Farah Maalim On Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2014
  • Farah Maalim Mohamed is the former Deputy Speaker of the National Assembly of Kenya. He is a Somali politician, with almost two decades of experience on the Kenyan political scene....
    / abdi.askari
    / askaricom

ความคิดเห็น • 25

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 10 ปีที่แล้ว +3

    Vey true and well done Mr Farah Maalim Mohammed !
    The big problem with Somalia is Qabiilka (clans) no one want/will like to support any president of Somalia if is not from his Qabiil(clan) n
    Runtii qabiilku waa qurun,Soomaali badan ayaa dhiiga kawada galeen, sidaa darteed arrin sahlan mahan in ay Soomaaliweyn (from Somalia) ay hal umadd wada noqdaan, balse way iswada qaybiyeen Qabiil dartiisa oo gobol walba calan u gaar ah iyo madaxweyne u gaar ah ayay sameysteen. Very SAD!
    Baarak Allahu feekum for sharing!

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 10 ปีที่แล้ว +2

    Well done Mr Farah Moallim,be a Somalia President if possible :)!
    Soomaalidu intooda badan waa Laba wajiile ah, maanta adigay kula jiraan berritona qof kale ayay lajiraan, waxaana ugu wacan waa Qabiilka Qurunka ah ee dhiiga iyo maskaxda kawada galeen oo jaahil kawada dhigeen kuligood ( YAA TAHAY IYO YAA KASIITAHAY) intaas waa shaqadooda.
    Madaxweyne walba oo Somalia qabsadaa, hadii xitaa uu ka baxay university kasta, wuxuu dabada kawada waa Qabiilka Qurunka ah, wuxuu dawladisaa soo geliya dad aan wax cilmi ah lahayn oo ah qabiilkiisa ah (his clan) oo waxbarasho lahayn.
    Thanks for sharing!

    • @cabdiali9408
      @cabdiali9408 7 ปีที่แล้ว

      alle ha xafido faarax Macalin was geesi somaliyeed anigu aad baan u tagersanahay geesi

  • @AdzH-pt5vz
    @AdzH-pt5vz ปีที่แล้ว +1

    Amin ya rabi

  • @muhyedinabdilahi8146
    @muhyedinabdilahi8146 10 ปีที่แล้ว +2

    faraha macalin Alle ha ku sharfo geesi somaliyeed baa tahay waxad nin aan cadna ka haybaysan inkasta oo somali kenya ay yihiin dhamaantoo rag geesiyaal ah hadan ninkani farah macalin iyo xildhbaan duale waa rag geesiyaal ah

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 7 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah waa boqorka samaliya🇸🇴

  • @Lafweyn
    @Lafweyn 7 ปีที่แล้ว +5

    Faarax Macalin waa halyeey soomaaliyeed. Allaha xafido

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 ปีที่แล้ว

    Thank our mp fo ur expreciace

  • @husseinbudul2792
    @husseinbudul2792 6 ปีที่แล้ว +3

    Geesiga east Africa halyey faraah macalin I LOVE YOU ❤️💕😘💕

  • @jaallegeedi8936
    @jaallegeedi8936 7 ปีที่แล้ว +3

    sax

  • @MohamedAhmed-ss2bz
    @MohamedAhmed-ss2bz 8 ปีที่แล้ว +1

    Geesigii Africa ayaa tahaye meeshaas kagahaay.

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 8 ปีที่แล้ว +2

    Ugaaaaaaaaaaas

  • @abdifatahyogol3151
    @abdifatahyogol3151 8 ปีที่แล้ว +1

    Ugas

  • @khadarboobe1187
    @khadarboobe1187 3 ปีที่แล้ว

    Geesi soomaayil ala HADAAYO

  • @cabduwalimaxamed8168
    @cabduwalimaxamed8168 7 ปีที่แล้ว +1

    reer qadaadwayne badiina iyo dhulkiina musharaxiintii biibinayey doortadee