Sokorta Hadaa Iska Deeyso Maxa Dhacaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 147

  • @hassanarif3950
    @hassanarif3950 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad iyo aad saaxib, waa barnaamij muhim ah,
    Anigu sokorta waan isticmala inka badan inta
    raashinka la socota, wali maarag qof somaali
    Oo ka hadalaya dhibaatada ay sokortu leedahay
    Adiga kaa hor, iguma ogid hadda kadib intaan
    Qaato in ka badan inta raashinka ku ku jirta.
    Waad ku mahadsantahay talo naga siintaada
    Sokortu dhibaatada ey leedahay, mahadsanid.

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 2 ปีที่แล้ว

    Dr shaahid mhdsanid bro ❤️

  • @nastehoabdulkadirelmi6752
    @nastehoabdulkadirelmi6752 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid bro
    Waan soo tijaabinayaa 30 bari insha Allah kdibna natiijada waan soo qori doonaa siday wax iskagay badaleen

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Mahadsanid wllkie

  • @prettysusu8419
    @prettysusu8419 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ani kala goys xanun baa nafta ikenay insha'allah iska deyn dona mahadsanid shaahidd

  • @maxameddeeq4745
    @maxameddeeq4745 2 ปีที่แล้ว +1

    soo badi zxb 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @istarabdi4399
    @istarabdi4399 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abowe wan iska deyna inshlh

  • @lilbulha9181
    @lilbulha9181 2 ปีที่แล้ว

    Thanks liph

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brother

  • @faadimaaxmed4963
    @faadimaaxmed4963 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah bro

  • @qaaliqueenqaalimxamed9453
    @qaaliqueenqaalimxamed9453 2 ปีที่แล้ว

    M.a noosobadi waanu kaa faaiday

  • @hutheyfaahmed5636
    @hutheyfaahmed5636 2 ปีที่แล้ว

    Shahiid hooyo aya iladawanese runti wainofaidese shukran ugaas

  • @shortvideos5952
    @shortvideos5952 2 ปีที่แล้ว

    thanks macalin

  • @kaltuumocabdikariim8860
    @kaltuumocabdikariim8860 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll Allah kuxifdiyo ❤️💯

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you shaahid❤🙏

  • @mohamedibnudalal542
    @mohamedibnudalal542 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah _ Alle haka abal mariyo Wll 🙏❤️

  • @codeyofficial7086
    @codeyofficial7086 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla wallalo illhy qeyr bdn ha ku siiyo xasuuz daro bdnaa isku arkay ayaantaan mana aqoon meesha la iga heystay wana yabana mesha ay iiga timid lkn hada wn ogaady mahadsand🥰🙏

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @cumarjeyle1154
    @cumarjeyle1154 2 ปีที่แล้ว

    Walal shaahid Qeybaha caafimadka ino so badi walal wxan ahy ardaY medical Laboratory barta mhdsanid🥰

  • @habaneirshaad2185
    @habaneirshaad2185 2 ปีที่แล้ว

    nabaadka ayaan sidaran ucunaa walahi colal iyo kolba meel i xanuunnta unbaan kujiraa lkn waa inaan joojiyaa tanks shaahid zhp🙏🙏

  • @haruunzz0919
    @haruunzz0919 2 ปีที่แล้ว

    Walaal macaanka dabiiciga ah kwrn
    Sida sabiibka, iyo mooska

  • @dauorad
    @dauorad 2 ปีที่แล้ว

    waxn ahey daddka sokorta aad u isticmala waxd shegeydana waan yahay lkn caawa wax badan ayaa kaa faa idey intad ii faa ideysay Baddal kheyr qaba Alle hakuugu badalo

  • @umamohmet7450
    @umamohmet7450 2 ปีที่แล้ว

    Thank u so much wall shaahid💯
    Noso gali wax calosha lagu yareya ama cayilka ka hor taga

  • @aishabela7396
    @aishabela7396 2 ปีที่แล้ว

    M.a sxb sare

  • @bushramohamed3585
    @bushramohamed3585 2 ปีที่แล้ว +3

    My motivator🕊

  • @fardowsafanka6115
    @fardowsafanka6115 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal waxaadkahadashay waxjiro sogorta dhibaato badan ayeey naguhaysaa badankeen madareensanin.

  • @xabsaxasan2137
    @xabsaxasan2137 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaah brother

  • @fardowsoahmed6095
    @fardowsoahmed6095 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanit abwe

  • @salmaanahmad4686
    @salmaanahmad4686 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll ilahay hakaa ajir siiyo madaama aa aqoon naga maqneed nabartay big respec pro🙏🙏

  • @zeynuumuxamad9645
    @zeynuumuxamad9645 2 ปีที่แล้ว

    Wcs mhdsnid 🥰🥰🥰🥰🥰🤴

  • @abdalleahmet9385
    @abdalleahmet9385 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah walaal ilaahey qeyr haku siiyo wax badan Baan kaa faaiday

  • @aishabela7396
    @aishabela7396 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @rashkaosmaanmohamed9438
    @rashkaosmaanmohamed9438 2 ปีที่แล้ว

