Alxamdulilaah allh aya mahadleh marka xigta team astan tv waxan ku faraxsanahay in aan qeyb ka ahado sanadkan tartamayasha weydiimo waxana ka xumahay in aan ku kafo ciyaaro taas ah in an aqon u laheen balse waan ku faraxsanahay guul waliba waxa ka horeyso guul daro . Mahadsanidin dhamaantiin .❤ Alla dartiis baan idinku jeclahay ❤💯
Ramadan Karim Dadku Wey iska sheekeynayaan Ee fadlan u xadida waqtiga Su’aasha laga jawaabayo Ama Qofkii Aan Waxba isku hayn Ayaa waqtiga dilayo Mahadsanidiin
Is qaadqaadku waa wax xun kulahaa hadan 15 ka sual ka jwbo ma aha inan Somali ugu cilmi badnhe oo aya kuu sheege inaa ka jwbesd. Inee wax so wadin markee caasimada Malysia chance ku beldarese fahme.
Barmamijkan online ma lagu gali karaa sualaha wa fududyihin dhalinyarada somaliyeed historida ama geogaphyga ad bey ugu litaan inta badan schoolska tolow maxa lagu baraaa ? history was my subject in my high school wlhi.
Alxamdulilaah allh aya mahadleh marka xigta team astan tv waxan ku faraxsanahay in aan qeyb ka ahado sanadkan tartamayasha weydiimo waxana ka xumahay in aan ku kafo ciyaaro taas ah in an aqon u laheen balse waan ku faraxsanahay guul waliba waxa ka horeyso guul daro .
Mahadsanidin dhamaantiin .❤
Alla dartiis baan idinku jeclahay ❤💯
Hada maaisdiwaangalinkaraa wll
Maskiin abyo cabsi badan baa kaa muuqatay🤣🤣🤣
Guulo dambe oo fara badan baan kuu rajayn wll aakhariyo aduunba
Abaayo sidad horeyba uga dhawajisay guul walba guldara ka horeysa guldara walbana guul baa ku xigta i.a guul bdan ayan ku rajeynaya wxan kalo kugu hambalyena yaa dadalkda qurxona io dhironimada ad aga qeb gashay dadal kda sii lawa jibar abaayo
waxan kugula talin lahaa drs markaad barnamij sidan oo kale ah soo galysid iskasoo fiiri (caasimadaha iyo wixii la hal maala ) good lucky
Nasiib ❣️ ayaan u rajeynayaa tartamayaasha CAAWA, in sha Allaahu tcl, رمضان الكريم 🥰
Aqoon idinmalihi lkn hooyo macan janada alaha geeyo
Amen yaa rabbi amen
Amiin yaaa rabi anaga iyo walidkena jannada alaha nagu kulmiyo
Allahuma amiin yaa rabbi
Aamin abyo
Afkaaga hooyo inad ka tagto ood af kale ku hadashaa wax aqoon ah kama turjumayso😔
Wow I am Form Bayern-munich (Germany)😘🤗
Hhhh saa mxaaa nga galy 😏🏊🏼
@@Amallllll-j8q 🤣🤣🤣
Alla maye ceelasha biyaha
@@mohacigale6279 😂😂👍🏻👍🏻
Khaam 😅😅
Wllh wiilkan waa funny saa u qoslaayay waan daalay🤣🤣🤣🤣
Ramadan Karim
Dadku Wey iska sheekeynayaan
Ee fadlan u xadida waqtiga
Su’aasha laga jawaabayo
Ama Qofkii Aan Waxba isku hayn
Ayaa waqtiga dilayo
Mahadsanidiin
Good koob (ASTAAN TV) ✌🏻✌🏻✌🏻horumar ayaa dalka gaadhsiseen ✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻🙏🙏🙏🙏🙏🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏🙏🙏🙏🙏🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Masha allha tabarikllha hor wan ka xumahay brother shukran astan hor usocoda Ramadan Mubarak ❤❤❤❤
❤❤❤❤💟💟💟💟💟💫💫💫💫💫💖💖💖💖💖💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇹🇦
Allah wiilkan wadnahu nakariyey saan ulajeclen ugu yaran Inu 200 qaato hah igatag dheh
xarifada kowad say isu xarifineyso iyo say thy isma lahan😅😅😅😅 manana kulaha anago an wax jamacada galin baa garanaya
Low profile aa leeska dhigaa lakiin qatar eey iska dhigtay weeyna shubtay yarka kalana wax badan ma oga
