SOMALI MILLITARY FORCE WADANI 2021 BEST SOMALI ACTION MOVIE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 3.1K

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio  3 ปีที่แล้ว +790

    DADKEYGA CHANNELKAN SUBSCRIBE ISAARA IGU SHARFA THNKS.
    th-cam.com/video/Cg8CiKFv2kI/w-d-xo.html

    • @powefitnessvlogs
      @powefitnessvlogs 3 ปีที่แล้ว +17

      Screen 📺 Ayaan ka dawanayaa sxp 🤩🤩waaw hori usoco Hasan soya

    • @noora2470
      @noora2470 3 ปีที่แล้ว +3

      Ok

    • @abdimalikipraahim1723
      @abdimalikipraahim1723 3 ปีที่แล้ว +5

      Sxp horoba igu saarna luul make up

    • @nastiixoqueensoomaalitoost3983
      @nastiixoqueensoomaalitoost3983 3 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi aniga filinkaan waa ku naxay waxaa aan ku maleeyay in uu run jahay lkn waa dusaale oky walaalheey mcn ii nolaaday xassan soy keep going adiga tiibkaaga

    • @sheeksheeko4437
      @sheeksheeko4437 3 ปีที่แล้ว +7

      xasan soya sxp sare aad iyo aad aan ufarxay mrkaa youtybka soo dhikday inta ila farx san like isaara😘😍😋

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle 3 ปีที่แล้ว +2932

    Xaqiiq filimkaan waqti ayaa galey hadaan qiyaaso 5 bilood .....Hormar wacan Team zoya 👏

    • @abdalatagoog5580
      @abdalatagoog5580 3 ปีที่แล้ว +36

      Qurux kudhigl0w wxaa camaL la imoow pr0 fiLinkaa 1 zac camaL puu zoconaYaaH Adnan GaaGa napzi waa zaKim0 naga hapee waxa papa

    • @bellaahmed5193
      @bellaahmed5193 3 ปีที่แล้ว +16

      Inagulasodaqso musalsalki wansugii lahaye😔😔

    • @iqlazinhotube8635
      @iqlazinhotube8635 3 ปีที่แล้ว +8

      @@abdalatagoog5580 taxane iyo film kala yhiin

    • @iqlazinhotube8635
      @iqlazinhotube8635 3 ปีที่แล้ว +20

      Adoo director lagaa dhigay iyo xasan soyo atoore eh beelo ahaan laheed❤

    • @a.somali4831
      @a.somali4831 3 ปีที่แล้ว +8

      Bro Shan bilood maaha marka jubbaland lagu soo duubaayay waxaa kasoo wareegatay 7 bilood

  • @faizasamaara
    @faizasamaara 3 ปีที่แล้ว +383

    Kismyo run run u imaden miyaa wlhi wa filim qarash badan galay 😍😍😍🥰goob ween magaladeda wanigu do dhawen lahaa wa ishegi laheed

    • @caloosha7658
      @caloosha7658 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc

    • @somalidaljacaylofficial9939
      @somalidaljacaylofficial9939 3 ปีที่แล้ว +3

      Goob weyn gobtii shiikhaal soodhaweynta waalagu yaqaan❤

    • @kingqasafa1274
      @kingqasafa1274 3 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid @faiza samaara

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 ปีที่แล้ว +7

      @@somalidaljacaylofficial9939 Naga aamus qabiil madaxa kaa galee wah

    • @safiyoxaayow8935
      @safiyoxaayow8935 3 ปีที่แล้ว +6

      @@somalidaljacaylofficial9939 magaca kugu qoran iyo saa ufikireysid maislahan AQAS😏😏😏😏🤣

  • @camaarapdalla3548
    @camaarapdalla3548 3 ปีที่แล้ว +229

    Kusali nabi Mohamed scw scw scw scw

  • @hayaatabdullhi654
    @hayaatabdullhi654 3 ปีที่แล้ว +584

    First ayaan ahy wll video hdii uu 1 m gaaro like ha ila dhaafin

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid

    • @khaluudabdullahi8844
      @khaluudabdullahi8844 3 ปีที่แล้ว +1

      Nolasheydi adi darta filim kaan u fiirsanoya wala lkn waalhi 😋😋😋😂❤

    • @khaluudabdullahi8844
      @khaluudabdullahi8844 3 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aaad ayuu ii qanceyay filinkan mhdsanid mcnto hayaat