    Thnks legend

  • @sabiqamuse3770
    @sabiqamuse3770 2 ปีที่แล้ว

    Mar walbaa aan xalaad ku jiro waxa iso dhacaa notification wa ilahaay amarkiii💯

  • @sahra___2220
    @sahra___2220 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdasnida walkeya qali hore u soco 🥰🥺

  • @aminoaxmed6289
    @aminoaxmed6289 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah wall shugran ilaah raali haka noqodo insh llaah aduun iyo aaqiro

  • @abdirhahmanabdi4137
    @abdirhahmanabdi4137 2 ปีที่แล้ว

    Hadaan fahmay dadka reermiga ahay waxay ugu qabasho badan yahin ugana firfircoon yihin dadka reermagaalka ah

  • @liibaanmaxamed9252
    @liibaanmaxamed9252 2 ปีที่แล้ว

    Waxbadn walllky ka fa aaydey walhi alle ha noo ka xafido

  • @aminamusse9698
    @aminamusse9698 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah walal wansootijabina insha Allah adigana ajir Allah kasiiya

    • @shaahidbeesaani
      @shaahidbeesaani  2 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin Tijaaabo Aaan U Fiirsi Laheeyn Faa‘iido Maleh

  • @Susu1234
    @Susu1234 2 ปีที่แล้ว

    Inshllah

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a allaha ku xafido

  • @zeynabshingis1726
    @zeynabshingis1726 2 ปีที่แล้ว

    Sax Wlhi

  • @caashoshiine7190
    @caashoshiine7190 2 ปีที่แล้ว

    Adiga na alha ku xif diyo wll macna❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirhassani9690
    @abdikadirhassani9690 2 ปีที่แล้ว

    Tnz sxb wad ifaidasay

  • @sakisalim3123
    @sakisalim3123 2 ปีที่แล้ว

    mahad sanid shp

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid bro 🙏

  • @maymuunmaxamed8807
    @maymuunmaxamed8807 2 ปีที่แล้ว

    Wll jisaakallah qeer

  • @munoaadan2454
    @munoaadan2454 2 ปีที่แล้ว

    Thnk you bro shaahid

  • @teamhorsyusocod
    @teamhorsyusocod 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ixtiraam mudantahy 🥰 allaha
    Kuxifdiyee🙏❣😍

  • @abdisaid82
    @abdisaid82 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC marka hore
    Anigu sonkorta waxaan uisticmaalaa siaanugucayilo waayo qofcaato ah ayaan ahay Wl markaa ma waxyeelo ayay igukeenaysaa hadii aan badsado ?

  • @xanjoiziiy9108
    @xanjoiziiy9108 2 ปีที่แล้ว

    Somalia aan jooga mxaa wxa aan cuno sokort badalkeeed wll

  • @simraanmahmood7080
    @simraanmahmood7080 2 ปีที่แล้ว

    Wll mawduc noga so samee jimicsiga
    Faiidadiisa , side effects for women, cida samynysa iyo wakhtiga ugu haboon samynayso . Pls waa codsi

  • @cadeyare9900
    @cadeyare9900 2 ปีที่แล้ว

    TH-cam dad malayacniya kabuxa beesani magaraan wlhi sxp legend 🙌 aad tahay mahadsnid

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro ani ahaan saaid u isticmala sokorta xasuus yaridana wan arky

  • @caancaandhalay3349
    @caancaandhalay3349 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad allaha ku xafido

  • @jamiilomuxudiincali6685
    @jamiilomuxudiincali6685 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh haku xifdiyo

  • @sucdimohamed8232
    @sucdimohamed8232 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi haben iyo malin walbo wan cuna sonkorta cadi ka hatan cu nin malin tas in an xanun sanahy an moda ilahay ha I ka modo beyo

  • @naimakhiyre8037
    @naimakhiyre8037 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shaahid

  • @raxmamahad528
    @raxmamahad528 2 ปีที่แล้ว

    Shugran wllo

  • @xararo5222
    @xararo5222 2 ปีที่แล้ว

    Wllkey dar alle ayan kujclahay bilaa qarash bila lacag ayad wax fican nala wadaagtaaa

  • @sadakabdirashid
    @sadakabdirashid 2 ปีที่แล้ว

    Walaal SHaahid Talo Aad Hore Ii Siisay AYaa Qaatay ALxm Wlhi. Bil Iyo BAr AYaa Ku Riday 17Kg Aad Ayaad U Mahadsan Tahay Walaal

  • @mariasalaad4569
    @mariasalaad4569 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ❤ wallky

  • @mohamedyamaan3248
    @mohamedyamaan3248 2 ปีที่แล้ว

    Jirkeyga wax dhib maku imanayo hada iska daayo sokorta qarsoon sida shaha ama cabitanka iyo wax walba macan pls isoo jawab ilahey haku barakeeyo

  • @haniahmed7357
    @haniahmed7357 2 ปีที่แล้ว

    Asc Brüder wax badan ayan ka faiday wlh alle waxan kaga barya farxad iyo wanag aan ka dhaman rabi in u ku siiyo wanku jeclahay alle haku jeclado 🥰🥰🥰 malabka Bio cadi miya hada isticmalo walalkey