Abuubakar sidiiq uuba kudhacay xariifka tankale waxaan qoslay markuu dhahay Cuba 🇨🇺 asia waaye cajiib
😃😃
He is so funny 😂 masha allah 😍👏👏
Astan tv bahda warbaahinta ugu fcn dalka soomaliya keeo going
Barnaamijkaan io Kan asad hagio labadaba wan daawadaa su.aalahana inaan ka jawabaan isku dayaaa inta aaan garanayo ayaana bdn inta kalana wan ku nasiib sadaa wayna ii saxnataa oo aad Baan u nasiib fiicanahay ..dadka meesha fadhiyo ee jaaniskaas helay hdna aan ka faaidaysan ciil aaba iga qabto ayagoo hdna leh jaamacad Baan dhameyey io wax nocaas ah
Ani jamacad walipa sanadka 1aad it semester two anoo ah hdana all dadkaan wan dhamaa maybe inay wax isbadalaan markaa halkaas fadhiisto..waayo hada daganaantaan daremaayo halkaas Kuma dareemi lahayn lkn hdna ninkii ogu horeyey ee nabiga n.n.k .h rumeeyey in fursad laraadiyo iska daaye in loo fikiro xitaa ma ahayn....🥺
Ninkii ogu horeyey waa Abubakar ciyaalkana Ali binu abii daalib zayidna waa adoonkii ogu horeyey ee rumeeyo intaas baa iskaga kaa qaldanayd....😊
Anyway soonkaan sonkiisa inaa muqdisho tartankaan bas u imaaday iga haysaa if allah say..waa hadii ciyaaraha hawada lagu cuno waayo Ani totali wax ciyaar ladhahaba isma sheegano oo aad Baan u necbahay..Hal suaal oo layga waydiiyo xitaa ma garteen..🙄🥰🙏
Sis kuma mid ahy❤️🥰sandka dmpe ma is tajipinaa😂😂😂😂😂😂
@@yusra11_ haa isa soo diyaari macney..😅😊
Abdikhaaliq wiilki ugu caqliga badnaa ee barnaamijkan ka qeyb galo si aan caadi aheen oo fursadaha u isticmaalay caqliga waa aqoon
fadlan suaalaha diinta iyo dariiqda ubadiya oo ka daaye suaalaha heesaha iyo fanaaniinta madama bisha ramadan lagu gudo jiro dadka fiirsanayo si ee ugu faideestan suaalaha diinta quseeyo iyo dariiqda islaamka. Walal adigane hada raigaas ila qabto sooqor lagayaabo inee waxku qadaan mamulka Astaan.
Abaayo gbr sumayo -somali-jecel ugu qoranthy tiktok habaynkii afarsac ayada su aalo diini ah kenta wilsha gbdha ku tartamo
Wiilka waba funny wlhi 😂😂😂😂
Ma ila aragte. Aqoon been been ayuu wataa. Kulaha Cuba Asia kutaala. Kaba sii daran kulaha Kilimanjaro kenya kuma taalo
Waa abuubakaru sidiiq
@@jawharamuhudiin7185 mxey wll
abdikhaliq mash alh wa wiil Elmi badan oo dagan alh ku barkeyo baro waxadna ka imady B/lawen oo aan asal ahan kaso jeedan walidky 🙆🏼♂️✅🙏
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ ♥
Sxb diinta in aad barato ayaad u baahan tahay wiilkaagan garan kari waayey Abuubakar Asadiiq in uu ahaa ninkii ugu horeeyey ee Nebiga scw rumeeyey qofka islaamka ah ee tukada ama Soomaaliya jooga 99% waa suaasha jawaabteeda sida faataxada oo kale u yaqaanaan. Aad baan uga xumahay in aad suaasha ugu horeysa fursaddii 50/50 isaga qasaariso
Anpo ma garaneYN🙄🙄
Aqoon darro waye.
Sualaha ciyaraha ugu fudud ayaga iyo diiniga halosobadiyo waa codsi
Barca oo 2015 ugu dambeysay aa 2020 kaa qaaday kulahaa waa su'aashii ugu fududeed ani dhankeyga😁
Xariif hadoo jiro waa wiilkaa economyga bartay war waxu ree magaal sanaa saxiib waa lasoo balamay intoo gogal gareenyo sheekoo warayiha oqabtay
Adaba kadaran saga 😂😂
Faaduma ma moodaan ineey uhadleyso sidii qof af Somaligu dhibayo oo Qurbaha ay kayimid!