    • @abasgantaale3628
      @abasgantaale3628 3 ปีที่แล้ว +2

      @@khaluudabdullahi8844 waraa hayaat waa gacali sadeeda ee meel ka joog

    • @abasgantaale3628
      @abasgantaale3628 3 ปีที่แล้ว +2

      Hayaat i love you bea❤❤

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir 3 ปีที่แล้ว +345

    Mansha Allah Hambalyo team zoya waa ka baxsateen film sifiican loomatalay isla markana waqti dheervlaga soo shaqeeyey waaye Hambalyo walalhey horumar wacan dadaalka meesha ka wada waa walashiina Faiza Amir one love

    • @whyareyoualwaysthere2056
      @whyareyoualwaysthere2056 3 ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/ENEbRS2WXC0/w-d-xo.html
      shuuriye yare🌸❤️🌸❤️🌸❤️🌸❤️🌸❤️🌸❤️🌸🌸🌸

    • @fartuunjaamac9607
      @fartuunjaamac9607 3 ปีที่แล้ว +1

      Hambalyo Team zoya💋💋

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 ปีที่แล้ว

      Wow keep going time soya

  • @nimcocabdullahi7463
    @nimcocabdullahi7463 3 ปีที่แล้ว +74

    Filim kaliya inta filima Somali fiirsanay aan la ilmey wlhi m.a dhalirada Somalia hore usocdo hormar wacan hasaan soyaa farxada darteyda la ilmey wlhi😭😥

  • @salmanmohamud7159
    @salmanmohamud7159 3 ปีที่แล้ว +514

    Filimkan subtitle ayuu ku ficna in loo yeelo si ay u daawadan ajinabiga inta ila fikirka ah like-ta dhac ku siiya

  • @updynasir5417
    @updynasir5417 3 ปีที่แล้ว +248

    Wllhi aad baan u farxe markaa arkay reer wadani ismuujiya 1weaak 1 million above views💥

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว

      Wa balan chenel badan veaws wa ka oranaya

  • @jeremym7745
    @jeremym7745 3 ปีที่แล้ว +45

    please add english subtitles so your african american brothers can enjoy your films as well 🙏🏿

    • @zakiaxmad5936
      @zakiaxmad5936 ปีที่แล้ว

      Yo my mam you watch dkmali films 🎥 😂😂

  • @quenshamusquenshaima584
    @quenshamusquenshaima584 3 ปีที่แล้ว +62

    Intaa filim somali arkaayay filimkii ugu shidnaa abid hit filim hore u soco atoorahena maku caajisin intaa dawanaayay inta ani cml eh Like 👍 saar

  • @mohameddeeq471
    @mohameddeeq471 3 ปีที่แล้ว +176

    5 malyan maku gaaro like ii saar guul soya family 🔥🇸🇴

  • @bashiirabdiwerar8549
    @bashiirabdiwerar8549 3 ปีที่แล้ว +28

    Xaqiiqatan intan film dawanayay Somalia waa halkah film ee aan la ilmeyay qaasatan markan maqlay heestah calanka allow somalia nabad noogah dhig😭😭😭

  • @dmohamed
    @dmohamed 3 ปีที่แล้ว +145

    Filimaanta ajnabigaba waan daawanaaye filimkaan aan qarxino oo aduunka isbarno ani shaqadayda waan qabsanaa waana sharegareenaa😊👍

  • @Kpcadde
    @Kpcadde 3 ปีที่แล้ว +145

    Somali movie film another level of Somalia, Somali is one

  • @hanaanahmed1731
    @hanaanahmed1731 3 ปีที่แล้ว +46

    Best movie ever Wlhi Hassan Soya you're best Somali actor 🥰🇸🇴🇸🇴

    • @abdi5094
      @abdi5094 3 ปีที่แล้ว

      Barkhad abdi best somali actor

    • @nuurtocali5349
      @nuurtocali5349 3 ปีที่แล้ว

      Fcsgh

  • @ismacilyare3904
    @ismacilyare3904 3 ปีที่แล้ว +36

    Film ki ugu horeye oo Somali ah andawado hadi adigu racsantahay like dac

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 3 ปีที่แล้ว +65

    Ax wlh waan ilmeeyay😭😭😭 Marka xasan sooya oo Oo xanaaqsan heesta calanka loo daaray
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Cawaale walee ciida kuma dhigo Wadani nimadu maaha wax leeska keen keeno ee waa wax loo dhasho
    Somalia ha nolaato 🇸🇴🙏

