Hooyadood sabab u noqotay geeridooda🥹ha sameenin ficilkan hooyadan ay sameesay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 วันที่ผ่านมา +2

    Allow caruurta noo xafid meel ay joogaanba waalidkas allah samir hasiiyo

  • @Fahimamuse-wy1ho
    @Fahimamuse-wy1ho 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanalaah 😢

  • @fatimaofficial6355
    @fatimaofficial6355 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wilkega 3 jir ah bil ka hor ayaa bareeska biyo ku shubey qolka fadhiga aniga qolka jiika ayaa joogey waxaan maqlaa bac bac ito ooyin ayaan maqley ordo alx wax ma gaarin hada qol ma ugu tago😢😢

  • @d.c.m.m1338
    @d.c.m.m1338 2 วันที่ผ่านมา +1

    Qadarta meel looga baxsanayo ma jirto ilmo hooyadood gacanta ka hayso oo baabuur ka dilayna waa jiraan. Ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo.

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allh qadaray mantay ayadaa kaa xanuun badan wax ku digdigan wax Allh qadaray lama celinkaro

  • @DeeqoXassan2000
    @DeeqoXassan2000 3 วันที่ผ่านมา +2

    Ciyaalkaas waalidkii dhalay qalbiga illaahay ha uqaboojiyo kuwa kale illaahay ha siiyo

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alla nasriiney maantaan ka duhurkii baan suuqa adey illheey baa wax ilaalee alle awalda hano xafido

  • @Jawhara112
    @Jawhara112 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah illahey hano xifdiyo ilmaha

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xaqiiqatan waa arin aad u xanuun badan walhi hooyadaas dayac bay samaysay lkn qalbigeedu aadbu u gubanayaaye alle samir iyo iimaan haka siiyo

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 3 วันที่ผ่านมา +2

    Inalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa musiibo walahi walid kii dhalay samir alha ka siiyo 🥹

  • @sabariinnuuraxmed8898
    @sabariinnuuraxmed8898 2 วันที่ผ่านมา

    Subxanllah😢

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 วันที่ผ่านมา

    Ax😭😭😭

  • @shukriabdi609
    @shukriabdi609 3 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @alyasfarah9816
    @alyasfarah9816 2 วันที่ผ่านมา

    Miskiin subxanalah

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 3 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 3 วันที่ผ่านมา

    Subxanallh ilhay walidki dhalahay samir imaan haka siyo

  • @Halgan-y4i
    @Halgan-y4i 2 วันที่ผ่านมา

    Innaa lillaahi wainnaa ileeyhi raajicuun Allaha sabarsiiyo waalidkaa😢

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda วันที่ผ่านมา +1

    Aniga iska dhaaf ina baxe marka mashqusha kujiro walwal dardiis ano moog kaso baxa walaahi habenki marke seexdan niyo uhaaya ina qubesto iskaba daa ina katage waxaan uga taga walshey marka iijoogto hadane joogina wan suga inte kaimaneso saase thy wan siiwalwala ilahey hanoilaaliyo awlada

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢 qalbiga alle hauqaboojiyo

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 วันที่ผ่านมา

    Akhwaatii ciyaal yar yar weligaa guriga ha uga tegin.JhadarvAlke qoran.ilaahay ha u nacariisto

  • @Quennashaad2
    @Quennashaad2 3 วันที่ผ่านมา

    Allah samir iyo imaan kasiiyo xanuun waye walhi

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 3 วันที่ผ่านมา

    Subxaana laah 😢😢😢

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 3 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah Allah

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik 3 วันที่ผ่านมา +1

  • @AbdullahiHared-fy9be
    @AbdullahiHared-fy9be 3 วันที่ผ่านมา

    In lilah wa ina ilihi rajucun

  • @FaaisoHassan-k3d
    @FaaisoHassan-k3d 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @rayaanrayaanilla4894
    @rayaanrayaanilla4894 3 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah allaha ha inoo ilaaliyo in lailaaliyo ubaahayihin kuukarka wa iska shidayaan kuleelisida guryaha sido kale allow no xifdi😢😢😢
    Hadaa albaabka xitaa wax kasoo qadeyso iskawado allah wax badbaadiyee lkn dadaalka waka iska ficanyhy

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 3 วันที่ผ่านมา

    😢subxana allah aruurta allah haino xifdiyo

  • @SucaadaAhmed-k5r
    @SucaadaAhmed-k5r 3 วันที่ผ่านมา +2

    Samir io iman sadaqa alle haka siiyo walsheen anagana alle hanoo xafido walhi wan kabaqa korontada aniga kaligey ayan ahayo xabad aya ijoogoo suuliga xata wan ukaxeystaa

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 3 วันที่ผ่านมา +1

    Subxallah caruurta ma dhib
    a yara yan laga tagin dukanka ha qasan haday raban

  • @اللهملاتجعلهمنافيالدنيا
    @اللهملاتجعلهمنافيالدنيا 3 วันที่ผ่านมา +2

    Illahy Samir iyo imaan ha ka siiyo waalidkood anigaba guri baa iga gubtay lakiin waan lajoogay ilmahayga oo illahy baa Naga badbaadiyay alxmdullilaahi waa xaanuun iyo qaasaro wayin alxmdullilaahi cala kuli xaal

    • @DeeqoXassan2000
      @DeeqoXassan2000 3 วันที่ผ่านมา

      Illaahay baa idinka badbaadiyey alxamdulillaah

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allow nobadbadi waankatagnaa marwalbee

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilashu waa saas. Waa iska dhib badan yihiin .Mindiyaha iyo shamaca kuli kor aan saara.