Yees
maasha alaah wiilkey waana kugu farxay waana kusoo duceeyi alaah yuxafid
App ka la ciyaro isheega aan ciyaari wllyal
Masha allaah cabdiq wiil qurux badan dagan masha allaah
Nin 2sual ugu horeyay option isticmalayo meel umasocdaaa
Wiilka faaan badnaa😂😂 qosol igu dilay
Kkkkk faaan cidlo ah meesha ku hayaa 200 been been ku qatay oo isaga shaqeysan maxaw sheegay faatalaha Waad is ceebeysay 😝
Wlh ninkaan waa caqli badan yahay..beenbeen ayuu 200 dollar ku qaatay..
Waa faatale weeyn.
Kkkkk faataale waa dhaafay kan
Caawa wa habeenki ugu xumaa ee an daawado
Sabab walal
@@aishamohamehashi4587 wll waxa ka qayb galay dad bila kasooni ah
From Nairobi
Ninka wuxu taagan yhy cuba sifiican aan u aqaanaa Asia ee ku taalaa been ku xoog badana,goorme Cuba Central America laga raray is dhhy
Somaliyey please wariyahan magacisa isheega
Cabaas cabdi
Xitaa numberkiisa waa naga diyaar abyo
@@abdirahmaandaacad8589 ninyo waa ducesantahaye soo tuur bal 😂
“Exactly”….wax bee aragtay.
Cuba Asia mahan Waa North America casimadana Waa Havana
Kuala lambur waxaa kusoo xasuusty nuurdiin kl 😂😂
Taas adaa ka qatarsan ditooreeso aa la sheegtay ingiriisna raaxada nalooga qaaday 😂
Abdikhaliq funny 😂 inta mala imaate sxb
Is qaadqaadku waa wax xun kulahaa hadan 15 ka sual ka jwbo ma aha inan Somali ugu cilmi badnhe oo aya kuu sheege inaa ka jwbesd.
Inee wax so wadin markee caasimada Malysia chance ku beldarese fahme.
You hit the nail on the head
🤣🤣🤣🤣 yeeee anba markas aan quustay
Walaahi waxaa yaab leh. Dad jaamacado wada sheeganaya oo hadana su"aalo khafiif ah oo haddana general ah aan garaneyn. Waxaan u maleynayaa jaamacadaha dalku in aaney wax tayo ah laheyn. Yaa soo baari kara dowlad xildhibaan iyo xukun isku haysata Allow noo gargaar.
Hdaaba qof wacaneesid mxaaba time kaas dhan ulumineee yarkaan ookiyalka wato
Waxa la yaab ah faataale nimada wiilka su aal markii la weydiiyo meeshu mida sax ah ka sheegi lahaa ayuu sedexda kale noo sii sharaxaa sida inu qudbo jeedinaayo, aqoonta lagama dhisno lakin niyadaa aqoon yhy laga yhy ookiyaalaha beenta usheegay
🤣🤣🤣 ilaahow shashadan yaana ksoo muuqan rabiyow dadka eber ika dhiki lahayen 🤣🤣
@@zamzamabdulaahi2857 hhhh
Wiilka maxaa ka si ah mise waligiba muqdisho meelana uma dhaafin iskuna ma aadin.
cuba... havana ...central America
Naagta English beenta iska rixeysay wa rabay iney meshas ku harto wayo Somalia jogta maxa ku qasbayo luqad eesan aqoonin
Soonka maa ihaayo mase su,asha kowad 2kun miya maqlay 🤣🤣
Sonka ku hayo ee cawa sifican oO saxuuro 😂
Asc Wan jclhy brmamujkan wana ku tixinaahay
Maskiin Barcelona last time champions league qaado 2015 😂😂😂
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Kan waa lagu caajisaa ma xaa ka qaldan asiga
Dadkan meesha laysugu keeney uma bogin wlhi ma baqdin baa ilowshiineysa jawaapta
Wiilka danbe waa legend walee
Kuala lumpur
Barmamijkan online ma lagu gali karaa sualaha wa fududyihin dhalinyarada somaliyeed historida ama geogaphyga ad bey ugu litaan inta badan schoolska tolow maxa lagu baraaa ? history was my subject in my high school wlhi.
Waaan is weydiiyaa marwalba aaan fiirsanaayo yaaab maxaa lagu baraaa hee 🤔
Kelmada nasiibdaro waxankubedelilahaa inaad isticmaasho naasiib fursadii waa kadhamadeen waxooga nadiibdaro markaad tidhahdo wu naxayaa qofku .
