JIKADA AYAAN GALAY !! BARIIS ISKU KARIS AH AYAAN KARIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 240

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 ปีที่แล้ว +99

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @shako_y22
    @shako_y22 2 ปีที่แล้ว +34

    The best man in the world is prophet Muhammet

  • @shamis3067
    @shamis3067 2 ปีที่แล้ว +19

    Brother thank you because maanta lacag ayaa manta ii bajisey ani iyo inta ila nool jimcaha banaanka adi jirney lakin bariiskaaga saa u karisey Walaahi waxay nagu beertey isku karis inaan maanta karsano wiil sharaf leh baa xamdi kugu dhacay ee yuu kaa fakan oo farxaana Maansha Allah yaanyo la fiiqo oo arkey somaaliya iigu danbeysey American ma fiiqano sidaas uu cabdulahi kashka suybiyey sameenaa brother hoyadaa Walaahi waxay mudan tahay in koob dahab lasiiyo 🥇🥇🏆🏆🏆🏅🏅🏆

  • @zahraabdinour
    @zahraabdinour 2 ปีที่แล้ว +11

    تسلم ايدك اخي الحبيب

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 2 ปีที่แล้ว +6

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله عليك تسلم يدك بلعافي عليك

  • @xamdimaxamuud4567
    @xamdimaxamuud4567 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah wwl🥰🥰🥰🥰

  • @basmatimed4581
    @basmatimed4581 2 ปีที่แล้ว +10

    Legend abdullah Mashallah brother keep gonna

  • @aishamaher7787
    @aishamaher7787 2 ปีที่แล้ว +3

    Masaha Allah Somalia 🇸🇴

  • @abdicode9892
    @abdicode9892 2 ปีที่แล้ว +20

    Legend always Legend ❤

  • @ibraahimrasta3610
    @ibraahimrasta3610 2 ปีที่แล้ว +6

    Inta murugeesan murugada Allah ha ka qaado aamiin isooboqo wll mcn

  • @farduusbacaluul8534
    @farduusbacaluul8534 2 ปีที่แล้ว +12

    Labadan qof waa qosolkii oo qofa inaderty happy and kazhka guuleysta😄🖇❤🐎

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah yummy yummy and delicious 10

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +16

    "Iska ilaali inaad noloshaada uhibeyso ama aad siiso qof ay suurta gal tahay inuu berri dhabarka kaa toogto nolosha waxa ay ina bartay dad aad isku jeclaa kadibna noqday kuwa dadka iskugu neceb fadlan garo inaad kala barato dadka wax kuso kordhinaya noloshaada iyo saaxiibada leh danta gaar ah"

  • @faadumonuurfatma1321
    @faadumonuurfatma1321 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha

  • @elmifarahihtidal11
    @elmifarahihtidal11 2 ปีที่แล้ว +13

    Machalllah KING ❤

  • @rahmoxasan8946
    @rahmoxasan8946 2 ปีที่แล้ว +14

    Kashka legend another level

  • @abubakarabubakar2725
    @abubakarabubakar2725 7 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allah❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc hooyo iyo aabo Allah ma simin good boy don't feel guilty aabo waa kuugu taageeraa. ❤👍💙💖

  • @axlaammohammed6565
    @axlaammohammed6565 2 ปีที่แล้ว +8

    abdulahi waxa tahey daayar so jithasho leh wow 👌 happy igu salaam

  • @sacidhilalmomahed6264
    @sacidhilalmomahed6264 2 ปีที่แล้ว +4

    anaa ka bareegeenaa happy haka bacsanin

  • @maryancabdibare4781
    @maryancabdibare4781 2 ปีที่แล้ว

    Wow maa shaalaah abdala waan kuwataa wll

  • @deeqodhuux1236
    @deeqodhuux1236 2 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco aboowe

  • @cabdiciise2012
    @cabdiciise2012 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah

  • @cadarcarab163
    @cadarcarab163 ปีที่แล้ว

    Mash allah walalkey

  • @maryamawaliid9380
    @maryamawaliid9380 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @bilqayrjanagale6231
    @bilqayrjanagale6231 2 ปีที่แล้ว

    M,a Allah happy Ahmed io cabdullahi kashka wan idin wataa lagn

  • @ahmedsadek1421
    @ahmedsadek1421 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah💯💯🥀🇸🇴🎁

  • @suleqaabdi8480
    @suleqaabdi8480 2 ปีที่แล้ว +2

    nin rageet bandahna xaaliye danyeer buudaha.well done,you seem to be well trained n this field

  • @issezahir
    @issezahir 2 ปีที่แล้ว +4

    Tooreey maaha ee waa Mindi, mida aad heyso ✌🏽

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha ma beautiful brother kashka woow 🥰♥️💯💯❤❤

  • @umumarwa3777
    @umumarwa3777 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله ❤😍😍👌🏿👌🏿