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q วันที่ผ่านมา

    Ma somali baa

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waxey sameyn hadey baxeyso waxaa laga rabey marka ideyga joogo in ay baxdo ama ay xanaanda ama iskoolka jiraan
    Aniga hadaan seexanaayo waxaan sameyn jirey korontada qeybta jikada waa damen jirey hadey rabaa dabka ay wey daarayaan
    Agtooda aan seexan jirey fadhiga iyaga filma ku fiirsada Ana intaan seexan ilmaha ilaalis badan ayey kaa rabaa alaha amaansado

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 3 วันที่ผ่านมา

    Asc shamaca ha isticmaalin inta ilmahaaga yaryar yihin ilmaha qaàra fudud

  • @Halgan-y4i
    @Halgan-y4i 2 วันที่ผ่านมา

    Aniga 5 caruura ijogto wllhi wiilasha aad ayey u falaad badanyihiin 2 wiil ijogto markan meel aadaayo ka weyn kamaba tago sababto eh korontadas uga baqaa lkn gabdhaha wanka tagaa iyo kayarba

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda วันที่ผ่านมา

      Naa ilmo dhan haka tagin wad walan tahe cules mey kugu tahay hada kacanta.kaqabsato masuuliyada ilmaha 100 ha ahaato yarey ayaga xaabi

  • @nasraaabdullahi639
    @nasraaabdullahi639 3 วันที่ผ่านมา

    Aniga wxn joga Somalia xitaa gabaraa i caawino howsha guriga ma ogiye ilmahaaga anigaa gacanta ku heesto hadan baxayo iyo hadi klaba

  • @qamarsiyad
    @qamarsiyad 3 วันที่ผ่านมา

    Subxaana Allaah Ilaahay ha nooxifdiyo ilmaha abayo Somali miyaa

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 3 วันที่ผ่านมา +2

    Allah xanuun weynaa illahow ilmaha aduunkodan xafid

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 3 วันที่ผ่านมา

    Wan qadanay taladada abyo wanba sameyaa arinkase

  • @amira1438
    @amira1438 3 วันที่ผ่านมา +10

    shib dheh ani 2023 bishi 10aad ani oo umul ah wilkeyga labad oo 4sano iyo 10 bilod jiro melow ka kenay tansigar ma aqano wuxu igu sameyay softiga jikada yalo ayu kushiday markasi waxa iso uray wilka kaweyn oo i agjogay aya kudahahy hooyo maxa uroyo dabka waba so damiye melaa ka xeray ee sofiri wilka qeyli hooyo waxa gubanoyo wlhi baby yar an haye sarirteda ina kuriday so carary hada jikadi imaday softigi ayaba gubanayo armajadi jikada qeyb ayu ka garay naxtin daqadihi balaq .asagi dami xajiga oo shaqada ka imaday cayow anago naxsan sogalay war maxa urayo markasa ku haya dab aya softiga qabsaday wa guban garnay manta alx sadaqa nafuratry ma sadaqa bixisay 😂inu igu qoslay kulaha dabka iskama kicin ee wilka yar weydi asaga gubey. inu meshan ka soboday kulaha hooyo kana manta kindergarten agtisa kaso qatay waa baroweynaye wuxu qabanayo ilaa hada waa ilalsha marka keno jebabkoda firsha borsada fatasha dabkaneh marka wax ku karsado mesha dhan ey laga damiya ka damiya hadu abahoda maqanyahy aan wax ubahdo iyaga dhan waa jida igamaba haran alle ha no ilalsho ilmaha hana noxifdiyo

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 3 วันที่ผ่านมา +1

      Kkkkk abaha wuu gartay kk lkn masha allah farid ayuu aha waan tijibinayey illahayow noo xafid awlada

    • @amira1438
      @amira1438 3 วันที่ผ่านมา +2

      @ aamin 😂ilmaha qar dhibkoda cadi ma ahan lkn malintasi cashir aye inoqotay

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 3 วันที่ผ่านมา +1

      @@amira1438 Haa wlhy caruurta qar waxkasta wey tijabinayan qarna waaba fuley kk waa run wll cashar weyn walee

  • @AichaPapa-r6n
    @AichaPapa-r6n วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah