Halloo duceeyo fnaankan. ..Axmed Gacayte waa dadkaan kasoo jeedo ka awoow ka awoow iyo ka ayaleeyo ka ayeeyo mana ogoli in wax laga sheego reer shiikh isxaaq. .I'm from BUUHOODLE. .Axmed graad. .waliba cali Geri Axmed. .
Waa waxa ilaaq dumar Arimaha dantaydiyo I ilowsha tirade Ayaamaha I dhaafshee Ha ii iman orod orod Intii horeba eedee Intaad ii qoslaysee Oh my darling I love you Hadba igu qalsay Aawada ma seexdaa Ninba meel astaystee Waa waxa ilaaqdumar Arooridan banaan iyo Igu ooday boodhkaan Aduun IGA foofine Ha i Orod orod ha I imaan Afmaacana ha idhona ..... RIP Gacayte
Allah ha ku naxristo qof walab malin ayaa gurigasa dhabta ah tagay haday tarkhtu ku qoriso iyo hadi kale allah ha ku naxristo adero ahmed gacayte fanan qali ah
Ha ii iman orod orod af macaana ha I odhan heeso waa kuwii hore ilove 100% jawi kale ayaay igaliyaan heesaha qaar dan ayaa ka mida good song From ateniz
QORAAL Ammuuraha jaceylkiyo Eedaadka caashaqa Intaan kula ag joogaa Aynigay i dhaafee(2X) Waa waxa ilaaq dumar Arrimaha danteydiyo(2X) I illowsha tiradee Ayaamaha i dhaafshee(2X) Ha ii iman orod orod(2X) Af macaanna ha i odhan Intii horeba eeyaye(2X) Intaad ii qoslaysee --------------------------- Hadba i qaldaysay Aawadaa ma seexdaa Ninba meel astaystee(2X) Waa waxa ilaaq dumar Arooridan bannaan iyo Igu ooday boorkaan Adduun iiga foofine Ha ii iman orod orod(2X) Af macaanna ha i odhan Intii horeba eedaye(2X) Intaan ku oggolaadeen Ileyskaaga jaahiyo Eeganaayay nuurkaa Adduunyadii i dhaaftee(2X) Waa waxa ilaaq dumar arrimaha dantaydiyo(2X) I illowsha tiray tiradee Ayaamaha i dhaafshee(2X) Ha ii iman orod orod Af macaanna ha i oran Intii horeba eedaye. DHAMMAAD
bro halkaa aad dhash daashta ku buuxisay wad ku saxantahay hadii uu shaki kaa galay inad ka boodo waayop sugaantu waa dhaxal waxan qurux badan wixii mugdi ku jiro inaan dadka lagu qaldin ilaa wax sax ah maahee lkn waxa weeyaan . intaad ii qoslaysee oh my darling i love you
axmed gacayte allaw ku naxariiso saw ma ogiddin inuu ka mid ahaa ragii fara ku tiriska ahaa ee somaalida laxanka heesa aan lagaga daba dhufan jirin haybadda iyo quruxda fanka somaalidu wuxuu yaala boqcad yar oo barakaysan oo ka midda inta ay ka dagto somaalidu geeska afrika waa #somaliland bal ila sawirta somaaliland bilaa fan iyo murti ah somaalida kale sidee xaalkeedu ahaan lahaa waaa amuur la yaaba alle ayaa wax qaybiya oo jaan gooya
somaalilander wiil hoog kkkkkkkkkkkkk jano ayaan wada gali lahayn ilen music iyo fan ayay na barene iyo dambi allow so hanuni wax lagu faano ma aha ne ninkana u naxariiso
somaalilander wiil hoog beenta jooji walal iyo cadifada meel kasta abwaan iyo fanan Somalia way joogta land hada ayay soo baxday iyo qabiilayte oo dhan shit all land and dawlad aan Somalia ogolayn down 👎👎👎
Wqtiga iyo waayuhuba Rgu way kasiman yihiin,Afkaaga Cno iyo Mlb lgu qby Gacayte, Runtii wxd moda in aan Arintaa Aan ksimanay, wxn leyahy waad igaga horysay in aan maanta oranlahaa."
