Degmada Kood-Buur Oo Banaysay Waddooyin Aan Maydka Lala Marin Muddo Dheer.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha ALLAH

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 ปีที่แล้ว

    Waa shaqii laydiin doortay shaqo ayaa laydinka rabaa

  • @cabdirashiid9586
    @cabdirashiid9586 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka aan ogey waxa dawlad hoose ayaa odhanay shaqo wacan walee waxa kajira ee duliga dawlad hoose cadaabaha ilaaha kayaabay

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 3 ปีที่แล้ว +1

    Jecliya dadkeyga markeey
    Wanaaga doonayaan. Se
    Necbiya
    Markeey ku xumeeda
    Wadaan. Maasha Allah.
    Iska wax u qabso ayeeynu
    Horu mar ku gaadhi karna.

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha barakeeyo c/ kariin iyo golaa dagaanka

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 ปีที่แล้ว

    Caafada badacas baan ahay garan waa wadada ku yaala meelaha qaar way jareen laakii wax wado ah caafada badacas lama banayn waa run maayarka waxaan u sheegayaa in uu soo eego wadooyinka ay sheegayaan in ay baneeyeen hadii kalase maayar waxaad noqondoontaa nin dadkiisa been u sheega

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa fican in daba gaal lagu sameeyo degmooyinka cashuuraha waxaa jira musuq masuqa farabadan o xaga cashuurta ah.

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 3 ปีที่แล้ว +2

    Oo yaa ka horjoogay kolkii hore shaqadiisa ayey ahayde waar is qariya nacasnimadiina

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 3 ปีที่แล้ว +1

      Reeer hargeysow maaayarka la shaqeeya arin iyo aduuunba

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahnor1338 waa qasab taasi lanabaryi maayo maayer ku xumeeyana samayn mayno sidii hore

    • @fadumoshugri6245
      @fadumoshugri6245 3 ปีที่แล้ว +1

      Fariidna wuu arkaa nacsna loo sheegi maayo hawsha socta ee adiga qore xumow luguuma dan lahee dadka ayska soocin

    • @Sarah-to7oj
      @Sarah-to7oj 3 ปีที่แล้ว

      😜😜😜😜. ISKA HAYSO MAYDKAAGA

    • @fadumoshugri6245
      @fadumoshugri6245 3 ปีที่แล้ว

      @@Sarah-to7oj ma kii tegey waa runtaa sii walwaalo meydadkaaga

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 3 ปีที่แล้ว

    Duli markii hore miyaad banaysatan

    • @ninqariibah676
      @ninqariibah676 3 ปีที่แล้ว +1

      Magac saxaabi weyn bad wadataa haku caytamin wll wa talo

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad7288 3 ปีที่แล้ว

    Dee cidiba baneeya may odhan

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 3 ปีที่แล้ว

    😜😜. DADKA MAXAA LOO KHASBAYA HADEY RABAAN IN MAYDKOODA HAYSATAAN. DEE U DAAYA.... 😜😜