Cabdi Dhaanto oo sheegay waxyaabaha uu isku cadeeyey ~ Caan is Nacay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 852

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  3 ปีที่แล้ว +321

    Odaygu waa qirtay in isbedel jiro 😂 Nacalaa shaydaan ku yaale muuqaalkan ku share gareeya Facebook iyo Whatsapp 🙏.

    • @yasskatransport7142
      @yasskatransport7142 3 ปีที่แล้ว +1

      Nacala sheydan kuyaale

    • @mustafmohamed1895
      @mustafmohamed1895 3 ปีที่แล้ว +3

      War shiine nin inbadan aan sugaynay ayaad noo keentay nin culus

    • @somalidashidan6453
      @somalidashidan6453 3 ปีที่แล้ว +2

      Ninka ka har waa runtiye 2012 anigo mareykanka joogo xida sawiradeydu waa mado iPhone 5 ba la isku sawirijiray

    • @somalitiktok2878
      @somalitiktok2878 3 ปีที่แล้ว +2

      shinow ninka kamadan xishon intad maqaxidada ku balansaty baad jarjarty wuu dhididay wlhi abdi dhanto 🤣🤣🤣

    • @libaxafarxada2488
      @libaxafarxada2488 3 ปีที่แล้ว +1

      Ceeb caleek haka dawo geen ninka nacala shaydan kuyal

  • @zaakirhaajichannel6595
    @zaakirhaajichannel6595 3 ปีที่แล้ว +230

    Shiinow dayax dalnuurshe soo qabo inta ila rabta lik👏👈

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว +1

      Igu Caawi subscribe huno

    • @SB-rx1ts
      @SB-rx1ts 3 ปีที่แล้ว

      Anaa rawo hasoqabto car wax hashego

    • @abshirxassan4976
      @abshirxassan4976 3 ปีที่แล้ว

      Waan kugu raacsanahay dayax. In la soo qabto Hadeer waji lagu ayuu yeeshay kkk 😂

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 ปีที่แล้ว

      Soo qabo dayax😂😂😂😂

    • @nurohassan9695
      @nurohassan9695 3 ปีที่แล้ว

      Waryaa shiine adigaa xataa waad is cadaysay shiine qaad wale

  • @mohamedalta245
    @mohamedalta245 3 ปีที่แล้ว +191

    Walal ilahaybaan kugu dharshee like iosaar😓😓😓

  • @Raage_Abdirashiid
    @Raage_Abdirashiid 3 ปีที่แล้ว +54

    Adiga laf tigaagu sidaad ahayd waad ogtahay wuu ka jartey wlhi 🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 3 ปีที่แล้ว +44

    Ma jeceshahay barashada Qur'aanka iyo culuumtiisa ama mala jeceshahay inay bartaan caruurtadu. Kusoo biir group what's appkan🖍👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd

    • @jabra8399
      @jabra8399 3 ปีที่แล้ว

      arnacala shaydan kuyalle odaygu wuu dhididy shinow

  • @sawjasalixa9398
    @sawjasalixa9398 3 ปีที่แล้ว +18

    Cabdi dhaanto wa qof aad wanaagsan runtii allaha barakeeyo🥰🥰🥰💯

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Sawja wllo icaawi isku lenahy caawinta subscareb iisaar wll

  • @abdiwahaab9225
    @abdiwahaab9225 3 ปีที่แล้ว +126

    Shiinow waxaan kaa codsanayaa inaad guri barwaaqo waraysato

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +3

      Guribarwaaqo wuu ka hadal badan yahah shiine markaa waxan filayaa inaanu isku doonan karin, qudhiisaa hoos loogu dhigayaa lkn waa feker wacan.