AHU Ahmed Gacayte Yusuf waa ninkii theatre ka Hargeisa si badhedha oon gabasho lahayn iyado madaxdii dawaldii afwayne fadhido qaaday heestii Dugaagaan weheshada Dulmeeraya kaymaha Dulmiga caashaqa ka daa Illahba deeq baxshe Dhiig isaaq qofku ku jiraa ma Habrado mana Baqo
amuuraha jacaylka iyo iidaada caashaqaa intaan kula ag joogaa aaynaygii ( qayrkay)i dhaafee waa waxa ilaaq dumar arihamaha dantayda iyo i ilawasha tiradiiii ayamaha i dhaafsheee hay iman orod orod af macaana hay odhan intii hore ba eedee. inteed ii qoslaysee " oh darling i love you" hadba igu qaldaysay aawdaa ma seexdaa ninbaa meel astaysee ( ama nin bay meel asqaysee) waa waxa ilaaq dumar arooridan banaan iyo igu ooday hooday goobtannnnnn aan dunida foofine hay iman orodo orod af macaana hay odhan intii hore ba eedee intaan ku ogalaadeen ileyskaaga ja- heloo eegaanayay nuurkaa aduunyadii i dhaaftee waa waxa ilaaq dumar arimaha dantayda iyo ii ilwasha tiradee ayaamaha i dhaafshee waa waxa ilaaq dumar arooridan banaaniyo igu ooday buurtaniiiye hay iman orodo....
Legacy song of gacayte , may Allah bless him , He was great singer originated from Somaliland , like this singer can't find other regions with Somali speaking people at all
janTortoise 2016 kkk waxaan ka soo jeedaa qabiilkaad sheegtay anoo madax ah oo wadada la ii baneeyo baan hargaisa oo aanan waligay arag ku noolahay kala tag dadka cuqdada najaasyahooow
ninkan faqashbaa dishay laakiin in mareexaan iyo ogaadeen la yidhaahdo ma aha waayo arrintu qabiil ma ahayn ee waxay ahayd faqash oo ah dawladii keligii taliska ahayd
Axmad gaceyte waxa uu dhashay 1949 waxa uu ku dhashay xafda xidigta layidhaahdo ee hargeysa ku taal, waxa aana la dilay 1988 allh unaxariisto marxumka!
Halloo duceeyo fnaankan. ..Axmed Gacayte waa dadkaan kasoo jeedo ka awoow ka awoow iyo ka ayaleeyo ka ayeeyo mana ogoli in wax laga sheego reer shiikh isxaaq. .I'm from BUUHOODLE. .Axmed graad. .waliba cali Geri Axmed. .
Ducadii xiteer ma 0.5 umada somaliyeed Ayuu ka dhexeyaa waana naga mudan yahay duco Illahey ha u naxariisto Aderkey Axmed gaceyta yuusuf somalinimo Ayan u leyahay ader Maxaa yelay waa qof iga weyn xushmadna naga mudan
Qof dhintay waxaba lagama sheegayaba ale ha unaxariisdo aamiin aamiin aamiin
Buuhoodle loogama duceeyo duriyadee mana hubtaa arintaa saaxiib.
Jano buu ku jira walalo waayo gacan ka xaq daran baa dishey we very sorry fanaan qaali ayuu aha 😭😭😭😭
Nin raga
Waa waxa ilaaq dumar
Arimaha dantaydiyo
I ilowsha tirade
Ayaamaha I dhaafshee
Ha ii iman orod orod
Intii horeba eedee
Intaad ii qoslaysee
Oh my darling
I love you
Hadba igu qalsay
Aawada ma seexdaa
Ninba meel astaystee
Waa waxa ilaaqdumar
Arooridan banaan iyo
Igu ooday boodhkaan
Aduun IGA foofine
Ha i Orod orod ha I imaan
Afmaacana ha idhona .....