  • @liibaanmaxamed9252
    @liibaanmaxamed9252 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid wallkyy qlli

  • @farxiyaahmed5163
    @farxiyaahmed5163 2 ปีที่แล้ว

    Ich komme deine tiktok waa ku talent bowe

  • @Riyaaq340
    @Riyaaq340 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad hdaa Janis hyso live hbnkiii noso gal ka faa ideysanee waad ka ragty bri hore kgu dembeysy live Aad so gsheee☺

  • @mohapubg561
    @mohapubg561 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @hornbroadcastnetwork9209
    @hornbroadcastnetwork9209 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaah la'aan Ma Joogi karo

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 2 ปีที่แล้ว

    My role model 👌✌🙏

  • @fartuunnoor3769
    @fartuunnoor3769 2 ปีที่แล้ว

    Thanks lkn wll waxyabaha dabiciga oo sokorta kujirto Mala isticmali karaa Sida timirta muuska wixi lamid ah🤔

  • @fartunjelle5228
    @fartunjelle5228 2 ปีที่แล้ว +1

    Xigmadi oo qof ah wllkey 🥺🥰

  • @jabaarcabdi2061
    @jabaarcabdi2061 2 ปีที่แล้ว

    Lkn waxaa jiro fruits ka macaan oo sida sokorta oo okale ku waas ma dhibaato ayeey kentaa kheyr Allaha ku siiye

  • @afnaanmohamed8784
    @afnaanmohamed8784 2 ปีที่แล้ว

    M.allaH bro alle hku siyaadiYo garaadkaga io garashadada 🙏🌷

  • @ramlocabdiqaadir1478
    @ramlocabdiqaadir1478 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid wll

  • @sacdiahassan4800
    @sacdiahassan4800 2 ปีที่แล้ว

    Aniga wxa isku arke malintii saa uu jogo murug igu so Dagato mrkas wxaa radiya moos.chocolates iyo cabitaan sokor bdn leh mrka cabo ama cuno farxd an darema . galb walbo woo ii qabta hdaa wayo waa murugonaa Mar mar Ohina isku arka mrka wx mcn cuno fresh noqona 🥺

  • @aslihaannalka1178
    @aslihaannalka1178 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 2 ปีที่แล้ว

    Abowe kaso hadal dhirigalinat dumarka

  • @farahofficial9877
    @farahofficial9877 2 ปีที่แล้ว

    mhdsanid wll

  • @najmahussein3339
    @najmahussein3339 2 ปีที่แล้ว

    Noshga

  • @sabiqamuse3770
    @sabiqamuse3770 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in badan

  • @abdishakurabdi744
    @abdishakurabdi744 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh keep going

  • @abdimalikaliosman4190
    @abdimalikaliosman4190 2 ปีที่แล้ว

    Shaahid beesaani macalinka nolosha

  • @happyworld7835
    @happyworld7835 2 ปีที่แล้ว

    Wll dhererka see loo kordiyaa

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 2 ปีที่แล้ว

    Stress ka qayb ma ka tahay macalin

  • @faadumolovelove1379
    @faadumolovelove1379 2 ปีที่แล้ว

    Abuw wax bdhan ayan kfidhsty mshalh

  • @haniyusuf9256
    @haniyusuf9256 2 ปีที่แล้ว

    Wll meela kala soxariro raba iso jwb plz

  • @shamsamohamed2459
    @shamsamohamed2459 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah ♥️ keep going dear

  • @kiizapella5403
    @kiizapella5403 2 ปีที่แล้ว

    Thank you ❤ keep going

  • @maryamadaacad6741
    @maryamadaacad6741 2 ปีที่แล้ว

    waxa no faideysa wax yalo bdn oo muhiim noo ah mahadsanid walalkey 🙏🙏🙏

  • @aashadaud1494
    @aashadaud1494 2 ปีที่แล้ว

    Walalka Video carbohydrate awaay hee 🧐

  • @maxamedsiciid123
    @maxamedsiciid123 2 ปีที่แล้ว

    Carbohydrates kasoo hadal wll mahadsanid

  • @PrimeXmVp10
    @PrimeXmVp10 2 ปีที่แล้ว

    m.a allah haku xifdiyo

  • @najmahussein3339
    @najmahussein3339 2 ปีที่แล้ว

    Asc wallake wan kushga kolhydrater protein iyo fatt qofka wax lokutalakal inooheelo mali kasto 20-36 quracda qado iyo casha inooheela 30-36

  • @abdallaa2023
    @abdallaa2023 2 ปีที่แล้ว

    Adoo raalli ah Sokorta baddalkeeda malab ma isticmaali karaa?

  • @saaraomar2492
    @saaraomar2492 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxib😍😍🦋🖤

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 2 ปีที่แล้ว +1

    Motivation 😫♥️

  • @shaaficumar3742
    @shaaficumar3742 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a wall keep going ❤❤❤💯