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว +1

      Isaar walal subscribe

    • @abdiwahaab9225
      @abdiwahaab9225 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa walahi wuxu noqonaya waraysigi aduunka

    • @tichipsmobile4936
      @tichipsmobile4936 3 ปีที่แล้ว +1

      guru baraaQo, uma qalmo barnaminkan. xanta umada haka dhaafo

    • @hamdahussein2586
      @hamdahussein2586 3 ปีที่แล้ว +1

      Guri barwaaqo ina culay wuu u xiiri doona 😂

  • @ikraanali9220
    @ikraanali9220 3 ปีที่แล้ว +34

    Shiine culey kibir badanaa inta ila aragtay shiine culey inoo si kibir leh udayaayo cabdidhaanto like iisaara 😆😆😆

    • @mohmedboootaan1890
      @mohmedboootaan1890 3 ปีที่แล้ว +3

      Isma arkaan walaal mid wlaba gaarkiisa ayu u duubayaa hadhow bu shiine uso diryaa marka shiine inagu ina fiirinyaa wa garac ninka kamu xishooon😂😂😂

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว +2

      Isaar igu Caawi subscribe

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

      Shiine culay waa reer fatataha bale xoofto kabax warysiga waalan kkk

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 ปีที่แล้ว

      @@mohmedboootaan1890 th-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/w-d-xo.html&feature=share

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 ปีที่แล้ว

      @@happyahmad9689 th-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/w-d-xo.html&feature=share

  • @Aamiinkayse1
    @Aamiinkayse1 3 ปีที่แล้ว +64

    Wll hada ILAHAY iyo NABIGIISA. JECESHAY
    plz 2k #subscribe igaarsiiya
    👇
    Plz. Wlltinimo codsi 🙏

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      Wanku sareyaa isaar

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +15

    Walaalayaal waxaan si naxariisleh idiinkaga codsanayaa inaad SUBSCRIBEta igu caawisiin. 🙏🙏🙏 Idinkoo mahadsan..... Ilaahay ha idiinkaga farxiyo idinkuna si aadan filaayn..... Aamiin aamiin.. 🤲🤲🤲🤲

  • @jurejpio3555
    @jurejpio3555 3 ปีที่แล้ว +36

    Hadaa 24 sano jir ka hoseysid like saar😁👊😂

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 3 ปีที่แล้ว +38

    Shiine rag yaqaan mahan cabdi dhaanto aniga xaal siiyey madama an ahay boqorka daarood 😆

  • @engapdirahman6079
    @engapdirahman6079 3 ปีที่แล้ว +63

    Nio Wax duliyaad Tahee ninka Personal attacka kala tag

    • @elmailmi3162
      @elmailmi3162 3 ปีที่แล้ว

      Waa nacas wallo walhi ninka maxa ka xun waxas ayuu sharaf isku moodaya ninka naacada ka da dheh😂

    • @hodanahmed611
      @hodanahmed611 3 ปีที่แล้ว +1

      Shine waa dooqon Laa xushmeeyay o aflagado arsaaqad ku radsaanya uuf waa oday walaan 🤣🤣🤣🤣

    • @mrkan3556
      @mrkan3556 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanahmed611 Wax usheeg idinkaa derisee🤣🤣🤣🤣🤣

  • @katerina-df3eq
    @katerina-df3eq 3 ปีที่แล้ว +67

    Shiinow ninka sidi ina gumeedki baad u wareystay sidi nin raga ina u wareysto aheed😂

    • @mohawacayz5323
      @mohawacayz5323 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh

    • @mahbuubaj9046
      @mahbuubaj9046 3 ปีที่แล้ว

      😂🤣😂🤣

    • @Raage_Abdirashiid
      @Raage_Abdirashiid 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi sida raga umaad wareysan waan kugu qosli jirey lakiin maanta 😫😫😫

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +1

      Shiine Culay iyo Eglan show qofkii ay wareestan balaha ayay ka rifaan wlhi🤣🤣😂

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

      Isagu muxu iska ceebaynayay oo u mesha uso fadhistay sida dayax dalnurshe mu isqariyo🤣

  • @alihussienali1153
    @alihussienali1153 3 ปีที่แล้ว +1

    First one comment like isaaraa wlo

  • @mojeylani1612
    @mojeylani1612 3 ปีที่แล้ว +5

    Muqdishaan Kugu Ogaaye Ma Khadiijaa Kaa Soosaartay😭😁😀 Shiinoow Abdi Dhanto Kama Aadan Xishoon

  • @aminahmed3087
    @aminahmed3087 3 ปีที่แล้ว +46

    Shiine wa ciyal suuq laf latagtay 😂🤣🤣

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 3 ปีที่แล้ว +10

    Abdi dhaanto waa nin caqli badan smart man waaye.

