mdx.wayne muuse biixi ilahay ayaa guullayn dona insha allah inin kale maya hadii kale nacayibka hbr awal garxajis iyo isaaqow beel baas ka dhac nabad maya wax qabad wuu leyahay
Halyey, haka ka nasan isu soo dhaweynta dadka iyo run sheegga. Sidaad hore u tidhi, anigana waxa i deeqa somaliland. Kulmiye, Waddani, Kaah, Ucid waa yimaadeen waana tegi karaan laakiin Somaliland waa inay jirtaa isnshaAllah
riyaa raac sidooda ayay isu hayeen wadani madama ay commission ki u diiden oo iska casilay hadba garaxajiswo tas waxba ha ka soo qadina odaygas idinka ka cadhaysiiyay xaaln ka qata
Saxafi xog fiican u so gudbiyey tahay confi iyo qabyaalad toona ma taqanid lkn inad reer wadani tahay way muqata cirro ba wax loogu doorta ma laha lkn mahadsanid
C/raxman Ciro Wax lagu doorto op uu muuse kaga fiican yahay muu sheegin mana muuqato oo ololahooda waynu wada ogayn Cirona maaha qof cusub ee reer somaliland way garanayaan Sababta Ciro uguulaysan karo maad qodobayn sabab wadani lagu doorto oo kulmiye ay kudhaman ma muuqato codkana laguma qiyaaso dad isu soobaxay ee xisaabtu waa sanduuqa
Inshallah Guul Somaliland
Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland SSB
Ssb MBC g36 iyo others ilma isaaq guul dhamaantiin❤
MUWAADIN U CODEE QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤
Guul wadani guul somaliland
Good boy
SHEEKADII XASAN SHEEKH.
Insha Allah muse bixi cabdi guuul
Sxb geesi qaran baad tahay ee sxb halkaa ka wad wacyigalinta shacab❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
waaaaaar odey halked ku nooshahy
MUUSE BIIXI WAA HALYEEY RABI HA NOO XAFIDO MADAXWEYNE
Haa geeeeesi waa runtaa isaaq waalyn 1988😢😢
Isaaq empire land guul ishlh ❤
SSB IYO CIIDANKA QARANKA DHARAF LEH BUUUR GUUL MUXUUU YARAYAAA.
Siyaasiyiin ma haysano😢😢
SSB GUUL INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤
mdx.wayne muuse biixi ilahay ayaa guullayn dona insha allah inin kale maya hadii kale nacayibka hbr awal garxajis iyo isaaqow beel baas ka dhac nabad maya wax qabad wuu leyahay
xisbiga huwanta iyo faqashta wa wadani
Ilaahay dadkan xaqqa ha tuso waxani waa waali ye nin siyaasi ah ayaa waalaya.
imikana insha allah mdx.wayne muuse biixi ilahay ayaa ku guullayn mar labad talada dalka kursiga oo dalka xukumi doona
ADIIGA QABYAALAD IYO CUQDAAD QABA
Halyey, haka ka nasan isu soo dhaweynta dadka iyo run sheegga. Sidaad hore u tidhi, anigana waxa i deeqa somaliland. Kulmiye, Waddani, Kaah, Ucid waa yimaadeen waana tegi karaan laakiin Somaliland waa inay jirtaa isnshaAllah
Waar maxaa Ku helay guul iyo gobanimo xisbiga kulmiye qabyaaladu insha'Allah ellaahey ha Ka masaxo dadkeenow dhan
DOFAARKA YAAR IYO KAWAYINI WAA ISKU DOIFAR
Huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo ushaqeesa buuuufi
RIYA RAAC MAXAA KA QALDAN WAAR WADANKA U TUDHA SUBXAANALAA WALAALAHANA HA KALA DILINA
Hore usooqadin wararka kulmiyena raac
KULMIYA ILAAHAY HA NAGA QABTO
Acudu bilaah ma Muse iyo Ciro hurdaye ayaa isbar bar dhigaysa war anaga garxajis Muse na tageerna, Muse iyo Ciro waxay kala yihi day and night 😮😮😮😮😮
Bixi sxpadii tartaranka waa kaga horeyaa wlee
hoo galeyda ilka dheer
ASTAQFURULAAH WAR ISLAAN TA MA XA KU DHACAY
Daylight biyaha uurkiisa kujiraayuukasiibuubaa
MAXAA LAGU DOORTAA HADALKAAGU WUU CAD YAHAY
Kani waa ka soo daray,wuxuu noqday Beer oo ba.
