WIILKI SOS O ABIHIIS LA HELAY DAHIR ALASOW O ADEER U NOQDAY 🤭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +9

    Alxmdu lillaah ducadeydii xalay uguduceyey waalidkisa in uu alle usahlo wuu iga aqbalay alxmdu lillaah awowe dahir alasow❤❤❤

  • @mohamudabdulahi2517
    @mohamudabdulahi2517 หลายเดือนก่อน +8

    MashaAlah hambalyo ayan leyahay tan labad Dahir Alasow waxa tiray inaad sacad tahay sacad dadka wax ma dheero

    • @GaniMaxamed-u2h
      @GaniMaxamed-u2h หลายเดือนก่อน +1

      Maash allaah sacad waa da'da isjecel walaahi aad ayeey isku caawiyan wan reer abtiyaasha allaah ha sharfo amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulillaah Allihi u soo dhaweeyey ayaa Mahad leh Mansha Allaah Sakariye Mambaruug

  • @marianabdimohamed7939
    @marianabdimohamed7939 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa nin muqdisho ku soo barbaarey hadlkiis wanaagsan ayaan ka garnee waa reer magaal eh oo reer xamar reer moqdisho masha Allah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +2

    MASHA ALLAH❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 หลายเดือนก่อน +4

    Daahirow farxadaas oo wiilka farxay awgiis inaad jano ku heshaan allah kaaga baryaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน +4

    mansha allah wiilka riyada hambalyo❤murugta iyo farxada wan kula qeybsaney

  • @KaltuunHussein
    @KaltuunHussein หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah ani hataa xalay waa u duceye inow labadiisa walid helo wana helay alxmdlah ❤

  • @KaltuunHussein
    @KaltuunHussein หลายเดือนก่อน +8

    Ileyn waxa caruur soos ku korayba waa ciyaal maher kudhashay

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 หลายเดือนก่อน +7

      Meher laysla dhuuntay hadhowna gabadhii lagu dafiray reerkii gabadhana halkaa kaxanaaqay ilmihiina lagu tuuray SOS allaah uunbaa xaal og

  • @RaxmaSalaad-e3v
    @RaxmaSalaad-e3v หลายเดือนก่อน

    Masha allah wuu nasiib badan yahay❤❤❤

  • @ifrahshire6839
    @ifrahshire6839 หลายเดือนก่อน +2

    Waan u baahanahay dad nagu so biro❤

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah Dahir aljaha ku xafido hana kaa farxiyo insga allah dad. Adan ayaad kurbada ja fayday allaha kaa farxiyj

  • @ahmedahmed-q1z4s
    @ahmedahmed-q1z4s หลายเดือนก่อน

    WAXAAN aad ugu faraxay sida qiimaha badan ee uu u diidey in la qod qodo wixiii dhacay. qalad wuu dhacaa lkn waa aabo aad u sharaf badan oo xaqiiqa ku nool ah . aad baan kuugu mahad celinayaa aabo aad u qiimo badan weye.

  • @Vibemoulid
    @Vibemoulid หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah waxan ooyday walahi wan ku duceya dazhir

  • @karinaali63
    @karinaali63 หลายเดือนก่อน +1

    Me too I pray for him somali odhan ba u duceeysay wiilkan Mashallaha he looks like his father ❤❤❤🎉🎉

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka waa nin sacad saciid ah waalagu yaqaanaa dadnimada sifiican ayuuna uqalbi hadlay bina'aadankana qalad waa kadhacaa waxuu kafiicanyahay 100% kuwa ilmahooda inkiraayo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน +1

    mansha allah ❤❤❤

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 หลายเดือนก่อน +4

    Soos waaba meel xun hadiiba ilmaha dadku kenaan magaca laga badalayo waxaan modi jiray meel fiican oo dadka u.arxanee

    • @fariidoxaaji8738
      @fariidoxaaji8738 หลายเดือนก่อน

      Kuwa keeney ameey bedeleen magaca si aan raad u soo gelin oo aan loo helin

  • @wardayuusuf7547
    @wardayuusuf7547 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waan ooyey ax 😭😭😭😭😭😭

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 หลายเดือนก่อน

    Raganimadu ma gabar aad dishay oo dhimatay iyo baby aad dishay inaad 30 sano kadib soo raadisidbaa???

