DEGDEG:"Niman Afdhaadheer oo isaaq ah ayaa Laascaanood ka Jaray Somaliland" Faadumo ibraahim

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 173

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p ปีที่แล้ว +11

    Somaliland usheeg ictraafkii kagalay in ay Al shabab nagu abuurto

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +7

    Car bal Muse afku ha kaga dhaco. Talo xumida iyo kibirka Muse ayaa Sool gooyey ee cid kale eed aanay lahayn ha la doonan

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +1

      ma argtay macal Cirro oo aan xilba hayn bay eryanayaan 😂 waa dad xanuunsanaya talo xumada Muuse iyo rakaabkiisaa lagu jabay waa sababta uu ula gabanayo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +8

    Fadumo ducee laakiin ‼️ hadal kale ma jiro subxaanallaah 😭😭‼️

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂 ssc khaatumo state of Somalia caadi ayey isaaq u waashay subxanaka yaa cadiim

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +6

    Eedo qeylisooy waad riyooneysaa ee ilinta casho xiligii Daarod leyku diri jirey la soo dhaaf... Soolna ka samir xitaa boqol sanoo soo socata wax wada yeelan meyno. 😢😢😢

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn ปีที่แล้ว +3

      Idor darood adhunkuu ugunecebyahaay oo xita maqarsadaan ayago xita lascanod jogoo baay farmajo hawiyow dila lahayeen ayago aminsan dhulbahante inaay gumeysii kuheystaan mantaane markaay jabeen irirsamaley marayaan darood kalamajeclo lkn inaay dhulbahante melcidlo kahelaan baay rabeen

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว +1

      @@FatumaOsmnDhulbahante ma qabiil yar baad mooday! Yaa Somaliland Ka saaray bariga Togdheer, Buuhoodle, hal laf oo Dhulbahante ah baa kaga adkaatay Somaliland Kalshaale! Dhulbahante waxa lagaga adkaa qaybsanaanta. Laba week markuu jiray maamulkooda ayay la wareegeen ciidankii Somaliland oo dhan. Puntland way kala badbaadiyeen in Garowe dagaal Ka dhaco.

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +5

    Maxaa kaagalay adiga puntland iyo khaatumo state. Yaab orod meel fariiso.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว +6

    Guuul wacan mamo faduumo❤

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 ปีที่แล้ว +9

    Faduma anigu madaxwaynaa kaa dhigilahaa yaase wax iweynaya mahad said xabibtii ❤

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 ปีที่แล้ว +7

    Adiga khatumo waa is dayseen ama Puntland ha raacaan ama daayeen ka naso hawshaa!!!

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว +1

      Puntland la raacayaa ma jirto! Dhulbahante waa laandheere dhul weyn leh, cidkale maba raaci karo! Puntland wixii taakulo ah waanu siinaynaa, dagaalka dhexdooda la isku dirayana anagaa hortaagan oo u hiilinayna . Viva Puntland and Jubbaland!

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x ปีที่แล้ว +7

    Hooyo wax badan oo aysan rag badan ogeyn baad fahantaye Alle haku sharfo👍😍

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 ปีที่แล้ว +6

    Absolutely, tell them off our isqaa men who are not thinking.

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 ปีที่แล้ว +5

    Dhiisha yar ee dabka lagu bakhtiuyo halagu amro ,iney wada ibsadan hotelada,restanranada,tukanada ,qasab laga dhiga.👍

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 ปีที่แล้ว +5

    Allow hooyoo idiin caafiyo

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 ปีที่แล้ว +5

    Mamo fadumo raga somaaliyeed wa ka caqli badntahy🎉

  • @faizoahmed-ee2pq
    @faizoahmed-ee2pq ปีที่แล้ว +6

    Habartaan waalan yaa qabsada naa maxaa kaa quseeya dhul balance iyo majeerteen iyagaa wada dhashay

    • @farhanismaaciil6263
      @farhanismaaciil6263 ปีที่แล้ว +1

      miyey masayrtay habartan isqaadatay waxkale ismoday

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว +3

    Puntland iyo majeerteen baad ku waalateen, darood iyaga wada dhashay dhex dooda kuma deeqno islaanyahy walaan.

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare ปีที่แล้ว +4

    Faadumo waad mahadsanty laakin tolkaa yaa wax ka dhadhicinye

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +4

    Adeerka Muse meel kaga waran warkiisii lama hayee ma nool yahay?

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah waxa Isaaq sheeganaya iyo waxa siyaasiyiin sheeganaya waxaa ka khabiirsan Qof kaan Dumar ah .