  • @mustafecomedy5224
    @mustafecomedy5224 3 ปีที่แล้ว +27

    Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll subscribe iisaar mahadsanid

    • @maryanabdillahi6725
      @maryanabdillahi6725 3 ปีที่แล้ว

      waan ku saaray wll insha Allah

    • @maimunmohammed1
      @maimunmohammed1 3 ปีที่แล้ว

      Maxa la jogta danbi le faafin maxa nabiga ugu qaraaaban

  • @mahadyre
    @mahadyre 3 ปีที่แล้ว +19

    Shiinow si nin wayn uma aadan hadlin wiilkaa wuu ku qadariyay runtii wax lagu kaftama maaha waxaas😎

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 3 ปีที่แล้ว

      Nacas weeyan

    • @h.d.d3143
      @h.d.d3143 3 ปีที่แล้ว

      War waa qaniis is cadeeyaa suaalo ka xuna in laweydiiyo ayuu uqalmay bastaardaha

  • @sahrasoomaalia2959
    @sahrasoomaalia2959 3 ปีที่แล้ว +21

    SOOMAALINIMO HADEEY JIRTO SUBSCRIBE ISAARA PLEASE WALAALAYAAL

  • @thetruthx235
    @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว +26

    Shiine culay ileen adigana gacan labaad baad iskula tagtay 😂😂😂

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah runtii waa nin adag mana fiicna in qofga la fara galiyo

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 3 ปีที่แล้ว +41

    Waxan_aheey will agoon ah_please waxad iigu caawin karta_hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey_subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda___iirumey wll mhdsnd khaali____😭

    • @mariyaqali3795
      @mariyaqali3795 3 ปีที่แล้ว

      wan ku sarey wlky

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 3 ปีที่แล้ว

      Sharci aa ka yaalo wiil somaliyeed

    • @noshaxaad8006
      @noshaxaad8006 3 ปีที่แล้ว

      Walaal waan jeclahay inaan kuu saaro lkn ku Soo qor waxaad Soo dayso ama dadka dhahaayo oo dhan ha ku soo qoran waxay soo daayaan

    • @muhanettilkacase
      @muhanettilkacase 3 ปีที่แล้ว

      @@noshaxaad8006 hyae wllo

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 ปีที่แล้ว

      @@mariyaqali3795 th-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/w-d-xo.html&feature=share

  • @siiseyofficial6082
    @siiseyofficial6082 3 ปีที่แล้ว +13

    Hadad nabiga jeceshahy ❤❤
    1k#subskribe igar sii wll🙏🙏g

  • @a.rahmangas2949
    @a.rahmangas2949 3 ปีที่แล้ว +5

    Cabdi dhaanto legend bad tahy shiine way kgu taagan tahy 😂😂😂🙏

  • @MohamedMohamed-qm4bf
    @MohamedMohamed-qm4bf 3 ปีที่แล้ว +5

    Wuu kaa gobsanyahay wallhi cabdi dhaanto adigoo sidaas ula dhaqmay buu kuu sii dawarayaa eeshcalaa gobanimo gabanimo ruux ah waa cabdi dhaanto.

  • @amiiracllaahi5061
    @amiiracllaahi5061 3 ปีที่แล้ว +13

    Inan gumeed aan rag aqaoonba helay cabdi dhaanto

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @khadraabdisalan7555
    @khadraabdisalan7555 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allh masha.allh Abdi dhaanto geesiweeye runtiii dulqaad badan shinow badow baadtahay ciil iyo karkarbaa kaamuuqda ninka lkn wuukaa raayay wlahi xikmad iyo caqli buuna kuu adeegsaday dhulkuuna kuladhacay guulayso Abdi dhaanto wll

  • @zacki001
    @zacki001 3 ปีที่แล้ว +11

    VAR VAR
    20:daqiiqo iyo 19 second marke mareyso shiine culay wuxuu yiri CABDI DHAANTOOY waana qalad hadalkaas 😁✌

