Mashallah tabarak Allah guul iyo gobanimo soomalilaand masar dadkeeda wax ha u tarto cuduradu ku fideen sisi ha isku dalaina jar ayuu ka lushaa isaga iyo dawlada faashilka ee xamar ka talisa salaan sare geesi qaran mashallah adiga iyo wariyaha ❤❤❤❤❤
Waan Ku Salasmayaa Cali Duul Duul Adeer Marka Lagaa Duubayo Warka Idhaha Qashaafadaha Iftiinka Ka Xidho Murayadaha Anti reflection Ka waan ku Salaamayaa
Dila Agoontiiyey dil dhab ah Siyaasi iyo Fanaan ku sheega kharabka ah Hadal iyo Heeso la dul taagan xabaalahii Aabayaashiinii Qaranka u dhintay si cad u dila kol haddii Abaallaawe lagu noqdy ciidamadii Qarankan difaaciisa u dhintay
Aabayaashii u dhintay qarankan Agoontii waa in ay fagaaraha ku toogtaan cidaa ka dhigtay iska dhintyaasha ee heesaha samaysay laysaga hadhj maayo dhab ah
Asc, Ali Duulduulow caawa offside baad ku jirtaaye aan ku saxo, heestani aad ka shekeynayso Candho Salaax muu samayn ee waxa sameeyey Nin reer Jabuutiya oo la yidha Abwaan Maxamed Muumin ( Ababe ), waana Gudabiirsay G/Awdal kasoo jeeda, sida ila socda adigiyo kan ku waraystaaba.
Waxa Xaqiiqa ah inaan Masar weligeed Cid Wax tarin Somalina hadal keedaba waabay iskala weyn yihiin markaa waan ku raacsanahay Inay Khashin usoo dirayaan Somalia..
Halyey Qaran Abwaan Ali Ismail Arab iyo Weriye Abdishakuur Farah Guulaysta
Kudaafada xiddigaha gaajada jeelk Ka dhigo iyo ka ciidanka caayey ee heesta sameeyey.
❤⭐️😀❤️💚👍✅🌼🌷geesi Cali iyo teem kiisa guul iyo gobanimo
Mogadisho waa goobta qashinka aduunka lagu soo qabo
Muuse cid dhaanta oo dalka lagu aamini karaa majiro sikasta u fiiri
Dayax band ayey ka xanaaqeen siiba daaha gaas
Guuuuuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
Laabsalax imika maha e wa Laabdilaac ama Laabjeex weligi dhici jiray Xidigaha Gaajada lacagtooda. Xaramiyiin kuligood.
Adeer Cali ishii maanta makuu ladantahay Alle haku caafiyo insha Allah
cali waa wariye run sheega
Anigu heestaa waan ku farxay waayo waxaa iiga muuqatet inuu xisbiga wadani yahay rajo beel
Maalintii uu ciro salaxlay ka hadlayay dib u dhayso waxan ay meesha ku matageen ayuu ahaa wuu sii hayaysiinayay
𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐛😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Guul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Mashallah tabarak Allah guul iyo gobanimo soomalilaand masar dadkeeda wax ha u tarto cuduradu ku fideen sisi ha isku dalaina jar ayuu ka lushaa isaga iyo dawlada faashilka ee xamar ka talisa salaan sare geesi qaran mashallah adiga iyo wariyaha ❤❤❤❤❤
Muwaadin cali geesi dal yaqaan ah dad yaqaan ah ❤❤❤❤❤
Masha allah❤❤
Allow ha ku cafiyo🎉🎉🎉 Ali Xidho muraayad cadceed
Waddani wuxuu xidhanyahay shaadh garxajisnimo la yidhaa oo ku dhisan qabyaalad iyo cay haddana waxay leeyihiin waa urur qaran balse waa been qaawan.
Daaha Gas hees kamaydha gefkaa loogaystey Ciidanka Qaranka hausameeyo cadawkuna kanaxo Allah hanaga qabto cadawga Somaliland oo hajabo midgudaha kujira iyo mid debeda joogaba adiguna guulayso Adeer runsheege
Caqliga heego waa kaa
SALAAN SARE GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND ❤❤❤ ♥ ❤ 😍 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤SSB GUUL SSB GUUL GUULAYSTA WELIGIIN INSHA ALLAH AMIIN ♥ ❤ 👌 🎉🎉❤🎉❤❤
Waa sidaa abwaan cali sheegay
Waa Kharaab, Qashinkii Ayaa Qadadween Loo SOO Uruuriyey Oo Looga Dhigey Hub Ama In LA Dufacayo,
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
Aiyoo waa runtaa huku markii gaboobo waa li is dhaafiyaa
Wa shaqaala ina Omer geele i.yo lab diĺaac.Jaaifo ayaqateen halaga matajiyo.
