Dhoofkii Xoolaha Somalida oo Caqabad Weyni Soo Wajahday.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

    Walaahi shalay bay lahaayen rerjabuti dakad ayaanu udiyaarinay xoolaha gobolada woqooyi

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg หลายเดือนก่อน

    Waa yamini sharciga sucudiga haysta maha sucudi utaga tijarta sucudiga

  • @Omar-e7b
    @Omar-e7b หลายเดือนก่อน

    Adeer isbarbaryaaci wadhamaaday Welcome to berbera somalia

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 หลายเดือนก่อน

      Adiga ayaa khariiirada laga waayey walaahi 30 sanno ka hor dawladaadi an duminay illa hada mad dhisan tan hadad faraha kala bixi waydo dib lagu arki maayo.

    • @Omar-e7b
      @Omar-e7b หลายเดือนก่อน

      Wllo dowlada soomaaliyeed unbaa dowlad u ah dalka. Dal laba dowladood leh majro dee

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 หลายเดือนก่อน

    Markii horeeybaa anaakaa waaxkastoo u fuududeeynaay somaliyee raali ahaada from jibutii

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 หลายเดือนก่อน

      Adigu marka soomaali ma tihid british baad tahay ?

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

      Seed ugu fududaysay soomalidu kaa magac wayn barbari kaa magac wayn hadaydaan joojin xasadka shaqo ayaa laydinka qaban doonaa waxaydaan ahayn ayaad is moodeen cidkasta risiqayaga guduusha risiqa allh waakaxidhayaa walaa soomali walaa jabuuti

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa iskaceliya

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

    Xaasid
    Xooluhu. WAXAY ku dhoofayaan magaca Somalia
    Calaacal con.

  • @MY-Geedi
    @MY-Geedi หลายเดือนก่อน

    Identiteit crisis hadaad maqashay kuwan uun tusaale u soo qaado. Meel ay aduunka lahaystaan lagaran maayo.subaxii waa soomali, duhurkii waa oromo, galabtii waa xabashi, fiidkii carab, habeenkii isaaq, midnight Irir.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    XOOLAHA ONGAA LEH MEL KALE AYEYNI U DHOOFIN

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey หลายเดือนก่อน +1

    Waar wey dhaqaaqday

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

    Yaan layeelin qashinka sidee jabuuti u gadhoofaa waar jabuuti inaga qabta u taga sucuudiga idinku miyaa laydinka xigaa hajaa

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

    Wasaarada xanaanada xoolaha ee maamul gobaleedka Somaliland markee hoos imaado Wasaarada xanaanada xoolaha ee dowlada federalka
    Markaas ee nolosha nii fudunaanee

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

      Ilahay nolosha ayuu idnku cidhiidhyi dhulkana kugu ololi xasidiinyay hadaydaan faha naga qaadin

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 หลายเดือนก่อน

    Adinka gaarma ayaa soomaali noqoteen miyaa waalateen sowdinkii lahaa waa cadowgeena xoolaha soomaali waa idika mamcuuc jabuuti Bay ka dhoofayaan

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

      Wacaad nala raadinaysaan allh meel kale haydinka siiyo meeshaad rabtaan taga wale maga soomali laygama maqlo

  • @cabdimahadcabdilaahi2172
    @cabdimahadcabdilaahi2172 หลายเดือนก่อน

    No calaacal

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 หลายเดือนก่อน

    Waar odayadiinan naacle neef aan soomaaliya fasixin berbera kamadhoofaan juhulaatihiine waxba fahmimaysaane iska aamusa

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

    Wadan madax banaan hadaa tihiin dhoofiya aa aragnee
    Wadankii niiga iibsan lahaay aa aragno
    Ruwaayad aa daawaneesaan

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy หลายเดือนก่อน

      Ugaasadu meeday heedheh doraato miyaan la'aasin! Soomaalida nooli meeday matan wixii doonaaba kadhaansadaan malaha Berbera waxdhaamaa majiraane hanoqonin waraabe harag hulaaban

    • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
      @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

      @@SaluuglaSiciid-qm3sy calanka baluuga sur dekedaas
      Markaas aa aduunyada usheegaa inee xoolaha ka qaataan halkaas
      Ani ma qaadi kari Mas'uuliyad xoolo jiran in umada la siiyo sababtoo ah shaqaale kuma lihi halkaas
      Dhulkaas waxaa xukumo haradigii snm

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

      Xasidku ma aflatoxin sidaa soomaliland kusoo noqon mayso fagoof yaa kuraba kurdidaay

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy หลายเดือนก่อน

      @@GjFy-c6dMaxaad kawadaa

    • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
      @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

      @@GjFy-c6d ok calaacalka jooji waxyaabo badan aa ka joojin doono waqooyi aa jiro
      Dhul aa gacanteeda ku jirin waa sida dhul gacanta uga jiro alqaacida iyo daacish cml
      Wax kasto oo ka dheereenaayo inee Qaranka hoos imaadaan waa ka joojinaa
      Wixi qaranka usoo dhaweenaayo waa siihaa sida passeport yada aa xajka ku aadaan

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

    Waxaa ani ogoleen lama dhoofin karo tuulo ihoos imaado aa tihiin
    Ruwaayada joojiya

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 หลายเดือนก่อน +1

      Markii horeeybaa anaakaa waaxkastoo u fuududeeynaay somaliyee raali ahaada from jibutii

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

      ​@@Saajac2024idinka canfara ayaa idnku filay waanu kalashaqayn qabsashada jabuuti ciisoow hadaad garanwaydeen dantiina