  • @yaxyehtayga5103
    @yaxyehtayga5103 3 ปีที่แล้ว +3

    abdi dhaanto wlhy waa nin dulqaad iyo xigmad iyo murti alleh siyayy keep going bro

  • @qadromaxamuudkaraani1641
    @qadromaxamuudkaraani1641 3 ปีที่แล้ว +11

    Asc walaal hadii aad jeceshahay sheekooyin funny ah iyo taariikhda dunida iyo barnaamijyo kale fadlan subscribe dheh mahadsanid

  • @cabdiqanimaxamed8704
    @cabdiqanimaxamed8704 3 ปีที่แล้ว +8

    War ninkaan miskiinka ah maxad u ciqaabeysa shiine, shiine anaga nasoowac hadaad run sheegeyso

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 3 ปีที่แล้ว +3

    🌟New Vlog Qurux badan , Harar to jigjiga
    🔈Nala soo Daawo
    th-cam.com/video/uInmFltOJHc/w-d-xo.html
    🚨 Subscribe Like & Share and Comment
    🎩All Somali nation : 🇸🇴🇩🇯🇮🇹🇪🇹🇰🇪 🥈😍🌟

  • @Shaamil_post
    @Shaamil_post 3 ปีที่แล้ว +31

    Hhh niyhow dadka yaan loo gafin, waan is ognahay nin walba haduu sawir soo dhigayo xoogay edit ah buu ku waxeeyaa, camerooyinkuna iyagaaba isakaa cadaynaya, beauty plus iyo balay kuso dareen telephanadii 😂😂🤷‍♂️

  • @aswanahmed622
    @aswanahmed622 3 ปีที่แล้ว +12

    Abdi Dhaanto Si Cilmiysan Aqoon Ku Dhisan Tahay Ayu Kula Hadlaya Adigu Wad Yareysana Ninka

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi ninka waa dulqaad miidhan laakiin ina gumeed baa helay wuu ku talax tegay ilaa heer

  • @Maxbash114
    @Maxbash114 3 ปีที่แล้ว +27

    Waan ka xumahay kanu waraysi ma ahan ee personal attack .
    Shiinow !!!

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว +1

      In la caayoo tellka lagu damiyo ayey aheyt

    • @SB-rx1ts
      @SB-rx1ts 3 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi waa attack ninkaz wuuna dulqad badanyhy sida nin rag ah wuuugu jawabay wlhi

  • @mohamedosman7831
    @mohamedosman7831 3 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkk haduu shiine kaa qusliyay like saar 😁😆😆😆😆

  • @suleekhaomar8221
    @suleekhaomar8221 3 ปีที่แล้ว +14

    Shiine qanja weyne waxiis waa aflagaado cabdi dhaanto dulqaad badanaa

  • @abdifataxkhalifa6003
    @abdifataxkhalifa6003 3 ปีที่แล้ว +8

    Nio Iidle Yare no so farisi Wlalhy bro wa views plz

  • @omaryare5411
    @omaryare5411 3 ปีที่แล้ว +34

    Saan in aad ula hasho ma ahayn nin raga maahid wlhi raga saan loomaa galo

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +3

      Marka leeddahay nin tag ah saas lolama hadlo Asagu raganimadisa kuma kalsona miya marku sidii naagihii ku faanayo waa iscadeeyay

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว +1

      @@khadraciise2044 uma eka qof is cadeyay ukaadi

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      Isaar in a abti subscribe

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 ปีที่แล้ว

      @@khadraciise2044 th-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/w-d-xo.html&feature=share

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 ปีที่แล้ว

      @@jecliyadalkayga3346 th-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/w-d-xo.html&feature=share

  • @noloshamaanta6053
    @noloshamaanta6053 3 ปีที่แล้ว +3

    [ ] Waa Barashada Quranka Karimka ah Hab Online ah adiga oo gurigaga ana Goobtaada shaqo Jooga Dad Waawayn Iyo Caruurba.
    [ ] Waxyabaha Aan Dhigno Waxa kow ka ah
    1.Barashada Quranka Karimka
    2.Siirada Rasuulka
    3.Axaadista Nabiga
    4.Ducooyinka Iyo Dhamaan Culuumta Islasmka oo Dhan.
    # Qofkasta Waxa loo Galaya Xiisadisa Xiliga Uu isagu Codsado ama Uu Caruurtisa U Dooro
    Maalmaha Waxbarashadu waa 4 cisho
    [ ] Sabti ilaa Salaasa. Ku Biir
    Iska diwaan gali whatsapka"0633923480

