Dowlada fadaralka anagoo Jubbaland khawarij ka xoreyney oo dowlad nimo kadhisney oo fadaralka naftiisa dhisney hadey nagu xaqdhowri weydey oo derajadena nasin weydey iyo xaquqdena ma ahmed Madoobe la dagal la oo dadkiinii qixiya oo islaya dhaxdiina bey darajo nagu siineysaa miyaa war. Masajidka ciyarta kadaya reer fadarallow
Guul dowlada jubaland
Walee avocado waa qosol socda 😅😅😅 waan fuuray walaahi
Ciidamada jubbalaand guul
Wcs
Axmed qof jubbaland u dhaamaa ma muuqdo.
Haddii la heli lahaa qof bulshada isu keeni kara sidiisa oo kale waa lagu beddelan lahaa.
Hogaamiye kooxeed oo shadh dowladeedcku dhuumanyey dheh , ku soco madoowe
Wariyayaal ayan idinmoodi jiray
Wlh nolosheyda labo idinka cawaansan ma arag
War wax iskufala doqonimo hadey dad disho labadiinan ayaa udhiman lahaa
Labadan wacal ee iska dhigayo wariyan calami ah qabyaladii idin qaaday ku dhinta
Tan falanqeyn ma aha ee wa fadhi kudirir
Kkkkkkkkk ogaa deen kkkkkkkk kkkkkkk😂❤😂