Economic igadheh 👊🏽😂
Dhaqaalahan Bartaa tan inaan lagu daahin spain dhaho.. 😂 Qosol waa funy.. swiss
Yarka ookiyaalaha xiran war badanaa jawaabta muu bixiyo yaaab!!!!!!!
AWAL shuhadaa xalima
Balayo iska dhigeesay ma casimada m farm wesy
Abubakar sidiiq ma intas odhan kugu qaadatay hh
Sual easy laku bilabay but maybe wuu iloobay
Macquul
Havana waaye
Fatima
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞❤💟
Wuxu moodayaa in wadan afrika ah la weydiiyey sandiago garan maayo, South afrika.. Havana
Ku ala lampur miyey garan weysay🤔
Nasiibkii Oo Qof ah yarku weeye
Gooy hadaba abubakar sadiiq 50 50 qadaneysid waxba ma ogid
Wiilka 2000 qaatay
Weydiimo xalqada 3aad daawo
th-cam.com/video/u_YXfIehVrw/w-d-xo.html
Wiiilkn hdl bdna wryaaa saas m fcno ee hdlkga wla soo kooba suaaashiii 20 dqiiqo shrxa 🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️
First 😂😂
Cuba 🇨🇺 Asia ee ka mit tahay kulahaa 😂 😬🤦
Dad geografi mey soo dhigan miyaa🤔🤔🤔🤔
Okiyaale horaa usoconaa uu tagan yahay kkkkkkkkk 1000$ uurabaa hhhhhhhhhhhjjkkkngyuko
Intee kaa soo wacaa
SO٭L E V E L
Nasiib Wacan
War wriyaha ayaa dadka qalqal ku ridaayo bee bisinka dadka hadalka haka badin fdln
Faransa.ayuu.u.dhashay.baba
Havana
Titanic 1912/11 2:00
Yarka waa uu fcnyahay lkn uma ekeen qof kalsooni ay kamuuqatay fursadihiina isticmaalkooda waa uu Ku dag dagay bilo3
Waa wuxu idin tusaayay waa bootoole qofka haduu yaqaano su aasha geesinimaa gasho Ileen inuu yaqaano hubaa lkn ninkan dhibka haystay waa aso aqoon lkn dhahayo shaki ayaa iiga jiray isma dhaheen boqol ayuu gaara lkn wuxu adeegsaday fursaihii oo dhan
Barnamijkan dadka dhamn ma imani karaan ? mise waa dad gar ah
Dadka dhan wye lkn waqtiyaa laqoraa woona xirmaa
sax wye nasib kaga hhhhhhhhhhhhhhh
English yar aa la baraa balayo leyska dhigaa wlh yaab caasimada malaysia waa manama kkkkkkk
Hhh wlhi waa la yaabana walba hadii wax aqoon kow miskiin leyska dhigaa
Qofka wax waa qaldi kara hhhhhh
Hhhh cawa waba funny
So celceliska naga dhaaf lol
Way ogyihiin in fursado u soo hartay
Abubakar sad8iq
Dadka horta sports laga waydiiya
Wa wax dadku wada gareyn
War bdna ninkas wawareey hh
Walaahi reeer jawhar waa jaahiliin
qalbiga ka jirantahay jahilne adiga ah qof rer jowhar ah videogan kumajiro.
cawa tartamayal war badan yimid
Fadlan sacabka tartiiba
Kkkk waar ninku ma aqaano ayuu xirfadeeyay xariif magalo gaadhi ku jiidhaa warka kac meesha
Inuu maskaxda tuujiyo uu ka lexejeclooday hhhh economics iga dheh
cabaasow cawa laba fatale kugu so aden hhhhhhhh adigo oman aya mesha ka kacday hhhhh
😂🤦
Walhi xalay oo dhan qosol labadaan faataale waxa is dhahy xaafadooda booto ayee raaxada uga qaadeen 🤣🤣
Hhh dadki Somali jogay ayaa afka ikiraya ee kuwii quurbo ku dhashayna maxaan dhah na?
Dr's u are good in medicine , but u are zero about general knowledge
Hhhhhhhh hhhhhhhhhh ani abdiqaliq wa wataaaa hhhhhhhhhhhh
😳 142 Sano oo Xabsi ah ayaa lagu Xukumay Muwaadin Soomaaliyeed oo wax Dambi ah aanan galin: th-cam.com/video/3Szkbp_0xqk/w-d-xo.html
Hhhhhhhh