DAREWALKII M/WEYNIHII HORE SOMALIA MAXAMED SIYAAD BARRE OO SHEGAY IN MUNGAAB U GURIGISA KA HAYSTO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 236

  • @sakariyeabdulahi4222
    @sakariyeabdulahi4222 7 ปีที่แล้ว +12

    wlhi somali waxaaa ka jiro wan ka xumahy in badn allaw somali haqa tos

  • @abdirizakmawjochannelhassa6526
    @abdirizakmawjochannelhassa6526 5 ปีที่แล้ว +1

    Shekadaasi dhawaan way soo dhamaan doonta laakin raga isku sheegaya inay magalada xoog ku haystan waxaa la arki dona iyago bananka tagan Isha Allah.

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 7 ปีที่แล้ว +6

    tuugo ayay ahaayeen. nimanka kornaylka ka oohisiiyayna waa inay dowladda u abaal gudaaa...muungaabna maxkamada lahor keeenaa

  • @nasrahassen3578
    @nasrahassen3578 8 ปีที่แล้ว +4

    walaal ha odhan sidaa soomaali waa mid cidina xoolihiisa meel cidla kagama tagayo

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 11 วันที่ผ่านมา

    Markii horeba ayaaad dulmi kudhistay
    Hal xaaraan ah nirig xalaaala madhasho

  • @nasiibabdullahi9094
    @nasiibabdullahi9094 9 ปีที่แล้ว +5

    mungaab iyo dowlda hoose waxey wax ku qataaan laa luush leee niinkii siiya gutiga aa leedahy xtaa walagaa saraa waxuuna rbaaa inuu isa soo sharaxo 2016 yaaa ku siinaaye heee tuuug waaaye alle dadka haka qabto

    • @leafsforlive
      @leafsforlive 9 ปีที่แล้ว

      +Nasiib Abdullahi
      Muungaan magaaladisa uu joogaa ee kuuma inam kumana soo wacan oo
      ii kaaley kuma dhihin wadanka waa federal ninba goofkiisa ha xarto e maxaa kaa galey waxa u sametynaayo mise xamar iyo boosaasaa isaga kaa qaldan
      xaase naga galey anaga wax bosaaso ka dhaco anagfioo ka hadleyna aragtaa doolaalo dheeraa dadku tuug waxaa ah odaygan indhaha biyaha ka deyhaayo isagoo waayel ahna beenta la ooynaayo iyo adiga iyo inta kula caqliga ah ee dulmiga ula duuban e intaas afka labo sharooto saarto saas laguma helo xoolo islaameede isku sheexa oo hala soo shirtagina han qashin oo dangud ahayd baa la isiiyey dhulkeeda intaasaba xaqiiqo ugu filan dulmigii xamar lagu haayey
      balse beentaas maanta gedmi meyso oo siyaad bare ma noola maha nin hawiye ah aa ku fadhiya e ninba waa markiisa gabdhaseyna u dambeyn doontaa gacantooda gurigaas kii ku farxi lahaa iyo ki ka nixi lahaaba.

  • @asadyare7
    @asadyare7 8 ปีที่แล้ว +1

    Qofkastoo daaroda haka guuro mugdhisho . Pls eeynu uguurno dhulkeena wanaagsan

  • @Jeylani72
    @Jeylani72 5 ปีที่แล้ว

    allaha kaaga soo dhiciyo hadaa dan markii hore aadan dhicin oo shaar dowladeed iyo musuq aadan ku sharciyeesan

  • @maxmuudhersi9650
    @maxmuudhersi9650 9 ปีที่แล้ว +2

    waxaan oran lahaa oraahdii ingiriiska ahayd oo oranaysay (a person is not guilty until proven by the court) halkaas waxaan ka sheegayyaa ninkaan odayga ah oo laga dhacay gurigiisa sida uu yiri gudoomiyaha gobalka banadir, waa in laga warsugaa cadaalad somaliya, sida maxkamada sare. aniga waxaan layaab u arkaa dad waaweyn oo islaam ah inay maslaxad dhaw fiiriyaan mida danbe oo haraysanna ay siistaan wax yar oo sandaroor ah. hala xishoodo oo xuquuqul insaanka haldhawro.

  • @munasarcade2842
    @munasarcade2842 4 ปีที่แล้ว

    Abgaal Ilaah miyaada ka baqeyn miyaadan xishooneyn subxaana laah

  • @shariifkukey1269
    @shariifkukey1269 9 ปีที่แล้ว +2

    Wlh waa dulmi allow ugargar

  • @mmimadar4216
    @mmimadar4216 9 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanaka yaacadiim sidaasay dawladnimo kû sheegtaan nabadiyo deganaanshana kû doonayan col'ciidan marka laba xidigle gurigiisa ka saarayo shacabka aan awooda laheyna mxd ka rajeynaysa inlagu hayo alloow ugargaar odeygan miskiinka ah

  • @ismailmohamedabdulle6934
    @ismailmohamedabdulle6934 9 ปีที่แล้ว +1

    soomaaliyay is bar qabo Dulmi diida daacad ku shaqeeya kulsigu ma waaraayo inta maanta ku fadhiso wallee biri ma sii joogeysaaan waqtigaad baneysaaaaaaaaaaaaaaan xaqu wuu dilaaaaaaaaaaaaaaaaaaci doonaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @midhishochannel.8669
    @midhishochannel.8669 9 ปีที่แล้ว +6

    waa dulmi , aan loo dulqaadan karin, kornaylka si deg deg ah gurrigiisa ha loogu soo celiyo