  • @keyowxgaldile2863
    @keyowxgaldile2863 ปีที่แล้ว +12

    Mamadan waan jeclahay hadalkeda walahi xitaa haday nacayeyso way igu socota😂

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 ปีที่แล้ว +2

    La yaa isaaq😊😊😊😊😊

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +7

    8bilood oo duqayn ah see kula ahayd

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +1

      Waa Muse inaadeertii ee ha la yaabin

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay xaaqa ha waafajiyo umadaan islamka ee nacaybka iyo xumaha iyo qabyalu ka buuxdo ee isku madhiiyay qabyalad iyo foolxumo qayrkood ka yaraysay Aduunkuba waa maalmo caamalkeenu uun inaga raacaayo ilahayow xaqa na waafaji

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +1

    Mamo Faadumo ha lagu badelo kursiga muuse biixi maasha Allah NOOLOW

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 ปีที่แล้ว +1

    Ayeyo iska cilaamo oo iska seexo, warka siyaasada kabax anaguba waan ku wareernaye...haku waalan.
    😂

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว +2

    Beeeneey waa run

  • @xasan127
    @xasan127 ปีที่แล้ว +2

    duqdan puntland kuwalatay

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 ปีที่แล้ว +3

    Adeerkaa u sheeg isagaa laascaad jaraye

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +1

      Waa caqliga Sacad Muse dad aan is qaban hadaluun ka adag weeye

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว

      cid kalay afka ku hayaan ceebtuna waa iyaga iskaantan waxey gaadhay kaadida hablaha Harti wasyada ma jabiso e😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

    Habartaan Isaaq ee wajiga buufinka ah leh, marna waxay isku diraysaa Puntland iyo Dhulbahante oo ay leedahay, Puntland ma ogola in SSC- Khaatumo ay gooni noqdaan. Marna waxay isku diraysaa Majeerteen iyo Ogaadeen oo ay leedahay, Majeerteenbaa Ogaadeen u diidan raisul wasaarenimada.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 ปีที่แล้ว +2

    Dhilo laascaanod waxa gooy aay xuun eed qaabyaalada kuu taagertity

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +6

    BAAYO😂ADIGU TAADA KATALI!! HARTI WAA HARTI 💕waa WADNAHAA isku yaal!! makala qaybsamo!! dhexdoodu kuma Qaado!! Camal kale, yeelo!!! MJ💕iyo DH💕forever 🙏👍💖🎊🌹❤️❤️♥️♥️💕CADAWGIINA KOOBFUR IYO WAQOOYI HAJABO(AAMEEN)🤲💖💖🎊♥️🤲♥️♥️♥️

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +3

    😂😂 war islantan u dortah madaxweyneh kkk😂😂

  • @maryanyusuf2908
    @maryanyusuf2908 ปีที่แล้ว +1

    Never ever

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว +4

    Allow idin caaafi

  • @xasan127
    @xasan127 ปีที่แล้ว +1

    puntland waa powerka darood naguma diri kartid

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 ปีที่แล้ว +1

    SOOL ADEERKAABAA GOOYAY CIDKALE WAXBA HA EEDAYN
    BARIGII HORE QOF CADAALI AHBAAD U'EKAYD

  • @ruunabdi7363
    @ruunabdi7363 ปีที่แล้ว +1

    Naa koonfur haku waalanee hoostaaday ka shidan tahaye ilaasho xamar uun haku qarwinee shantaan soomaaliyeed oo waqooyi uun laga sheego baan la yaanay soomaali waa qabiilee dhulkiina xajista.

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 ปีที่แล้ว +3

    Don’t worry about putland anagey naga midyihiin ha ka walwalin adigu isaaq baad tahey anigana harti baan nahey

  • @Saydika101
    @Saydika101 ปีที่แล้ว

    SIDAAD KOONFUR SOMALIA 🇸🇴 U QARXISEEN AYAY HARGAYSA IYO BURCO U QARXAYAAN EE ADKEYSTA CABAADKA JOOJIYA

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว +1

    ALLAAH YACIZAKI XAAJI FAADUMA IBRAAHIM GOBTII REER SHIRDOON SHARAF KU WAARA

  • @sgal386
    @sgal386 ปีที่แล้ว +2

    naa wax kuu dana doono umada madaxa haysu geline

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤HEEGO WELI WAXAY KADAMRILADAHEY LAASCAANOOD ❤ WAAR GERXAJIS KII UGUDHASRTA HEEGO❤ INAANAAN ❤SOONOQONEYNIN ❤ INTAAS GERXAJISOW USHEEGA HEEGO. ❤IDINKAA UUNBAA RUNTA USHEEGI KARAYEE❤ WTOWFIIQ ❤❤❤

  • @Darwiish733
    @Darwiish733 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko waalidii iidoor iga dheh 😅

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว +1

    Naagtaan cudur majeerten la dhaho ayaa ku dhacay

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 ปีที่แล้ว +1

    HABARTA WAALAYAABAYE WAXAAN MAQLIJIREY QAS MAQUUSTO WAA DHAB HABATAN MARHORAA LAGA QUUSTAYE MAXAA HAYA OO AY LAWYLINISAA SOWMAAHA QAS MA QUUSTO NAA AAMU AKFA KAADIDY KAATIMIYE DHOOKHOW YOHOW🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 ปีที่แล้ว +1

    Islaantaan cbb ah xiligii farmaajaan nacay sey dadka u cayn jirtay

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo ibraahim waa ku jecelahay hadaan nahay daarood ama majeerten wlh 👍😃😃😃😃👍👍👍👍👍👍❤️🌹🌹🌹

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Majeerteenku waa Daarood too!

