Casharkii 126, Tafsiirka Suurada Maryam Aayadaha 59 ilaa 98, Sh Cumar Faaruuq (Aun)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Casharkii 126 aad ee Tafsiirka Quraanka Sh. Cumar Faaruuq {Raximulah), Suurada Maryam Ayadaha 59 ilaa 98
    Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1410 ilaa 1411 hijra oo dhiganta 1989 ilaa 1990, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

ความคิดเห็น • 69

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 4 หลายเดือนก่อน +4

    Alahayoow unaxariiso sheekhena cumar faruuq janatul fardowsa na geee amiin amiin yaa rabi ❤

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 ปีที่แล้ว +5

    الاهم أغفر للمسلمين والمسلمات و المؤمنين و المؤمنات الاحياء منهم و الأموات برحمتك يا أرحم الراحمين الأهم آمين

  • @mahadilyassaid5999
    @mahadilyassaid5999 6 ปีที่แล้ว +6

    Allow cadaabul qabriga ka ilaali sheekha u waasici qabriga u nuuri xabaasha anagana gadaashii hana fidneyn amin ya rabi

  • @mohamedjamachannel5111
    @mohamedjamachannel5111 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha u naxariisto sheekhunaa cumar faaruuq, 1998 ilaa 90 kii Ayuu duubay, baan ku arkayay kor.

  • @sumeyabintumuktar4604
    @sumeyabintumuktar4604 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku naxariisto shiikh omar faaruuq tafsiirka sa adi kaaba fahmo shikhyada kale ma uga fahmi ilahaaay haku casino janatu fardows😢🤲

  • @abdullahiwarsame4182
    @abdullahiwarsame4182 5 ปีที่แล้ว +3

    Msh allh sh cumar faruuq alla ha u raxmadee wuxuu ahaa culimada kan ugu qaalisan agtayda

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم ارحم رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته يارب العالمين اللهم آمين

  • @abdullahiabowhussein1236
    @abdullahiabowhussein1236 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha u naxariisto janadii firdowsa allaah haka waraabiyo

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 7 ปีที่แล้ว +12

    Ilaaah ha unaxariisto maashaa alaah tafsiir iyo macaaani qof ku gaaro ma arkin qabrigaaga alaha kuu qaboojiyo janata far dow alaha geeyo biduun cisaab walaa ciqaab yaarab🙌🏼🙌🏼🙌🏼

  • @jamaxirsi798
    @jamaxirsi798 3 ปีที่แล้ว

    Scw ilahay khayr ha kaa sii

  • @mamapapa9156
    @mamapapa9156 7 ปีที่แล้ว +7

    alayaraxma sheekhuna sheekh cumar faaruq misanka xasanadka alaha ugukabo faa iidada uur noofa ideyay qabriga Janano alaha ugashigo yoomul xashrina Allah subxanahu watacaala janatul firdowsa haku abaal Mariyo aamiin yaarabi

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  7 ปีที่แล้ว

      Jazakallah ducada sheekha aad u ducaysay, jannada allah ha nagu kulmiyo, annagana ducada nagu dar

    • @faayjaamac4374
      @faayjaamac4374 6 ปีที่แล้ว

      ..
      ,, Papa

    • @updullupdul2260
      @updullupdul2260 5 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiiin amiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin

    • @kimyooshi6861
      @kimyooshi6861 4 ปีที่แล้ว

      Bbb

  • @abdiwahabke
    @abdiwahabke 4 ปีที่แล้ว +6

    JAZAKALLAH Sheikh. May you dwell in paradise.

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @ahmedfiqi
      @ahmedfiqi 3 ปีที่แล้ว

      Axmedfiqi raximahuallah
      Macalinkii sheekha

  • @user-hd4cr8lx6n
    @user-hd4cr8lx6n 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaaah yar am sheekhanaaaa jeceliyaa tafsiirkiisa iyo macaanida tafsiirsa miisaaan xasanaaadkiisa yaarab 🙌🏼

  • @NoorAli-ik9kh
    @NoorAli-ik9kh 7 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah
    Jazakallah

    • @abdisalanamey9074
      @abdisalanamey9074 7 ปีที่แล้ว +2

      manshalh ilahay haku naxaresto shekh cumar faruq

  • @abdifarah9459
    @abdifarah9459 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow u naxariiso shiikheena