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 5 ปีที่แล้ว

      Csac waa faqashti siyaad ee dadki guriga lahaa siyaad uga dhacay waa beentiis

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว

      @@siraadhassan4116 naa allahaa ka baq oo dadka islaameed afkaaga ka jeedi oo ragu wuu kaftamaaye naag baad tahaye wax isku fal

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedshakaal1545 AMUS AFDHERE MAXA KAA HADLSIYAY MA RUNTA KU XANUNJISAY ILEEN MA XISHOODO FAQASH DHIIGMIRATO XAARAANTII KACAANKA WAA LEYSKAAGA DABA YIMID ALL FAQASH TAKO UMA TAALO MUQDISHO

    • @MohamedSaid-ob3ug
      @MohamedSaid-ob3ug 5 ปีที่แล้ว

      @@siraadhassan4116 dagaan waa xoogaa dalka oo Somalya haybad u yeelay. Faqash iyo qabiil qurun waa wixii ka dabmbeeyay Siyaad Barre AUN.

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 5 ปีที่แล้ว

      @@MohamedSaid-ob3ug FAQASHTA DHIIGMIRATO ILAHEY WAA KA DULQAADAY UMADA 21SANO KA HOR HADANA MINGISTE FIRQAAJO U SURTA GALIMEYSO INUU WADANKA KU CELIYO 21SANO KA HOR WAAYO NINKAAN WAA CUQDADEYSANYAHAY NO MORE FAQASH DHIIG MIIRATO NO MORE MAAFIYO USOO SHAQA TAGTAY GOBOLKA BANADIR

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 5 ปีที่แล้ว +1

    Xamar waxa ka jira illahay ayaanu ka magan galanay

  • @calanbile
    @calanbile 3 ปีที่แล้ว

    Siyaad Bare 1969 ayuu qabsaday wadanka, isla markii wuxu bilaabay boob xaga dhulka ah, mareexaan, dhulbahante iyo warsangali isaga inti askarta u aheyd ayuu Muqdisho dadkii guryaha lahaa intuu ka saaray ayuu dadkan siiyay, waxaan u baahanahay ma jira qof heysta warqad cadeyneysa in uu guriga leeyahay qofkani warqaduna ay tahay maamuladii siyaad Bare ka horeeyay, Siyaad Bare dhulkii uu xooga ku qaatay oo dhan waala soo celinayaa waa balan

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว

    Ina lilah wa ina ilah rajicuun
    Xaqdaro waa taas war korneelka kaxishooda hantidiisa udhaafa

  • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
    @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk Waa Faqashtii Waawaynayd , allaylee bagaad ka saarteen waayo dhiigya cab u shaqayn jiray Dad cunkii Afwayne barre waliba inaad dishaan bay ahayd najiska dhiigii somalida qaba 👈👈

    • @hersi99mohamed81
      @hersi99mohamed81 5 ปีที่แล้ว

      nacas nacas dhashy bilaa caqliya dad bilaa damiir ah ayaa ku dhaly naxarius malihid md jeceshahy in hantidaada xoog lagaaga qaado waa aabo dulman oo ilmaynya ax ax ax allaw cadaald ma jirtee allaw ugargaar amen amen amen

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 2 หลายเดือนก่อน

    siyaad bare ayaa lagaa urinayaa korneylkee waar xejiso

  • @maxmuudhersi9650
    @maxmuudhersi9650 9 ปีที่แล้ว +2

    hala is illaliyo aduunkii oo dhan ayaa wuxuu noqday (one village) karbuunada hala is ka illaaliyo nimanka xamar joogooy. yeysan dhogartu idin kadhicinee,

  • @mubariktahar144
    @mubariktahar144 9 ปีที่แล้ว

    sax! Anoo ku hadlaya Magaca Qurba joogta Reer Somaliland, kornaylku isaguba markii hore wuu dhacay! markas waa in loo sheegaa isagaba qaabkii uu kusoo galay in looga qaadaayo

  • @hanadnuurmaxamud1243
    @hanadnuurmaxamud1243 7 ปีที่แล้ว

    Abdow taas beenba ku shegtay wllo hawiye waa taa manta dowlad nimada samesay askarta u dhimanesa waa hawiye magaca dowlad nimo marka qabiil yusa ku qadin nin tuug ah in dad dhan wax ugu shegto maha marexan ayaa so haray waa tu somaliya xasuqay aniga kaliya meqa qofbu iga dilay sidas ey tahay aniga kama xumi oo tadi baa dhamatay qabiil xal maha hadi qof walba shegto qabiilkeyga ayaa awod lah masha aan joogo soma garnen caadi iska dhigo dadka gees ka cuqdad baa ku dilate hawiye waxa xaqiqo ah in lagu nacay sida dowlada u radinayay

  • @DS-fb2vr
    @DS-fb2vr 9 ปีที่แล้ว +2

    ODAGAAN gurigaan maba lahaan karo sababtoo ah markey xamar ay qasneed ayaaba laga xoogi lahaa gurigaa saas u wayn macquul maaha intaas inuu joogay xamar odagaan mar hore ayaaba ;agu yaaci lahaa asaga naftiisa guri iska daaye malaha waxaa laga yaaba inuu hada soo laabtay markuu xamar degay oo uu rabo inuu gurigiiisa dib u helo laakiin waa xamar ayaan joogay intaa odaga kama aqrisanayo

  • @mohamoudabdikanishire2518
    @mohamoudabdikanishire2518 9 ปีที่แล้ว +3

    qaan mareexaan waa qaaxo kugu maqan
    anigu waxan dhihi laha inta ay goori goor tahay ninkaas gurigiisa haloo daayo