  • @yussufibrahim8598
    @yussufibrahim8598 3 ปีที่แล้ว +10

    Best somali action movie i have seen so far.
    I won't get tired of watching again and again.
    SOYA FILMS 100% MAHADSANIDIIN

  • @qerkeylovely5966
    @qerkeylovely5966 3 ปีที่แล้ว +95

    Inta filin somali arkayay kii ugu fcna uguna taya fcna hormar wcn sooya team 🇸🇴❤💯

  • @DNKA123
    @DNKA123 3 ปีที่แล้ว +77

    please 5M views hala gaarsiyo somalia 🇸🇴 hanolaato wlhi markn arkay filimkaan farxad aad u weyn dareymay i love my wadankeyga 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽

  • @farxiyoloveofficial6593
    @farxiyoloveofficial6593 3 ปีที่แล้ว +18

    Inta ila argtay niinka tukaanka inuu Hasan sooya af banaadiri ugu hadlaayo like dhaac igu dhaha

  • @ahmedguedimaandeck8560
    @ahmedguedimaandeck8560 3 ปีที่แล้ว +45

    Please 10M hala gaariso Somalie Mohamed Mohamed inshallah guulysta from walalyne reer Djibouti

  • @sabiriinlajecley5609
    @sabiriinlajecley5609 3 ปีที่แล้ว +78

    heesta calanka markan maqle wllhi inlinba iga qubate 😭😭 somali majirto wax kawadan jecel ee dadba nagu dhexjiro allow itus dalkeyga oo nabada loso daxiistago 🤲😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️

    • @Neve-Give-Up-10
      @Neve-Give-Up-10 3 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😭😭😭

    • @andresade1587
      @andresade1587 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay hanaga qabto kuwa nagu dhex jira

    • @ibnuahmed3761
      @ibnuahmed3761 3 ปีที่แล้ว

      Qofka somali ah eenay wax qiimo ah hestasi lalahyn ka wran

  • @Hamzah530
    @Hamzah530 2 ปีที่แล้ว +7

    Much love from kenya
    Everything here somali
    Am proud to be somali
    Let the movie reach a million views

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +267

    CAJIIIB ! Waa Wax Aad Loogu Farxo Somali Films Industry Inaan Halkan Marayno
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
    Dhamaan TH-camrs-ka somalida waxaa Waajib Ku Ah Inay Community Wada dhigaan Intaa Haloogu Abaal Gudo Dhalinta Sharafta Leh Ee Isku Hawshay Shaqadan Culus Runtii 🥺 We Proud Of You SOYA FILMS 👏👏👏🥰

    • @ahmedalimohamud6084
      @ahmedalimohamud6084 3 ปีที่แล้ว

      Waa kugu raacsanahay waa in lagu abaal Mariya dhamaan TH-cam rada somaliyeed waa inee soo wada dhigaan ayikoo ka fasax qadanayan soya films 🎥 waayo ayika xaq uleh

    • @harhiigsi7771
      @harhiigsi7771 3 ปีที่แล้ว

      M.a waa midkamida hormarada dalka usamenyo

  • @saredosimane9492
    @saredosimane9492 3 ปีที่แล้ว +257

    Reer somalia ma ihi lkn somalinima iga ilmeysiisay markan hesta calnka maqlay Allow somalia nabadee 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 salan sare from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

    • @faatuufarta7005
      @faatuufarta7005 3 ปีที่แล้ว +7

      jabuuti hadaatahy somali lee maka mid ohoo

    • @ifiyeshow3605
      @ifiyeshow3605 3 ปีที่แล้ว +4

      Jabuti hadaa thy waxa ad thy waa somaali gumesti baa xadud loo bahnen noo sameye myee lkn waxa aynu wada nahay somaali hadi calamada ama degaanka kla duwanyhy waxa an nahay qoomiyada somaalida

    • @saredosimane9492
      @saredosimane9492 3 ปีที่แล้ว +3

      @@faatuufarta7005 Djibouti iyo somalia wa 2ba wadan lkn waxanhy somali taasa na mideysa

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 ปีที่แล้ว

      @@saredosimane9492
      Oo jabuti wadan miyeye ahyd yah ikow

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 ปีที่แล้ว +1

      @@saredosimane9492
      Oo jabuti wadan miyeye ahyd yah ikow

  • @salmansalka8218
    @salmansalka8218 3 ปีที่แล้ว +36

    Soya team this marvelous actualy i hve been overseized with compassionate after watching this movie it was well arranged and its clear evidence that uh have invested alot of time and resouces, realy hassan soya and your team the world is watching we are very proud as a somali community to hve this talented guys keep going. Soya team work hard with your zeal devotion and determinations to achieve your goals and dreams. We are proud of you guys.

