Dirisle xariif wyy wxoo og yhy hduu jiyaa qaato inee ka maseereyso asoo cayuuni qaaty😂😅 legend lwo ma ahn Ayada neh jiya ee ku bilawdy sual😂 la isma gaado
Samihaxa sida loo hadlo sis baro wax badan kuma ficnid hadalka marka isku day in aad Practice gareyso sida dirisle ama inta la midka ah sida ay u hadan o kale all thw best sis one love
boqoradena samexa walahi wan ku tagera I love you samexa dhawan wan is arki dona magacayga mel ku qoro si markan ku imado ad hilib digag igu diyariso wallo💝💖💝💝💝💝💝
Samiha qurux iyo dirisle walee waa isku soo baxaysaan u guys are Beatiful couple ninkii dirisle walee wala furfurey wala jiljilciyey iga badan isku yaacaa wa isku nuuraysaaneel ❤️ team dirisle team samiiha ❤️
Wax ba kama dhaxeyo wll dadka aye been ushegeyn youtubka aya laiska cawineya si number badan ugaran sbbto ah dadka waxay jacel yihin nin iyo nag haday arkan
Guys lets go to 200k asxabteyda qaliga ah aad ayanad umahadsantihin 😭❤️🙏
Masha Allah Keep going sister i support U Ramadan Mubarak
Incha allh wad gdhysa ❤♥️
Okey samiha I'm from dirisle wllo wa tahay aniga ahan wan jeclahay hormarkaga
Samiiha kaliil wllshey ii share gareey channelkeyga yuuvi vloger thanks waa iga codsi thanks
Samiha khaliil hees macan ayan ku wadad oo adiga ku soo qadayo comiga soon ciida
Laba qof oo is fahmay ba tihin walalahy horumar wacan🥰👫 team dirisle like🍬
Inta ila maqashay dumashigay madili karee moha sacid😂like😂😂
😂😂😂
Anaa maqlay
😁😁😁😁😁😁☝️
👊👊👍
adna var
Markaa dirisle aragty hadaa zoo cararty like😂🙋🏻♀️
Samiixa wll waxaa tahay gabarta intaa n gabar caan arkayaay ugu wnaagsan iguna asturan waligaa sidaas ahow iga waano wsllhy allha kubarakeeyo
Q
Waxii jiif ku fiirsanayo like isar 🛌👍🏿
inta ila aragtay in ay is ku nuurayaan like saara
Nabiga ku saliya scw like sara
Scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw♥️
Scw scw
team dirisle cabdi manta waxaan joogna gurigi dumashideen ha ina ceebaynina buuqa naga yareeya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣
Balo kkk
Wa ku ciyaaraynaa hdaan rabno 😂🤣
@@Abdi_Farah_4 kadaa hada mahe😅😅
Waa iga qoslisay wlhi😂🤣
Marka izla Joogtiin JecliYaa HnoYaal ✌😜
Yaa ila mid ah 👆😂
Halkana majogtaa😄
Adi meelkasta majoogta 😂😂😂
Me too
Sidokale walhi islajogoda wan jeclhay ❤❤
waa yabn meel kasta wy joogta
Garoob ya Kamacaan ❣️Nabiga Uduceeyi SCW
Scw
Scw ❤️
Scw
Yagoroba wagabar inantu
Scw
team Samixa nd team dirisle
Wll ku sali nabiga scw.
Scw scw scw
Scw scw scw scw
Scw
Scw scw
Scw scw scw ❤🕋
Inta iyago soman dawanaysa like sara ❤👏
Warya tiktok baa kugu nacaye iga tag comment walbo haa dhax tagnina 🥵😂😂
Qanis dadka dhamad kaa yalo uf comments walbo haa dhax tagnina 🤢🤢🤢
This is when king 👑 and queen 👸🏻...meet...🥰✨❤️💫
2:35 dumashigay hada ilamaqashey maxa sugeysa 😂😂👍
Waar benta daaf niyow
😂😂😂😂😂
Wr dumashigy ma Dili karo ang kula maqly
@@kingabdull2710 beenta cune dib u laabo noh so dhageyso
@@imjihaan4990 lkn 2.35 maahan time kale deh
Dirisle xariif wyy wxoo og yhy hduu jiyaa qaato inee ka maseereyso asoo cayuuni qaaty😂😅 legend lwo ma ahn Ayada neh jiya ee ku bilawdy sual😂 la isma gaado
Waad lafahantay wlh❤💯
Wa kula arkay anbo wayo dirisle cayuuni ma yaqano jiya aye ayan saaxada isla sarnayen so jiya kula talgl ayu uga tagay
Marki fast views tahy wax so qorta weyso,cil badana like isar🙏😅😅
Labo qof oo aan jeclhy Dirsle abdi iyo samiixa qurux we love ❤️ 🥰🥰😘😘
WlzhY zamixa CadeY & wlkY3 Dirisle Allha idin zharfo ♥️♥️♥️💞💉
Team 27 asad hagio like
Kahu waso haye welashey sharafey
COMING soon arooskiina 😃
Samiixa khaliil dumashideen❤️
Allaha noo ka daayo 🤲
Like dhac kaga sii team samiixa LIKE
👇👇👇👇👇
Dirisle mastered BRO code 😂😂😂
Man is genius legendary selection!!
Part 2 soo sameeya inta igu racsan like isaar
👇
Wllo subscribe isara
Dirisle walal macane iiinolaw walal qaali cadaw gaa hajabo walal qaali iinoolaw waligaa walal qaaali cimrigaaa ilaahy hkuxiftio walal qaali♥️♥️💜💜💜💋💋💋💋💋💜💜♥️♥️♥️
Inta ila jecel 2 dooda like isaar
NIO BERYAHAN KUGU MA ARAG COMMENTIYADA MXA KU HELAY PR0
Ogadeen ahaan wax iskula sameysaa ogadeen ahaana idin fiirsadaa😅😅😅
Hhhhhhh
😅😅😅
😂😆☝️
😂😂tolku meel walba wuu joga
Tolku ❤️
Legend dirisle abdi and samixa iinolada 🥰🥰🥰🥰
Frist One M.A team Dirisle and team samiixa yaanu nhy
TEAM SAMIXA IYO DIRISLE ISMUUJIYA
I will wish you 200k sister🥰💯
Ogaden legends❤💚🙏
🥰
Darisle waa isaaq
@@rayaancabdi4275 iidoor isla jeclidiina kufana dadkiina ninkan waa nin ogaadeen kudhashay jig jiga
@@maajiddiaz3529 kkkk anigo inaan ogaadeen ahay yaa kuu sheegay wll
rayaan cabdi kuwo leh waa dirna waan maqlayay kuwo leh cisana waan maqlayay Lkn ilaahay unbaa og wuxu yahay
Ayyy Video gn inaaad 30 daqiiqo Ka dhigtaan AHyd Waa Ngu Yarayseene 😂😂😂😂
😂 film 🎥 ma firsaneyna markas po🍿
@@ugaas- JcyL an Samiixa io Dirisle Uqabo Lee WaaYe Wlipa Halsaac inuu AHaadan Kasii Jeclaan Lahaaa 😂😂
Keep goin dirisle and samiixa
Dumashigay ma dili kari Aaa 😂😂😂😂 Samiixa waaku dareemooynaa😂😂😂
ala berka
😂😂😂😂
Dorashada ha ku foganin kulahaa kkk🤣😂dhulka wlhi maseer kii ugu xuma😂
Wan kula mqly😅😿
Qurux ku dhiigle waa legend ❤✌🧢
*8:16* dirisle wuu masayray 😏😢😁
Ana kula arkey😂😂iyo markoo dumaashi ahan ha u dooran kulhaa😂😂
🤣🤣🤣🤣
Samihaxa sida loo hadlo sis baro wax badan kuma ficnid hadalka marka isku day in aad Practice gareyso sida dirisle ama inta la midka ah sida ay u hadan o kale all thw best sis one love
Samiiixo huno salanta igaad waaku ku taageeraayee ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Asc samixa sis aniga manta iigu kaa horeyso waa ku salaama waana ku tagera from team waa yab 🙏🏻
Samiixa waxatahy gabar wanaagsan oo funny ah only waxaad iskabadashaa mrkaad kahadlayso hablaha kale oo Dan garaneynin magacoda isticmaal ereyga gabar waayo 'naagtaas' mayara quruxbadno waxay uegtahay yasitaan ama iskaweynaysis tnx.
Ogadenia dumarka naag bey oguyeraan
@@sleepingbeauty.8359 Been wye waxaas sxbey aniguba Ogaden baan ahay.
Part 2 plz keep going😍🙏
Nabiga hadaad jeceshay like ii saar
Scw
Wow samiha iyo darisle wan isid salamey Ramadan Mubarak ❤️
dirsle waa first day aan qabiilkiisa afkiisa ka mqalno keep going😅
waa qabilke?
@@safiamohamett7753 ogaadeen
Waan ku wareeray darisle ma ogaadeebaa mise ciise mise isaaq
Daqiiqade waaye aa geeste😂😂😂
@@Iqra-Hussein bilowga videoga
Videoga inuu dirisle soo edit gareyay inta argty🤣
Sidee ku garatay
@@amiiraarale3121 8:03 markay tidhaahdo "saxiibka nolosha weeye" wuxuu soo dhex geliyay clipyo indho-taagtaag ah oo uu leeyahay sidaad wax u waddaa dee oo kale 😁. Iyadu hadday edit garaysay waxaa kumay soo dhex darteen.
We love you guys 💞💞💞💞💞 keep going
Rasulka markad sohadal qadan kusaliya wllayal scw scw
Waan idin jeclahay labadiinaba alle ha ini jeclaado alle ha isku kiin daro is guursada xabiibi❤❤
samiixa khaliil and dirisle abdi keep going 💪 👏 well done I love you guy's ♥ ❤ 💙 😘
My daer Sister hore usoco 🙏
masha all 💞💞💞💞💞💞💙💙💙💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏💋💋💋💋💋😽
Labadina ina is gursatan a jeclan laha runti darislana nag kale lama rabo samixana nin kale lama rabo labadina naska kiin rabnaa plzzzzz isku yaca plz
first i comment labadiniba alle aydin dhowro🥰🥰🥰
Suu u farahsan yahay Dirisle yaa ila arkay hhhhhh mansha allah allow lamaane nolosha ku midoobay idiinka dhig
aaamin
Ameen
Samiiha khaliil.... and dirisle abdi 🔐❤️
boqoradena samexa walahi wan ku tagera I love you samexa dhawan wan is arki dona magacayga mel ku qoro si markan ku imado ad hilib digag igu diyariso wallo💝💖💝💝💝💝💝
Legand Dirisle and Quen samiixa we love you 🥰🥰🥰
Wllshy samiix aad ayaan kuu taageraa allh ku dhawro wll mcn
Samiha qurux iyo dirisle walee waa isku soo baxaysaan u guys are Beatiful couple ninkii dirisle walee wala furfurey wala jiljilciyey iga badan isku yaacaa wa isku nuuraysaaneel ❤️ team dirisle team samiiha ❤️
2:19 Wan dareemoynaa inay wax jiran samiiha io dirisle we fucking feeling ciyaarta naga dhaafa from Borama salam😂🙌
Inta maqashay Dumaashigaa oo Moha ah dhac✌
Jacayl dhaxal galay
Lapdan wa iskugu baxda jeclkogu Waa Xaad dhaaf wlhi Mrka Qofka Sxipo tihin hdna is jecshihin wa iska sidan 😂😂
Haa walaahi❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Wax ba kama dhaxeyo wll dadka aye been ushegeyn youtubka aya laiska cawineya si number badan ugaran sbbto ah dadka waxay jacel yihin nin iyo nag haday arkan
@@ismahan6856 abaayo ani samiixa qof u dhow baan aqaanaa waa saaxiibo waxbadan ka dhexeeyaan adaan war u hayne😎
@@ismahan6856 Haa wayna walyn way is jeclyihin Lkn 🥰😂