  • @havsahassan4217
    @havsahassan4217 3 ปีที่แล้ว +18

    Ina culay ninka wu Ku taagtaagsady c/dina wa nin dulqad badan wlhi anigu tellkan Ku daminlaa cayna wn ugu darilahaa Lkn kamu xishon ninkan Dacada ah

  • @stupidboy551
    @stupidboy551 3 ปีที่แล้ว +25

    Shiinow waa lagu soo diree yaa ku soo diray😜

    • @wiilboqortooyoabdi8539
      @wiilboqortooyoabdi8539 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว +9

    Shiine dhaqan xuma oo suaalo xuma waxa liita cabdi dhaantaha war tag mu dhaho😑

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma jeceshahay barashada Qur'aanka iyo culuumtiisa ama mala jeceshahay inay bartaan caruurtadu. Kusoo biir group what's appkan🖍👉chat.whatsapp.com/CZfsKEvNtpgIQlOqSWNNWS

  • @hanibashi1961
    @hanibashi1961 3 ปีที่แล้ว +3

    Shiiine waaa doqon suul xumaaa. Cali dhanto waan kuwataa inder awal kuma tageerijirin lakin mantaa😍😍😍😍

  • @foos4126
    @foos4126 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah cabdi dhaanto soomalidah waa dabo dhigteen qof walbo sawiradisii horo saa umadobayeen qof walbo markuu weynado oo dhaqalo helo waa iska cadanayaah

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 3 ปีที่แล้ว +6

    Abdi dhanto waa nin qalbi fican nacabkiisa ha jabo

  • @saidma1683
    @saidma1683 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkaan maanta maalinagain away sobixi Sarkal. Dharcad. Oh itoobiyanah ale. Waxanka baryay I'm kukashifo isaga awoodlehe. Aamiin. Yaabai

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 3 ปีที่แล้ว +12

    Asc walaal hadii aad jeceshahay walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawi mahadsanid walaal

  • @Darul-quran2024
    @Darul-quran2024 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc walaal hadii aad jeceshahay sheekooyin funny ah iyo barnaamijyo kale fadlan subscribe dheh mahadsanid walaal

  • @umalkheyrahmed2778
    @umalkheyrahmed2778 3 ปีที่แล้ว

    Nin raga ba kuhelay shino dhadhanow Cabdidhanto keep going

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +7

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plz

    • @liibaancadde5270
      @liibaancadde5270 3 ปีที่แล้ว

      Adigu isa soo saar bro wan ku saray lkn dadaal oo isku kalsoonow

    • @liibaancadde5270
      @liibaancadde5270 3 ปีที่แล้ว

      Xabiib maaha bay ila tahay qofkan

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 ปีที่แล้ว +15

    wll waxan wadnaa faafinta diinta islaamka ee nagu taageer subscribe mhdsnid🙏🙏🙏

  • @daakirofficialchannel
    @daakirofficialchannel 3 ปีที่แล้ว +10

    Shiine waxan ka mid ahay azhptada love na kama hayo waa inad iga so garbaxda

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 3 ปีที่แล้ว +8

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲8k oo subscribed pleas codsi waye plzI

  • @istaahilmohammed783
    @istaahilmohammed783 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar cabdi dhaanto dulqaad badanaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedhassan-vi8pc
    @mohamedhassan-vi8pc 3 ปีที่แล้ว +4

    War waxaan rag aqoon baa tahee ninka kadaa waxaan wareysi ma ahee waa inagumeednimo

  • @kadin_media
    @kadin_media 3 ปีที่แล้ว +5

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 2k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan oo pls 2k Codslj