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 ปีที่แล้ว

    Naagtan foosha Xun maxay ka waraystaan faqashtan Horyaal tv la magac baxay, dibadyaal baa tihiine

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +5

    Cudur majeerteen ah baad qabtaa eedo

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akibar ya udidayo somalia hormarka wa su aal jawab ubahan somalia guuul wacan iyo intaa samaha jacel insha allah
    KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 ปีที่แล้ว +1

    Sool waad leyseen madaxaaad usoo duubateen

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah eedo kun nin baad ka caqli badantahay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว

      Caqligu xagguu joogaa weli Laascaanood daba socdaa waaba waali cas

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 ปีที่แล้ว +1

    Waar maad sifoowdaan maxaad lafaha u sidataan sool ilaaba putland ka baxa wax ba kaama gelin

  • @adnahorri6427
    @adnahorri6427 11 หลายเดือนก่อน

    Gacmaha maxaakaga ciyaaray

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 ปีที่แล้ว +2

    Haddii ssc cid kamidnoqonayso PL bay ka mid noqonayaa, not SL Waxba ha xiiqin.

  • @abduge1237
    @abduge1237 ปีที่แล้ว

    Laba israacay ma jiro ee raga caalamka leh waxay sameeyeen dal somaliya la yiraahdo.

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 ปีที่แล้ว

    Ssc iyo SL waa kala tashadeen,

  • @allamahadleh2422
    @allamahadleh2422 ปีที่แล้ว

    Muuse difaacdo maxay tidhi Somalia gubtey suuqyada oo ma suuqyada Garxajis bey gubilahaayeen meelkasta?

  • @a.j2428
    @a.j2428 ปีที่แล้ว

    HADA HADAANU PUNTLAND KU DARSANO XITAA WAX DHIBA NAGUMA HAYSO, WAA DADKAYAGII, PUNTLAND-NA ANAGAABA UGU WASIIRO IYO XILDHIBAANO BADAN, WAXBA KUMA JABNA, INKASTOON HADA PUNTLAND SSC KU DHEGANAYN LAAKIIN HADAY MIDOOBAANA SHIDA MALEH.

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 ปีที่แล้ว +1

    Sool DAA. HADALKEDE. AWDAL. AYAA. SII SOCOTA
    DABAYAQADA. SANADKA

  • @safiyaali8502
    @safiyaali8502 ปีที่แล้ว +1

    Eeyaa shaqo yeelo sool ha ku soo qamaamin sool

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ปีที่แล้ว

    HAABARTANI CIID QAABSTE MAA WEYDE NABAR IYO NAXDAN UU WAALTY AFKU KUU GOO QAAYLE WEYN

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 ปีที่แล้ว +1

    Islan waalan waalo waalo

  • @khadarlg9855
    @khadarlg9855 ปีที่แล้ว

    Waalida waxaa lagu gartaa
    Ujeedo iyo ka jeedo male hadalkeedu Kuwa dawlada ku shiday waa kuwee ilay dawladu iyadaaba tidhi waan ka soo baxnee war maxaa habarta nacayb iyo xiqdi ka muuqda

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 ปีที่แล้ว +2

    Yaad ka caqli badantihiin maxaabiista iska heeysta adinkaa u sabah ah naceeybka somaliya

  • @Bishar-ej3jo
    @Bishar-ej3jo ปีที่แล้ว

    Habar munaafaqad ah
    Afka iyo dabada isku furan yaaahoooo

  • @SagalMaxamed-gv7lh
    @SagalMaxamed-gv7lh ปีที่แล้ว

    Isaaaq waa reer abtgay harrti ahay
    Alloow nabad gelyo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว +3

    SNM ka hadal iyo meesha dhibaatada ka socota

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Maxaabiista laascaanood duqeeyay lasiindaynmaayo waa lamaxkamadaynayaa sharciga ayaa lagu qaadayaa la socda

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland qof ka cafimad qabaa wa fadumo ibrahim ❤❤❤

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว +2

    Wuxu been badanaa

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 ปีที่แล้ว

    Maxaad dhaafsan maxaabiis miyaad haysaan 4 qof EeAad karaafteen sedexdiina Toolo Naayaa waanu laynaynaa mujrimiinta dumisay dhukayagii waanuna ciqaabaynaa

