ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wararkii u Danbeeyey Jabuuti oo Laga Hayaamayo & Buurmadow oo Hanjabaad u diray Huwan & Xasan Sheekh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y หลายเดือนก่อน +13

    Masha allah cadowgii sland wayjabayan ❤❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤Mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤❤

  • @RaxmaMaxamed-mi7hb
    @RaxmaMaxamed-mi7hb หลายเดือนก่อน +5

    M a soomaaliland guul❤❤❤
    Allow adaa mahad leh❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน +2

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน +3

    Guuuuuuuuyuuuuuuul❤❤❤❤ muuus biixi geesi cadow baad ciil baday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah tabaaraka laah somaliland guul inshallah ilaahayoow jabi cadowga somaliland inshallah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuul somaliland viiva

  • @mustafehalis
    @mustafehalis หลายเดือนก่อน +4

    🔥🔥🔥🔥 caawa Ilaacadu waa holac kusoco libaax Qorilugud ayaan kasoo salamaynaa

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulbahante ragaa Islaantu ku jirto ama sii daaya ama laaya gaal loo ergoidaa ku faiidii maysaane👍🏾👍

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 หลายเดือนก่อน +4

    Xaaar madoow taladiisiiba uu so uurtay waxu sameeyaay aya manta uu so uurtay sawki laga Waa kacaagban sinaya cidabka ee ha baxeen

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahaaay dhulkaa la jaaar wixi dibin dabyooo u malegaaay reer somaliland kuligood

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn หลายเดือนก่อน +3

    Guul inshallah

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +4

    MADAXWEYNE MUUUSE BIXI SIYADIGA UGU SAREEYA SHAXDA SIYASADED EEE GEESKA AFRIKA

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi muuse biixi anigo habar yoonisa ayaa qiraya inu yahay libaaxa geeska africa waayo wuu ka guulaystay cid walba qoladayadii reer wadani waxan leyahay is dhiiba oo wadanka wa la ictiraafay wax doorasho ah oo dhacayaana majiro ee dadka dhinac raaca oo ictiraafka yimid farxad muujiya raga waa looqiraay inaga daaya meer meerisiga

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y หลายเดือนก่อน +1

    Gull sland❤❤❤

  • @user-qb4jb9me6x
    @user-qb4jb9me6x หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay kacabso oo hasheegin waxaanad ogayn

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuul xisbiga wadani

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ Guul Somaliland ❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 หลายเดือนก่อน +3

    Xisbiga Huwanta wadani ma jabhadoodii ayey buurta saari. Waa mujrimiin aan wadanka lagu aamin karin.

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 หลายเดือนก่อน

      Wadanka adigaa waad kuqasbantay shit 😂 adoo cabaada

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs หลายเดือนก่อน

      Waa cadow isku keen diraya dhexdeena, yaan loo jawaabin. SOMALILAND waa Qaran loo wada simanyahy, cod baana lagu kala baxayaa. Dadka SOMALILAND la daba dhigay ILaahow sharkooda naga qabo, Fitna wada yaasha, Nacabka & xasadka. Aamiin

  • @subeeradensubeeradan92
    @subeeradensubeeradan92 หลายเดือนก่อน +3

    Guul Somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    BUURMDOW IYO XIIRSE CIFRID IYO AFQALOC INAXASH IYO ICTISAMKA H.J AYAA NOO JEEBYE OO CIIDANKI MADNYGANE JEEBE😮😮😮😮😮

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy หลายเดือนก่อน +5

    Maashallah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +2

    1988 dagaal kii faqashta masar hub badan ayey siisay wakhtigaa rijiimkii dhiig yacabka ahaa
    Hadana hub badan ayey u keentay si somaliland loogula dagaalamo marka Ethiopia timaado

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    WAA RUUN DAADKI DEYARDA RUUSHKE KUU TAHARIBE JEERYE IYO WAXA ISLAH KAA GUUDBA JAABUTE INTEE LAA SOO XIIDHXIDHO LOO SOO GACAN GEELIN JEERYE FAAQSHTE ILLAHEY BADAN BEEN UUSHEEGYNE😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf หลายเดือนก่อน +2

    TAAR TV MA AHA CIDDA AMAANEYSA WADANI EE WAA LAMAANIHIISII IGU SHUBO DA.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน

    Gabal bas Ayaa udumay wlee dulmigii Ayaa hada kusbaxay maqaxida jubuuti dhamanba cadwgii Somaliland waa jabayaa wlee viva Somaliland and Ethiopia

  • @Dhaashan
    @Dhaashan หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guuuuuuuulllllllll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 หลายเดือนก่อน

