XASAN XAASKISA HODAN AYAA GUBTAY WEEY GEERIYOODEN ASAGA & XAASKISA QISO MURUGO BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xasan & Xaaskisa geeridoda 4-Saacadod ayaa udhaxeysay like saar & subscribe thanks

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Qof xishoonaya miyaadan ahay?
      Geeri iyo shil baad ka soo warramaysaa kaftan iyo garna waad ka sheekaynaysaa...daawan maayo!

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@abdidahirisse1998
      Walaahi waan kufokirayay iska kalmadaas

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun
    Allaha unaxariiso
    danbigooda Allha dhaafo
    wallhi waa Nasiib Xumo
    caruurta ay ka Tageen Allaha Qalbiga ha u Qaboojiyo

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Subxaanallaah bal fiiri waalidiinta qurbaha joogo marxalada ay manta marayaan halka kuwa Dalka joogo ay ilmahooda la tahriibayaan si ay yurub u tagaan nolosha qurbaha wa sidaan 70% Allow 2doodaba unaxariisto caruurtaas masaakiinta ah allow xafid nolol iyo mustaqbal qurux bdn allow siii 🤲😥

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallaah. Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha unaxariisto dhammaantood.
    Dumaroow Raggiina hadey naag kale idinla guursadaan udulqaata oo indhaha kalaabta oo samra. Xabiibka runta ah waa Ilaahay...isagoo idiin masayrsan baad arkeysiin....Hadii kale iska fura ...hadii aadan lanoolaan karin. Tolkaaga utag hakaa fureen intaad dili lahayd ood nafta dhaafin lahayd oo Aakharo seeg noqon lahayd taasa dhaanta.

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha u naxariisto reerkas ya rabi

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ilaahay ha unaxariisto qabrigana waasac ha ugu dhigo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Inaalilaahi waa inaa ilayhiraajucuun Xasan Dalab madhintey dadkaa belaayadii iskudirtay mageeribaa kadanbeysey

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inaa lillah wa inaa ilayhi rajicun
    Ilaahay ha u naxariisto xasan iyo hodan, danbigooda Alle ha dhaafo, suaasha Alle ha u fududeeyo, qabriga Alle ha u waasiciyo, qabriga Alle ha u nuuriyo iyo intii muslim ah ee naga geeryootay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏😢

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaheey ha u naxariisto jantul farduuwso Ilaheey haka waraabiyo Allhuma aamiin

  • @anelkaabdala
    @anelkaabdala 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    bro shekada adi halagu dhegeysta ama ninka kle hala dhageyso waa na waashay

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad ku waalatay naagha Ee ka leexo abowe

  • @sen7449
    @sen7449 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha unaxariisto

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subhanallah

  • @monaahmed6119
    @monaahmed6119 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha u naxariisto amiin

  • @sen7449
    @sen7449 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adiga amuus ninka af somali buu ku hadlaya waan fahmeynaa walal please xooga aamus bal

  • @ShukriIbrahim-u3t
    @ShukriIbrahim-u3t 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alle ha u naxariisto yaa rabbi.

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subaaxnalh subaaxnalh. Allah haa unaxaristo Amiin yaarbi 😭

  • @sen7449
    @sen7449 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ok aamus

  • @Zamzambasay-i2c
    @Zamzambasay-i2c 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ilahey ha u naxaristo nag bu la gursaday sas bey u gubtay nin soomali nag madayo

    • @MalyunAdan-nl7hg
      @MalyunAdan-nl7hg ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah imanka hanagu sugo hadi nalala gursadho maaha ini naf lagoya

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow unaxariisto😭😭

  • @Samiirofarei1994Samiiro
    @Samiirofarei1994Samiiro 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha u naxariisto