RIP Gacayte
xili iyo meel iyo arin ayaan ku soo xasuustay bari samaadkii iyo soomaali sharaf .
waxaan dhagaystay markii iigu horeysay 30 sano ka hor faanaan cod macaan oo waliba codkiisu wadno qabad leeyahay.
RIP yaa rabi
Madhagysto heesaha lkn kani waa halyay rer sheekh isaxaaq wana garxajis waana habaryonis wana isaxaaq
Raxiimulaah Axmed gacyte yuusuf waxa aad udhagaysan jiray zxpkayggii aanu Yaraantii soo wada barbarnaay maxmed aadan Diiriye caalin shaah salaamu laah zxp Inagoo cafimaad qabna Alle swt ha isku keen keeno Insha allaah.
maansha allah sxbky maxamed aadan diiiriye shaah salamaulaahi sxb
Glb jimca anigo koob shaah ah ku haysta ban heesahagii saf kaso maray ilahy qabriga hku nuuriyo 😢😢😢😢 amiin
Saw ninkii 3 da axmed koobka ka qaadaY maaha 1988.....
Waxa la yari meelu joogo waligeed laguma dag dagin laxan samayn waayo
Saga ayuu ilahay hibo usiiyay.....
Rabi jandii haka waraabiyo aabo....
Laxanka 2 axmed waa axmed nuur jaango iyo axmed gacayte kuwa ogu laxanka macanaa somalida
Allah haw naxriisto axmed gacayte heestu Waxaan ku dareensinaysa in dumarka wakhtiga ugu badan ku baxo hadhowna cidla kaga tagayan
Cajiib! Taa ayaa been ahayn. Mahadsanid sami (Abdulfatah).
Abdifatah Diriye nin ween oo wax badan ogaa tahay
Been madanidinoo ader Waa is wada sirnaa ee yaan leydinka Badin bahasha
@@somaliaandjiboutionelove9958 walhy lkin dumarku naxariis maleh 😓😓
axmed gacayte Allaah janna daa hakawaraabsho amiin
aaamiin 😢😢😢😢
Amiin
hooda36 Somalilander amiin
hooda36Somalilander Aameen Aameen
Aamiin 😭😭😭😭
axmed gaceyte yuusuf allow unaxariisoh geesi SomaliyeeD ayuu ahaaa
af macana ha i odhan tii horepa eedee
Xiddigii 1988kii buu ahaa sadexda Axmed iyo 88kii shawgii last baxay. .Axmed gacayte..Axmed cali cigaal.Axmed mooge. .isagaana koobkii qaaday. .fanaan sare waa reer awoogay ama bah ayayday kafackafac...I from Ssc....waan jeclaa fnaankan walking waan jeclahay
Waasax ruuntii
Habeeyn xasuus leh
Anoo dayaxa daawanaya
Baan hadana heestaan dhagaysanayaa
10/2/2020 in somewhere
Belgium baan ❤❤❤☺☺☺
Ilahay haw naxiirsto Ahmed gacayte waa legend fanan qaliya isagaa iyo maxamed mooge iyo Ahmed mooge kuligood jaano fardoowsa ilahay hawgu deeqo amin yarabi wallalyal uduucee fafnanti hore
Aamin
woooow hees iga dhe axmed gacayte ala hakuu naxariisto
Samiir mxmuud @ follow me🤔
Samiir mxmuud 🙌
Samiir mxmuud Amiin Amiin
Samiir mxmuud orod orod
Samiir mxmuud come back
Allah ha ku naxristo qof walab malin ayaa gurigasa dhabta ah tagay haday tarkhtu ku qoriso iyo hadi kale allah ha ku naxristo adero ahmed gacayte fanan qali ah
May allah give him His janah axmed yuusuf Gacayte was one of our own legends
Hay iman orod orod
Af macaana hay odhan
Intii Horaba Eedee.!
💕💔💔🙏🥲
Legend legend legend
💙💙💙💙💙💙💙
👍👍👍👍👍👍👍
💯💯💯💯💯💯💯
😱😱😱😱😱😱😱
Gacayte allle janada kugu abaal mariyo
Xaqiiiqo dumar ka guurso waxa inta ahayn haa iskaga hawlin. Legend naga baxay legend .from haragaysa
Amuuraha jaceylkiyoo...
Eedaadka caashaqa..
Intan kula ag joogaa.
Aynigay i dhaafee😍Allow kunaxariiso
ha ii iman orod orod ha ii iman afmacaane ha i odhan tii horepa eede wlHi waa EreY raxmanku ha unaxriizTo 😢😢😢
Ha ii iman orod orod
af macaana ha I odhan heeso waa kuwii hore ilove 100% jawi kale ayaay igaliyaan heesaha qaar dan ayaa ka mida good song
From ateniz
Jawiga aad gashay mid la mida galay br 20021 dhagaystay 10 sano ka dib from hargysa
heestan inta ku mirqaamaysa like ha iisaarto
Abdale Bare hhhhhhhhhhh
Abdale Bare walhi anigaaaa Xada ikacda alow u naxristoo my ader aniga badley ishaalhaaa
Hhhhh
Saaxiib waxgarad ayaad tahay waa heesihii murqaanka
Waar wakaa waakaa sheekh kumarqaama
Hhhhh
reer waqooyi murti udaa iyo xikmad
Samatar ismail 😎
reyaltiy wllky shugran
Saxib markii isku lahjad baY ahayeen labadu waqooyi iyo koonfurba
⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸
⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸ the ⁸
⁸⁸ the ⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸ is ⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸⁸ i ⁸⁸⁸⁸ of ⁸⁸
Waa waxa ilaaq dumar....
Arimaha dantaydiyo i ilowsha tiradee..
Ayaamaha idhaafshee💖Allow kunaxariiso
What a great song ❤❤❤ Alfanaan Ahmed Gacayte Allah ha u naxariisto 😢😢😢😢
ALLE YA RAXMA RAAXIMIIN AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ammin
intaaa aad ii qoslayse Hadba ii qaldaysee awaada ma seexda Allaah ha u naxariisto Abtigay Axmed Gacayte yusuf maxay nin adag xabaali haysaa
Allaw kuu naxariiso Axmed gacayte yuusuf
Waxa ku dhan murti & cod
yaa Allah u naxariiso fanan qaaliya ayuu ahaa
Hanuuuniyo iyo axmed gaceyte
Tolow codka mameelbaa laga wada siiyay isu ekaaa
Ad iyo ad ilah ha unaxaristo
QORAAL
Ammuuraha jaceylkiyo
Eedaadka caashaqa
Intaan kula ag joogaa
Aynigay i dhaafee(2X)
Waa waxa ilaaq dumar
Arrimaha danteydiyo(2X)
I illowsha tiradee
Ayaamaha i dhaafshee(2X)
Ha ii iman orod orod(2X)
Af macaanna ha i odhan
Intii horeba eeyaye(2X)
Intaad ii qoslaysee
---------------------------
Hadba i qaldaysay
Aawadaa ma seexdaa
Ninba meel astaystee(2X)
Waa waxa ilaaq dumar
Arooridan bannaan iyo
Igu ooday boorkaan
Adduun iiga foofine
Ha ii iman orod orod(2X)
Af macaanna ha i odhan
Intii horeba eedaye(2X)
Intaan ku oggolaadeen
Ileyskaaga jaahiyo
Eeganaayay nuurkaa
Adduunyadii i dhaaftee(2X)
Waa waxa ilaaq dumar arrimaha dantaydiyo(2X)
I illowsha tiray tiradee
Ayaamaha i dhaafshee(2X)
Ha ii iman orod orod
Af macaanna ha i oran
Intii horeba eedaye.
DHAMMAAD
Beydka dhexe meesha aad ka tagtay.👇
Intaad ii qosleysee
Oh my darling i love you.
Inta kale👏💛.
bro halkaa aad dhash daashta ku buuxisay wad ku saxantahay hadii uu shaki kaa galay inad ka boodo waayop sugaantu waa dhaxal waxan qurux badan wixii mugdi ku jiro inaan dadka lagu qaldin ilaa wax sax ah maahee lkn waxa weeyaan
. intaad ii qoslaysee
oh my darling i love you
Mahadi hakaa gaaarto walaal
@@Ahmed-ud1rh igu ooday duurkan weeye bro
Rabi naxaasitiisa janotul firdowsa haka waraabiyo kitaabkiisa midigta alle hakasiiyo nin rageed buu ahaa gacayte😢😓
amuuraha jacaylkiyo eedaadaka caashaqa ,,,, axmed gacayte illahay hawnaxariisto waxuu ahaa fanaan qaaliya we never forget you,,,,,
Alle naxaristi jano ha warabiyo Axmed gaceyte 😢😢😢
Allah ha unaxariisto Axmed gacayte fanaantii kadanbaysay waxay noqdeen ciyaal birqalax tuur tuura fuuqna yeeriya.
axmed gacayte allaw ku naxariiso
saw ma ogiddin inuu ka mid ahaa ragii fara ku tiriska ahaa ee somaalida laxanka heesa aan lagaga daba dhufan jirin
haybadda iyo quruxda fanka somaalidu wuxuu yaala boqcad yar oo barakaysan oo ka midda inta ay ka dagto somaalidu geeska afrika waa #somaliland
bal ila sawirta somaaliland bilaa fan iyo murti ah somaalida kale sidee xaalkeedu ahaan lahaa
waaa amuur la yaaba alle ayaa wax qaybiya oo jaan gooya
+cabdi qooqane MUGDI BUU MALAHA AHAAN LAHAA MIDA KALE SIDAN OO KALE LAYSKUMA AF-GARTEEN
+Siikaawi Studio waa sidaa wll mugdi buu ahaan lahaa xaalka fanka somaalidu
aad baad u mahadsantay shaqo fiican baad haysaa adna
thanks bro
somaalilander wiil hoog kkkkkkkkkkkkk jano ayaan wada gali lahayn ilen music iyo fan ayay na barene iyo dambi allow so hanuni wax lagu faano ma aha ne ninkana u naxariiso
somaalilander wiil hoog beenta jooji walal iyo cadifada meel kasta abwaan iyo fanan Somalia way joogta land hada ayay soo baxday iyo qabiilayte oo dhan shit all land and dawlad aan Somalia ogolayn down 👎👎👎
Wqtiga iyo waayuhuba Rgu way kasiman yihiin,Afkaaga Cno iyo Mlb lgu qby Gacayte, Runtii wxd moda in aan Arintaa Aan ksimanay, wxn leyahy waad igaga horysay in aan maanta oranlahaa."
hij was een van de legendarische artist voor alle tijden in oude Somalische goede tijden
Af mcn hai oran
Wuxuu aha fanaan fanaan dhaafay. .anigu waan jeclaa heesihiisa. .ilaa hadana waan xusuustaa. .maalintii lay sheegay inuu dhintay aad baan uga naxay. Wax make grata dishay. .fanaan qawmiyadeed buu ahaa
Hay iiman orod orod af macaana hay odhan intii horeba eede 😭😭
Intaad iiqoslaysee
Hohey dhaar ilafiyo
Hadba igu qaldaysaad
Aawadaa ma seexdaa
Ninba meel astaystee
Waa waxa ilaaq dumar
Arooridan banaaniyo
Igu ooday hawdkan
Aduun iiga foofine
Hay iman orod orod
Hay iman orod orod
Afmacaana ha odhan
Intii horeba eedee
2019 décembre yaa ila dhagaysanaya gacayte alaw kuu naxariiso ha ii iman orad orad af macaana ha i odhan intii horaba eedee😑😑😑
Aniga zxp
Alle Naxariistii jano haka Waraabiyo Marxuum Axmed Maxamed Yuusuf Gaboobe Gacayte
AHU Ahmed Gacayte Yusuf waa ninkii theatre ka Hargeisa si badhedha oon gabasho lahayn iyado madaxdii dawaldii afwayne fadhido qaaday heestii
Dugaagaan weheshada
Dulmeeraya kaymaha
Dulmiga caashaqa ka daa
Illahba deeq baxshe
Dhiig isaaq qofku ku jiraa ma Habrado mana Baqo
Allaha naxariistii jano siiyo ahmed gacayte yuusuf
Heezta waxan ku xasuusta
Zxpky abdinasir muuse Gaaz
Mary xaaladi ku cakirnyd
Iyo malintaanu buurta daaallo
Geeed hadh macaan fadhinay (longtime walhi)
03/02/2018 alle ha kui naxariisto waxaad tahay fanaan lakiin wali xasuuustaada nala joogta oo noool alle naxariistiisa jano hakiugu deeqo ameen dhaha walaalayaal
Cod macaana fananka allah ya raxma ✋
Eraydii axmed saleeban bide
Wakhtigan janaduu ku jiraa Ahmed gacayte
Axmed Gacayte Allah haw naxariisto mujaahid, halgamaa, fanaan, mulaxankii qarniga. Hoygii Fanka Somalida Hargeysa Hadhwanaag. ❤
Amuuraha jacaylkiyo
Eedaadka caashaqa
Intaan kula agjoogaa
Aynigay idhaafee
Waa waxa ilaaq dumar
Arimaha dantaydiyo
I ilowsha tiradee
Ayaamaha idhaafshee
Hay iman orod orod
Hay iman orod orod
Afmacaana hay odhan
Intii horeba eedee
AUN axmed gacayte heestan kama daalo waa jeclahay
ax ax ax illahay ha unaxariisto wuxuu ahaa herro. ...geesi
Intaad ii qoslaysee oof oof darling ilove you😅😅😅😅
Heestani anigey si dhaba iitaabatey waayo markii jaceylku igu dhacay wax walba oo laygu yaqaaney wuu wiiqey tusaale dhaw waligey iskuul kaalimha hoose maan galin lakin markii igu dhacay jaceylku wax walba wey iga baa ba'een allow inantan jeclaadey qalbigeyga kasaar
Afmcna hay odhan intii horaba ede still...6/2019
ASC allaha naxariisto axmed
Allah ha u naxariisto axmed gacayte yusuf
Anay igu socota heestan
Alaha u naxarrsto
ale naxariisti jano haka warabiyo aaaamin
Hada dhagta kuhayaa hestan aad baa uga helay runrii axmed gacayte 6 12 2019
waah waah ya gacayte.
alah ya raxma raximiin
Mursal faladagan iyo axmed gacaytaba somalibay ka dhashen
Af Macaan Hay Odhan Intii Horaba Edee
That's right
Wlhi xiligan lajogan daremaya in uu haaa fannan jira codkiyo heestuba wxytabanayaan meel alle dareemikaro amma ogyahy qof jacayl ku dhacay ammahelay ax ax ax
waa waxa ilaaq dumar arimaha dantaydiyu ilowashee jiradee
ayaamaha idhaafshaa
ha iman orod orod af macaan na ha iodhan intii horebaan eedee
intaad iii qoslaysee hadba igu qadlaysay aawada ma seexdaa
waa waxa ilaaq dumar aroorida banaan igu ooday boodhkan aduun foofine intaan ku ogaladee ilaykaaga jaahiyo eeganaayay eeganayaay nuurkaaga
Eng Aidrous Abdikadir Hussein
I ilawsha tiradee ayamaha idhaafshee
GACAYTE ALLE YAA RAXMA. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
alle haw naxariisto boqoradii naga baxay
axmad gacayte allow u naxariso
Heestan abtigay ayaa qaadi jiray anoo yar baadiyaha ayuu daganaa oo wuu noo iman jiray markaas ayaan ku odhan jiray abti ii qaad heestii Orod orod ilaa aan afkisa ka xiftiyey barigii danbe.
amuuraha jacaylka iyo iidaada caashaqaa
intaan kula ag joogaa aaynaygii ( qayrkay)i dhaafee
waa waxa ilaaq dumar
arihamaha dantayda iyo
i ilawasha tiradiiii
ayamaha i dhaafsheee
hay iman orod orod
af macaana hay odhan
intii hore ba eedee.
