Ciidanka Booliska Somaliland oo qabtay midiyo dhaadheer oo dadka lagu dhacayay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 9 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allaah tabarikalaah police soomaaliland iyaaga ka daadal badan police reer galbeedaka Waayo intay dhib ka hortageen iyo intay qabten intay ka horatageen baa badan Thank you police soomaaliland ❤❤❤❤

  • @idilrashid298
    @idilrashid298 9 หลายเดือนก่อน +2

    booliiska ha lala shaqeeyo

  • @shacaybmustafe9340
    @shacaybmustafe9340 9 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤guul iyo gobanimo ciidanka boloska

  • @Xuseenznzn
    @Xuseenznzn 9 หลายเดือนก่อน +1

    Garaamo dushiina ha ahaato ciidakanka dalkeyga
    Sharaf aya ku leedihiin guul guul guul guul

  • @BiixiDheereye
    @BiixiDheereye 9 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @BiixiDheereye
    @BiixiDheereye 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha alla taliye dhaga cade

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 9 หลายเดือนก่อน +1

    Well Done

  • @mohamedsaid7338
    @mohamedsaid7338 9 หลายเดือนก่อน +5

    Kuwa birahan tuntey waa burcad maaha dhalinyaro fayow.

  • @iftin2024
    @iftin2024 9 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada shaqo ha loo sameeyo hana la mashkhuuliyo waayo time badan bay haystaan.
    Guul ciidanka policeka somaliland 🎉🎉

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 9 หลายเดือนก่อน

    Guul Boliska Hargeysa Howl wcn bad khabateen Allha idin ku Garab galo Howsha aad umada uhaysan

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 9 หลายเดือนก่อน

    MAHADNAQA ILAAHAY WAX WALBA HAKA HOREYAAN.
    IDINKANA ILAAHAY AJAR IYO XASANAAD HA IDINKA SIIYO.

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sarkaal waxaan idinkula talin lahaa in aad u sheegtaan birtumayaasha inaanay mindi iyo baange u samayn qof ka yar 25 jir
    Hadii kale iyagu ay masuul ka yihiin

    • @MIINO-KAISE
      @MIINO-KAISE 9 หลายเดือนก่อน

      25 kuwa ka weyn may u banaantay thay markaa

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 9 หลายเดือนก่อน +2

    Garacdaasu Ma Jihaad bay u socdeen 😂 waa Seefo caadiya 😂 ader 2018 baa Noogu danbaysay inan Gacanta Ku qabano baange waana wakhtigii igu xuma ee intan noola

    • @ahmeddirie1923
      @ahmeddirie1923 9 หลายเดือนก่อน

      Cid wax ma ku yeeshay? Sidee waxaas qof loogu quudhi jirey?

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 9 หลายเดือนก่อน

    Police Aadbuu umahadsanyahay

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah alla nabad hadin sidaadiyo anagana kismaayo meesha cisho lagu soobaxo guryaha ayaa lagalaa tii dumar aheedna maqriba irida xataa kama dagi karto oo ciyaal weero iyo askar baahan ayaa dadka nafta ukeentey

    • @Bintucabdi-c1c
      @Bintucabdi-c1c 9 หลายเดือนก่อน

      ilaahay ha idinka dulqaado

  • @singhsahab9874
    @singhsahab9874 9 หลายเดือนก่อน

    Baagi 2 bollywood movie with Actor and Actress ,All caste Somaliland take over all reserved and rights with effects..

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 9 หลายเดือนก่อน

    BIISINKA ALLOW SAAHAL AMUURA WAAR CADOWGA DHULKINA KUU SOO DUULYE INAGA DIFAAC DHALINYAROYE😮😮😮😮

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waalaga danbeeyaa waayo caqligal maaha dadka waxan sitaa. Sida muqdisha ladoonaya abni xumo. Hubka waanoocya badanyahay

  • @NIMCOMuxumed-c7z
    @NIMCOMuxumed-c7z 9 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaradu xitaa hadaaney canal hayn waalidkood ha u adeegaan

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 9 หลายเดือนก่อน

    ninkaas mindiyaha dhaadheer oo laysku dooxayo sameeyey waa in la tuugtaa dadka hortooda oo lagu cibrad qaataa.

    • @maxamednasteeex4359
      @maxamednasteeex4359 9 หลายเดือนก่อน

      Ninja hubka sameeyaa Denbi malaha adeer dee orodoo warshadaha hubka dil ku xukun

    • @XassanslxXassanslx
      @XassanslxXassanslx 9 หลายเดือนก่อน

      Lkn xukunka xagaadka keentay???? ilaahay iyo nebigiisu toona ma odharane

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 หลายเดือนก่อน

    Midiyo suuqyada yaliin xolahana lagu qashaa bila hub bilaa cidan maa ugeeysay mawax aamino waayeen

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 หลายเดือนก่อน

    Soo qabto xira dhamaantood

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 9 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada waxayna rabaan inlajeheeyo hadiikale waxkadaran ayaa dhici

  • @anabmohamed4036
    @anabmohamed4036 9 หลายเดือนก่อน

    Walaala yaaalow Halloween digo tumaallada usamaynaya baangadaha.

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall 9 หลายเดือนก่อน +2

    Saxabahii ramadanta miyey run run umatalayeen ragani 😂😂

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 9 หลายเดือนก่อน

    Dadka kaleba waad iska xidhaane aa midi iyo hubtoona haysane ku gura jeelka yaan loo .arxamin waayo waxkale ayaa ku xigi doona waa ciyaal weeradii xamar somalidii siday .u dhantahay wanaag kama muuqdo wax sii xumaanaya mooyee illahay xagiisa haloo noqdo dhalinyaradu waa mustaqbalkii hadii ay xumaadaan dhibkeeda .ayey leedahay

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaas ayay qabaan oo amnidaro ah gobolka sool ayay ku tilmaamaan amnidaro oo dadkii lahaa joogaan oo amni kadhigtay

  • @MaxamedAxmed-d1v
    @MaxamedAxmed-d1v 9 หลายเดือนก่อน

    Hala qaqabto

  • @user-xv8hm2eg5
    @user-xv8hm2eg5 9 หลายเดือนก่อน

    Mindhaa oromada samysanysey

  • @nimoyusuf9202
    @nimoyusuf9202 9 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilaah nimanka waxaa tuma ha loo sheego inaanutumin dhalinyarada haha wacyigaliyo naxariis daranaa dhalinyaradu umada halaga qabto

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 9 หลายเดือนก่อน +2

    waxii istoodha ku jirey miyaa dib u soo gurteen xaafada aadan shiine gaar ahaan wadada labada boqol ilaa school hormood tuugta daad san maxaa wax uga qaban wey deen hadey idin ka dhab tahay shaqadu 😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 9 หลายเดือนก่อน +1

      maxay kuga dhab ahaan wayday wax walba ma isku talaab baad ka keenaysaan

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 9 หลายเดือนก่อน

    Kkk rer hargysa 2006di meeshi burco maraysay bay marayaan, xaafada qasabka iyo kiiniyada ayaa isku layn jiray😂waxan xasuusta inan sanad dhan sitey baange, oo haddi an ka tago biqi jiray, maantana nin abbo ah ban ahy😂😂😂😂 xishooda rer haragysoow😂😂😂😂

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo wacn ayaad qabteen wlee

  • @abdig2533
    @abdig2533 2 หลายเดือนก่อน

    Laf ruug cunta yaala Hargeisa naaso hablood yarta hablood macaan vampire food centre Hargeisa lovely kids are made

  • @nugaal012
    @nugaal012 9 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada ciidanka qora.