DEE WAA RUN HABARYOONISNIMO AYAAD KU TAAGEERTAY
LAKIN CIRO WAXTIGAN KAMASAARIKARO TAKALE WAANA HUWENTA UGU XUN
Cabdi duco iyo habaar toona kaagama baahnee caare meel kaga waran hadiikale halkagaa ka ooy ilaa qiyamaha
Cirro madaxweyna ah wax badan sugaysa
riyaa raac sidooda ayay isu hayeen wadani madama ay commission ki u diiden oo iska casilay hadba garaxajiswo tas waxba ha ka soo qadina odaygas idinka ka cadhaysiiyay xaaln ka qata
Bisinka wa cudur socda kulmiye iyo waxa taageeraba cuqdaad iya buuxisay
Ciro waa huwan iyo faqash
Saxafi xog fiican u so gudbiyey tahay confi iyo qabyaalad toona ma taqanid lkn inad reer wadani tahay way muqata cirro ba wax loogu doorta ma laha lkn mahadsanid
Adeer muuse waxaa mucaarad lagu noqday markìi uu shantiisii sano dhamaystay ee uu doorasho qaban waayey xiligii mudo xileedkiisa ee caadiga ahaa laguma mucaaradin ee waa lala shaqaynayey
Kkkķkkk taasi awalba malaha maaha
Ciro hodhodho
Warya mawelada carurta dhaf ma ciro?
CHANAL KAN KA FOGAADA
WAA BEENTIIN MACAAL WARIYAHAGU BEEN CAAD BAAD SHEEGAYSA
Anigu ismalaha in cirro heliyo
YAAAHUUUUUU CIRO FAQASH NO VOTE YUSRA XAASKA FARMAAJO ISTICMAALAYEY NO VOTE CADOWGA GUDAHA NO VOTE AWRKA XAMAR U RARAN 👎👎👎👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮
80 nin oo barlaman ah ayuu isu keeni kari waayey,40 sano ee waayoaragnimada ah ee leeyahay ma kala qaybinta reerka Ayaan u taqan.
NAGADAA NINYOW BAHASHU WAY KUGU YARA JIRTAAYE
CABDI MADOOBE WAABA ARGAGAXISE SIDEE XAMAR LOOGU QAADAA
GABADHU WAA RUNTEED
HABARJECLO WAA MUSE BIIXI WEYNA DOORANASAA KULMIYE GUUL
Hhhhhhhhhhh wa raiyigaaga hhhhhhh hadalki Xasan sheekh sawdigi diidana malgashigi dp world
Muuse waxa lagu dooranayaa aqoonsi iyo qaranimada somaliland oo uu meel adag ka taagan yahay
C/raxman Ciro Wax lagu doorto op uu muuse kaga fiican yahay muu sheegin mana muuqato oo ololahooda waynu wada ogayn Cirona maaha qof cusub ee reer somaliland way garanayaan Sababta Ciro uguulaysan karo maad qodobayn sabab wadani lagu doorto oo kulmiye ay kudhaman ma muuqato codkana laguma qiyaaso dad isu soobaxay ee xisaabtu waa sanduuqa
Qayaaali ku noool
CIRO SAFIIR MA AHEYN MASCOW WAXUU AHAA LA TALIYAHAA ARIMHA CIIDANKA SOMALI U JOOGA RUUSHKA
Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato cadowgu hajabo
😂😂
caqliga riyada was intaasaa kaaga filan
Yusraa faqaash ciiro
KANI MA GAR XAJIS BAAA CAWA NOOGU KA DAMBAYSA NADAL
Maxaa naagtan ka qaldan naa xishood oo islayaab bal qabiyaaladan qadhmuun ayaan nacay
ALLAH a xiiftiyo o caadowigi ha jaabo idaamka aallahaa caabdi maadobe
Gabadhaasi iskudir iyo munaafaqad ayaa loo soo diray weyna iska muuqataa
Runbaad sheegtay geesi geesi dhalay weriye aqoonyahan ah baad tahay
😅😅😅😅
WAXAAN KU DAAWADO BA SHOW HUWANTA CADAWGA GUDAHA EE WADANI AYAAD AHAYD ABEESO ILWEYN HADAAD IS CADAYSAY 😂🤣🤣🤣🤣🤣
Gunuunuc waxab ma ogid
Caawa ayaad iskaaya bartay qabiilkaaga 😂😂😂😂😂
Cirro? MAant qabyaalad ayaa kaa hadlisay
Ciro wuxuu xalinkari laayahay xirsi gaab iyo ina xaashi ama wadani iyo kaah kkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waar muxuu ahaa riyo raacan faaruqa ahi ala maxaa sanadkan nin cod wayn fashilmaya
Waar naatu miyay walatay
meen baad sheegaay sa mayarka hargeysa ayaad noqoray
Waar hayaay islantani way walatey Naa xishooda dab dumar shiday ayey rag ku madhaan
madal furan you must be out of your mind. Muse will win definitely by landslide
Zhp 😂 wan ku tagera runti in kastod mucarid thy hadan somalilander nimada ayan ku tagera 😅 ninka wax lagu dorto laga rabaa maha muse e ciro
waar sila yaab Cirro has no chace. your evaluation is zero
Waar beenta kadaa dadka jooji sheekada garxajis nimada
Wadani guul guul
Waddani waa huwan Zoomalia
Aqoonsiga ?
you lost bye -bye
Hal qodob kumuu so kordhin shuruucda somaliland 13 sano ee uu gudoomiyaha ahaa. Yaab