma saalixiin ah

  • @libanali819
    @libanali819 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekha Alla ha xifdiyo

  • @fatumakadir6008
    @fatumakadir6008 5 ปีที่แล้ว +1

    🌷💕🌷🌷🌷masha Allah tabarakallah Allah give you long age

  • @roodabille8859
    @roodabille8859 ปีที่แล้ว

    Mnshallllh sheeekh allle hakubaerakeeeeyo

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar, wan daremi kara reerka Dhib iyo xanuun haysta. Anigu 18 sano baan Awlaad radinayeey wakhti, maal, iyo dadaal badan baan galiyeey. Reero ba igaga burburay, ma Helin Nin i fahma oo ila qaybsada culayska. Ya Allah adiga baan magan ku ahay, naga dulqaad culayska oo duriyad salix ah nasi. Amiin. walalayaal Iso duceya.

    • @najahmohamoud8685
      @najahmohamoud8685 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin wll awlaad khayr qataan kuugu duceeyey.

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 5 ปีที่แล้ว

      najah mohamoud Amiin shukran walaal

    • @bbeqali4660
      @bbeqali4660 5 ปีที่แล้ว +1

      Amal Yusuf wllshy allha Ku siyo awlad salax

    • @saafinuur2074
      @saafinuur2074 ปีที่แล้ว +1

      ha niyad jebin abayo ilaahey nooma weeyne alle aya nagu imtixama moye rabi agtiisa wax lagama weyne

    • @fadumocali3563
      @fadumocali3563 หลายเดือนก่อน

      Amaal abayo illahay muradkga makuu sahley

  • @naleyeciisesharmarke6261
    @naleyeciisesharmarke6261 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayaw dhamaanteen awlaad saalixiina na siii yaarabi

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 5 ปีที่แล้ว +1

    Intan heysan allaha siiyo inta heysatane bariyal ha ugadhigo amiiin

  • @ishwaaqindhauroon36
    @ishwaaqindhauroon36 5 ปีที่แล้ว

    Ilahow ubad bariya sii amiiin

  • @abdishakuuribnu3064
    @abdishakuuribnu3064 5 ปีที่แล้ว

    Allah haynasiiyo ubad khayr
    Qaba

  • @abuuzahra7552
    @abuuzahra7552 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay ha wada siyo awlaad toosan insha allh waan u soo duceynaa

  • @queenqueen6498
    @queenqueen6498 5 ปีที่แล้ว

    Illaahey hanasiiyo anaka iyo intii muslimiin eh

  • @astursaeed8280
    @astursaeed8280 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey wax kheyr qabo hasiiyo

  • @nasrohassan4211
    @nasrohassan4211 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow waxa aan rabono nasii oo qeer noo ah iyo qof walbo oo muslim ah

  • @DaacadProduction
    @DaacadProduction  5 ปีที่แล้ว +1

    Please Subscribe dheh Daacad Production si aad u heshid wax aduun iyo aakhiro ku anfoco

  • @aminazahra1434
    @aminazahra1434 5 ปีที่แล้ว +17

    amiiiiin inti nala kurbotay owlaad lanta waa mugdi wlahi markaad aragto habeen iyo malin adigo kali ah oo guri cidlo ka soo toseysid inti jarkaga ahaa iyo inti saxibada kula aheeyd aykuu arkaan inaad waxba aheeyn waxaad daremsaa calool xumo lakiin alxamdulillaah qalbi alla ku xiran ma cishoodo illahayoow SWT naga farxi oo guryaha noo iftiimi inta haysatana allahayow u xifdi jazakallaah kheeeyr walalahayga ii duceyey

    • @xalimashira6216
      @xalimashira6216 5 ปีที่แล้ว

      Muna sas waye abaayo qof alle baryo ma cishodo

    • @adoontiaallefadumoaadenisl4256
      @adoontiaallefadumoaadenisl4256 5 ปีที่แล้ว

      Muna Marwa wllo aalle caruur bariyiin aah aalle haaku siiyo muurugtaanaah aalle haaka duulqaado qaalbiigaanah aalle haaku qaaboojiyo

    • @aminazahra1434
      @aminazahra1434 5 ปีที่แล้ว

      @@xalimashira6216
      sax abaayo waa runtaa

    • @aminazahra1434
      @aminazahra1434 5 ปีที่แล้ว

      @@adoontiaallefadumoaadenisl4256
      Amiiiiin abaayo qaali shukran jazakillaahu khayr