  • @fardowsataqal5688
    @fardowsataqal5688 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah 🥰🥰🥰

  • @sumayogaduudow9462
    @sumayogaduudow9462 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw lejenti wan kuwata

  • @shamis3067
    @shamis3067 2 ปีที่แล้ว +7

    Maansha Allah waligey waxaan daacad ugu hadlin ma sheegin oo Walaahi ah Bariiskaan waa 100/100 wadanka aan joogo America waxaa la dhahaa 10 means meesha ugu sareeso tagan tahay waaa ku xiqotey brother s waa noo naag ah baa kuu qirey cooke ween tahay xitaa meeshaa wax ku karineysid it very clean mansha Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @nimcomustafe1526
    @nimcomustafe1526 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my brother 🙏💪💯

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว +3

    Waw mshlh then gabdho routines quruxbadan ban so dhiga from muqdisho so dawada

  • @rahmamohamoudmohamed7458
    @rahmamohamoudmohamed7458 2 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow
    10/10

  • @ruqiyaismaciil6279
    @ruqiyaismaciil6279 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof iga qosliyaaatahay walalkey Allah haakubarakeyo

  • @GenAbdallaAbdallaAli099
    @GenAbdallaAbdallaAli099 2 ปีที่แล้ว +2

    Da yar so jiidasho leh 😂
    Legend kashka 🤝

  • @queenamiiraabdalla3351
    @queenamiiraabdalla3351 2 ปีที่แล้ว +15

    Kashka❤Ninka social mediayaha igu haya😘❤

  • @anaskhayre8193
    @anaskhayre8193 2 ปีที่แล้ว +1

    100/100 Masha Allah

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว

    Masha alllah nin qadadiisi karsadey igadhe waruntii cunata indha uquŕux badan baku deeqda

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah beautiful and well done 👍. But American 🇺🇸 they don’t eat bananas 🍌 with rice. Banana is just fruit. Only Somalia people eat bananas with rice or pasta 🍝.

  • @mursalchannel5003
    @mursalchannel5003 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasra Abtidoon Kaqariya

  • @asmahassanfarhan
    @asmahassanfarhan 2 ปีที่แล้ว

    Ma shaa allah ani guurso aad ii karisidee

  • @iamliiamen7071
    @iamliiamen7071 2 ปีที่แล้ว +6

    8/10 weeye dayarka tageeraha ka heelayey laciibada ku takhasustay sida dadka looga qosolsiiyo 🤣😅waad salamantanhiin dhalinyaro

  • @hodanxasan2086
    @hodanxasan2086 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow Bariiska inta ayuu iiga so carfe🥰

  • @queenbahja923
    @queenbahja923 2 ปีที่แล้ว +6

    Danyeer so jiidaso leH kashka🤣🤣

  • @clkhalaqmuhumed7702
    @clkhalaqmuhumed7702 2 ปีที่แล้ว +3

    Ani cunTo an Karin Karin maba JirtO wLhi tazina WA cazhAr an partay HoYaday macan poqorada zapapto ah kaligay an ahaY mrKa qaZab ayay nOqotaY INa parto mahdazanidin DhamN 🤴❤️

  • @aminocabdicaziiz6048
    @aminocabdicaziiz6048 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi mcn waye

  • @ahmedbizi345
    @ahmedbizi345 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 ปีที่แล้ว

    MashAllah

  • @hassinmohamed3673
    @hassinmohamed3673 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow nice 🥰🥰 mashallah 🥰 walal

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +16

    Legend ✊ keep going brother 👍🏻 ❤

  • @sucaadoabdiaziiz7428
    @sucaadoabdiaziiz7428 2 ปีที่แล้ว

    10/10

  • @cabdirashka1284
    @cabdirashka1284 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Abass894
    @Abass894 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalh Abdulahi Kashka gacntatha hakubarakeya walal

  • @luluoahmed9332
    @luluoahmed9332 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh 10/10

  • @SumayoQaasim-t5y
    @SumayoQaasim-t5y ปีที่แล้ว

    Legend😢😢😢

  • @canabcali3297
    @canabcali3297 2 ปีที่แล้ว

    Marshall Alalh

  • @hawaluulamohammed1058
    @hawaluulamohammed1058 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaalki Macalin nasro abtidoon Uma xumid

  • @foosdahir2015
    @foosdahir2015 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @bilfafi1045
    @bilfafi1045 2 ปีที่แล้ว

    Machaĺlah ❤ wan kuu xisaya 🌹💥❤ wll macan 🥺🥺🥺🥺

  • @hoyoabshiroibrahim9540
    @hoyoabshiroibrahim9540 2 ปีที่แล้ว

    Lamanah sandka😍😋😋😋

  • @ramatgan1
    @ramatgan1 2 ปีที่แล้ว

    Please add Somalia, Somali, Mogadishu, Somaliland, Hargeisa, Puntland to #tags & #hashtags.
    That way we can stop negative Anti-Somalia TH-cam channels.

