XOG Madaxtooyada sii aflagaadeysay Xildhibaanadii Bahdilka loogu geestay Garoonka Muqdisho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @luulm4990
    @luulm4990 หลายเดือนก่อน +2

    Xaq bay u lee yihiin caasimadooda.
    Xaqbayna u lee yihiin inay magaaladoodii ama magaalo kale si fiican ugu duulaan iyadoon lagu dulmin.
    Sareeye guuto balwaanoow naysku kaaya wad ee ceebahaya noo kala qari xoogaa.
    Mahadsanid wadani balwaanoow

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 หลายเดือนก่อน

    Lafta gareen go,aan adag hagaaro xassan shiikh allaha nagaqabto soomaliya way u dhamaatay

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali soomaali gumaysanaya MA SHAQAY NAYSO XASAN ALLAHAYOW NAGA SOO GAAR. REER WALIBA TUULADIISA HA DIFAACDO.

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz หลายเดือนก่อน +1

    Lafta garden HABRYAR guuleyso inshaaaaaalh Xamar haa tagin inshalh RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SIRDOONKAHIILWADDANI
    @SIRDOONKAHIILWADDANI หลายเดือนก่อน

    💯💯💯

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r หลายเดือนก่อน

    Midaaney ha guleysan walee xasan iyo kooxdiisa baan dowladnimo ka sugeyn

  • @Man19699
    @Man19699 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan horror waa cadawga koowaad ee midnimada & wada jirka umadda soomaaliyeed.Sharaf maleh xassan baahane !.

  • @zahraahmed2030
    @zahraahmed2030 หลายเดือนก่อน

    Lafta Gareen guleeso ilaahay ha ku xafido

  • @khadiijoabiikar2648
    @khadiijoabiikar2648 หลายเดือนก่อน

    👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan xabashi ù shaqeeyo waa xaq in cadaadis kasta la saara

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน +1

    xasan waa jaajuus loosoodiray burburinta soomaliya qabyana nin keeda dhamaaystira weeye

  • @mohamedhassan1469
    @mohamedhassan1469 หลายเดือนก่อน

    Isbaro garoonka Adan cade

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh dalkaan in uu bur buriyo ayuu ku talo galay waana ku guulaystey

  • @RachidAlialaleh
    @RachidAlialaleh หลายเดือนก่อน +1

    Asc Abdilahi balwaan waxaan kala socda jamuriyada Ee dalka djibouti waxaan kuku tageera runta cadalada sxb guul waliga cidada tageerto waligeed ma jabto

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 หลายเดือนก่อน

    Xasan MUNAAFAQ iyo AMAXAARka aya la qaatay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan meshan dowlad gama jirdo dowladi bahalodey waxey isku badashay isbaro iney dhigado Airport adan cade oo tirado xildhibanada federal somali ee ka so jeda koonfgur galbad wlkn abdulahi balwan saakay wa argdey xildhiban sareedo iyo xildhiban kala laga rabey diyarada wlkn abdulahi balwan meshas waxa ku cad waxa dowlad faderal dusturla dhaho oo lagu hishiyey iney jirin oo lagu kala tagey oo bur buriyey xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantisa culumada argixisada shbb dacish damajid bye

  • @Khadrasaid-sk2cb
    @Khadrasaid-sk2cb หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة وبركأته macaane Xasan Somaali uma taliyo waa nin lo idmaday inuu wadanka burburiyo kuna wareejiyo abi Somaalaay wadanka difaacda Allah wadnka dadka iyo diintaba ha no badbaadiyo

  • @mohamedhassan1469
    @mohamedhassan1469 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk Viva xawadle

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน

    CABDILLAAHI BALWAAN SAAXIIB HAKUDAALIN XASAN DHIIQO WAA SHAKHSI AAN DAMIIR LAHAYN OO KUCAYAARAY DOWLADNIMADII SOOMAALIYEED WUXUU U DHAQMAYAA SIDII MOORYAANTII ISBAAROOYINKA DHIGAN JIREY WAQTIGII BURBURKA LAGU JIREY BOOBKII HANTIDII UMMADDA WUXUU KUDARSADAY INUU XILDHIBAANADII QARANKA ISBAARO U DHIGTO

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    laftah garen waa in u jarah xirirkah moryantah villa family waa haday dhig leyihin waa u ceeb inay wax kah sugan xamar iyo waxaa kah socdah villa family

  • @mohamedhassan1469
    @mohamedhassan1469 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk wa sidii farmajo shegayey wayeee ninwalba tulsdiisa hatago

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน

    USTAAD CABDILLAAHI BALWAAN WERIYE SARE SAAXIIB TAN WAA UDHAMMAATAY WALLAAHAY DOWLADNIMO DHIMATAY HALKAAS AYUU XASAN DHIIQO MARINAYAA DOWLADNIMADII SOOMAALIYEED VERY SORRY

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkk sanbalooshe mee soow kiilahaa hawiye uunbaa madaxwaayne noqon kara oo maamuli kara reer kiisii muu wax uqabto kolaay isagu hawiye maaha ileene

  • @umulula3107
    @umulula3107 หลายเดือนก่อน

    afkiiba juuqda gabay

  • @macanecade4859
    @macanecade4859 หลายเดือนก่อน

    Xasan umadaan isagaa badbaadiyey xafidulaaah

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY DAMACA HESHIISKII 3 GE3SOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDET.
    PAGE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂

  • @xasanmaxamed7905
    @xasanmaxamed7905 หลายเดือนก่อน

    Abtiyow warkaas waa been. sareedo iyo sh madobe waa Hadamo ah , Ab gaal iyo Hawiye dadka u hanjabi karaan ma ahan bakool dadka lej waaye kuwa dadka soo bursada waaye kuwa carara ma ahan. Waana kuwa garabtaagan lafta gareen 15 kun oo ciidan ka soo jeedo Hadamo bakool ilaa xamar mudug joogaan.
    .