    • @adoontiaallefadumoaadenisl4256
      @adoontiaallefadumoaadenisl4256 5 ปีที่แล้ว +1

      Muna Marwa thanks abyo dadka wax waalba haa sheegen lkn qaalbigagah aalle weeyne kuu xiir maar waalba abyo waxaad oogaatah dadka waxeey doonaan haa sheegen dadka waxaana maa keeni karaan aafka uun beey kaa nool yahiin abyo dhaag haa uu dhiigin waxeey kaa sheegayaan iinsha aallaah haadii aalle kuu qooray oowlaad aalle wuu kuusiin oowlaad waalbanah aalle laagama baaryo oowlaad salaxiin aah aalle haaku siiyo abyo dadka qaalbigagah beey raabaan iin aay dilaan ee haa uu joojiin aalle kuu xiirnoow abyo iinsha aallaah aalle wax qeeyr qaabah haaku siiyo abyo qli

  • @FatimaBahja73
    @FatimaBahja73 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢 Yaa Allaah inta haysata ubarakee Inta aan haysana sii 🤲

  • @hamdiabdi817
    @hamdiabdi817 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahayow ixafid waa iftinka qalbigayga Abti gay macane dadii Hoyaday kayaraa wanku xisay runtii

  • @maryancabdixakiin5875
    @maryancabdixakiin5875 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay hakusiiyo walaal

  • @mohametabdilahi4339
    @mohametabdilahi4339 5 ปีที่แล้ว +5

    ويجعل من يشاء عقيما الله اكبر

  • @hodanothman1543
    @hodanothman1543 5 ปีที่แล้ว

    mnsha allaah sheekh ducadaada alla hanoo aqbalo

  • @hawaartunabadu868
    @hawaartunabadu868 5 ปีที่แล้ว +1

    qof awlaad illahey siiney nimco ayuu ku Jira kuwa baari ah kuwa dhibanad alxamdu lahaa

  • @sharaf5040
    @sharaf5040 5 ปีที่แล้ว

    allah kariim waa arin xanuunbadan alle kaliyse awooda subxaananaal

  • @mynw7458
    @mynw7458 5 ปีที่แล้ว +19

    Wallhi waxan aminsanahy qofka hadu ilhay baryo albaabkisa garaco kana daaalin isago cidna u tagin ka quusan albaabkisa samro raali ka noqdo qadarkiisa alla muxu Ilaahay wax mustaxiil ah I siiyay intan ka baryay oo hooyaday ajiibay wax dadki ka yaabiyay walhi hadad ado kalsoni u barido inaanad Allah wax ka waayen lkn dagdaga uun ba layska ilaaliya iyo kalsoni darada ado ilhay baryaya hadana wax walba dhici kara haku xisaabtamin inu ku siinayo un ku xisaabtan wad heli xita hadan lagu qorin soo loox maxfdiidku ilaahay gacantisa kuma jiro oo qoraalkaga ma bedeli karo

    • @Ayanabdimajid-y1e
      @Ayanabdimajid-y1e 5 ปีที่แล้ว

      maa sha allah

    • @truthseeker2300
      @truthseeker2300 4 ปีที่แล้ว

      Manshalah wlhi waa runtaa wll qofka yaqiin la yimaada oo usamra ilaahay muraadkiisa wuu ufududeeya wll waxa ka yaabiyay muxu aha manala wadaag karta adoo mahadsan

    • @khadranur3098
      @khadranur3098 3 ปีที่แล้ว

      @@truthseeker2300 8

  • @niimahasan5359
    @niimahasan5359 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow sii owlaad baari ah

  • @drsahashireashashire596
    @drsahashireashashire596 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ubad saalixiina haynasiiyo

  • @nasroismail3589
    @nasroismail3589 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar walillahil xamdi yaaaa allah gafkanaga hanoo qaban walaahi iinsaanku nimcada alle dadbadan oo lasiiyay hadana ilowsan baa jira kuwo owlaad alle siiyay oo dayacay ama maxaan udhayaay iyo wax lamida kuhadlaya habeen iyo maalin baa jira allow nimcadaada kuwo shugrigeeda la imaada naga dhig yaaa allaaah allow dadka walaladeena ee owlaad la Santa ah owlaad khayrqabta siiii anagana allow noobarakeee oo kuwo ku caabuda nooga dhig yaaa rabbiii

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 5 ปีที่แล้ว +4

    I am thankful to Allah I pray Allah put me on the right road and protect me from hell fire 🔥