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe หลายเดือนก่อน

    niin raaga waa saas ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd หลายเดือนก่อน

    Way isku eg yihiin alaahu AKBAR alhamdulilah

  • @MinaAbdullahi-z7q
    @MinaAbdullahi-z7q หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaha guleyso

  • @رحمهمهدي-ف1ض
    @رحمهمهدي-ف1ض หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdullilaah hadii waalidkiis loo helay

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc หลายเดือนก่อน

    Waalidiinta qaar qalbi adakaa subxanallaah maxaa wiilkan loo raadin waayey mar hore dulmi badan baa laga galey caruuraha SOS kusoo korey 😢

  • @Umu-aya
    @Umu-aya หลายเดือนก่อน

    Oo tiktoka sigaar ma u uraa 😂😂

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 หลายเดือนก่อน

    mashalla🤲🤲🤲🤲

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 หลายเดือนก่อน +3

    Waa isu egyihiin wiilka iyo ninkaan

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir หลายเดือนก่อน +1

    10:27 😂😂😂 u guys fifth count cousin 😂😂😂 we only see family first cousins n second cousins n third cousins welcome as friends never fifth cousin because we are big family's n halftime we never meet some of first cousins because my grandpa have 40 kids mashallah 🇸🇴🇸🇴 abgaal can't keep up cousin but brothers look up brothers so there's not family issues

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe หลายเดือนก่อน

    haambalyo❤❤❤❤❤❤

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 หลายเดือนก่อน +3

    Sidaad u dhashayba adigaa yaqaanee wiilkada xanbaarso

  • @MohamedaliAli-w9x
    @MohamedaliAli-w9x หลายเดือนก่อน

    Mzee ameniboo ni smoker

  • @MARTALGEMINIG
    @MARTALGEMINIG หลายเดือนก่อน +1

    Alaahu.agbar.noolow.dahir

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน +1

    Daahir ma inuu ina adeerkiis iyi wiilkiisa ku shito oo yoraahdo wiil iyo aabihiis baa is helay buu keenay duq daahir naga cilmi badan😂😂😂

    • @halimayussuf3032
      @halimayussuf3032 หลายเดือนก่อน +3

      Waa ariinta ogu farxada badan waye al xamdulillah dad is dhalay oo kala dhumay oo is heley maxaka fiican

  • @hodanadan5973
    @hodanadan5973 หลายเดือนก่อน

    Farankana wiilkeeday inkirtay

  • @abdinorkedie2061
    @abdinorkedie2061 หลายเดือนก่อน

    Ma wiiro Maxamuud Xarbi ayaa warkiisa kkkk?

  • @queensomalia7947
    @queensomalia7947 หลายเดือนก่อน

    Waa isku egyihin wiilka iyo aabihi

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 หลายเดือนก่อน +2

    Ilmihii inta ladhlay latuuray oo dib loo kala boobayo nin hadii tahay waa dhul mashaceysid😮

    • @adarsheikh-ali9290
      @adarsheikh-ali9290 หลายเดือนก่อน +1

      Gab dhaha waa laga kala cara raa

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 หลายเดือนก่อน

      saas mahan sheekada nin ka marku in karay ciyaal ahay dhahay waan cab saday marka aabe la i horkeenay kadib waan qirtay oo cidii xaal marin ba loo geeyay, lkn mesha khaladka kadhacay waxa waaye gabadhii markay dhahay wadanka walaga diray euro loo diray cunugii ayeeyadii ba reebatay markay 🆘 🆘 gaysay ayeeyadee ( dahir marku dhaha ayeeya gaysa day aamus buu dhaha daahir oo khaladkii dhacay in lasii qod qodo marabo wixi dhacay soo laban maayaan ) nin dhalay cunuga 2018 baan ogaaday buu dhahay, madama cidi dhan ay euro galeen asaga inuu la maqan yahay buu mooday hooyadi dhashay nah ayeeyada waxay ugu sheekaysay nin kii dhala qaatay cunuga asaga kusoo raad san doona marku waynaado meel dhexuu ku lumay cunugaas miskiin kaan asaga ciqaabtiii maray

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg หลายเดือนก่อน

    Qaladka waxaa ka galay qofkii sos geyay waxay aheyd in magac aabihii loo diwaangeliyay

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน +4

    Ma la hubaa

  • @IskutashiGuud
    @IskutashiGuud หลายเดือนก่อน

    HOOYADIS XAGE LAGA HELAY WAASA QOLMA HOYADIS

  • @ladanawcali7299
    @ladanawcali7299 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @MahadGoraa
    @MahadGoraa หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 หลายเดือนก่อน +1