    • @sacdianur4528
      @sacdianur4528 2 ปีที่แล้ว

      8888888888⁸77888888888888888888

  • @abdirahmanahmed514
    @abdirahmanahmed514 3 ปีที่แล้ว +43

    Somali Mohamed waa iga codsi hala dhiira galiyo walalheena filimkaan quruxda badan noo soo sameeyeen and 1m views hala gaarsiiyo iyo 1m like

  • @ibrahimshuib934
    @ibrahimshuib934 3 ปีที่แล้ว +281

    My Somali pple this guys need our support ....keep rolling brother soya I like his actions 👌🏻👌🏻

    • @mariaxiis6771
      @mariaxiis6771 3 ปีที่แล้ว

      Q

    • @somalidhalad3007
      @somalidhalad3007 3 ปีที่แล้ว

      Waxa wanagsaned iinad looqadada waax kuso qorto waayo somali baa tahey dadka lahadlisana waa somali 🤔

  • @anascabdiqadir1955
    @anascabdiqadir1955 3 ปีที่แล้ว +2

    The best somalia movies actor hassan soya best actor

  • @mk-gx5wo
    @mk-gx5wo 3 ปีที่แล้ว +58

    Fist inaa coment like ha ila dhaafin somali force wadani the best film wlh✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid

    • @mk-gx5wo
      @mk-gx5wo 3 ปีที่แล้ว

      @@socdaalfilmsvlogs ok wll

  • @qoorofficial3867
    @qoorofficial3867 3 ปีที่แล้ว +38

    Yaan lis xaqirin somaliyee the best flim oo dhalinyaro somaali jilayaan aan arko waaye wlhi keep going team soya one love💯🙏

  • @eliasjakaarta7901
    @eliasjakaarta7901 3 ปีที่แล้ว +8

    Wadaniga dhabta allow dhawr Somalia 🇸🇴 soomaali baa leh👌🙏❣

  • @alvaronegredo387
    @alvaronegredo387 3 ปีที่แล้ว +34

    Filimkan labo mar ayaaa kuceshaday xiiiisahisi waxaaan rabaa inaaan kuceshado like iyo share iyo comment inkabadan ayuuu istahilaa I wish maaaanta inaaan LACAG kudibi lahaaa soya films thanks alot.... am proud to be Somalian.....waaan idinkufanaaa

  • @ridwanmoha3078
    @ridwanmoha3078 3 ปีที่แล้ว +103

    1weak 2m i.a somalinimo haday idinku weentahy filimkan share gareeya👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid

    • @ridwanmoha3078
      @ridwanmoha3078 3 ปีที่แล้ว

      @@socdaalfilmsvlogs waa kuu saaray ee iisaar aneh

  • @yasminmohamed1388
    @yasminmohamed1388 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi..
    .....Somali 🇸🇴 wey Hormartay ....... Masha Allah . Hassan soyaa.....Guul ku Rajeyna...........My Crush❤️🤣🤣

  • @mohamedhassanosman1476
    @mohamedhassanosman1476 3 ปีที่แล้ว +59

    Somali filmkan 1m Hala gaarsiyo view wu u qalma wlh 😰❤🙏👈

  • @abdallaabofficial2361
    @abdallaabofficial2361 3 ปีที่แล้ว +28

    Inataan filimo ajanabi ah soo fiirsanye ma arkin mid u dhigma midkaan ay dhalinyro somaliyeed sameeyen shaqo wacan axpyaal 👍👍👍

  • @anothernewlevel3469
    @anothernewlevel3469 3 ปีที่แล้ว +4

    50:50 marka umarayo filimka waxaa maqli dontaa heesta qiimaha badan ee calnkena quruxdabadan🇸🇴🇸🇴🇸🇴 fadlan like isaar