    • @somalilanddalkayga2078
      @somalilanddalkayga2078 9 ปีที่แล้ว +1

      +mohamoud abdi want kkkkkkkk faqash goormaa warkaa laga tagay ma 1980 kii baa la joogaa waar maanta midgahaaad la level tahay duli

    • @mohamoudabdikanishire2518
      @mohamoudabdikanishire2518 9 ปีที่แล้ว

      +Somaliland Dalkayga qof cuqdadaysan ayaa tahay allha ku caafiyo ayan ku leeyahay wax kale ku oran maayo

    • @Janankaify
      @Janankaify 9 ปีที่แล้ว +1

      +mohamoud abdi want Tilka bi tilka, wixii aad tidhi uun baa lagu yidhiye, waxba laguuma dhimin. Ilka-xanaf dhul mulkigiisa ma bixiyee, hadaad dhul lahayd masaakiinta ka gar bax, oohintana anaga horeyba nooga soo dhamaatay oo 1984 maba nala soo gaadhin. Waxa Hargeisa qiyaamaha la ii soo taagaa, nin curyaan ah oo labada lugoodba la' oo toorey haysta oo nin salkaal faqash ahi laba askari u soo kaxaystay oo uu rabo inuu jago uu markaa fadhiyey uu ka qaado ama uu ku qabsado, waxaan u malaynayaa inay 1985/86 meelahaas ahayd. Markii uu askartiisii ku dalbaday ee uu yidhi waar dhulka jiida! ilayn ma istaagi karee, ayuu toori iska soo jaray curyaankii, sidaasaan iskuulka ku sii aaday anoo aad uga murugaysan arinkuna qir iyo qir taagan yahay. dhulka cidda lahayd ilaah baa iga og, waxanse hubaa cida weerarka ahayd inuu sarkaalka ahaa.

    • @mohamoudabdikanishire2518
      @mohamoudabdikanishire2518 9 ปีที่แล้ว

      +geel ciije waxaad ka hadlaysid ma fahmin waxaan filayaa magaca mareexaan inaa xasaasiyad ka qabtaan cuqdada iyo gocoshada iska dhaafa iyo xasuuq beena aad sheegatan somalidaas dhibka yla sinaydeene.

    • @Janankaify
      @Janankaify 9 ปีที่แล้ว +2

      Anigu magac reer maan sheegin ee wixii taariikhda aan ku soo aragnay uun baan ka hadlay, markaa Horta adigaa xanuunsan. Xasuuqana adaaba qirtay iyadoo live ah, markaa hadii dadku markii ooyeen, saaxiib waa markaagii, adigu waabad naga yaan roontahayoo televisiono laga ooyo ayaaba hada jira.

  • @sharrewarsame
    @sharrewarsame 8 ปีที่แล้ว

    maskiin wallahi.

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 9 ปีที่แล้ว +2

    ninkaan gurigiisa haduu xalaal u yahay maalinta ugu danbeyso wuu helaa lakiin darood ma is weydiiyeen markii hore sey ku helaan guryahay ay la cabadayaan waa nalaga dhacay sow markii horeba masakiin kama aydan dhicin. tooka bal tooka.

    • @Fazzy202
      @Fazzy202 9 ปีที่แล้ว +2

      +Abdi wiilwaal Magacina boob ayaad kuheeysaan miyaa??, wiilwaal kulaha

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 9 ปีที่แล้ว

      waa ogahay general caydiidna inuu darood ahaay iyo cadbiqasimna aad dhasheen sida cllahi yussuf ba sheegay

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 9 ปีที่แล้ว +1

      darood haku dhaho shaqeyso waa wax lagu farxo maxaa yeelay somalida kale oo dhan waa shaqeysataa marka adinka la idinka reebo oo ay dowladii siyaad bare caydha dalka idinku siin jirtay system dowladeed inaad wax ku cuntaan maahan ma nooolaan kartaan ayadiina waa la idinka diiday calaal iyo waaban ahaan jiray ku jira.

    • @leafsforlive
      @leafsforlive 9 ปีที่แล้ว

      +Disturbed By The Internet
      xoog hadey ku dhisteen hada ayaa la idinka arki lahaa sida aad qurbaha ugu dayacantihiin oo intaas ad fadhi ku dirir uun uga sheekeysaan iyo heedha maxa la yiri maxaad la dayacan tihin oo aad cayrta uun ugu jirtaan
      oo aad wax shaqeystaba ay idinkugu yartahay oo intaas iskadabo laalaab ugu jirtaan guryaha aad ledahay puntland ayaa laga dhisay saw kuwaad lacagtii burcad badeedka ku dhisteen maaha hadase dhisa watan burcad badeedkii afka laga qabtee oo la dabarjaraye aada jebertiga tigreega ah ee eritrea iyo ethiopia joogaa kuwaasa aad ku sinji tihiine.

