Wareysiga Todobaadka- Maxamed Cabdi Waare oo sheegay in Farmaajo uu wado abaabul ciidan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo sheegay in Farmaajo uu wado abaabul ciidan, doorashana uusan diyaar u aheyn

ความคิดเห็น • 60

  • @abdullahiomar8820
    @abdullahiomar8820 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaqe soonka ayaa afkeena haayo ee qof wadankiisa dacad u ah korsiga keen tedha kle farmaajo cid gaada somaliya meysan soo marin 💯💯

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuuul farmaajo guuuuuul Somalia 🇸🇴

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว +8

    qof kenya oo baddena rabto inay dhacdo joogo muxuu warkkiisa taraa oon ka ahayn inuu madaxweyneheena na jeclaysiyo maadama ay kenya is hayaan. cawaan waaye dadka rabo inay madaxweyneheena dhaleceyan balse wadan cadow ah joogo

  • @hassanfiyoore4493
    @hassanfiyoore4493 2 ปีที่แล้ว +6

    Dagaal xanaaqaa ka horeeya😂
    Maah maah cusub

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว

    Waare waa indheer garadka kaliya ee somalia 🇸🇴 ku hadhay 💯❤️🙏

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว

    Tuug walba Nairobi ha meeraysto Waa Xarunta duminta Somalia 🇸🇴 imaaraat allah idinka qaad.

    • @AwrkiiCirka
      @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว

      Tuug tuug dhashay idinkaa ah Reer laangaab

  • @MohamedAhmed-gm2yt
    @MohamedAhmed-gm2yt 2 ปีที่แล้ว +1

    Libaax libaax dhalay madaxweyne Waare

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia wali ma soo marin madaxwayne farmaajo ka dulqaad badan ka gobsan oo waliba ka afgaan kana wax qabad badan burburkii ka dib, waare lug xume Mike Bradan ayaad u shaqaysaa waa lagu ogyahay.

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว +1

    Waare waa xog ogaal aftahan ah ee hawiyoow aan u doorano Madaxweeyne

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 ปีที่แล้ว

    Guul farmaajo Mar labaad

  • @khadarali8847
    @khadarali8847 2 ปีที่แล้ว +5

    Farmaajo
    Dulqaad badanaa
    Lo kastaa isaga ciyeysa
    Oo uu ka aamusanyahay

    • @mohamedhaajibaari8723
      @mohamedhaajibaari8723 2 ปีที่แล้ว

      Muxuu kaqaadi karaa Farmaajo asaa gabad eh oo Villa Somalia kasoo bixi karin duliga xukunka jecel.

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhaajibaari8723 Ha sugi waayin Wiilkii Suldaan Cali Yuusuf baa imaanayee! Dammeer ninkii raran jiray baa yaqaan!

    • @mohamedhaajibaari8723
      @mohamedhaajibaari8723 2 ปีที่แล้ว

      @@abduladansharif9548 laangaab taas adaa taqaanid fucking Ilkayar

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 2 ปีที่แล้ว

    Alla waarow wa ramadaan

  • @husseinabdi5333
    @husseinabdi5333 5 หลายเดือนก่อน

    Jj Power 💪 💪

  • @MohamedHassan-jq5dz
    @MohamedHassan-jq5dz 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed cabdi waare waa qof runta aan lagaban

  • @ismaaciilxuseen9352
    @ismaaciilxuseen9352 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah allaha ku xafido Mr waare waxa tahay qof run sheeg ah si wanaagsan ula socda xaalada dalka

  • @cabdiaadan497
    @cabdiaadan497 2 ปีที่แล้ว

    Insha allah guul joogta ah shacabka somaaliyeed waa dhamaatay isbaaro dhamaanteed doorashada iyo abnigeeda waxaa shaqo kuleh pm horaa loo soconayaa danta shacabka somaaliyeef cidna ma hor istaagi karto kuwa sidaas ku fakarayaa waad sirantihiin walee waana idanka guulesanayaa goorwalba