    Boqor buur madow imisa waji ayuu leeyahy
    Mar huwan baa shaly sow kii lahaa ciidanka ayaanu fur furi uuna ka dhameeyay oo ciidanka dadka jabiyay ayuu ka mid noqday marna inuu somaliland u hiilin ayo ayuu iska dhigaa waxa aanu arkayo oon srba ahyn ayuu noo sheegaa isaga oo iska dhigaya somaliland inuu jecelahy munaafaq weeyi 10 waji leh oo tuug Ilaahay ku qaby cadowga somaliland adaa ugu horeeya rabaan inuu dhex yimado si uu huwanta ugu gar gaaro elle idiinma gar gaaro huwaneey inshallah ilaahay ha jabiyo cadowga somaliland inshallah somaliland ilaahayoow u gar gaar guul inshallah idamka ilaahay

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahamad adan dirir walaal gulyso ❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน +1

    WADANI WAXUU QDAA HOOSIIS DALKA LAGU SOO DUULEY BUU RABAA IN DOORASHO INAGU MASHQUULYO

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    ISMACILE GEELE WEELIGIBA CADOWKUU LAA JEERE TARTAM SOMALIYO DHAAYN SIIBA SOMALILAND INAAN RAAF UU ROOGMYIN SOMALILAND BUUYE KUU JEERYE😊

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน

    Muuse soo dhawee mucaaradka jabuuti ee ciisuhuu ciilaya iyo canafarta waa ina geeĺa seexana waayo

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 หลายเดือนก่อน +3

    Waa tuug wadani cadowga gudah xisbiga buur fuulka a ha iyo inxashi iyo ixtisaam walaaney ka taliney jamuuriyad barakasan ee Somaliland guul kulmiya guul jujahid muuse biixi Abdi guul Somaliland ❤

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 หลายเดือนก่อน

      Kusoo 😂😂😂😂 kala qabo dee hadaad kujoojin karayso

    • @JimaaleAhmed
      @JimaaleAhmed หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@zayidmeeaad8660

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b หลายเดือนก่อน

    Somaliland guuuuul. Guuuuul. Guuuuul

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 หลายเดือนก่อน

    London ayaan kasoo salaamayaa Taar TV Hollac ayaa leefay magaaladii yarayd ee Dictator Geele

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 หลายเดือนก่อน +1

    Miyu iLaweye 1991 salaboqola darood aha maxabis aha

  • @SuldaanIbrahim-i7z
    @SuldaanIbrahim-i7z 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse bixi cadow jabiye ina dirir Adan geesi

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +2

    WADANI QAATE QAADO DABAJIR BOOB DHAQAALE U SOCOTA WEEYAAN MAMUL MALAHA

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    HOORTA CADOWGA SOMALILAND MAXAYE AWDLE UU GUU WAASHYNE😅😅😅😅😅😅😅

  • @CabdiqaniAxmed-et5ic
    @CabdiqaniAxmed-et5ic หลายเดือนก่อน +2

    Jir OO joog zxp

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 หลายเดือนก่อน +2

    Buur madow ayaa isku dhaama walee waxa mucaarid sheegta marka faysal laga reebo iyo cabdilaahi dahab 😂😅😂😅😂😅

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkan xoolaha ka liita marba barmaamij awr kukakacsi ayaa loosoo malmaluuqayaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    JABUUUTI M.MUUSA SOO AF MEEERAYYYY

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa waaxaaa cadowgaa somaliland oo dhaan uka so horjeda muse wadaani wa cadow gudaha ku samaysteen reeer somaliland iska jira inshallah guul somalailand and aqonsi before election and muse again inshallah ❤

  • @Cawil1987
    @Cawil1987 หลายเดือนก่อน +3

    War waxaanu been badnaaa belo ku degtay

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 หลายเดือนก่อน

    INA dameer

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i หลายเดือนก่อน

    32 waxanu hosta ka wadanay danahayaga garkaa
    Maanta muruqayaga uun daawada faqasheey

  • @user-cu8gu4vt3b
    @user-cu8gu4vt3b หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂booran dacawo

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug หลายเดือนก่อน +1

    BEENAALE KADDAA DADKA JAAH WAREERINTA

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Soodigan soo carayay ee isle Afsomaliga burco ha baro ee suuqdiga ah

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน

    Illaahaya baa kashifaye geela.caloolayeadigaya dhirabaaxadu kugu danabaye dhamana hayasaen dhuxuna kureebayoo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    HABARJEAACLO IDINKA DHULBAHANTE HAALKA NAAGUU SOO GAADHSYE ICTISAMKINE BEERHOORYE BAA MAGACODA LAA MAASAXI LAAHE OOYE KAALE FEERDHAN LAAHYAN 😮😮😮😮