  • @abihamidmohamed8077
    @abihamidmohamed8077 3 ปีที่แล้ว +26

    Wlhi markan hesta calanka maqley waan ilmeeyey dalkeena somalia iftiin iyo dowladnimo ayaa iiga muuqato
    Balantenu waa 1 Million markey garto like

    • @ibnuahmed3761
      @ibnuahmed3761 3 ปีที่แล้ว

      Hestas waan u ilmeyay ledahay ninkanay agtisa wax qiimo ah kulahayn ka wrn

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ibnuahmed3761 😏hadee kuulaheen dadbeey uleedahaye niicda Nala gortog

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 3 ปีที่แล้ว +27

    Hadey Ranbow, SRK, Ajey, Van Deisal, Jason Statham
    Anaguna waxaan heysanaa Hassan Soya iyo team kiisa🤘💪✊

    • @biglia9002
      @biglia9002 3 ปีที่แล้ว

      lakin Brad pitt ma heysano 😂😂

  • @warsameifoofficialchannel
    @warsameifoofficialchannel 3 ปีที่แล้ว

    Walahi filimkan cadi ma ahaan ilin aya igaqubatay marki an maqlo wadinimo ,inta wadanka an jogin oo ilimeysay markey mqleen wadani .like isaraa

  • @hawasaney9007
    @hawasaney9007 3 ปีที่แล้ว +63

    Somali movie hit is another level of somalia ther best film action wadani keep going my team soya💪💪💪🇸🇴🇸🇴🌍❤

  • @aaminocusmaan8311
    @aaminocusmaan8311 3 ปีที่แล้ว +65

    Inta kaheshay filimka liketa hanaga ilawin

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv 3 ปีที่แล้ว +7

    My favorite movie 🎥 🍿 THANK YOU 🙏🏾

  • @axmedragedmaxamed4357
    @axmedragedmaxamed4357 3 ปีที่แล้ว +37

    Wall goleyso mar walba o libinta gar wallhi filimka ma furin o wali ma firin lkin wax walba u yahay wan ku fanaya waxana daremaya inu yahay waxan aniga leyahay wall mar walba hadan nahay dhalinta somaliyed garabkaga ayan taganahay kaliya gadal ha u noqon i love you soya filimis company ❤️ somali hanolato 🇸🇴❤️

  • @cqaadircaaqil6821
    @cqaadircaaqil6821 3 ปีที่แล้ว +28

    After just we don't need to wach hollywood and bollywood
    Becouse we have soya team thanks@soya flims💖💖

  • @abdiqaliqmohamedelmoge1555
    @abdiqaliqmohamedelmoge1555 3 ปีที่แล้ว +8

    Best Somali movie I've ever watched keep going the future is bright

  • @MohamedIbrahim-em8ek
    @MohamedIbrahim-em8ek 3 ปีที่แล้ว +16

    Waliigey madaawan film Somali ah balse hda markaan arkay filmkan niyada aya ka farxay wllahi 😥😥markaa yaraa ilaa hda waxn dawan jiraya filimo hindi ah shaqo wacan dhalinyaro 🇸🇴🇸🇴❣❣❣one love somaliweyn 👍👍👍

  • @ruweydohassan6226
    @ruweydohassan6226 3 ปีที่แล้ว +79

    1weak 3m+ somaliyeey

  • @jimcaalefaysal232
    @jimcaalefaysal232 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa filimkii ugu horeyay ee an la ilmeeyo ee somali matashay walhy 3 mar ayan ku cehaday markastana darenkayga oo dhan ayaa is badalay waxan hubaaa hadii sidan oo kale loo dhigi lahaa filimanta somali in ay dadku jeclan lahayen wadaniyada dhabta ah walhy wan ilmeyay thanks soya films

  • @achachiinaoffiicial5328
    @achachiinaoffiicial5328 3 ปีที่แล้ว +84

    Hesta calanka markan Maqlay wlhi wan ilmeyay ilahow na mide😭😭🤲

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว +3

      Somali qiiro jaban hore lo ahaa inta iyagu is cunan ayay kudhahayan heesba la ilmeyey 😂😂

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin yarabi

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 ปีที่แล้ว +1

      @@karimhasan8967 😂😂😂😂😏🦶🥵sharap

    • @cabdiraxmaansuldaan4647
      @cabdiraxmaansuldaan4647 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa haku riyoon
      Heesta qabiilka fiican
      Runta marka lasheego
      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ikraandilbaroffcial6051
    @ikraandilbaroffcial6051 3 ปีที่แล้ว +60