  • @abshiralfa1596
    @abshiralfa1596 2 ปีที่แล้ว +2

    Tooray mahee mindi dheH oday Habi maa kuwashay

  • @ikranichkape5271
    @ikranichkape5271 2 ปีที่แล้ว

    10

  • @anisanorjama4952
    @anisanorjama4952 2 ปีที่แล้ว

    9/10

  • @xamdimustafxamdimustaf2908
    @xamdimustafxamdimustaf2908 2 ปีที่แล้ว +1

    kashka bariis ibartay wlhi inoso badi kugu branee🙈🙈salan sre

  • @nasromacalinsaciid8911
    @nasromacalinsaciid8911 2 ปีที่แล้ว

    ina adeer mcne waxaad thy wiil fiican oky guuleyso mcn

  • @fardoso1436
    @fardoso1436 2 ปีที่แล้ว

    Marshall ah aada ku jeclahy walaaw horay usoco

  • @amran5749
    @amran5749 2 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @Micraaj-.1997
    @Micraaj-.1997 2 ปีที่แล้ว

    Jiko oo TH-cam leh maa jiro cabdulahi kashka hhhh

  • @craxmaanaadan7357
    @craxmaanaadan7357 2 ปีที่แล้ว +1

    10ayuu uqalmaa bariiska

  • @ibraahimcali8198
    @ibraahimcali8198 2 ปีที่แล้ว

    Mash all

  • @abdirahmanmohamed2324
    @abdirahmanmohamed2324 2 ปีที่แล้ว

    100 /100

  • @engmohamedabdalla7704
    @engmohamedabdalla7704 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @mohanaz_5590
    @mohanaz_5590 2 ปีที่แล้ว

    Team Cabdala qoslaye kashaka on the billing

  • @sidranadir
    @sidranadir ปีที่แล้ว

    ❤❤❤🎉❤❤

  • @mohaali8102
    @mohaali8102 2 ปีที่แล้ว

    Da yar sojiidasho leh wakuslmy legenow tagera buuxa kuahy✌✌✌🔥

  • @shamis3067
    @shamis3067 2 ปีที่แล้ว

    Brother waxaan kaa sigeynaa adoo baasto karinayo we like to see sida baasto u kariso

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaaah guleso wala qali 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @feisalabdulahi9114
    @feisalabdulahi9114 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a keep going my brother 🥰

  • @abdirasaqcumar1295
    @abdirasaqcumar1295 2 ปีที่แล้ว

    6/10

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 2 ปีที่แล้ว

    Tubadana qarar mahe

  • @Ayubinhooffcial
    @Ayubinhooffcial 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo ayaa kurapto wara caawa kusowaca inshlh

  • @naimasheikhnour5583
    @naimasheikhnour5583 2 ปีที่แล้ว

    Bariis shii shiid lagu daraaa waa naga cilmi badan thy 😁😁😁

  • @anasyaasiin3612
    @anasyaasiin3612 2 ปีที่แล้ว

    Caraftisa iso uraysa

  • @anisa7512
    @anisa7512 2 ปีที่แล้ว

    Walalow jumba ba qalad ka fahantee mxaa wye 3 xabo bariis yar ba karinoysaa he

  • @queenmiskiofficial9467
    @queenmiskiofficial9467 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going brother

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 ปีที่แล้ว +27

    Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto wll qaali waa codsi mahadsanid wll

  • @abdaleabdirahman983
    @abdaleabdirahman983 2 ปีที่แล้ว

    Balo ku dagtay

  • @farhiadahir9447
    @farhiadahir9447 2 ปีที่แล้ว +4

    5/10😂😂😂 bariiskaga waaye 😂😂 bariis cusbo badan 😅😅😅

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 2 ปีที่แล้ว +3

    Da'yar indho qabad leh😂😂

  • @weenkred6441
    @weenkred6441 2 ปีที่แล้ว

    Cabdulahi masaha allha keep

  • @maryancali9552
    @maryancali9552 2 ปีที่แล้ว +6

    Kashka ilahey amarkis hada ku arko wan iska qoslaa 😂😂😂😂😂😂😂😂🦋

  • @jab__u__joog
    @jab__u__joog ปีที่แล้ว

    Naagtii aniga cunto aan kariyay dhadhamisaa habeen igama tagayso😂😂

  • @marianor4588
    @marianor4588 2 ปีที่แล้ว +1

    Rubac bariis oo lapa jumbo logu dara ar kazhkoo umada dhanan hasiinin🤣🤣

  • @maryamsuuldan7290
    @maryamsuuldan7290 2 ปีที่แล้ว

    Runti masha Allah wll kal iyo lab

  • @fahiimaqurux5103
    @fahiimaqurux5103 2 ปีที่แล้ว

    Adegu iyo hilibku yaraa bisinka kaliga miya cunayo