Eedo Mohammed Alhamdulilah inaad hadleyso oo caafimaatay, Eedo walaahi salaatul Leylka ayaa kuusooduceeyaa Eedo Allah ayaa grabkaada ah waxba Kaamaqaadayaan dadka dhibaatadan kuguhaayo Allah hakaaqabto. We love you Mohammed ❤❤
Mahamed habaryar iska ilaali naagta la yiraa Marian. Waxaa kaloon Maqlaayey qol bey furatey nin wey oo bidaar leh baa Maxamed aflagaadeynaayey wuxuuna lahaay Islaanteeneenii waxaa laga joojiyey shaqadii waxaana la yiri dalka kama bixi karto marka xaaladaa kuxumaatey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masha allah alxamdu lilaahi illahey
ayaa mahada leh illaahey ha usaidiyo
amiin amiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inshallah caafimaad khayr filo waad Guulayso waliga 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰💎💎💎💎💎boy
Wcs Canadian boy guuuuuuulayso hooyo.mcn aragaada waa noo abshir jzklaah kher abuu dujaana
Abuu dujaana jisa Allah kheyr .Maxamed yara salaan ayaan kuu soo dirayaa Alah ku caafiyo habo.❤️❤️❤️🙏🏻
Wcs hooyo ducada allaha kuu aqbalo inta walaal iyo waalid oo qalbiga wanaagsan kuu soo duceeyay adigana badi ducada guuleyso ilaahey idankiis
Manshalaa illaaha ha ku caafiyo mahamed waaxaan salaamayaa Cabdi mudalib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Geedi Geedi gdhalay guuleeso ❤️✅🇸🇴🫶🫶🏼👑
Manshalaa illaaha ha ku caafiyo mahamed waaxaan salaamayaa Cabdi mudalib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Geedi Geedi gdhalay guuleeso ❤️✅🇸🇴🫶🫶🏼👑sorry Abuu Duujaan
Maasha Allah
Maashaa Allah illaah ha ku xifdiyo adiga iyo abuu diyaano
Allah ha ku caafiiyo hana ku gargaaro Aamiin ❤❤❤❤
Ilahey haku caafiyo walalky adiga iyo dhamaan intii muslim ah 🤲
Eedo Mohammed Alhamdulilah inaad hadleyso oo caafimaatay, Eedo walaahi salaatul Leylka ayaa kuusooduceeyaa Eedo Allah ayaa grabkaada ah waxba Kaamaqaadayaan dadka dhibaatadan kuguhaayo Allah hakaaqabto. We love you Mohammed ❤❤
Masha Allah Alxamdulilah wiilkan oo faraxsan hada arko Wan farxa Alxamdulilah ilahey ha u fududeeyo amuurahiisa🤲
Abuu dujaana Allaha ku barakeeyo Aakhiro iyo aduun
My Allah give you quick recovery inshallah Amiin habo mcn❤
Ilaahay Caafimaad buuxs ka siiyo
Nolol wanaagsan iyo horumar iyonabad Ilaahay baan Ilaahay kaaga beryayaa
Abu dujaan khair badan iyo abaalmarin Ilaahay agtiisa hakaa siiyo
❤❤❤ allaha ku caafiyo alle ha kuukeeno waalid kaaga iyo walalahaa
Alxamdulilaah Rabbi waa naga aqbalay ducadeenii inuu Allaah caafimaad siiyo howlihiisana u sahlo oo Sharcigiisa la siiyo hooyadiis iyo walaalihiis Rabbi u sahlo in loo keeno 🤲🏽
Wankuu Soo duceeyey hoyo mcne ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲
Maansha Allaah habo Alxamdulilaah Allaah ayaa ku caafiyay ilma yar oo waxaa tahay Allaah wato Allaah kuma khadiyo Abu tujaana Jazaakalaahu kheyr Allaah miisaanka xasanaadka Allaah ha kuu saaro Saxaabiga aad magiciisa la baxday Allaah ha kugu sifeeyo sidii uu seyta ugu xaragooday markii laa dhiibay u guuleyso caawi reer kaas thanks wall