    The best film forever in Africa thanks my ustaad my Hero my favourite actor wlhi
    You're Always number one
    Keep going our team

  • @Somalia1010
    @Somalia1010 3 ปีที่แล้ว +9

    Xasan sooya
    1 Actor
    2 directoe
    3 TH-camr
    4Legend Aad U Tageraa ani❤🙏

  • @Saywallahi-z5h
    @Saywallahi-z5h 3 ปีที่แล้ว +22

    🥺😢ma aqaan waxaan oraah ahaan uso qoro
    somaliyey ilaa intee qabiil wadeynaa ilaa intee bahi ku jirena waxaan heysanaa dal qani ah lkn dadkiisu baahan yhn
    allow umada somaliyed qalbigod isku ken dalkan nabad waarta nosii😭😭🙏
    xasan soya iyo teamkiisa aad ayaad u mahadsanthn meshaan kasii wada filimada wadaniyada😍🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalia hanolaato

  • @ciyaalkaxaafadacuradkooda7715
    @ciyaalkaxaafadacuradkooda7715 3 ปีที่แล้ว +10

    First one team soya ismuujiya

  • @abdikadirabdillahi7758
    @abdikadirabdillahi7758 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan qiirooday rutii xasan sooya waadaacad waa wadini ee aan madaxweene udoorano wlhi wuu istaahilaa 👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munobilan2
    @munobilan2 3 ปีที่แล้ว +63

    Heesta calanka markaan maqlay ilin isku celin waayay waxaan ahay wadani😢❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @falizliza5080
      @falizliza5080 3 ปีที่แล้ว

      Caaaaaaaac🤣🤣🤣

    • @selefei2999
      @selefei2999 3 ปีที่แล้ว

      How can I marry Somali girl like you 😍

  • @cawaalemohametofficial
    @cawaalemohametofficial 3 ปีที่แล้ว +46

    Soya films filmki igu horaysay ee somali ay matashay aan daawado ayu aha filmkan sxp waxad u qalanta 100 million waxan kaso salamay hargaysa Hassan iyO xertiisaba one love 🙏💚

  • @sahrasuubanyousuf9613
    @sahrasuubanyousuf9613 3 ปีที่แล้ว +3

    Wixi ragg ukaco rabina aqbalo way rumooban ban maqli jiray.
    Maskax iyo muruqba wad iskugu gaysen mahadsanidin team soya.

  • @somalidaljacaylofficial9939
    @somalidaljacaylofficial9939 3 ปีที่แล้ว +15

    Waxaa soo xasuustay filimkii Americanka special force 5tii nin ee missionkii Afghanistan fuliyay wlhi best somali filim of all time🇸🇴❤👑

  • @abbassaddiq1743
    @abbassaddiq1743 3 ปีที่แล้ว +48

    Soonka ayaan xamar imaanaya 14 sano ayaan ka maqnaa team soyya waxan jeclaan lahaa inaa idinku soo biiro waa MAHADSANTIHIIN

  • @muscabyuusuf7165
    @muscabyuusuf7165 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll hadii uu dhiig islamnimo kugujiro kusali nabi mohamed scw

  • @Sundus198
    @Sundus198 3 ปีที่แล้ว +119

    Balan Waye Share ta Anaa Uhoreeya✅❤️

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว +2

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid

    • @ANTAAY_GEMAR
      @ANTAAY_GEMAR 3 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah

  • @hamsemohamedabdi7727
    @hamsemohamedabdi7727 3 ปีที่แล้ว +16

    Film kubarayo waxy wadaniyad tahy 1m share halagu garab galo ana hayla dhafin LikE👏

  • @hanathknaan2011
    @hanathknaan2011 3 ปีที่แล้ว +3

    Somali Military Force Wadani Filimkii ugu Quruxda badnaa aan dawaday Filim Somali JiLaYso Waxan RajaYnaa DhalinYaro WaQti iYo ShaQo Midaan Ka Heer SaraYsa inaad Soo Saartaan Soya Film Studio
    🇸🇴❤️🙏

  • @osmanadawe8379
    @osmanadawe8379 3 ปีที่แล้ว +24

    Mashallah runti filimkan u cajabiyay wana qiroday qaran iyo wadaninimo aya wax lagu fano leh horey u soco from wallihin djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @iftinschool40
    @iftinschool40 3 ปีที่แล้ว +20