    • @mrjamac
      @mrjamac 8 ปีที่แล้ว +1

      +Wiil Waal ma adaa heysta guryo islameed walee intaa eysato guri islaameed ama agoon hurdo kuma la did inkastoo aad wadatiid magac adan u qalmin waxaa ka mid tahay kuwa guryaha islameed xaraan ku eysta soon iyo sako salaad kama samaxanto intaa guryo islameed heysato walee xataa ilmaha kugu dhasha waa xaraan sida ay diinta islaamka qabto

  • @godirguray6147
    @godirguray6147 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahw angoo npda nga kxee soomlia meel cjiipa ah weye u adkysn pdnaa cro alaah

    • @cabdimmmmm5220
      @cabdimmmmm5220 3 ปีที่แล้ว

      Taliye wad heli donta ha khacg

  • @foosiyaad6622
    @foosiyaad6622 7 ปีที่แล้ว

    waxaa laga yaabaa isagaba inuu xoog dad uga qaaday maxaa yeelay xoolo xalaala cidna ma qaado markii horuuu adeerkiis darawalka u ahaa uu abgaal iyo habar gidir kaxoogay

  • @munasarcade2842
    @munasarcade2842 4 ปีที่แล้ว

    Laa xowla walaa qubata ilaa bilaah

  • @actiondhaaf1401
    @actiondhaaf1401 6 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya wadan maha wlhi

  • @boqolpirez5851
    @boqolpirez5851 7 ปีที่แล้ว

    xaaaraaan wye Soomali dhn

  • @maxamedducale386
    @maxamedducale386 6 ปีที่แล้ว

    Somalia hakasoo hagaagto korneelka

  • @abiahmed8038
    @abiahmed8038 7 ปีที่แล้ว

    akhyaarta Dadkainlacaaayo mafiicna

  • @ganey72
    @ganey72 9 ปีที่แล้ว +1

    waxaa ii muuqda nin weyn oo is yeelyeelaya muxuu isu weydiin waayay sababta ummadii siyaad bare la dagaalantay kaliftay inay ahayd gurigiisaa oo miidhan tusaale waxaa laga yaabaa maalintuu darawalka u noqonayey afweyne inuu qol kiro ah ku jirey bil ka bacdina inta boosas reero dan yar ah looga qaaday in bankiyadii qarankana waraaq loogu qoray inuu ka qaato hanti uu gasar ku dhisto markaa siyaad waxa la dagaalamay oo riday askarigii isaga la darajo ahaa ee arkay darawalkaa gasarka ka soo jeeda ee mukeefku u shidan yahay ee kaga sed roonaaday qoyska uu illaah ka dhaliyey uun.markaa siday ku dhacaysaa in guryihii sidaa lagu dhistay ee uu waqtigu u hiiliyey kii booska hore looga qaaday in aayar inta loo soo dhaafo uu iska dego kii boobka ku dhistay!! wallahy wanaag ma muuqdo inta kii dorraad wax dulmay uu leeyahay waxaan idiin geystey illaahay ku hadha balse anigu illaahay ku hadhi maayee wixii aan berigaa dhacay ii daaya oo bilaa hadal iigu wareejiya hadii kale telfishinadaan ka ooyayaa!! kkkkkkkkkkk wuxuu u haystaa cornailnimada tii kacaanka ee ummadda soomaaliyeed lagu boobi jirey yaa yidhaahda lama huraan waa ceel wiyeere qolkaagii kirada ahaa ku noqo hadii kale ninkii aad duub casta ku gabagabaysey subaxaad booska ka raraysey u tag gudin qoorta ha kaaga jaree, allaahu maa ballaqtu

    • @abdirashidmohamedabdi3153
      @abdirashidmohamedabdi3153 9 ปีที่แล้ว

      Jaahilka wuxuu wax karaadiyaa meel aysan wax kajirin. Adiga leh qol kira ah ayuu kujiraye sideed ku ogaatay? Ma aqalka hooyaadaa ayuu degannaa? Ma walaashaa ayuu la deganaa? Teeda kale adigoo maanta qol kiro ah degan maxaa diidayo inaad shaqaysato ood guri aad leedahay degto? Misee dadka waxaad u qabtaa xaaran ku naax sidaada oo kale ah? Shut the F*ck up! Jaahilyahow Huurada leh.

    • @ganey72
      @ganey72 9 ปีที่แล้ว +1

      caqliga qabyaaladaysan ayaa sidaada oo kale wax u fahma una caytama waxaanan u malaynayaa waa adiga hooyadaa iyo walaashaa kuwa uu xaaraanta dejiyey ee uu leeyahay ilmaa ka soo dhacay. ta kale darawalnimada somalia ilmo waa lagu korsadaa mase aha shaqo bangalooyin laga dhisi karo oo taa saqiirku waa ogyahay ee iska aamus cay waxba tari maysee ama keen aftahammo aad ku xalaalayso boobkii iyo dhacii 21sano xoolaha ummada lagu hayey

    • @abdirashidmohamedabdi3153
      @abdirashidmohamedabdi3153 9 ปีที่แล้ว +1

      Aniga qabiil wax igama galain mana aqaano odeygaas qabiilkiisa lkn waxaan ogahay inaad indhaha iska tirayso xaqiiqada muuqato. Tax driver ayaa villooyin dhisan karo kana dhisto dhul ka qaalisan degmada cabdicasiis. adigoo kale inta ay Soomlida kujiraanna silaca Somali haysto wallahi ineysan ka baxayn.

    • @Janankaify
      @Janankaify 9 ปีที่แล้ว

      +Rashka Abdi Alla maxaad indhaha shareer iskaga xidhaysaa, taxidriver-ka Somalia ma kii UK iyo US baad moodey. Waa handti iyo derejo labadaba qabyaalad lagu dhacay wayna cadaatay.

