Masar iyo itobiya weligood dagaalami maayaan ..soomaali maryoolay waa in ay fahanto siyaasada ...masar biyo xireen ayay u samaysay white Nile ka mara south Sudan oo waxay south Sudan kula heshiisay dhul ay masar ka ijaaranayso south Sudan oo ay beeranayso masar....... white Nile ka wuxuu ka yimaadaa haraha Victoria blue Nile ku wuxuu ka yimaadaa itobiya waxay labadoodu isugu tagaan magaalada Khartoum ee Sudan oo ay hal ku noqdaan oo aada masar
Arinta masar iyo itobiya waa arin ay dawlada soomaaliya wakhtiga ku lunsanayso rabtana in ay masar ku hadido maamul goboleedada .......abi axmedna ka dhiganayo nafis siyaasadeed

Hawiye waa aabihiin raweyney majeerten iyo itobiyana hawiye wey is yaqaanan xamar shan saac ayaa.laga saaray adigu aabahaa caasi haku noqon dad baahanne dab hakushubin
Bravo talo wacan
Arinta masar iyo itobiya waa arin ay dawlada soomaaliya wakhtiga ku lunsanayso rabtana in ay masar ku hadido maamul goboleedada .......abi axmedna ka dhiganayo nafis siyaasadeed
Beenta waa lagu naartagaa ogow