❤🇸🇴❤ ASC HABO ALHAMDU LILAAH HADU ILAAHAY KU CAAFIYEY❤🇸🇴❤ HABO PLEASE WAXAAD XIRATAA OOKIYAALO QORADA SI SIXIR DANBE LAGUGU SIXRI INDHAGA ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤ XATAA NINKAN SIDA FIICAN KUU CAWIYEYBA HA XIRTO. ( EYE CONTACT) IS VERY DANGER.🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
Habaryar Allaha Ku caafiyo Aamiin yaa rabbi
Maasha allh habo macaan allha ku amaansado aduun iyo aaqiraba illhay idankii allhuma aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha idinguuleeyo adiga iyo abuudujaana
Illahay ha caafiyo aamin aamin
Alhamdulilaahi Allahii ku caafiyey ayaa mahad leh. Inta dhimana waxaan kuu rajayna caafimad kheyr leh iyo nolol wanaagsan oo wacan
Mahamed habaryar iska ilaali naagta la yiraa Marian. Waxaa kaloon Maqlaayey qol bey furatey nin wey oo bidaar leh baa Maxamed aflagaadeynaayey wuxuuna lahaay Islaanteeneenii waxaa laga joojiyey shaqadii waxaana la yiri dalka kama bixi karto marka xaaladaa kuxumaatey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Insh allah❤❤❤❤
Mashallah ameen ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🪷🇸🇴🪷🪷🪷🪷🪷✅️✅️✅️✅️🏕🦋🦋🦋🏕🏕🏕🇫🇲🇫🇲🇫🇲👚👚👚
Maasha. Allaahtabaarakalaah
❤❤❤❤🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🦋🦋🦋🦋🏕🏕
Maasha ALAA maasha All Hooyo All ha ku xafedo
Aamiin habo mcne guuleyso
Maasha allaha ❤salaamulaa
Inshaallah wad guuleeysandontiin adiga iyo abudujala illahow cadowga shaydanku ku adegsanayo kabadbaadi
Maanshaa allha ❤❤❤❤
Mashaallha❤❤❤🤲🤲🤲
Abuu dujaana ajar allha kaa siiyo aabo fiican oo muslinka u gargaara thy waxad ka garan sida uu maxamed kuu ixtiraamazyo like waalidnimada maasha allh sllha kula garab galo
Masha Allah hooyo macan ❤❤❤
Machaallah ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Maashallah guuuuuuuuul geesi
Masha Allah. Tabrt
Mansha allah xafid allah
❤❤❤😂 mashaalaah
❤❤❤ ❤I ❤❤❤❤❤
Alaha kucafiyo ayo macan
Masha Allah
Maka iyo madeena Baan kaaga sooduceeye adega iyo Abo Dujaan
ما شاء الله ما شاء الله
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥹🥹🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️
Please arimihiina hood uwata waxa idiiqab somirabo hashagina
Waad.nuuraysa
😂
Kanidiyan boy habo koofiyads iska dhig intaad gudaha joogto markaad baxayso xidho
Dijanaa.waad.is..bedeshay
Waxaan kugulatalin.lahaa aniga waalidkaah iskadaah.danahaga.karaaco.taas.baan.kugula.talinlahaa
NIN KAAN DOQON DOQON AYUUBA U EGYAHAY. WIILKA YARKA AH IN UU HADLO XATA UMA OGOLO
Wiilka ayaa ku hormaray hadalka bilowga daawo
Abudujala doqon maha ee gesi gesi dhalay waxu abtigi kawayey bukehelay mashaallah Mashaallah illahow noxifti laabadodaba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Canadian boy gul inshaallah habaryar
Ninkii balaayo u yeerta gundihiisa ayey noqotaa ee aad u feker.
ما شاء الله ما شاء الله
❤❤❤❤❤
❤❤❤
😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