WARARKA SOOMAALIDA: ITOOBIYA/SOMALIA + MUDUG + SHABEELAHA HOOSE + DOOLO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2024
  • WARARKA SOOMAALIDA: ITOOBIYA/SOMALIA + MUDUG + SHABEELAHA HOOSE + DOOLO
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 25

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk 3 วันที่ผ่านมา +3

    قال الله تعالي في الكتابه الكريم في ان مع العصر يسر ان مع العصر يسرا❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 3 วันที่ผ่านมา +3

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @mohamaxamuud-km4rc
    @mohamaxamuud-km4rc 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 วันที่ผ่านมา +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada wada dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sheeko caruureed ninkan ku saaqiday siyaasada, ball kawaran tigree ama axmaaro hadii ay dawlad kale heshiis lagalaan Miyuu aqballayaa oramkan jahwareer san

  • @MuqtaarMaxamedMsxamuuf
    @MuqtaarMaxamedMsxamuuf 3 วันที่ผ่านมา +1

    ASC hbn nuur gare machan ee waa nuun gare

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 วันที่ผ่านมา

    Jawaabta ay bixinayaan xitaa waa mid daciifnimo ah, Inta jeer oo uu abiy si kibir ah ugu hanjabey inuu bad si xoog leh ku healaayo, ragaani xukuumada joogaa waa dad qalbadaha ka dhibtey, maxaa dagaal argagaxiso ugu haadeysaa adigoo si cad laguugu hanjabayo, Illaahow umadaan u keen rag hagayo si dadnimo leh, yaahuu…

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wll in xabashi iyo wax dadba ahayn ay na aflagadeyaan shacabkeena iyo madaxdeena soomaaliyeed waa wax aan isku keney markii gaaladu ay gobal gobal ay noo qaybiyeen waxaa raali ku ahaa madaxdeena soomaaliyeed wax aan isku keeney mooyee waxkale nama haystaan mahadsanidiin

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 วันที่ผ่านมา

    Wixii soomaali la odhan jiray haddii lagu wareejiyo illeen dawlad noqon mayso ee ma dhib baaba ku jirta aniga waxay ilatahay qabiil qabiil xukumi maaye xabashidu waa dad dawladnimada yaqaan ee ha laga faaiidaysto oo soomaalida oo dhan waa yaab yaabkiis abiye hadalo cajab ah ayuu ku hadlaa

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h 3 วันที่ผ่านมา

    Xukumada ethopia waxaa u diyaarsan goynta 2 da wabi juba & shabeele tasoo sugaysa heliida bada wuuna sheegay pm dr abiye inay soomaalia siiyaan biyo macaan

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 3 วันที่ผ่านมา

    Hasi raseywareh sidisa

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 วันที่ผ่านมา

    AbiyAhmed warkiisu wuu cad yahay bad inuu helaa ka go'an Dowladda Federalka Soomaaliyana way calaacalaysaa