    Ar. Ninkaan. Iyo. Wiilka. Waalakalagoyay waa. Isku. Egyihiin

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g หลายเดือนก่อน +2

    Wey isku eegyihiin Aabihii

  • @AliD-xm7ro
    @AliD-xm7ro หลายเดือนก่อน +1

    Muxu uu diideya in ayeeyo warkeeda la keeno DN haduba ogalayahay waa alxduillaaha

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 หลายเดือนก่อน +1

      War xun inuu ka taguu diidaa maadama waxay ayeeyada sameysay xanaaq uu isaga geystay tahay

    • @reallyg9264
      @reallyg9264 หลายเดือนก่อน

      PRIVE WAYE ARIMAHA QAAR

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 หลายเดือนก่อน +1

    Walww way isu egyihiin

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe หลายเดือนก่อน

    sama falele waa ku wataa lakin waxa aan kugu nacaay Abgaal iyoh
    habaar gidiir oo gabdhah walaala isku balaamiso aano xita xaamar jadiid ku gu wataay hada waa ku caafiyaay

  • @umaimamohamud2545
    @umaimamohamud2545 หลายเดือนก่อน +1

    Daahirow adugau dhenagii ogaadaae ma iskaqaaday

  • @Zurich527
    @Zurich527 หลายเดือนก่อน +1

    Inuu qeeyrul masul inuu yahay waa wuxu sigaar mesha ugu cabbaayo Kan wiilka muxuu U qabanaa isaaba nolosha Ka dhacsan

    • @shamsocali3492
      @shamsocali3492 หลายเดือนก่อน +2

      Aabaha ha iska xumaade wiilku dadbuu rabaa

    • @Zurich527
      @Zurich527 หลายเดือนก่อน

      @@shamsocali3492 asaaba leh anaa danbiga leh wiilkana WAA MISKIIN LA DULMIYAY ILAHEY TOLKIISA HA U MACAANEEYO

  • @ShukriYassinmuxamad
    @ShukriYassinmuxamad หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤😂

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah hadii waalidkiisa loo helay.

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 หลายเดือนก่อน

    Dhibkaa yarkaa ayaan 30 sano ciqaab kumaray ???
    Ninku wali waalidiisii ayuu ku indho adagyahay
    Nin somaali xagee lagu xisaabinayaa

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน

    Waa isku egyihiin .

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 หลายเดือนก่อน +2

    Wixii wacal ah dahir ayaa adeer u ah

    • @Askasom
      @Askasom หลายเดือนก่อน +2

      😂😂xitaa adiga adeer Kuuyahy

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 หลายเดือนก่อน

    Wiilka iyo ninka waa isku egyihiin

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน +1

    Ma hubtaa in mehersatey.17 jir macquul ma ahan. 34+17= 51 beenale.😊

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 หลายเดือนก่อน +3

      Kayaraa isguursada

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 หลายเดือนก่อน +1

      banooni baa la iga soo waday buu dhahay ciyaal xafad buu ahaa dhali yara wa iska qooqan yihiin 😁 qalad qooq kudhacay dhibka keenay

  • @abbdll
    @abbdll หลายเดือนก่อน +2

    17 ayaa jiray ayuu dhahay 37+17=54 ninkaan 54 miyuu jiraa

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ka yar yahay 53 sano, koley aniga waxaa u arkaa in uusan da, daas ka weyneyn soomaaliya labaatan sano ayaan ka soo maqanahay markii aan last year ku noqdey dadkii waan aqoon waaye walaalaheey iga yar yaraa xitaa waan fahmi waayey waxeey iila ekaadern dad wasweeyn

    • @Seinab-pt7io
      @Seinab-pt7io หลายเดือนก่อน +1

      BISHUU DHASHAY BEEY KU XIRANTAHAY INUU JIRO 54 SANO MA 53 SANO.

    • @ridwaan2020
      @ridwaan2020 หลายเดือนก่อน

      Wu jiri Kara wa macqul.

    • @abbdll
      @abbdll หลายเดือนก่อน

      60 wuu ka weyn yhy sida ila thy.

    • @abdimohamedahmed1240
      @abdimohamedahmed1240 หลายเดือนก่อน

      50 jir kama weyna ninkaan

  • @naimo133
    @naimo133 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waan ooyay inbadan muxuu dareemay wiilkaas ciil labaday

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 หลายเดือนก่อน

    Muxuu uraadsan waayay marhore

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 หลายเดือนก่อน

    Sacadow xaal qaado

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq หลายเดือนก่อน

    Sorry qeru masulba tahay

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah