Bidhaanow waxaan ku waydiinayaa waaranaku ma dalbaa mise waa gobol intarbol ma dal bay qabanaysaa mise gobol kala saar labada waaran khaldan baa laqoray
Maxaa kenay in xamar lagu qabto doorasho xamar amaan mawada tahay maya madaxtoyadaba madafiic lagu garaca mar mar madawaynaha xalane loola xarara ma qof iyo cod baa magalo keliya lagu qabta been bu naftiisa u sheegay ilameerayso looma bahane xasan hawsha u socon maysao dorashada qof iyo cod ma soomaaliyo dhan baa xamar imanaysa ila meerayso waye tani
Laaaaaaaaan Dhere Banaaaan Dagay Ahmad Ma Dobee🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤
Axmed guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa runtasAhmad madoobe and viva cade.🤲🏻💪❤🤍💙
Sayida Ahmed madoobe Laandher laandher dhalay ee banaka daga ee guuuuuuuul iyo gobanimo warata isaga iyo shacabaka download JL ✅💯❤️✅💯❤️✅💯❤️✅❤️✅💯💪💪🔥🔥🔥
Maansha allaah
Guul
❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
Kuligood waa jawaasiista kenya ethiopia iyo imaraad
Xasan baa kaxun oo bad iyo beri Saxiixaaya hadana Misaajidka kadhex ooyaaya.
Itoobiya iyo Kenya Mareykanka ayaa soo amray iney taageeraan axmed madoobe sababtoo ah gaalnimo ayuu sheegtaa, gaalada beesha Daarood ayey taageeraan iyo isaaq Labadaas waxey usheegaan gaalada gaalnimo
Wadadii loogu talagalay soomaaliya way haysaa dibna looma arki doono qaran soomaali ladhaho
2:46
Sayid axmed islaan guul aabaha jubaland guul
XASAN AYAX IYO KOOXDIISA CORRUPTION DALKA KU HOGAAMINAYA IYAGAA IS TOOGTEY MARKAY KA DAR DAREEN😂. HESHIIS IYO WADA HADAL IYAGAA DIIDEY😊
Bidhaanow waxaan ku waydiinayaa waaranaku ma dalbaa mise waa gobol intarbol ma dal bay qabanaysaa mise gobol kala saar labada waaran khaldan baa laqoray
Adigaan hadlaaya iyo axmed madoobe waxaad katimaadeen Jigjiga ilaa qabri daharre,dhagaxbuur,qorraxeey,godeey Itoobiya ayaad wax KU leedihiin ee Soomaaliya kabaxa
Ma ah arawello waa cabdulaahi Dhalahool yip xaashi mah Mahdi walabadaa
Wadahadalka wa in ay kuso noqota Dowlada dhexe e Somaliya
Anaga Waxandhahna Ugali
SAYD AHMED ISLAM GUUUUUULLLLLL JUBALAND NEXT M.W SOMALIYA💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
Guul guul guul Juba land
Guul guul guul guul D5
Hantida intuu ka keensada shacabki iyo dhulki bu ibsaday
Kan.madaxweeyne.ma.aha.waabarasaab
JUBALAND IYO BUTLAND CADOWJII DAMBAS INSHA ALLAH🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa runtiis geesi madoobe guul insha Alaah
Waxan halkan ku cabirayaa dadkinaan axmad madoobe taageeraayo ma idiin yaqaanaa horta taas waa taas.mida kale waa nin itoobiyaan ah oo aan cidna aqoonin.anaga ayaa haaysano xukunka aaqirkana hoosteena ayuu imaanayaa
Xasan yaa waaye maku yaqaanaa? Xasan Kitaabku been ugu dhaartay, Xasan bakhti usujeede, Abiy dhunkade, Xabaale qote, Agoon ka oohiye, mayd Xanshuure, Misaajid Dumiye, Misaajid kabe kugale. Bad iyo beri bixiye, Diyaarad kama dage.
😅
Qabil tagere aytahay sxb
Jar oo jar bal haddii ay jarmayaan, wayna dhibeene
Qabilista atahay iandeka waye saxafadna mataqanide orodo iskagatag
Xaqiiq Journalistayaasha ay kahadlaayaan waaye
Waxay Arkeen in Xasan Sheikh yahay wax aan Jirin waxna Gacanta ugu Jirin
Axmed islaam si fcn ayaad u gashay gurguurte cidna doon cidkale uma ahan waa nin go,aan leh xaasidna aan ahayn jlaan guul iyo gobanimo
hoyada was benale
Mashallh siyasada daroood
GUUL AXMEDOW...!!!
XASAN WAA INUU LA HESHIIYAA PL JL IYO SSC DHAMAAN D5.
Wa sax
ITOOBIYA MAYNAAN XASUUQIN EE WARKA HAGAAJI. MIYAADAN WAXBA HOOS U EEGAYN JAALLE???
Laan dheere baanaan degey car yaa ku dhaca
Asc nin lasoqabto wa kawayn yahy kuwas halaso xir xiro xolaha amed ader mudane sare allow daa
Maxaa kenay in xamar lagu qabto doorasho xamar amaan mawada tahay maya madaxtoyadaba madafiic lagu garaca mar mar madawaynaha xalane loola xarara ma qof iyo cod baa magalo keliya lagu qabta been bu naftiisa u sheegay ilameerayso looma bahane xasan hawsha u socon maysao dorashada qof iyo cod ma soomaaliyo dhan baa xamar imanaysa ila meerayso waye tani
Jooji qaran xumada iyo qabiilka
Xasan galbay,inkaar baa Ku dhacday ,dadku was naceen,dalkawaaburburiyey.bye bye.