@@sumayomohamed9145 haa de wll ilen mesha ciyaal majoge qofkasta wuu fahmaya in wax ka dhaxeyan
2wadina waa isku nuresiin wllhi is arosa🤣😍
🙄
I am team dirisle abdi
Mashallah huno samiha khalil hore u soco
From Djibouti
the one and only abdirizak abdi iyo dumazhi zamiha khaliil wan idin tagera runtii😋😍
Keep moving up guys
VAAR INANKEENA IDIRISLE WAA HINASAY MARKII UU MAQLAY SXBKA NOLASHA SAMIXA KHALIL HAKA HINASIN INANKAYAGA LIKE
Samiixa IYo dirisle Video YwYada soo badiYa ✋❤
Ilaahay ha isku kiin barakeeyo labadiinaba hambalyo from Republic of somaliland
wll ilahay dartis ii soo booqo ioahay waxa jeceshahay hakusiiyo
Ogaaden dhiiga🇬🇲🇸🇴💙❤❤❤❤💯
Waa idin tagera from abgal cisman 😍
❤️💙💚🇬🇲😍
Viva ogaaden frome🇸🇱
@@ruuneymohamuud8825 sidoo kale hno
mnshaaa allaaah wlhi marka aan isku kiin arko kufarxaaa wlhi noolaada inta nolol jirto
This is a nice program and I will advise you to bring on more somali youtubers on this program
Going forward you always deserve full support
M.a allh intaan qabiil lagaadhin waad iskunuuraysaa ❤❤❤❤❤❤waxaadna kadhalateeen qabiilka ugu shidan 💖💖💖💖💖
MOHA MR9 dumaashigeey waaye yaa ila maqle😂😂
maasha allah rerkii lagu nagadee lagu naste wada jire nabadgala allayow ka yeel mabruug waa rer cusubee
🤣🤣🤣
Waaaw darisle iyo samixa ayantan ine isku hestan ya ila argay
Wlhi dirisle iyo samixa wanjeclahey yaqi Hambalyadina suki la'nahey
Wxan doranaya samiixa apdirisaw
Samixa waad fcnthy lkn gabdhaha naag ha oran Qaali Adiba ma jeclid in lagu dhaho mise hinaaso Ayaa jira hhh ok Xoog xoog ban ku slmaya xbbt
rer kenya 2 eray u daa waa available iyo saaxipka nolasha ..... sheekadii qaali ladan iyo raage lee u jeeda coming soon
Lapadina isku yaaca ama kala yaaca✌🧢❤_________guys ma beenbaa shegey
Weyna daliyen😂😂
Samiha khalil love you xbbty and Drisle ❤️❤️❤️
Keep going sister samixa khaliil 💙💜💙💜
Samiixa kuuso huuno macn hore isoco from qoraxeey 🥰🥰🥰🥰💖💖💖
12:22 wartaa ila maqlay samiixa cabdirisaaaq 😂😂😂😂😂😂
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
Legend dirisle and queen samiixa ❤
Inta aragtay inuu adnaan ka maseeray 👆
Inta isla jecel lapadan 🤣🤣 is mujiya samiixa waa gob wlhi♥️
💘💞💗💖💖💘💘 LOVE you BOTH
𝖲𝖺𝗆𝗂𝗂𝗑𝖺 𝗄𝗁𝖺𝗅𝗂𝗂𝗅❤️ 𝗅𝗈𝗇𝗀 𝗅𝗂𝖿𝖾✊ 𝗐𝗅𝗅𝗌𝗁𝖾𝗂 𝗆𝖼𝗇🥰
ManshAllah keep going mi sz mcn ❤️🥰💞💕💕🥰
Asc Samix and dirsle
🥰 samiixa dirisle sxipa ad isku fahmet hor mar wacan wlldey
Woow dad an ad iyo ad an ujeclahay wlhi I'm so happy
Samixay walaaley adiga iyo dirisle is aroosa markaa isku kiin arko Walhi dar Alla iskaga farxaa curudkiina na haleeygu samiyo 😘😍😍
Hogaamisadeenah samiiha keep goin alpi❤❤❤
Team dirisle iyo team samiha maxay isku noqonayaan 🤣😂🤣