    Xasan soya ninka hamigayga ii rumayn kara legend madaxa isaranthy will be the next actor of Soya production

  • @dayfidcalicumar1387
    @dayfidcalicumar1387 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwww m.a waaa flm dhameestiran xaqiiqdi oona caajisleheen xitaaa guuul🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 3 ปีที่แล้ว +16

    Ilin baa iga timi😭😭 heesta calanka marakan maqlay team zoya gulesta ❤💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maahirofficial4868
    @maahirofficial4868 3 ปีที่แล้ว +12

    Falim wakhto badan lagaliyey somalina dheeldheel uhysataa soyaa filimes horey usacdada❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 3 ปีที่แล้ว +14

    Another level my Hassan Soya keep going I appreciate and proud the best Actor and film❤

  • @Garadka0606
    @Garadka0606 3 ปีที่แล้ว +23

    Aaadban uqirode wlhi?
    Wadankeyga hooyo
    Saaid ayan ujeclahay 😭😭❤❤

  • @abdallaabdulkariim1693
    @abdallaabdulkariim1693 3 ปีที่แล้ว +19

    Jilayasha 90%
    Filmka 100%
    Camerada 40%
    Hormar wacaan marka xigto muqalka iska dhis wllke mcn hasan zooYa

    • @hindann3057
      @hindann3057 3 ปีที่แล้ว +2

      Walahii in qofkibaa $100 ukudawowad ayau uqalama filinkani

    • @muniroali1029
      @muniroali1029 3 ปีที่แล้ว

      @@hindann3057 waa run wallahi soomaaliya hanoolaato

  • @abdirahmanyasinwarsame3473
    @abdirahmanyasinwarsame3473 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Filinkan caawa igu horaysa Aan daawaday Markaan Arkay Xasan sooya oo Laga xayaysiinaaya Shaafiici shafinho Filimkiisa cusub Filimkaan soomaalida jilaysa walhi way Ka Baxeen sidaan oo kale Hanoogu Soo gudbiyaan filimaanta Team Zoya Filims TnX

  • @abdullahifarah1179
    @abdullahifarah1179 3 ปีที่แล้ว +15

    INTA WADANI AH LIKE SARA 👍

  • @fatthihaji6789
    @fatthihaji6789 3 ปีที่แล้ว +36

    Waligey filim somaliya hadaan furry madhameysan lakin filimkaan Maruu iga dhamaadey maba aqaaan mahdsanid wilashena aanku faano

  • @xaliimcabdi3494
    @xaliimcabdi3494 3 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalinimoH allow noxifdi🤲🤲 wilashena iyo gapdhaHenapa filin qiro wato io wadanimo iskugu jiro wlhi keep going my people 👌🙏💕

  • @king.jaylaani
    @king.jaylaani 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah Somalia hanolaato iyo cidanka Xoga Somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @KofiAfro9420
    @KofiAfro9420 3 ปีที่แล้ว +7

    😥😥😥🇸🇴guul aan ka garnay dhanka flim wan ka tilaabsanay flim ajnabi guul team zooya ✊✊✊

  • @khadiirrichman2812
    @khadiirrichman2812 3 ปีที่แล้ว +6

    Film aan dawdo filmki ugu macana oon dawado best film drama somali wadani 3 weeks 2M
    Incha allh ☝️

  • @maahirpoi5134
    @maahirpoi5134 3 ปีที่แล้ว +12

    Wadani aya tahy pro Hasan lkn wada kabaxasatey pro atoraha somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🥰

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 3 ปีที่แล้ว +16

    Waaw best film in uu yahay anigoo daawan ayaanba usii qirayaa filimkaan xayeeysiin tiisa ayaanba ku qancay good job bahda soya films yuusan ka yaraan daawashada filimkaan 1M

  • @laanamilaclaanam8300
    @laanamilaclaanam8300 3 ปีที่แล้ว +8

    Waaaw you guys are so talented this is another level ❤️❤️ proud to be somalian always🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulaahidhagaf9252
    @abdulaahidhagaf9252 3 ปีที่แล้ว +20

    Filimkan wlhy wuu iga ilmaysiyey maarag filim lamidah wxn ku farax sanahay madamuu gobabin uyahay dhalinta somlyed soya horman grny wad ku mahad san tihin inta igu racasn like isar

