Calaf laay.walaal Calaf waa mar qudha tiro waa cudoon Cishadii tagtana lama.soo ceshee Cagta saar wadada koonfureey dee daa maxaa bagu kaa nabay tag tag tag
Ninkaan dadka meesha fadhiya ma ineysan fahmeyn buu u maleeyaa. War reer waqooyi waa joogaan afarta xabo ee isaaqa ah ama ha imaadan ama meeshoda ha joogaan hadana loobaba baahnee bax adigu aad nacasyahay fuustada ah.
Reer waqooyiga jooga shirkan waa Ayo ma Afar dhul baante ah 26juuj.waa sand.guuradii 64aad ee jamhuuriyada sland waa maalintii dawlada ingiriisku dawladnimo u Aqoonsatay ama ka nax ama ku nax cun cun baad ka qaadaye ku dhimo
Anaa kuu imid oo ku mooday walaal kay imikana Anaa kaa tegay oo walaal ka dhigtay dadkii maatidayada bad baadiyay ee itoobiya bad Barri waxay doonto xaq bay uyeelatay
Dhalinyarada lagu jidh dilo xabsiga ee ka shaqaynayay civil aviation ka soo daa Oo ina Dahable AHUN cadaalad u raadi RW ku xigeen ku lahaa Waa xilka u sareeya ee la siiyo kuwa sheegta Somaliland,
Allah ku dooridoqan caloolwayne.hadaad gamato casawga ama ruux ku jiidh nacab hadhka kuu ma jiido.
SHAME ON YOU WAXADTAHY AF IYO UUR ISQIILAAFSAN AYAAD CAAN KUUTAHY😂
Calooshii u shaqayste no 1 . The most insecurity man I have ever seen.
Way kaa muuqataa in aad adoon xuntahay
Ninkaan ma Suudanta Konforeedbaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Guul Soomalind tagtey oo so nqon mayso wle 🔥🔥🔥🔥🤣
Soomaali land alow noo sooceli guul Africa
So noqon mayno ha dalin h wase 🤮
Wax Soomaalilaan La Dhaho Majiro Ee Waa Waqooyi Galbeed
iidoor midnimo ma rabee hala go,odoomiyo khasab iyo sandule iyagaa ku imanayee
Maalintaan midnimo kuula imid.miyaad i khasabtay miyaanaynu laba dawladood.ahayn.Qadaad wayneey jabuuti ayaan la xeer ahay
Casru dahabi 1960 --- 1978
Hargeysa matihid kaftan laakiin hogamiye firdhiye wuu tagi kara magaladisa
Kani. Waa. Qudhun. Laf weyn.
Wax. Uu. Kala. Ogyahay. Ma. Leh. Waa. Dameer.
Calooshii. U. Shaqaysta. Ah
Waa Siciid Deni walaalkiis.
Taasi wey dhamaatay ha ku meeraysan waxaa kuu eg kaalay dalkaaga firiid baataye
Kkk xornimo laga qaatay taariikhda been haka sheegin .
Dadka ha jaha wareerin .
𝐂𝐚𝐥𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐡𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐧𝐚𝐜𝐚𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐲𝐚𝐚𝐥𝐞
Gudomiye firdhiye 😂😂😂😂
Kan iyo Deni maxaa isu galay?
26 June 1960 Somaliland Independence Day. Kala quusanee Aan kala qoomamo la aano.
Meel aan laga rabi indhaha lama sii raaco.
1N F D 2SOOMALI G 3.JABUUTI 4 koonfur Afartaa oo midoobay ma.haysaa hirta midee Afartaa midee markaasaad.sland.wax aad odhan kartaa hadii kale mudnimo.dhimatay wakhti hayskaga lumin.anaa kuu.imid.imikana anaa ku garan waayay oo kaa tegay
There is no Named Somaliland you are lie Shame you go to Hergsia uffff
Hooyaadaa.futada.kawas.faqash.😂 1:22
Kan caloosha wayn waaa bilaaa caqli waa calooshii ushaqayste somaliland waxba kuma matalo . Waa doqon walahi
Walhi in aaad somaliland iskasii fogaysaan mooyee waligiin idiin soo dhawaan mayso somaliland
Saalah Jaahilow WaQooyi Galbeed Somalia 🇸🇴 dheh Maraaanow Indr Jaahilnimada Walalhey maxaaa Ugu wacan....