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h 3 วันที่ผ่านมา

    ina adeerkay pm Dr abiye Ahmed sh alidheere soomaalia waxa uu ka xoreeyey cadowgodii koobaad ee ahaa wayaanihii tplf tigree oo 1991 ilaa 3/2018 kii soomaali wadarteed liqay taasoo intuu dhuunta qabtay kasoo matajiyey waxayna ahayeen tplf wayaane oo wixii uu soomaali ku dhigeen lawada ogaa haba ugu daraado gogoyntii JDS
    ee sameyey somaliland putland galmudug hirshabele k galbed jubaland waana lawada ogaa markii uu xilka qabtay 3/2018 kii waxa uu albaabada isoogu dhuftay dhamaan m goboled yadii general gabre uu mw ka ahaa wanad ogtahay mw Vila soomaalia inuu ahaa general gabre
    balse markaa uu xilka qabtay pm Dr abiye ilaa Laga Soo gaadho duulaankii damuljadiid ee 20/7/2022 dii lagu qaaday gobolada DDS afdheer & SHABEELE kahor xukumada baytul mingistiga pm Dr abiye Ahmed sh alidheere JDS ya faragalin muuna ku samaynin kumana aha duulaan waayo cadawgiisu waa tplf wayaane tigree & axmaaro qudhmuun
    wuuna uga aaray wixii ay soomaali ku sameyeen tplf & axmaaro taasoo uu kabahodii ku aasay balse daandansiga tplf ta soomaalia damuljadiid ayaa bilabay wajigii 2aad ee dagaalkii wayaane tplf kasoo ay duulaanka qaaday damuljadiid 20/7/2022 dii wixii kusoo dhacayna waatii lawada ogaa Marka wallo hoogu waa Vila daarunadwada Xasan wayaane tplf ayaa ah halka ay soomaali u dhiman hayso
    Waayo xukumadii nabad & nolol intay joogtay madhicin faragalin xukumada ethopia intii uu hogaanka hayey ina adeerkay geesiga geesigu dhalay pm Dr abiye Ahmed sh alidheere waana tii lawada ogaa in xukumadii nabad & nolol ay Soo afjartay colaadihii
    Ethopia & ereteria
    Ethopia , & soomaalia
    Ayna samaysteen heshiiskii 3 geesoodka ahaa
    hadaba ogoow xukumada damuljadiid ee uu hogaamiyo ismaaciil cadow soomaaiyed & xoghaye yaashiisa MUUSE biixi Xasan sh mahamud Ahmed madoobe & dhamaan ururka damuljadiid inuu yahay tplf ta soomaalia wayaane uu ku samaystay 1993 _ 2018 kii
    Balse imaashadii pm Dr abiye Ahmed sh alidheere ina adeerkay dhamaan wixii faragalin tii ethopia ahayd waakii albaabaha isoogu dhuftay dhamaan mw goboled yadii ay wayaanihii sameyeena waakii xidhay la macaamilkii ethopia waana kii kala macamili jiray xukumadii fadaraalka soomaalia oo bes ah khaasatan mw farmaajo & pm Xasan Ali KHAYRE & taliyihii Nisa Fahad yasiin & wasiirkii arimaha dibada oo bes ah
    Hadaba dhamaan heshiiskii waxaa burburiyey mw soomaalia ismaaciil cadow soomaaiyed kasoo toos ufashiliyey dawlad sameeyey balaayo qaran tii damuljadiid

  • @maxamedabshir9463
    @maxamedabshir9463 3 วันที่ผ่านมา

    Colaada gobalka doollo way jirtaa lkn mawliidaw kan kuu waramaya waa beenaale wax war ah ma uu hayo

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 3 วันที่ผ่านมา

    abiyi ahmad runta ayuu sheegay 👍👍👍👍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @user-uy9dr8ks7e
      @user-uy9dr8ks7e 3 วันที่ผ่านมา

      Ethiopia ilahey bad masiin ee wabigeeda ha amaansato wabigeeda. Hadii kale adis Ababa lugu murmin

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 3 วันที่ผ่านมา

      Hadal kada waa ron walhi hadal kada

    • @user-uy9dr8ks7e
      @user-uy9dr8ks7e 3 วันที่ผ่านมา

      @@user-gl2go3kp6s Ethiopia oromo af somaliga bartey ba tahey. Maxa run ah Ethiopia ilahey bad masiin ee wabigeeda ha imaansato

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 3 วันที่ผ่านมา

      Warya i degeso aniga wxan somaliya ma fahamtay xawasho iyo amxaro miya imado ma fahamtay mise adiga amaxaro ah

    • @user-uy9dr8ks7e
      @user-uy9dr8ks7e 3 วันที่ผ่านมา

      @@user-gl2go3kp6s ma tihid oromo tahey Ethiopian. Hooyada wase nooga bax bageka

  • @fardusmophamed6367
    @fardusmophamed6367 3 วันที่ผ่านมา

    Waar kani waa beenaale sababtoo ah wuxuu sheegay oo keliya inta uu isagu jeclaa oo kaliya warka intii uu ugu muhiisanaydna wuu ka tegay

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 3 วันที่ผ่านมา

    FAQASH SOMALIA 33 SANADOOD AYAY HOOGAYEEN MASAAKIIN
    🤣🤣🤣🤣 BAL MAXAA JAMHUURIYADDA SOMALILAND DABA DHIGAY