Muhiimada Ay Leedahay Kalsoonida Naftu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

ความคิดเห็น • 62

  • @UbaxaGeedaha-po4xf
    @UbaxaGeedaha-po4xf ปีที่แล้ว +12

    Mahadsanid Ustaad Abdirizak Janalkan wuxuu kamidyahy janalada aan ugu jeclahy janalada somalida oo an mudo sando ah lasocday guul wacan ban kuurajeynayaa

  • @NajmayAbdi
    @NajmayAbdi 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ustaad cashirkeena aawi waan ku weynaay ustaad❤

    • @AyaanGalad-hw5dv
      @AyaanGalad-hw5dv 5 หลายเดือนก่อน

      Forex miyaa chnelka le ku soo arkay asuu ka hadlaay m.a siduu usharxaayo 😢 ilaahy ha dhaafo ❤

  • @sharmaboy7951
    @sharmaboy7951 10 หลายเดือนก่อน +6

    Wax ka barro war intee ka baxday 3 months video madan soo galin manooshahay mase waad dhimatay pro

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 10 หลายเดือนก่อน +4

    Allah maxa uxiisay my fav TH-camr ramadaan Mubarak 🎉

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL ปีที่แล้ว +5

    Qofkii ugu horeyay ee social media ka bartay ahayd ILaa hadana codkaga mooye muuqaga manan Arkin please 400k na tus 😊😅

  • @AhmedPoy-cz1uz
    @AhmedPoy-cz1uz 11 หลายเดือนก่อน +6

    Maxaa ku dhacay. Cilmi weyn Ayaan ka faa iideystay. Wali. Rabaa. Thanks you allot. But can you prepare topic the way talk

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid❤❤

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 ปีที่แล้ว +3

    Walalkeyna ALLAH haku barakeyo mudo fog hamaqnaan mahasanid

  • @kadarhaashi
    @kadarhaashi ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid maclin 😊🙌

  • @KaliHashi
    @KaliHashi ปีที่แล้ว +1

    I like your talk and advice 😮

  • @Abdullah35337
    @Abdullah35337 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back 🙏 😊

  • @SuldanVgr
    @SuldanVgr ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsanthy macalin ❤🎉

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 ปีที่แล้ว +1

    Wll wax kabaro alle haku xafido ❤❤❤❤❤❤

  • @abkaofficialchanel
    @abkaofficialchanel ปีที่แล้ว +1

    Wll vidio yadada noocaan ah ayaga iyo qoraaladooda isla jira intee laga helaa website kee wye wll

  • @RaxmoXuseen-te7co
    @RaxmoXuseen-te7co ปีที่แล้ว

    Wadna dhiiri galisa walalkey hore u soso mahadsanid

  • @Suldaan----mohamed
    @Suldaan----mohamed ปีที่แล้ว +1

    Masha alla

  • @BadraHawadle
    @BadraHawadle 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wall sided uga fogan karta saxip ka an ku danayinin😢

  • @CabdirisaaqAxmedNaaji
    @CabdirisaaqAxmedNaaji ปีที่แล้ว +1

    Film wll inoo soo codee kuwii ugu danbeeyay 2023 American waa cousin c/risaaq faaraxow❤

  • @maidaali3733
    @maidaali3733 ปีที่แล้ว +2

    I am first ❤❤❤❤

  • @CabdiAxmad-d9g
    @CabdiAxmad-d9g ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @mursihaibe9302
    @mursihaibe9302 11 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah zxb talooyin wacan baad bixisa keep going ❤

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy ปีที่แล้ว +1

    Ustd mlmhn Mel ad kdhcdey ba mgrnyo e chanelka an horumarkisa ka shqyno ustd

  • @CukaashCusmaan7
    @CukaashCusmaan7 ปีที่แล้ว +2

    400k subscribe coming soon inasha allah❤❤🎉😮

  • @qalbidollar9470
    @qalbidollar9470 ปีที่แล้ว +2

    Ayyy macalin soo noqosho wacan 😢

  • @Hafzamohamed-j8n
    @Hafzamohamed-j8n ปีที่แล้ว +1

    Ustat noso badi ❤

  • @hasandaadshe23
    @hasandaadshe23 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaan thamnailka saaran gabar xijaaban ku badal sxb waa gabar cowradeeda muuqatee.

  • @baadacarab6005
    @baadacarab6005 ปีที่แล้ว +1

    Brother go a head🙋‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @Ridwansalebannn
    @Ridwansalebannn 11 หลายเดือนก่อน +1

    "inglourious basterds" wll ma fimkas manoso turjumi karta?

  • @abdirisaqhaybe4534
    @abdirisaqhaybe4534 ปีที่แล้ว +2

    Back legendary

  • @whale_smole
    @whale_smole ปีที่แล้ว

    Runtii wallaahi waxa ibar tay guusha habka logu gaari lahaa❤❤

  • @FahmaAhmed-u4g
    @FahmaAhmed-u4g 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanit wll

  • @Mocishqii
    @Mocishqii 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Wax badan ayaan ka faidaa video soo galiyo

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 3 หลายเดือนก่อน

    Wllo waan kuu mahad Celinaya Illahay janatul Fardawsa kugu Abaal mariyo kaaga baryaya wax badan ayaan kaa faaiday