Xasan Talaaabo Haka qaaaado Jaahilkani RW Ku xigeen dhan hadduu Somaliland Ku Adimayo maxaaaa Somalia 🇸🇴 naloogu wareerinayaaa isagooo Xasan Hor fadhiyo Raaali lagaga Yahey.
Fadlan Xasanow hadaaad Caydhin waydo ninkani waxaaad tahey adiguna Hawiyeland adiguna
Bal wuxuu ku hadlayo bal Sega isaaqa iyaga gardarna
Somaali waynu wada nahay lkn kala dal ayaynu nahay
Waar muuse reerkiina kufilan ee lacag iyo hubkeen.
Reer waqooyine meelkastoy jogan waa dhip midhn io qac miidhan😂😂
Doqoon bilaa damiira/ Somalia ma diinbaa aan laga bixi karin/way tasha tay somaliland.
Dadbaa khaatumo xasaasiyad kaqaba
aay aay dhalay
saalaxoow adigooo halkaa soo fiidho wayn ayay smllnd aduunka kamid niqonaysaa maxaad yeeeli adaar
War ninkan issaq miyu ahayn
Iska baryotaam hadikale faraxa aya laka jarjari
Siyaasada iyo jinsiyada kala saara.
Soomaalin waa walaalo waa isku mid . Lkn siyaasadeenu waa kala laba .idinkuna dal gaar ah ayaad tihiin anakuna dal gaar ayaanu ahay
Kan wa jajos nalajogo
Waxaa aad sheegayso waxba ka jiraan aamus
Waar meesha iskaga soo carar waxba kuuma dhex yaaalaan xamar hawiye iskaleh
Dawladnimo laga qaato dheh
Hooyada had been usheegtay
Warbeentaiskada.xafdiinada.ushaqtagtay.beenhashegin.badheedh.berlaxsiga.iskadoyo.admuufoad.xamarudoonatay.ragna.xabalbay.ugalen
Calaf laay.walaal Calaf waa mar qudha tiro waa cudoon Cishadii tagtana lama.soo ceshee Cagta saar wadada koonfureey dee daa maxaa bagu kaa nabay tag tag tag
Maxaa nacas weli nool oo isu haysta fariid kkkkkk xaar dhex weyn
Dhiig waad leedahay laakiin waa aduunyo iskaga kaalaya
kuwii hore adigaa ka rajo xun duliyaaw
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Halki aad ka timid nacdal yahow
Qacda xamil
Waar ninku runbadanaa
Wuxu laaluush waynaa muxuu been shubay
Ninkaan dadka meesha fadhiya ma ineysan fahmeyn buu u maleeyaa. War reer waqooyi waa joogaan afarta xabo ee isaaqa ah ama ha imaadan ama meeshoda ha joogaan hadana loobaba baahnee bax adigu aad nacasyahay fuustada ah.
Reer waqooyiga jooga shirkan waa Ayo ma Afar dhul baante ah 26juuj.waa sand.guuradii 64aad ee jamhuuriyada sland waa maalintii dawlada ingiriisku dawladnimo u Aqoonsatay ama ka nax ama ku nax cun cun baad ka qaadaye ku dhimo
Isaaq ayaa midnimada Iyo kalatagaba keenikara
hoyadiin iyo ingiriisba wasa ingiriis afkiina kama daysaan@@Xasancabdilaahi-u9m
Anaa kuu imid oo ku mooday walaal kay imikana Anaa kaa tegay oo walaal ka dhigtay dadkii maatidayada bad baadiyay ee itoobiya bad Barri waxay doonto xaq bay uyeelatay
Waxaan 1988kii markay diyaaradihii hargaysa garaacayay.aan.ka.soo.bad gaadhay dadka itoobiya ayay timid waxaa ku soo kacay diyaaradihii itoobiya oo laba kasoo riday iyadoo shacabka bad baadinaysa
Dhalinyarada lagu jidh dilo xabsiga ee ka shaqaynayay civil aviation ka soo daa
Oo ina Dahable AHUN cadaalad u raadi
RW ku xigeen ku lahaa
Waa xilka u sareeya ee la siiyo kuwa sheegta Somaliland,
kaas khaain dalkiisa khiyaamay buu ahaa juudaan buu basaas u ahaa