Soomaliya oo laga cabsi qabo iney isu bedesho Garoon-Colaaded oo ay isu dhex dilaan quwado shisheeye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @mustafejirde4620
    @mustafejirde4620 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland guuuuuuul ❤❤❤❤❤

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuul somaliland isha allah

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanAbdi-n8d
    @MaryanAbdi-n8d 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wa la dhamastiray guuuul❤❤❤❤❤

  • @maryanbahdoon2768
    @maryanbahdoon2768 2 หลายเดือนก่อน +2

    SCM
    Ibraahin caydiid mashaalaah geesibatahay

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 หลายเดือนก่อน +2

    DOORASHO MA ARKAYNO MANTA WAYO WADANKU DAGAL AYU GALAY NINKA MANTA DORASHO HADAL HAYA HABEN MUJIRIN. WANA DABADILIF U ADEGA CADAWGA

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 2 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 หลายเดือนก่อน +2

    Siciid cali ciise waad mahadsantahaye bulshada kubaraaruji kubaraaruji waxa hareereha inga xiga siloogutakagalo

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน

    Illeeye asww waad mahadsan tahay

  • @kaysedjama6707
    @kaysedjama6707 2 หลายเดือนก่อน

    Thank u brother 4 ur great analysis and work.Alah haku xafido.

  • @malyounismail8866
    @malyounismail8866 2 หลายเดือนก่อน

    Sidiiroon Alahayow

  • @farah.418
    @farah.418 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน

    Haa wa in dorashada
    Dib lo dhigo sax raganimo

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 หลายเดือนก่อน

    A SHABAAB WAXAY KU DHAEAAQFAY IN DEG DEG ULA WAREEGAYSO TALADA SOMALIA ITALIA . SIR CULUS WAXAY A.SHABAAB UGA DIGTAY CIIDAMADA AJI NABI KA BAXAAN SOMALI ITALIA.

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 หลายเดือนก่อน

    𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay cidi u arki weydey... 45kun oo Ethiopian troops iyo kumanaan dharxad ayaa gudaha ugu jira Somalia... Somalia waxay rabtaa cid xoreysa 😅

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

    MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland cidna ma hor istaagi karto Wlee huwan kastba waa kujabysaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    Heshiiska dunidu kamay waylin ee cadowga somaliland ayaa ka qayliyeen

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 2 หลายเดือนก่อน

    Caroonka colaadeed ayaanu xaqayaga kaga difaacayna inaanu mar kale qaDaadweyn dib ugu hoos noqono. Colaadani waa in loo fahma in somaliya haddii ay hargeysa xukumi waydo in naftu ka baxayso markaasi
    anigu aan xornimadayda xejisto cidi kale ee dhimanaysa kol haddi ay xuquyqdaydi dafirayso degdeg haw dhimato.

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน

    ITHIOPIA PUNTLAND HAKA SAARTO SOOL CIDANKA QARANKUNA GACANBHASARTO DHULBAHANTE KIISKA SOOL HASOO WADA AFJARAN ITHIOPIA IYO SL

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa qosol ah in Somalia tidhaa Masar ayaa idifaacaysa. Miyey carabtoda Falastiin ee la jaarka ah Dafacaan. 😂Carabi waa ma dheer😆

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 2 หลายเดือนก่อน

    Doorashada inla jojiyo danta somaliland aya kujirta

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobia awood umahayso iney gobolka awdal soo gasho.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka Somaliland kuma jiro dareen doorasho, XAASHA. Wuxuu dareen doorasho ku jiraa siyaasiinta oo kaliyo ooy caddahay inayna la socon xaaladda nabadgelyo ee dalka iyo cadowga ku xeeran Somaliland ee birta u lisanaya iyo quwadaha shisheeye ee dogobyo saaraya colaadda Soomaalida dhextaal.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 หลายเดือนก่อน

    MoU maxa haysta oo la dhamaystiri la’yahay ? Waxbadan ayay badali lahayd ee

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    2 sano dib ha loo dhigo

  • @EmanAhmed-fk4cy
    @EmanAhmed-fk4cy 2 หลายเดือนก่อน

    💚🤍❤️

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน

    Sidii siyaasiinta Somaliland (Muuse, Kaahin, Cirro iyo Faysal) u dareemi waayeen bilowgii xaaladdii Laascaanood ee lagu soo daabulayay garaaddo wata ciidamo hubaysan oo xagga Somalia ka soo galaya ayayna maantana u dareensanayn xaalku halkuu marayo.

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 หลายเดือนก่อน

    Doorashada madaxweynaha weey ka goaan thy. Lkiin hadana. Mr. Ciro. Reer Abtiyaashi reer oodweyne sideey ugu taliyaan weeyaan doorashadu. ciro isuma taliyo ishalah dalku xaalad dagaal buu kujiraa

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqatan reer somaliland kadib markay yaqiinsadeen in loo soo xamaan qaatay sidii meeshaba looga saari lahaa magacooda iyo sida burburinta jiritaanka qaddiyaddooda cadaw dhoow iyo mid fogba layskugu soo kaashaday iyo cadawgii dorraad siduu damacsan'yahay iyo sida dhiigooda iyo dhaxalkoodaba loogu hamuum qabo - waxay kala doorteen inay doorasho galaan kadibna cadaw qabsado iyo inay marka hore jiritaanka qaddiyaddooda difaacdaan kana badbaadiyaan cadawgoodaa u soo xamaan qaatay-si dhamays'tiranna meel iskaga tiiriyaan dhal faqash iyo intay ehel wadaagaanba, kadibna doorashadaa sugaysa iyagoo xalaashaday galaan - ciyaartii ku gabeeyaan - quraankii ku gamuuraan kuna gadaafad laAadaan insh tcaalaa,, xaqiiqadu siday tahay guud ahaanba reer somaliland 90% qo'aankoodu wuxu yahay amba talo ku gooyeen marka hore ragoow nacabkaa kugu meersan iyo iska dhici cadaawaha-kadib yeeel sidaad doonto insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,,,

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan 2 หลายเดือนก่อน

    Isma lihi, dawlada Masar in ay doonayso in ay la dagaalanto Itoobiya.
    Dawlada Masar ma aha dawlad u jeeda danta Masar, ee waa dawlad loo sameeyay in ay shucibka Masar ay daqad saarto, si aanay u caawin Gass.

  • @omarfiin3643
    @omarfiin3643 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland ayaa maalin riyood lagu yaqaanaye Ethiopia ayaa ku darsatay inay maalin cad riyooto. Waxad ka heshaan ayaad leedihiin

    • @mohamedahmed9928
      @mohamedahmed9928 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haddii cidi weighed maalin riyaan jirtay waa qadaadweyn oo sina xuquuqda hargeysa garan wayday oo qaldaan ka soo qaaday. Maanta qadaadweyn ayaa qaldaamiin ah. Ta kale masarna duhur ayey riyootay iyadoo walaalahood miter meel u jurta lagu dilaayo ayey meel kun kilo miter ah waan u hiilinata leedahay.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 หลายเดือนก่อน

    Ceerigabo sedex shay bay dagal igu ridi karin biyihi cisbtaldi xeryehi ciidamada majority cida u badan magalda dagta intaba uma saamaxyan huwanta inay dagal ka rido ceerigabo