  • @whizmario9473
    @whizmario9473 8 ปีที่แล้ว +3

    tuug tuug dalay somalia somali ba leh ee qabil maleh nin somali ah oo dulkisa xoog loga qadhan karo majiro alla ciil badana yaa somalia madax weyne iga digo wlhi tugadha diga dadkena cadheysaty mel ayan kasari laha maskintana xaqoda ayan u dicin laha

  • @kaboonsupreme3800
    @kaboonsupreme3800 9 ปีที่แล้ว

    booliqaran miyaa kintirkani

  • @0smanwakere651
    @0smanwakere651 4 ปีที่แล้ว

    Cadankii way tashteen waxay utashteen sii ay u titiraan waqabdikii madaxweyne siad Barre ayaka no adegsanaye coloshod ushaqestayasha somaliyeed

  • @sfaamnhjduu9816
    @sfaamnhjduu9816 7 ปีที่แล้ว +3

    tuugoo abgal
    habaar gidir

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 7 ปีที่แล้ว

      hal xishodo Waxii runa Iyo bena Waxaaa Jiro deris adun Deriskaga aqiran deridkaga

  • @jemalahmed9357
    @jemalahmed9357 6 ปีที่แล้ว

    Way way way Waxan ku hadlo magaranayo walhi

  • @shaawey1
    @shaawey1 9 ปีที่แล้ว

    I DIDNOT BELIEVE HIM THIS GUY. HE IS OLD MAN AND TELLS HIN OLD / BIG LIE TOO

    • @aliismail8090
      @aliismail8090 7 ปีที่แล้ว

      korneelka waxaa cunikarto intii hore haahaato kuugu filan waxba haoonin hortaa ayaa laooyay

  • @imanabdi690
    @imanabdi690 8 ปีที่แล้ว +10

    Walahi xaranta la degi ladahay subxanallah

  • @abiahmed8038
    @abiahmed8038 7 ปีที่แล้ว

    akhyaarta Dadkainlacaaayo mafiicna

  • @themog6556
    @themog6556 3 ปีที่แล้ว +1

    Gurigaas markii igu danbeeysay (January 2021) ciidan aa hor fadhiyay hortiisa, waxey u ekeed meel naagaha dhilooyinka lageesto oo music iyo naago siigalayo aan ujeedey. Amar Alle!!

  • @bukhariabdi7343
    @bukhariabdi7343 8 ปีที่แล้ว +5

    my ever emetional moment ,whn one of army nation carry like this,walhi dunub lagalo waxa ugu wa wayn kan adamaha lagalo..imaging are we Muslim. or we dream lee,

  • @nasiibabdullahi9094
    @nasiibabdullahi9094 9 ปีที่แล้ว +9

    war hawiye mawada xumo dad dowlad nimada yaqaano ayaa kujira marka dada yanan la aflagaadenina muungaabna waa shaqsi luma cayn karo dadka uu dhan mungaaab asoo xir ah ayaa la yiri janan baa tahy marka uma kala soocno xuquudka adanka iyo dad la noloshaha waa dameer lcg hely dadka iyo dalka ayuu hely

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      Nasiib Abdullahi Dadku hadaysan wada xumayn waa inay xumaanta iska reebaan. Haday kujiraan kuwo fiican,waa inay xumaanta kaqabtaan kuwooda xun.Hadii kalle waxay noqonaysa inay wada xunyihiin..

  • @anigawaaye7052
    @anigawaaye7052 5 ปีที่แล้ว +2

    Iman abdi xaran waxa ah holihii dowlada miyaa daroodna waa uxalal hawiyena xalran

  • @imanabdi690
    @imanabdi690 8 ปีที่แล้ว +7

    Walahi xaranta la degi ladahay subxanallah

  • @fiindarajiin8058
    @fiindarajiin8058 9 ปีที่แล้ว +6

    Cadaalad...Rabbiyow ina sii..aamin

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +2

    Nin muwaadin ah oo intaas dalkiisa iyo dadkiisa u soo shaqeeyey, Xoogiisi iyo dhalinyaranimadiisi ku soo bixiyey, oo hada intuu nasanlaha, asagoo 80 Jir ah laga oohin siinaayo, wlhi waa dulmi wayn. Waana waxaas Waxay Muqdisho u dagi wayday. Somaaliyeeey!!! Ilaahay halaga Cabsado, dulmigana halajoojiyo.. 🙏💔😢

  • @nasiibabdullahi9094
    @nasiibabdullahi9094 9 ปีที่แล้ว +4

    cansuryiin baa tahiin darwalkana maxamed siyaad bare wuxuu ku noolyahy xamr wuuna ku nolanaya dadka dhahayo maxaa loo dili waaye afkiina kuma dhibanaayo waana loo so dhicinaya xaqiisa insha allah somaliana waa wada qabeel socoto war hee dheh wax qabsada qabiil wax ima tirayee

    • @Janankaify
      @Janankaify 9 ปีที่แล้ว

      +Nasiib Abdullahi Darawalkii cadayn ma keensaday mise waa laga gar helay? ogow waxaad ku nooshihiin iyo wixii la idinku dhalayba xaaraan bay ahaayeene.

    • @nasiibabdullahi9094
      @nasiibabdullahi9094 9 ปีที่แล้ว +2

      +geel ciije war aadaa xaran lagugu dhalay

    • @Janankaify
      @Janankaify 9 ปีที่แล้ว

      Xaraantaa ku dhega tirtay weliba wad ku indha-adagtahay naagna waad tahay baan u arkaa

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 8 หลายเดือนก่อน

    Tuugo garab og..... Ilahay ka baqa dadka Xamar joogoow. Dadbadan waxay iigu dhaarteen Muqdishu ma hagaageyso..maxa yeelay, waxii ka dhacay 1991 ayaan joogay! Hadaba ilahay ka baqa oo Ummada xaqeeda celiya.