    • @ibraahinsaalax1146
      @ibraahinsaalax1146 3 ปีที่แล้ว

      Wan ku saaranay bk keep going

    • @Hayat-pk1nv
      @Hayat-pk1nv 3 ปีที่แล้ว

      Bk Mahan qofkan uuuf🤮🤧🤮🤧🤮🤮

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว +1

      Waanku sareya isar

    • @fitaaxyasin2049
      @fitaaxyasin2049 3 ปีที่แล้ว +1

      Ama ka bax ama kujir adey kuutaal😋😋

    • @qadanismail8298
      @qadanismail8298 3 ปีที่แล้ว

      Ninka magaciisa u daaya reer koonfurow idinka dartiin ayuu fanka uga baxay sidad xaymanka u haysaten hada marku fankii idinka baxayna masajidkii ayad kaga daba tagteen
      Qarba igula so hadi ya reer koonfur ka dhigay lkn waxa idin hagi doonta lahjada waba hadad kala taqanane

  • @kingofkong9508
    @kingofkong9508 3 ปีที่แล้ว +2

    Abti wiilku WAA OGAADEEN ISKA JIR YUUSAN KU DILIN

  • @fadumowarsame8084
    @fadumowarsame8084 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin karmeed weeye Abdidhaanto

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 3 ปีที่แล้ว +4

    ABDIDHAANTO MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA 2030

  • @sarmaanioffical2805
    @sarmaanioffical2805 3 ปีที่แล้ว +2

    ZXP SHIINOW DAYAX DALNUURSHE SOO QABO LEGEND

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 ปีที่แล้ว +1

    War nacala shaydan ku yalee ma ila aragteen in labadan nin inay isku egyihiin mise anaa moday Like sar

  • @calicali4045
    @calicali4045 3 ปีที่แล้ว

    Asc all shine culay waligeey ma arag wareeysigan oo kale wlh waan qoslay ugaas horay u soco kuwa kalena soo qabo reer cade cade

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 3 ปีที่แล้ว +5

    War waxaas waa dhaqan xumo iyo attack cad ee kaleexo ninka xoolow🙉

  • @mohaofficial3959
    @mohaofficial3959 3 ปีที่แล้ว

    Plz asxpta chennelkan 2k subscribe igu Sharaf plz 🙏

  • @aaliyagash2609
    @aaliyagash2609 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta iila aragta in Shiine culay 1 )laga aqoon badan yahay, 2 )in isaguba waxa uu ula jeday wareysigaan isagu kusoo laabatay and 3 )in uu oday daalay o qurbaha ku waashay u yahay. 👍

  • @supermegafantasyland4262
    @supermegafantasyland4262 3 ปีที่แล้ว

    True indeed wrong is wrong sax Wayne

  • @MohamedAli-jp8ns
    @MohamedAli-jp8ns 3 ปีที่แล้ว +12

    Nacalaa Shaydaan Kuyaale LIKETA Hayla Dhaafin

  • @iftinabdullahiiftin5823
    @iftinabdullahiiftin5823 3 ปีที่แล้ว +14

    Shiinow waxaaga wareeysi maaha ee waa personal attack waaye

  • @kifaxalii8064
    @kifaxalii8064 3 ปีที่แล้ว +2

    Shine asaga ka madow Abdiyow😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani #Caan is nacay maaha ee weli fanka kusii jir ayaanu leenahay.😂😂😅🤣

  • @MohamedMohamed-qm4bf
    @MohamedMohamed-qm4bf 3 ปีที่แล้ว +1

    Cuqdad baa kuhaysa ee naacda kala tag ninkan wuu tashaday ee youtube iskaga dawarso sxb

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 3 ปีที่แล้ว +7

    Shiine ninka waad kaga dhididsiisey , qof dambe inaanu barmaajika kasoo qeyb galeyn baan umalaynayaa .