  • @MissMe204
    @MissMe204 ปีที่แล้ว +1

    aac wll cabdirisaq farax wad ku mahdsanthy muuqaaladaada dhiirigelinta leh
    waxan kuu arka somalida social media anka dawado kuwooda an ugu kalsoonida badanahay xaga psychology ga sida darted
    waxan kaa codsanaya inaad sifiican oo faahfaahsan ugu so hadasho waxa loo yaqaano self talking
    aniga marwalbo oo an rabo inaan fakaro waan isla hadl
    waxaana ahay dadka aadka ufakara oo wax walbo kafakaro intaanu sameyn taasina waxay igu keeneysa in ley arko anoo marwalbo islahadlaya mana joojin karo inaa isla hadlo marwalbo wan islahda oo an raba inaan wax gorfeeyo ama aan kafakaro taasina waxay igu sababbeysa in dadka aan la noolahah ay igu maadeystan igu xantaan wey waalantahay wey isla hadasha dadka naga koreeyo ee qaraabada iyo naga shisheeyaba ay igu ceebeyan dadka an lanolahay waa dad qaraabo nahay marwalbo wey ugu niyad jebiyan weyna igu caayan taasina aniga wey iniyad jebisaa mararka qaar wax badan waan baaray islahadalka nafta lknse xog fiican oo faahfaahsan kama helin
    kama hadlaayo positive self-talk iyo negative si guud marwalbo wan isla hadlaa ama aan wax wanaagsan oo i dhiiri geliyo iskula hadlo ama qaladaadka an sameeyo am isku canaanto marwalbo wan isla hadlaa
    aniga markan is arkayay nolosheyda wan isla hadlijiray mana joojin karo
    sababto ah fikirkeygu dhan waa waa inaa isla hadlo sida darted madama dadka dhaxdoda qajilaad an ku dareemayo markii an rabo inaan arin muhiiim ah an kafaro waa inaan meel cidla ah an tago si an u gorfeeyo arinta
    hadii an isdhaho islahadka iska dhaaf maskaxda bas kafikir waxan is arkaya anoo dhaxwado xili an bilaabay iyo saan ku bilaabayna ma ogi
    waxaan rabaa inad kaso hadasho horta ishadalka ma waali baa? mase waxuu kamid yahy cudurada dhimirka ? wll mowduucan muhiim ayan u ahay dad badan oo aniga caml ahna wey jiri karaan marka ilaahey qeyr hakugu abaal mariyo ee kaso hadal adigo mahdsn

  • @caaqilzhapeel580
    @caaqilzhapeel580 6 หลายเดือนก่อน +1

    Haduu dhintey Alehaunaxarìisto😢

  • @samiiromohamed7932
    @samiiromohamed7932 24 วันที่ผ่านมา

    Asc wlalaal xagee baad kumaqan tahay ma nooshahy ma cafimaad qabtaa waxbadan ayaan kaa bartay muqaaladaadana waan dhameeyey xaaalado badan ano kujirana waan ku dhagaystay ee nosoo laabo🙁

  • @ZakiSharmaarke
    @ZakiSharmaarke 5 หลายเดือนก่อน

    Xaggee ku maqanthy baryahaan wax video ah lagama haye❤

  • @xamsexasanmaxamed5072
    @xamsexasanmaxamed5072 ปีที่แล้ว +6

    🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Nagata122
    @Nagata122 5 วันที่ผ่านมา

    Horta channel wiilkii waxkuso gudbinjirey xagee aadey🥺

  • @apdishakurupdala6057
    @apdishakurupdala6057 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤

  • @Dugziiye8918
    @Dugziiye8918 7 หลายเดือนก่อน

    Waa u xiisaynay muuladadii

  • @Daahirr
    @Daahirr 4 หลายเดือนก่อน

    Ustad xagee kabaxday

  • @kowsarsiciid7158
    @kowsarsiciid7158 ปีที่แล้ว +1

    Kaso hadal jimcsiga dherarka

  • @xasanmaquusteofficial5145
    @xasanmaquusteofficial5145 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid sxb abdi rasaaq farax

  • @CabdiXuseen-f5z
    @CabdiXuseen-f5z 24 วันที่ผ่านมา

    squad gae season 2 kaoo hadal asoo dhmeestiran plz 😢😢walaaal

  • @SundusAbdikadir-c1t
    @SundusAbdikadir-c1t ปีที่แล้ว +1

    ❤❤👍🏻👍🏻👍🏻🎉🎉

  • @amiincabdiaziz-kd2tm
    @amiincabdiaziz-kd2tm ปีที่แล้ว +1

    Kalsoonidu waa jeclaashada nafta

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 7 หลายเดือนก่อน

    War xged kabaxde wll wlh wn ku tbnye

  • @AbdisayidMahamedali
    @AbdisayidMahamedali 8 หลายเดือนก่อน

    Zzb marwalba nogu celceli dhirigalinta wayo waxay I tahay shidaalka aan guusĥa kugadho

  • @apdirisakarnold1124
    @apdirisakarnold1124 10 หลายเดือนก่อน

    sxp sida laykaga daynkaro siigada

    • @Samiiranaazir
      @Samiiranaazir 3 หลายเดือนก่อน

      Ha sx wad ficantahay wll lkn wa inad gursato weyi hadad ubahantahay inu waxasi katago 👍

  • @cadhifomar
    @cadhifomar 4 หลายเดือนก่อน

    Abdi razaaq intee ka Baxday nii

  • @MaxamuudCabdi-ro8hj
    @MaxamuudCabdi-ro8hj 7 หลายเดือนก่อน

    Nio ninkan xaku kadhacay

  • @Klllllllllllllllllkllllkkkk
    @Klllllllllllllllllkllllkkkk หลายเดือนก่อน

    War maxaa dhacay walaalkay hal wax mason dhigin😢😮😢😢

  • @Klllllllllllllllllkllllkkkk
    @Klllllllllllllllllkllllkkkk หลายเดือนก่อน

    Micnahayga hal sano

  • @Nasro-k7i
    @Nasro-k7i 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @KaliHashi
    @KaliHashi ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @xawoaxmed4006
    @xawoaxmed4006 ปีที่แล้ว