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Imisa somali ilmeyneysey

  • @topskillstv8456
    @topskillstv8456 4 ปีที่แล้ว +3

    Farmajo iyo kheyre aa hada imaden insha Allah walaga dhicina

  • @salmahajiahmed2446
    @salmahajiahmed2446 9 ปีที่แล้ว +2

    ALLOW ADAA WEYN EE DADKAAGA GARAB QABO YAAA ALLAH WALHI SOMALIYA INTA BAADILKAAN KA SOCDO INEYNA HAGAAGEYN MUNGAB WAKII LAHAA GABDHIHII AYUU XARAASHAYAAEYE MA XOOLIHII DADKA AYUI KU DARSDAY ALLA KU QABAY

  • @NourMohamoudFarah-mp7ke
    @NourMohamoudFarah-mp7ke 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan gaal muxu qsbanaya duli iska casil kursiga ama koronelkasi cadalad ha helo wa amar ka timide calamka

  • @mohamedhassanjeilani6180
    @mohamedhassanjeilani6180 7 ปีที่แล้ว +3

    lkn marqqati fara badan oo odayaal ah ayey keeneen adna marqaati la imow hadaad xaq u leedahay ilaah hakuu sahlo hadaadan lahayna ka toobad keen waayo waayo runta ilaah ayaa og

  • @burhanali8310
    @burhanali8310 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk
    guriga asaga xagee kakeenay in maskiin ah ayaa awalva looga saaray
    daroodka maxishoodan
    cadeen nocee ah cadeen keen in uu kufaarkii aad shifeerka u aheed in uu dad masaakin ah uusan kaaga xoogin ?

  • @shiikheygacashakha1611
    @shiikheygacashakha1611 ปีที่แล้ว

    Korneel ayaa ciyaal xun xun sidaa yeelaayo hadaba waa taliye korneel buuxa

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว

    Dulmi aaad gashay ayaa lagaaa jarayaa waayo fircoonkii waynaa ee bakhtiyay ayaad darawal u ahayd

  • @cabdimuxumed1097
    @cabdimuxumed1097 7 ปีที่แล้ว +1

    subxanalaah Meesha kormaylkeedu Iyo odaygeeda la dhacayo ma Dawlad bay noqon Bal intu leeg yahay ay ka oo hiyeen eeg ax muqdisho qudhun

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 8 ปีที่แล้ว +3

    Waxay udagi la dahay waa xaqa islamka alle dhibka idinka masaro

  • @suudolat
    @suudolat 9 ปีที่แล้ว +3

    This is ridiculous and heartbreaking

  • @shariifkukey1269
    @shariifkukey1269 9 ปีที่แล้ว +2

    Wlh markaan arkay odigaan wan qiiro day aloow Somali qaranimad toso oo ka babi i qawiil ka

  • @fareymaxamed2483
    @fareymaxamed2483 2 ปีที่แล้ว

    War dadka guriyaha boobayo xagee ku nolaan jireey

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 3 หลายเดือนก่อน

    Tuuugo waye cadalad rapi kahele

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 7 ปีที่แล้ว +1

    Kadaaya duqa dhesha fowdo asaga ku helay guriga lkn hda wa ka daba timid

  • @abdirizakhersi6897
    @abdirizakhersi6897 4 ปีที่แล้ว +1

    War illaahay xasuusta
    Wallahi inaadan xoolo
    Aad dhacday jano ku
    Galayn. Oo umada masakiinta dhibka ka dhaafa.illaah masakiinta haw hiiliyo
    Amiin iidhaha inta xaqa jecel...

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 หลายเดือนก่อน

    Banaadir ma maxkamad bay leedahay

  • @ikraanmahmed6861
    @ikraanmahmed6861 7 ปีที่แล้ว +1

    illahay calamo idinka ifi e miskiiinkan cidii damaciday dawlada wa inay miskiinkan wax uqbatan

  • @Wageph
    @Wageph 2 ปีที่แล้ว

    kornayl bilaa ilaalin ah ayaaba qalad ah

  • @Janankaify
    @Janankaify 9 ปีที่แล้ว +2

    Oo darawaladii Siyaad Barre miyaan la layn, miyey weli noolyihiin? Whi Hawiye qalad baa lagu haystaa, maantaan ogaadey cidna may dilin iyana way iska faanaan uun, waar ninka Somaliland keena. Hadii Askari darawal ah mushaharkiisu guri goyn jirey Muqdishona, guriga adaa leh, hadii kalena waa hantidii ummada ee dulsaar ku saari maynee hore uga bax, dhaqsana isu qari.

    • @mohameddheere2177
      @mohameddheere2177 9 ปีที่แล้ว +2

      Kuwii uu gunada siin jiray oo minashiibiyada u ahayd waa ayaga somaliland madaxda u ah ee ayaga kasoo bilaaba laynta

    • @abdirashidmohamedabdi3153
      @abdirashidmohamedabdi3153 9 ปีที่แล้ว

      Inta Isaqland joogto ee magac yadooda la ordaysan Siyaad Barre ayey Dee Abow Siyaad dhihi jireen xitaa Cigaal Doqon. Marka aya dila oo qasha intiidan Darawalada la gaarin

    • @Janankaify
      @Janankaify 9 ปีที่แล้ว +1

      maxaad ka hadashay kumaan fahmine?

    • @ahmeddeeq7377
      @ahmeddeeq7377 9 ปีที่แล้ว

      +geel ciije hhhhh mahadaa Soomaali lookala turjumayaa, wuxuu ku yiri intii Siyaad barre ushaqayneesay ayaa maamul goboleedka isaaqland ama somaliland xukunta ee kuwaas soodil kadib noo imow.

    • @mohameddheere2177
      @mohameddheere2177 9 ปีที่แล้ว

      ahmed shirwac waa sidaas intiii afsomali sax ah ku hadasha waa i fahmaysaa

  • @mohameddheere2177
    @mohameddheere2177 9 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay inta masaakiinta meel kasta oo ay joogaan ha u gargaaro Nabad galyo imaan mayso ilaa caddaalad ay hesho Somalia.