  • @toomii6639
    @toomii6639 3 ปีที่แล้ว +8

    Boqol like hadii lasaari karo waan sari laha. Maasha allh team soya
    Horay u socda

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan sooya shaqo culus aya gacmaha la gashay ajir iyo xasaanat ilahey ka siyo AMIIN ya rab

  • @yariisowomer7522
    @yariisowomer7522 3 ปีที่แล้ว +110

    Runtii aad baan idinku dhiiri galinaa howsha aad wadaan anigu waxaan ahay dablay ciidanka qalabka sida waxaan ku biiray 2013 markaasna da.deydu waxay ahyd 13 hadana waxaan jiraa 21 sane jir
    Rajadeydu ugu weyn waxay ahyd in Somali ay noqota dowlada lahoos yimaada hadana waan ku dhawnahay alx waxaan fariintaan kasoo dirayaa fronta 3 sane mugadisho ma iman intaas waxaa lahaa yuusan kaa faaideysan cadawga
    Zoya films allaha idin shrfa dhamaantiin

    • @Hodan7812
      @Hodan7812 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah ha ku sharfo wll salaan sare from lascanod🥰🇸🇴

    • @shukrimaxamuud7568
      @shukrimaxamuud7568 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllkey horay usoco waxan nahay garabkaaga reer muqdisho ❤💪❤❤💪💪❤💪❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @yousofosmanalikalay6607
      @yousofosmanalikalay6607 3 ปีที่แล้ว

      adigana allaha ku xafido

    • @nasraabdiweli6069
      @nasraabdiweli6069 3 ปีที่แล้ว

      @@shukrimaxamuud7568 l⁰0p

    • @ahmeddeeq8093
      @ahmeddeeq8093 3 ปีที่แล้ว +1

      Wxd tahay cisigeena sharafteena iyo waliba masuulkeena wxaa waajib ngu ah inaan kuu mhadcelino. Mhdsnd in bdan wll big respect for you from GARAWE 🙏🙏

  • @keyffarah6765
    @keyffarah6765 3 ปีที่แล้ว +6

    Ma qiyaasi karo farxadayda waayo awal waxaan daawan jirey dad ajaaniba lkn maanta waxaan daawanayaa wiilal iyo gabdho soomaaliyeed keep going markasta team xazan zoya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahragedi2843
    @sahragedi2843 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep doing this Soya I wish al Somali people supporting you my brother we love you

  • @maxaaidhibayo3223
    @maxaaidhibayo3223 3 ปีที่แล้ว +18

    100k hdu marayo like ha ila dhafin

  • @jabra4205
    @jabra4205 3 ปีที่แล้ว +35

    Soomaaliya hanolato 💘🇸🇴

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

    • @hindann3057
      @hindann3057 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlahii ninkan xasan waa geesi hooyodii waalahi nin baayay dhashay xaataa qabki askarta ayuu leeyahay keepoing

  • @Goatgmer
    @Goatgmer 3 ปีที่แล้ว +4

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Keep Going Dhalinyaro waa qirooday wlhi Realy movie director 🇸🇴♥️

  • @qiwj782
    @qiwj782 3 ปีที่แล้ว +10

    M.a film wadani ah hadad ka heshay like i saar brothers

  • @salmaanmohamed4718
    @salmaanmohamed4718 3 ปีที่แล้ว +37

    Milyan views marku garo like isaar please ❣🙏🙏🙏

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

  • @nuurmahamoudabdi8559
    @nuurmahamoudabdi8559 3 ปีที่แล้ว +8

    Xasan soya and his team they deserve 1m subscribes wlh

  • @zaailboy2894
    @zaailboy2894 3 ปีที่แล้ว +13

    Whi hada ayaa soo dhameeystay filimka AAD ayuu khiiro u lee yahau wlhi Somalia 🇸🇴🇸🇴 guul
    Team soya dadka aa tusaalo u thiin wlhi hor mar wacan
    Mahadsanid wlll Hassan soya

  • @mohahassan1
    @mohahassan1 3 ปีที่แล้ว +24

    Walaal keen kor haloo qaado
    Hala sher gareeyo caawa guul lataaban karo
    Halagaar siiyo #WADANI

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid

  • @abdukadiromar4980
    @abdukadiromar4980 3 ปีที่แล้ว +4

    waaaw cajiib waaye filmka sheeko waqtigeeda la joogo ayuu ka hadlayaaa hormar wacan hassan soya iyo dhamaan soya company