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 หลายเดือนก่อน

    Buur madow aamin malaha beri buu lasoo safari sidii huwanta ulasoo safftay

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    INTER KII SL BER BERAA LAGU RAKIBAY

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahooow 6 milyaan miyaa loo afdubi 1 milyaan oo jabuti ku nooom angoow jabuti jogna ka xun waxaaasi walahi waa xasidnimmo iyo kaligaay anaa noladooo guuul somaliland inshallah

  • @subeeradensubeeradan92
    @subeeradensubeeradan92 หลายเดือนก่อน

    Kuxidhnoow tr TV waraar xaqiiqad kusalysan ❤

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp หลายเดือนก่อน

    Xasan shiiq miyaa hanjabaad u durteeb taad mooday ma gudobiirsi mise gabooye

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 หลายเดือนก่อน +2

    Dhuusa weyne xaar madoow

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci หลายเดือนก่อน

    Hoyadaba indhaha isku qaban donta,jabuti sadaqdeda ay tolka cuna ahbal warkale keen xasid batahay.

  • @Lagubaray
    @Lagubaray หลายเดือนก่อน

    Lughaya iyo saylaca ethopian baa laga kiraaynaya,sidaay S/L sheegay oo ciise iyo samaroon badankoodu waxay denyihiin ethopian markii horeba, dhaqan ethopian waay leeyihiin ,hadan lays inkiiraayan,
    Caagjarka Ogaden ee daroodnimada kushaqaystana,ethopia kaa shaaqo kaqaban, oo waay fahantaay in ogaden colaada S/L wado,argagixisada daani iyo fiiqwadana dhulba waxba uu tarimaayso,ee isaga kujaabi hadanu S/L diisa kuso Noqoon,oo ciid dhulba maanta wax lawadagaysa oon argagixiso ka ahaaynii maajiirto waa laysbartay,

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 หลายเดือนก่อน

      Ethiopian maahee gurigii hoodaa ka daji

  • @user-yq7su6do4b
    @user-yq7su6do4b หลายเดือนก่อน

    sikastaba IAQONsiga an udhabar Adaygno boqorkana raacno

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl หลายเดือนก่อน

    Buurmadoow gidaarka ayu so taabtay.waxu ku hadli jirayna wa la garanaya e waxba hanoo xayaysiin

  • @SuldaanIbrahim-i7z
    @SuldaanIbrahim-i7z 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp หลายเดือนก่อน

    Mow ku abaahiyo dheh baqal buq madow xasan isaga hara

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti waa hill walaal ismaaciil waa gacal isaaq😂 habaqleesp

  • @user-pj5sl2zi2j
    @user-pj5sl2zi2j หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci หลายเดือนก่อน

    Ismaciil maxaa xiijiyay horta muu iska nasto

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm หลายเดือนก่อน

    Asc xirsi lacagtii uu ka dhacay somaliland miyuu soo celiyay muxuu sheegayaa waa beenaale xaaraamiya e

  • @SafaKhdar
    @SafaKhdar หลายเดือนก่อน

    🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😢😢😮😮😅😅😅😊

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    🎉😂😂😂😢😮😮😮😮😅😅😊😊

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 หลายเดือนก่อน

    Xabshi waa xabashi somaalina waa soomaali xabashi lughaya iyo zaylac iman maayo

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 หลายเดือนก่อน

      Buuloxaar iyo berber dhaxdeedo laa siinay iyo xiis iyo maydha

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 หลายเดือนก่อน +1

    weriye afsomaligii sax ah ayaad warka ku sheegtaa gadaal ka gaadh garan mayaan hhhhh

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      waa suuqdi gii burco ee hooyooyin kaya iyo ayeeyooyin iyo anaguba ku hadli jirnay wakhti hore Soomali saxa maahee waa burcaawi

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 หลายเดือนก่อน

    Waa waxaan dhacayn wax somaliland layiraa oo aduunyada kamid noqota

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 หลายเดือนก่อน

    Badayadu iib maaha

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 หลายเดือนก่อน

    Badaydu iib maaha

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    SHAQO LA.AAANTII UGU BADNAYD OOO JABUUUTI KA TAAAGAN RER JABUUUTI GOOOR HORE HAKA GURTAAAN XOOLAHOOODA

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahamad adan dirir walaal gulyso ❤

  • @SuldaanIbrahim-i7z
    @SuldaanIbrahim-i7z 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @SuldaanIbrahim-i7z
    @SuldaanIbrahim-i7z 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