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator ปีที่แล้ว

    Fatima xageed jirtay markaad laascaano duqeeyneesay xageed Aqlogaagi xumaa waa digii lahaa baga ciidanka domalikand Guul hada markaad jabtay ha booyin ee Adkeeyso Aamu

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo 11 หลายเดือนก่อน

    Idoor ku walay puntulan,Shurugiin idin raac shanta waqti yahuu

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 ปีที่แล้ว +1

    Waxba kama galin sool iska iloow

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Iyagoo jooga Sool baa Dhulbahante haystay Buuhoodle oo Togdheer ah ! Sanaag xagee la gaynayaa! Dhulbahante dhulka uu dego kaligiis ayaa Ka badan Isaaq oo dhan! Sanadka waa la is bartay!

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 ปีที่แล้ว +1

    Ssc waa ku waalateen

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Reer reer gumaysanayaa majiro soomaaliya soomaali baaleh

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Puntland haku waalan khaatumo stad ayadoo maamul goboleed ah ayaan kutusaynaa maxaad KU hadlaysaa hadhow

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 ปีที่แล้ว

    Ololaha Ismael jooji

  • @haruunhasanjibriil1094
    @haruunhasanjibriil1094 ปีที่แล้ว

    Faadumo ibraahiney inader waxba ha qaylin hana buuqin ictiraaf helimeysaan qiyaamaa ka dhow

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn ปีที่แล้ว

    Darood kuwas qaylo dheer

  • @kismayo612
    @kismayo612 ปีที่แล้ว

    Cajusadan hadi ee umaleyso inte hart I isku sirikarti wellcome shaley farmajo farmajo kujirte wexe ahed inte isku dirikarti darood never never ee isaqan kalagi eh isku socele ban

  • @faizam523
    @faizam523 ปีที่แล้ว

    Hadalkaagu waa isdhaaf eedo fadaarkana waad diidan tahay iney somaliland goosatana waad guubaabineysaa.

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 ปีที่แล้ว

    Hartiwalad maxaylshirtimiday solowakatashatay kabaxbadeday habarey walani yahuiskubax anacawarayin kkkkkkkkk

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว

    Buntland iyo qaatumo ayaad rabtaa in aad ka dhex kaluumeysato naa naga dhamow

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 ปีที่แล้ว

    Talo yaa mamamadan ay wax ka maqashaa o u sheega in ay cibaadada badsato oo u sheega in ay qaylada iska deyso somaliland iyo somali kalana waxba kama qabankareysee

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 ปีที่แล้ว

    Daarood haka dhex kaaluumeeysan eedo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +2

    Habartan Habar Awal eeda adeerkeed Muuse habaarqabe dul hoganaysa bay cid kale kula ciirtay Isaaq iskuma jiro jeegaan iyo dad saafi ah loo kala bax

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 ปีที่แล้ว +1

    Nanwaad qaldantahay markad ledahay huwantu mamubay donaysa butlandbana hotagan s landba hotagan oy dalkeda tahay odhadaxun da

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 ปีที่แล้ว

    Naayaa buuraha sool mar danbe iidoor waa ka xaaraan ee hanagu waalanina naa markaad guryahaga iyo magaala madaxda isaaqu naga burburinayey maxaad sidaa wanaagsan ugu hadliweydey abaayo marbey dhulbahate khadameene iska ilow in mardanbe hoosta lagu soo gashado tankale dee majeerteen waa walaalkeye ogow

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ปีที่แล้ว

    SOOLKUU WAASTYE NAACALA TAALCALYGE HAABAR DHUULBANTE IYO FAAQAAS UU WAAALATYE

  • @fardusmohamoud3088
    @fardusmohamoud3088 ปีที่แล้ว

    SSC Khaatumo state power

  • @kismayo612
    @kismayo612 ปีที่แล้ว

    Aqli waayel dib kas ayuu qawa ee cajuso waa cajuso idoor we aqli yaryihun ee harti mante maa liskudiri karo ee aqligeda baar muse kucub

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 ปีที่แล้ว

    Naag waalan wareersan,waxay ka hadleysa bal yaa fahmaya?

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 ปีที่แล้ว +1

    Kkk sool somaali baa ufuran

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว +1

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo fariid ninay ku jecliyaa caqli caafimaad qaba ayaad ledahay ragbadan oo yidhaa nin baan ahay ayaa igawalee aan ku ag iman karin
    .

  • @SNAcomando
    @SNAcomando ปีที่แล้ว

    Horta hablaha marka ay duqowan maxay isla qaad qadan doqontan waxay ka hadleyso arag war adigaba somali ah sinjigaga miya burburine malaha xawash ayaad tahay 60jir baad tahay oo dumar ah waxa ceeb kugu ah in raga aad hor boodo war isku xishow