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
    Shaydaanka hadaan isaga lala jihaadin wuu kugu jihaadayaa
    Xanaaqa inlaga soo laabtu NABIGEENU ina farray SCW
    dadoow xanaaqu waa camal shaydaan
    Hooyo waa inay illmaha u baqataa gaalada ugla baqataa
    Qadartu kaa weyn
    Bal mey isaga tagto inatay dilayso ninka allloow 2doodaba unaxariiso

    • @fatumadiriye59
      @fatumadiriye59 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haaa wlhi ilmihina agoon iyo rajo noqden ya Allah unaxariso😢😢

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanlaah ilahow u naxariisto yaa Allah

  • @kalgacalnouh5387
    @kalgacalnouh5387 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alleh hawnaxariisto

  • @axmedsacad2384
    @axmedsacad2384 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    alle hawnaxaristo abtiyo

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Geeri iyo qiso xanuun badan ayad so tabinaysa sida u fadhido iyo garkaga sida u egayso bila damiirkaga ayuu mujinayaa 😢😢😢😢😢

  • @maslah345
    @maslah345 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALLAHA UWADA NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subhanallaah

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha u naxariisto

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa dad xanuunsan

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢 XasbunaAllah

  • @fadumomohamud8668
    @fadumomohamud8668 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallah I pray for the kids

  • @NawaalAhmed-kj8gr
    @NawaalAhmed-kj8gr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle haw naxaristoo

  • @NawaalDucaale-ty3cb
    @NawaalDucaale-ty3cb 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaaalilaahi waa inaa ilaayhi raajucuun

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma Hubtaa sad 😔 Subxllh

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaaanalllah

  • @MaariaMuuse
    @MaariaMuuse 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wah mar horey ayuu ahaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dilku hadda ayuu dhacay labadoodaba Allah haw naxariisto

  • @samiraahmed838
    @samiraahmed838 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way is dishay may guban ayan maqlay alle ayaa xaqiiqada og

  • @warsanali1937
    @warsanali1937 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Timihii masobexen mohamed

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga Afka Somali Xumidaaaa. Waxbaaad isku qaseysaaaa. Caruurta walidkod wu dhinted ledahay Lakiiin ninkann hadlayo wa Ayo

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War niyow hada maxaad noo sheegtay oo 10 daqiiqo nooga lumisay.
    Sheekada dhan waxaad ka dhigtay "dadka qaar waxey lahaayeen naagta gubtay..dad kalena waxey dhaheen ninka naagta gubay" intaas unbaa 10 daqiiqo kusoo koobtay.
    Hadaadan xog rasmi haynin maxaad dadka waqtiga oga lumineysaa....meesha waxbo kumaba haysidee.

  • @canabcabdulahi4446
    @canabcabdulahi4446 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    walalow dadkaas nooga soo sheekey dadkaas calamadaha ey leeyihiin

  • @monaahmed6119
    @monaahmed6119 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed bus kit shalay ayuu dhintay lkn midi sadex isbuuc ayuu dhakhtar adidababa ku jiray iyada a maanta ayey Hargaysa ku dhimatay ayadaa a gubtay

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      I aa llilaahi wa inaa illayhi raajicuun

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iyadana may isgubtay

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012
    @fatinabdirahmanabdirahman8012 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @Najmamo-g6s
    @Najmamo-g6s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa runta narsisc sas waye

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caaaaaaac tuuuugso busku beeeeeeenle

    • @smile2567
      @smile2567 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxa been ah wa arin run ah af xumada iyo nacasnimda meesha kalatag

  • @FartunabdirahmanAbdirahman
    @FartunabdirahmanAbdirahman 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sorry hah

  • @smile2567
    @smile2567 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naag waa bila caqli maxay faa'ido hadha hiishay

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Narcissist sidaad moodahay mahe jooji soo baro horta plz

  • @FalisXuseenxaashi
    @FalisXuseenxaashi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xxxxxxxxx

  • @wandaba90
    @wandaba90 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abowe creamka joogi

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Filter le waaye koley

  • @halimamaki2455
    @halimamaki2455 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subhanallah