  • @cabdilaahifaray923
    @cabdilaahifaray923 ปีที่แล้ว

    Rabbi yow janatuul fardowsa kawaaraabii

  • @abdinasirmohamud9850
    @abdinasirmohamud9850 5 ปีที่แล้ว +5

    Sh Cumar Rest in Jannah

  • @fitahkassim
    @fitahkassim 3 ปีที่แล้ว

    Macaanida fasirka qur,aanka masha allah alle haka waraabiyo janatul firdowsa

  • @jiinowjiinow3722
    @jiinowjiinow3722 2 ปีที่แล้ว

    Masha alllah

  • @jamaxirsi798
    @jamaxirsi798 3 ปีที่แล้ว

    Scw ILAHAY is a KhAyr ha ku siiyo if iyo Aakhiro ba Amiin Burao

  • @munahussien4183
    @munahussien4183 ปีที่แล้ว

    Ma shaa Allah

  • @farahilmi498
    @farahilmi498 6 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallah qeer anagane alle hanagu anfaco

  • @hamzahassan4555
    @hamzahassan4555 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alah alla yaacizak yaa sheikh cumar faruq

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub 5 ปีที่แล้ว

    Alxamdu lilaahi eebahii inasiiyey Sh Cumar Faaruuq Cabdi Suldaan allaha kuu naxariisto

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 ปีที่แล้ว

    Allaw ku naxariiso sheikh cumar

  • @dalmarcalicali9797
    @dalmarcalicali9797 7 ปีที่แล้ว +3

    mansh allh allh ya raxma 😯

  • @abdirizakmohamoud9932
    @abdirizakmohamoud9932 5 ปีที่แล้ว +2

    Jannatu fardowso sheekheena from garowe

  • @issackgudowibrahim6925
    @issackgudowibrahim6925 3 ปีที่แล้ว

    Rahimahula

  • @jamaxirsi798
    @jamaxirsi798 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay khayr ha kaa siiyo casharkan aad noo sharaxday

  • @abdirazakaden927
    @abdirazakaden927 ปีที่แล้ว

    allaha ku naxariisto

  • @mihdhanabdigiro8170
    @mihdhanabdigiro8170 3 ปีที่แล้ว

    Maa Sha Allah

  • @ahmedhussein1334
    @ahmedhussein1334 3 ปีที่แล้ว

    Nuur iyo naxariis ayaan allaah uweydiiney

  • @khadarcabduaadan1182
    @khadarcabduaadan1182 ปีที่แล้ว

    Asc wll allaha kubarakeeyo maashaa allaah marwalba

  • @farahilmi498
    @farahilmi498 6 ปีที่แล้ว +3

    Raximallahu

  • @Masago2025
    @Masago2025 3 ปีที่แล้ว

    shiiqaan habiin kow dhintay ayaa wiil iga saqiiray ilaaheey haw naxariisto dhamaantood

  • @ayanqali8883
    @ayanqali8883 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allah yaa raxama

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 ปีที่แล้ว

    Alla yaaraxma

  • @cabdinaasir5181
    @cabdinaasir5181 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan layabay ku wa dis lekta sarayo tafsirka quranka karimka

  • @engwepdesigners3735
    @engwepdesigners3735 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh Allah ha unaxariisto

  • @ahmedfiqi
    @ahmedfiqi 3 ปีที่แล้ว

    Maaha allah

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle haunaxariisto sheekha

  • @zizuukhaan3278
    @zizuukhaan3278 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah

  • @seraarsalim1236
    @seraarsalim1236 4 ปีที่แล้ว

    Naxaristi jano allah haka warabiyo❤

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 4 ปีที่แล้ว

    ilaahey haunaxariista sheekhan inagana kuwii ku camal falo hainaga dhigo

  • @mohamedabdulle2704
    @mohamedabdulle2704 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaale alaha kaa ajarsiiyo
    Quraanka qeeybta kure kama helin ee fadlan noogu soo dar hadaa awoodo

  • @mohamedkalil9196
    @mohamedkalil9196 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah rest in jannah

  • @mohamedsankus2770
    @mohamedsankus2770 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheik umer faaruq , rest in peace

  • @ismaeilmahamoud6609
    @ismaeilmahamoud6609 4 ปีที่แล้ว

    Allaahu majcalhu min ahli jannatal--firdaws-al-aclaa,aain

  • @Walal_kobra
    @Walal_kobra 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaya raxma

  • @mahamudsahal898
    @mahamudsahal898 6 ปีที่แล้ว +3

    Illahow kuu naxariiso sheikh janatul firdowsa gey

  • @jabirmahdi9137
    @jabirmahdi9137 2 ปีที่แล้ว

    in se
    hiiiZ