L
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Cali waa runtii la dhagaha. Dhaadheer. Ee laab. Dilaac iyo gaajada. Waa in jeelka la dhigaa. Waa huwan
❤❤❤❤Mujahid cali duldul ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉
Magac baa baxay! Xadhkaha Gaajada!!
war soomaaliyeey ilaahay kabaqa oo odayga ilkaha haloogaliyo oo lacag haloosoo uruuriyo 😂😂
Laabsaalax maaha waa Laabdilaac
Waa qashin waxaa ay keeneen qoladaa masaaridu kkkk kkkk Barbour so con wayday kkk waa sidaa runtiii
Mansh alha Somaliand GuuuuuL Somaliand GuuuuuL ❤🎉🎉🎉🎉
Waan Ku Salasmayaa Cali Duul Duul Adeer Marka Lagaa Duubayo Warka Idhaha Qashaafadaha Iftiinka Ka Xidho Murayadaha Anti reflection Ka waan ku Salaamayaa
❤DUUL DUUL❤
Dila Agoontiiyey dil dhab ah Siyaasi iyo Fanaan ku sheega kharabka ah Hadal iyo Heeso la dul taagan xabaalahii Aabayaashiinii Qaranka u dhintay si cad u dila kol haddii Abaallaawe lagu noqdy ciidamadii Qarankan difaaciisa u dhintay
DIIN. WAXAAD. KA. DHIGATAY. HABAR JECLO NIMO. WALI. WAA NINKAANAN. KA MAQAL. ILAAHAY. HALAGA. YAABO. ISAGOO. CIMRIGAAS AH. SUBXAAN. ALLAAH
Runsheeg badthy caliyaw kusoco
Massr ma bixinkarto hubka cusubwaaya waxa hubka iska leh maraykanka markiis waa in ay soo waydiistan marka hore maraykanka kadib ay masar bixinkarta.
Hub ku sheega Xamar la keenay wuxuu sababayaa in uu Walaweynta sii kala fogeeyo oo warkooda ku hanjabaan in ay goodanayaan.
Ilaahay swt oo maa gaargardo dawladaha ku dhaqmayse Caaddalad darro. Reer Somaliland aan iska ilaalino Caaddalad darro. HADDI AAD QOFKA NECB TAHAY AMBA JECSHAY, CAADDALAD WAA MUUHIIM HALAGU DHAQMOO
😂😂😂 xidigaha gaajadda🤣🤣🤣
Hawiye ayaa gudaafadda urursadee weydiiya halka guddaafadda lageeyey.
👏🏾👏🏾👏🏾
Kkkkk xidiga gaajada walee magaca baad ubixisey
1977 somali 🇸🇴 aya ka hub badneyd masar xabad rasaas ah somali laguma kaalmeyn
Aabayaashii u dhintay qarankan Agoontii waa in ay fagaaraha ku toogtaan cidaa ka dhigtay iska dhintyaasha ee heesaha samaysay laysaga hadhj maayo dhab ah
Xidigaha faqashtu ama xidigaha gaajada
A law..caafamadka.kuu.daa.ilaa.xaly.waan.kuusoo.ducaynay
❤🌼😀❤️👍👍💚⭐️✅
Aydaa wah leyneysa hala xidho hees cay ah hees ma ahee kkkkk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉cali gull somalillad
Xidigaha gaajadu
XIDIGAHA GAAJADA EREYBIXINTAA AAD BAAN ULA YAABEY😅😅😅😅😅
Suga Waa hub qashinee.
Wasaaradu afdiblomasiyadeed weeye
❤
Kkkkkk cli adeer hu Xavier kkkm
Ader madaxweynahaga waa xasan shiq hubka haduu Qashin yahay laascanod markii lakeno ha,ooyina hana calaacalina ader seylac xitaa marakib aya ladhigaa ee maxad kabadali kartaa iska ooya uf amaxaro iyo wixii daba socdo cagtaa marineena somalia somali baa leh
Labedillah
Warkani waa doqon hub ha waydin sacii uu kufsaday wax ka waydi
Kkkkkk,Xidigaha gaajada
Hesaha huwantu u sodhibtay wa iny kashaleyaan
😂😂😂 muse biixi wadanka halaga qabto
Aabohood ayaa jooga wadani oo laabsaax ah
Asc, Ali Duulduulow caawa offside baad ku jirtaaye aan ku saxo, heestani aad ka shekeynayso Candho Salaax muu samayn ee waxa sameeyey Nin reer Jabuutiya oo la yidha Abwaan Maxamed Muumin ( Ababe ), waana Gudabiirsay G/Awdal kasoo jeeda, sida ila socda adigiyo kan ku waraystaaba.
Malmalkii ayaa kuso gaadhay cali duul.duul calooshisa ushaqayste wejigiisi rubuc jaada dhafsaday xagaad ku noolaan doontaa
Miyaanay xidigaha gaajadu ahayn shaqaale
Dawladeed???
Miyaanay lahan miisaniyad???
Mee wasiirkii warfaafintu ay hoos
Imanayeen?????
Xidigaha dembigoodu waa aflagaado
Dawladeed iyo ciidanka qaranka waana qaran dumis
Hjeclo iyo xawaaladood udrirka SSB waa in ay mujrim kaa suldaan ku sheega Mohamoud Gulaid haka takhalusin waa huwan waa cadow kalkaal.
Mujaahid Cali walaahi been taa maaha waa hubkii 1970 ilaa 77kii la istimaali jiray kkk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
carblida wuxu kaadaray beenta
Cali cadaawe 😂😂
Laab salaax weeyi magacu maaha laab saalax
Cali muxuu kaqaban karaa hubka muqdisho iyo fanaaniinta afkiisa iyo futadiisu waa isku mid
been wayina ድርቅ ውሸት
Muuse.tegye.mmaxadcuni
Mayd garaacaa marka Muuse guulaysto tiirka gacanlibaax loogu xidhayaa. Cabdiraxmaan buluqbuluq cawda loo jarayaa
Naa odayga ka xishood oo aamus
Hor-Gale Duqsi Duul-Duul
Kabo qaad huwan urayso
Naa odayga ka aamus
Yaa bintu huwan skut