  • @abshirjafle2714
    @abshirjafle2714 7 ปีที่แล้ว +1

    aley lahee somaliya cawaan bey noqotay alow naga bixe nolosha ciriiregaa

  • @crhmnboqorburmadow9751
    @crhmnboqorburmadow9751 8 ปีที่แล้ว +4

    ax waa oday aabe ah oo age taagan marka hala daayo subxanallah

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 5 ปีที่แล้ว +1

    Malaa isagaan xalaal ku degin
    Marka hore

  • @SahroIsaaq-wm4dj
    @SahroIsaaq-wm4dj 3 หลายเดือนก่อน

    Awalba afwaayne baa xoog kagudajiyay ee waligaba ooy waxa gaysataa badane

    • @HusseinYare-m1z
      @HusseinYare-m1z 10 วันที่ผ่านมา

      Eey adiga afweyn ilmo xaaran eeh abaha somaliyed oyna miya sidaas ola hadleysa oo madaxweyni hore uu aflagadeysaa qawilka kuqaaday kudiil idim alle

  • @abdicr7409
    @abdicr7409 9 ปีที่แล้ว +1

    @Abdi Ismail Ninwalba inuu degaankiisu dhisto waa mida la qaatay e nidaamka dalka u degsan e fedraalka ah cid ku bariday oo kuu yeeratay ma jirto dowladii militeriga ayaa dhulka ku bixisay xoog Marexaan hadduu dhul islaameed dhacay maantana ku ooynaya xooga waa ceeb waxay aheyd inay nidaamka federaalka ah qaataan mida kale Axmed Diiriye waa nin Hawiye ah oo Federaalka ayaa u ogolanaya inuu degaankiisa meesha u rabo kaga noolaadoo. shalay dhulka waa la xoogayay maantana waa la ooynayaa ceeb u dhinta war odayga gedo ama galbahareey guuri ugu dhisa.

    • @mmhhgg22
      @mmhhgg22 2 ปีที่แล้ว

      Waxba kumaad hadlin Jaahiloow, hawiye Aabihiin baa fircoon ahaa, Guud ahaan somali dadka ugu liita ee ugu xaaraan cunsan, Aaqiro iyo adduuntoona waxba kulahayn waa hawiye.

  • @salmasalman6990
    @salmasalman6990 7 ปีที่แล้ว +2

    MUUN GAAB IYO XASAN SHIIKH WAA KUWII DILAY SAADO CALI MARKEEY KASHIFTAY XAQIIQADOODII ADNA ISAGA CARAR YEEY KU DUBANE WAA GAAJO GAAJO DHADHAY HOROR AH IKAAHAY KU DAA WAA AAQIR SANAN GUREEY KAA XOOGEEN ILAAHAY MUSIIBO HAKU DHRX TUSO MA GURYEEY QABEEYN DAMEERKOODAY CAWSKA LACUNI JIREEN BUULNA LA SEEXAN JIREEN

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 5 ปีที่แล้ว

      Isku xishoo salma shaqsi waxuu sameeyay abgaal ha u aflagaadeenin

  • @sheegoowyare2345
    @sheegoowyare2345 9 ปีที่แล้ว +2

    muqayil beenaale ah ayuu u egyahay. naagteedi ilma ayaa kasoo dilmay ku lahaa? idaacadaan waa idaacad mucaarad ah oo ku hadasho Afka Puntland, alla maxeey been abuureen? aawey waraaqihii maxkamada? 9 Gaari ku lahaa? war sagaal gaari oo tikniko ah xitaa Dowlad laguma weeraro! 9 gaari oo tikniko ah marka laguusoo diraayo ma ciidan baad heeysataa?

    • @sheegoowyare2345
      @sheegoowyare2345 9 ปีที่แล้ว

      +Abdul Qacle, Adeer Anuga sida aan qiyaasay baan ka hadlay; Hadalka shaqsigaasna ma ahan mid ee Maxkamadi xakuntay ama marqaati leh! Adigu maxeey tahay Halka ku gubaneyso? Ma Adigaa joogay halkii lagu dhacay? Akhliga sheegaayo muxuu yahay Shaqsi cadeen maxkamadeed heysta hadane xarig ka cararayo? Adeer waxaan Aqaan dhoor shaqsi oo isaga kaa liidata oo Maanta Xamar Hantidoodi looga qaaday cidii xoog ku heysatay maxaa keenay marka isaga in sidaa loo ceersado? Maskiin baad tahay ee Ra'ayigaada cabir Adigoon caaytamin Dowonyahoow Xaarka Cuna.

  • @lejonhassan3786
    @lejonhassan3786 9 ปีที่แล้ว +2

    mogadishu waa meel qamiil
    mogadishu ma aan casumad somaliyed waa magala haweeya marka ha laga guro

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q หลายเดือนก่อน

    af wayne ahlu naar

  • @aishaahmedhassan2086
    @aishaahmedhassan2086 4 ปีที่แล้ว +1

    ninkan magcis ha li shego qalad hai fahmin 🙏

  • @MohamedOmar-bi9yp
    @MohamedOmar-bi9yp 9 ปีที่แล้ว +4

    "Maandhow Hawiye ma dirsan maanta ka hortoowe, bal in ay halyey leeyihiin la kala hubsan doonaaye" by Sayid Maxamed Cabdille Xasan

    • @Janankaify
      @Janankaify 9 ปีที่แล้ว

      +Mohamed Omar magaca Sayid iska hubso waa lagugu yidhi uune. Badhaasuq aan gabay la odhan karin oo aan wax xikmad ah lahayn oo munaafaq Idaajaa been ku soo ururuiyey baad taariikh u taqaanaan. oo aad meel walba la fadhidaan.