inteed ii qoslaysee " oh darling i love you"
hadba igu qaldaysay aawdaa ma seexdaa
ninbaa meel astaysee ( ama nin bay meel asqaysee)
waa waxa ilaaq dumar
arooridan banaan iyo
igu ooday hooday goobtannnnnn
aan dunida foofine
hay iman orodo orod
af macaana hay odhan
intii hore ba eedee
intaan ku ogalaadeen
ileyskaaga ja- heloo
eegaanayay nuurkaa
aduunyadii i dhaaftee
waa waxa ilaaq dumar
arimaha dantayda iyo
ii ilwasha tiradee
ayaamaha i dhaafshee
waa waxa ilaaq dumar
arooridan banaaniyo
igu ooday buurtaniiiye
hay iman orodo....
aamiinaamiin allah ha u naxariisto
Ale ha nuxariisdo axmed gacayte janatul fardawsa ha geeyo
Hayiman orod orod AF macaana hay odhan intiihorabe eedee
Ax gaceyte alla yarxama
Wasidaa yaa gacayte
Ala maxaa geesi ila dhashey REST AND PEACE ADEER ALLAH YA RAXMA
INta ziDayDa HeestaN DHawr jeer kuMarQaantayey Like Ta HyLa DHaaFin😁👋
Zhp cwa oo Eida th wliba mlintii ugu danbays thy ayn ku mirqamya 🙌🙌
Allaha u naxariisto Al-Ustaad Axmed Gaceyte
alla ha u naxariisto Axmed gacayte yuusuf
Legacy song of gacayte , may Allah bless him ,
He was great singer originated from Somaliland , like this singer can't find other regions with Somali speaking people at all
hayiman orod orod afmacaana hay odhan
Alle ha unaxariisto Axmed gacayte
Legend #GACEYTE Allah Yarxamak Amiin
Allow u naxariiso heesa legend axmed gaceyte yuusuf una danbi dhaaf
afa macane ha i oran intii huranaba edee allha u naxariisto
mmmmmm
Bal Askari ku sheegu fanaankana muxuu ka dilayey waa lagu sababayey waa noocaa marka hubka loo dhiibo qofaan naxariis lahayn
dadoow hees waa
kuwi hore
axyaaa hees ha iii iman orod orod afmacaana ha odhan kiihoreba eedee mxaaa dhibka nahaysta horayba loosoomaray
naclatulaahi calaa siyaad Barre wa asxaabihii ajmaciiin,
wuu god ku hubsaday halyeyadii duriyada
waxaa dilay waa ogaadeen iyo mareexaan. faqash daarood you will never come back.
Jan 2016 cuqdada calooshaada ka buuxda cadaabtii lagal waxyohow sumaysani
janTortoise 2016 kkk waxaan ka soo jeedaa qabiilkaad sheegtay anoo madax ah oo wadada la ii baneeyo baan hargaisa oo aanan waligay arag ku noolahay kala tag dadka cuqdada najaasyahooow
ninkan faqashbaa dishay laakiin in mareexaan iyo ogaadeen la yidhaahdo ma aha waayo arrintu qabiil ma ahayn ee waxay ahayd faqash oo ah dawladii keligii taliska ahayd
Kuwa hargeysa jooga inay daarood yihiin uma taqaanid miyaa sagac yahow
Naag isaaq waxa ka jecel mareexan iyo ogadeen. Faqash waxay ahayd dowlad keeli taalis ah. Ifka anigu waxan ahay isaaq Aakhiro na darood wayo nin kasta waxa logu yeeri magaca hooyadi Aakhiro.
Wahwah🙏🏻🔥
Axmad gaceyte alloow unaxariso
Oooof oooooof mr gacaytee allah yarxamk
Ina gacayte maxaa rag maqan ax illahay ha ku naxariisto
hees xusid mudan📻❤️
hay iman orod orod afmacaama hay odhan intii horeba eedee
alle ha u naxariiiiisto
Allah ha u naxariisto Axmed gacayte
7/12/2019 he was good sound really I like it thanks Allah u naxriisto
RIP AL USTAAD AHMED GACAYTE AMIIIN