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse 3 ปีที่แล้ว +4

    war ninyohow sidi raga lo wareysan jiray u wareyso anaga sidi dumarki wax hanogu wareysane alle xikmada ka qaad ma waxasa la shir timid

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxay Ninka waba jafte sidi Nin raga u warayso shinow😅😂

  • @ridwaanmagan8382
    @ridwaanmagan8382 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan waa wiil qalbi fiicane inan gumeed ayaa helay
    Shiinow ma tihid boqortooyadii warsangali
    Waxaad tahay gabadhmaanyo ay laasgoray ka soo heleen

  • @abdallemoha8333
    @abdallemoha8333 3 ปีที่แล้ว +8

    Wr shiine first comment reply iso gal😂

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow aanu shiine I waraysan war ninkii wuxu Kaga yeedhsiyey mopile wxn qaaty 2012 hada waa ninkii heesayey 2011 ee gadhka lahaa😂😂😂

  • @theheartsees8752
    @theheartsees8752 3 ปีที่แล้ว +2

    shiino Culay ayeego day bad u af'egtahay wlh. Ilahay ha ku dayo qosol miidhan baa tahay abowe mcne

  • @mohaofficial3959
    @mohaofficial3959 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxpta fadlan my youtube channel 2k subscribe igu cawiya idinko mhdsn plz 🙏

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 ปีที่แล้ว +6

    Hadii ad argtay comentigayga adtahay somali dhap ah subscribe haila dhafin codsi wye cimriga ilahay hakubsrkeyo

  • @thatwasepicvlogs8762
    @thatwasepicvlogs8762 3 ปีที่แล้ว

    Shinow aad baan kutaagera sxbow barnaamijka Caan caan dhalay aad baan olasocdaa
    Next Nimcaan legend nokeen

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan wareysi mha Nin wayn paad ku ledahy mia is cadeysy Subxnllh

  • @chirdonhoussein6926
    @chirdonhoussein6926 3 ปีที่แล้ว +1

    Long vie frangin shinee culay salaan 👋🏻 saree dhaalyaarti Djibouti 🇩🇯

  • @hafsamuhammed2572
    @hafsamuhammed2572 3 ปีที่แล้ว +1

    12:30🤣🤣🤣🤣🤣 manoole ala shiine qaracsanaa 🤣🤣🤣

  • @gonishow
    @gonishow 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiil hoog Abdi Dhaanto

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 3 ปีที่แล้ว

      Sheeekadaaaa iscadayntta raga beeen I haystay ilaaa aaan arkay maaalin dhawayd

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 3 ปีที่แล้ว +9

    Dadka mxey umaleyan qofku hadu cadadho inu iscadeye sas maaha qofka marku daqalo helo wu iska qurxanadha tas badalkedha waxad arkesa dad surat iyo cadibo udashen o durufta eykujiran madhowese

    • @teammotivation1952
      @teammotivation1952 3 ปีที่แล้ว +1

      Exactly mid kale na wey jirta dadka markey garan 30sano rag iyo dumarba waxa is badal ku imada hormones koda dadka qar wey madobadan qarna wey cadadan marku isbadalkas ku imado lkn dadkena somaliyed aqoon saasa uma lahan waxyabo badan is cadeys un bey ka shegeyan

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 ปีที่แล้ว

      @@teammotivation1952 th-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/w-d-xo.html&feature=share

  • @abahaabihii7195
    @abahaabihii7195 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan wll Fanka wan ka Baxay ilahayna wa iga madobeyay
    Waxan Meshan mar dhaw so Dhigaaya muqalkaygii ugu Horeyay ee Chanalkan

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuu Iska Celiyay Walaahi Shiine Culay Wuxuu Ku yiri Adiguba Shalay San Umaad Eekayn.

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxan marsado ayaa shaashada soo dhigteen nio ragu wey dhaashtaan miyaa😂😂

  • @nimanima8420
    @nimanima8420 3 ปีที่แล้ว +11

    Shiine duufle ninka si raganimo leh u warayso

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      Isaar walal subscribe

  • @sihamgenyo
    @sihamgenyo 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal ilahay dartii subscribe igu saar idinkana ilahay muradkiina ha idiin fudaydiyo isha Allah
    Ha dhaafin wll adoon subscribe isaarin

  • @zalatanka184
    @zalatanka184 3 ปีที่แล้ว +1

    Caadi u weydii noh xaad isku cadeysy dheh 😅😅😅😅😅 iidle neh soo qabo asaa funny 😂 ah 😅😅😅😅

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdi dhaanto waa niin aqli iyo murti yaqaan ah

  • @WARROTV
    @WARROTV 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdi dhaanto waa qof Qalbi furan ee daaya