    • @bashkaali4980
      @bashkaali4980 5 ปีที่แล้ว +1

      ogoow idaajaa xitaa waa daarood
      sxb xitaa dadkiinii hadalkoodi ma inkireysaan!!!

  • @ahmedqoolaab9104
    @ahmedqoolaab9104 8 ปีที่แล้ว

    dawlad somaliyeed wax layidhaa majirto war dadka meesha joogow waar koonfur kalaya cadaalad ayaa aydin ka heli dhaan ta tan qudhun ku haysto/

  • @hawoquen9447
    @hawoquen9447 6 ปีที่แล้ว

    muqdisho maxaa loo dhaha dagaalku maxuu uga socdaa wa waxaas ookle maskiin kaa waayeelka oo gurigiisa la qdanayo baa ku nool ilaahow xaqa waad u jeeda

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 9 ปีที่แล้ว

    Odayga maqalnee Dhinaca kale maxay ku doodayaan yagu? Gartu waa muduc iyo madaacalay.

  • @ahmedmohammed7015
    @ahmedmohammed7015 6 ปีที่แล้ว

    Maskiin ilaahow somali qabil ka dawee dumi ay isku hayaane ka dawee maskinkan u gargaar waxa yaab ah qof intuu guri horsitago isagon laheyn oranaya anaa leh waa cajib indho adaga xaran jecelaa dulmi badanaa aqli daranaaa dadnimadii dintii ayaa ka meydhantey galka xolihiisu kuma banana inaad dulmi ku qadatid ilaahey halaga baqo kuwaas dulmiga wada dhinac haloga soo wada jeesto shicib iyo dawladba soosaa lagu badbadayaa sc

  • @soso4428
    @soso4428 7 ปีที่แล้ว

    Bismilaah. Dadka qaarkiisa waxmagaradka ah waxay darawal ka dhigtaan ninkii birta dhaqaajin yaqaan laakiin fiiri siyaad bare alaha u naxariisto nin wax bartay buu ka dhigtay darawal ninkani wuxuu doonayaa gurigiisa inuu si qaanuun ah ku daganaado iyadoo xamar qofkii rabo xabad heli karo amaba wuxuu qarxiyo fiiri adabtiisa gurigiisana wuu heli ciyaarina waa galin danbe jaasuusta soomaali isku diraysana oo tuugta ah madaxoodoo foorara mar dhaw bi idni laah waa la arki qof walba oo dulman oo soomaali ahna madaxiisa yuu hoos udhigin asagaa sareeyee walaahu mustacaan

  • @hussiennurmohamed3240
    @hussiennurmohamed3240 7 ปีที่แล้ว

    SOOMAALI WEYNEEY XAQA AAN U HIILINO AAN ISKA DAYNO NIN JECLEYSI, WAR WAA LA DHIMANAA EE AAN ILAAH KA CABSANO AAN ILAAH KA CABSANO AAN ILAAH KA CABSANO AAN ILAAH KA CABSANO .

  • @boqolpirez5851
    @boqolpirez5851 7 ปีที่แล้ว

    odyga mskiinka wy ka oohiyeen xaaran xaaran xaday

  • @puntlander10
    @puntlander10 9 ปีที่แล้ว +12

    Xamar dowladnimo waa loogu gafay! Mana astaahisho magaalo madax Soomaaliyeed

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 5 ปีที่แล้ว +1

      Rer kufsi land waxaa dhacdiin baa ku noshihiin dad dhintay shaqeysta awalba faqash guri kuma laha muqdisho siyaada guryaha hawiye dhacay wana la eryay dadki lahaa baa guryahoodi qaatay no more faqash dhiih mirato

  • @neverstop8729
    @neverstop8729 7 ปีที่แล้ว

    Waxaan waa cadaalad daro somali xumaanta ayey isku raacday ALLE na waa u fududeeyay

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 3 ปีที่แล้ว

    Lacag haloo ururiyo guri fiican oo kale haloo dhiso

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah Maxaa xamar Dulmi kajiro, Subxaanallah!!! Muqdisho, Cadaalad majirto, Laxowla walaquwah ilaa billah!!😢😢😭 ilahayow u gargaar inta Dulman amiin amiin..

  • @liibaanaadan6824
    @liibaanaadan6824 4 ปีที่แล้ว

    Waxa dib loogu so kaban la yahy wa Dulamiga jogtadada a

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 9 ปีที่แล้ว +1

    ninkan xageebay Somaliland kamartay maxaa loosoo qaban waayay oo madheera loogu ridi waayay.

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      xaaji Abdulqadir lol dadwaalan. Somaali land umbaa idin dhexqaaday. Waxaan loojoogin baad soo dhexgelisaan marwalba somaaliland ilahay ha idin caafiyo, xanuunba idinku dhacay Cuqdad layiraahdo..

  • @abuuridwaan8016
    @abuuridwaan8016 6 ปีที่แล้ว

    waa eyey dhalay kuwaas waa baad waxooda iyo kuwa sheekto dawlada

  • @fareymaxamed2483
    @fareymaxamed2483 2 ปีที่แล้ว

    Dulmigaa lnta uu jiro hormar lagaarmayo

  • @saidmanofthematch5987
    @saidmanofthematch5987 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha ugargaaro miskiin kan dhibaaataysan

  • @nasirabdi5249
    @nasirabdi5249 8 หลายเดือนก่อน

    Waa waxaad gaysateen 🎉🎉🎉