  • @countcryptonite
    @countcryptonite 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo guul inshallah. Waxaa ka daalnay siyaasiyiin xanaaqsan oo xilka laga qaaday. Orod maamulkaaga wax u qabo. Beledweyne horumarkeeda ka shaqee. Dadka soomaliyeed ha isku dirin. Inshallah khayr

  • @hirsiaid9758
    @hirsiaid9758 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan siyaasi maaha
    Waa nin qabiil

  • @xaruntajaceylka4318
    @xaruntajaceylka4318 2 ปีที่แล้ว +2

    Landhere Dagal Xanaqa Ka Horeyo kkkkkkkk Nolow Mr Ware

  • @yusuf2860
    @yusuf2860 2 ปีที่แล้ว

    Caadi maahin waare waa nin weyne oo runsheeg ah .100 nin oo waare oo kale ayaan rabnaa oo wadanka cadaalad ku hogaamiyo

  • @abdikadir-Jamaame
    @abdikadir-Jamaame 2 ปีที่แล้ว +1

    Labo qof oo xanaaqsan is wareesanayso 😂🤣

  • @famo3369
    @famo3369 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaliyeed way ka ilbaxeen warlord, Waare Ilaahay ka baq and xaqanana u hiili.
    Doorashadda ugu xumayd waxay ka dhacday putland iyo Jubba Land, laga xanibayna ma jirto.
    Maxaa Fahad iyo Koonfur Galbeed laga rabaa?
    waa in xaqa loo hiiliyaa,

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 2 ปีที่แล้ว

    Kan mid ka nacasaysan maan arag kulahaa madaxwayne ismaciil omer geele mar oo u sheeg waxaad u tagaeyso ereteriya nikan farmaajo nin wax loo yedhiyo maaha tiisu ku socdaa paba

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa qabtay inta ad madaxweynah ahayd

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 ปีที่แล้ว

    Dahir calaso waa khaain

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 ปีที่แล้ว

    Sxb guud lawe

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 ปีที่แล้ว

    Waare waxuu noqday nin wanaagsan

  • @yuusufxuseen61
    @yuusufxuseen61 2 ปีที่แล้ว

    Mr. Shidaanaaba shidan

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว

    SCW MA RABNO SIYAASI XAMDI WAXAAN RABNAA WARKA DHADHAAB FADLAN TEG DHADHAAB KASOO DUUB WAR XIISO LAH. DAD CEDLA FADHIYA JAGO DOON BAAN NAWEERIYAY ILLAHOO NOO MACIIN ....

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 2 ปีที่แล้ว

    Very alarmist and over dramatisation of normal political process. This guy is hurrying way too fast into the future. It’s a universal law time is essential and things take time. The whole nation is in a workshop sort of mass political education. I propose 4 more years by Farmaajo and I have my reasons. My question is do I like Farmaajo? My answer is No.Our history indicates a unique pendulum that moves us every 30 years. The thirty years before 1969 we had a corrupt parliamentary system worse than we are having today and when the country had been moved backwards to the totalitarian military the country had become too corrupt and the balancing force of the pendulum swung moving the country backwards into the 1991 civil war. Farmaajo knows history and will continue this type of Seminars. Otherwise the pendulum will have to kick us one more time remember history shall repeat itself.
    Wiifoow hadaad saaranyahay bidix usoconaayo anaga midigtaan usonaa.

  • @Istahil416
    @Istahil416 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo hadaan laga qaban somalia 21 yrs oo sidii afweyne ah ayaa kusoo socota

  • @abdirazakhussen1450
    @abdirazakhussen1450 2 ปีที่แล้ว

    War rag xamar jooga aya maalinba hala e xamar tag o sidaan u hadal reerki u ka dhashay aya maqli waayay o ku qasaaray maxu hadalkisu somali wayn u taraaya lacati umada ha ku jogin kenya e tag dalkaga ewelba wa ku nolayd,, umada wa daashay halmeel in lo adkado weyan,, yar yaka ama dolad adag ilen inta adunka la rogaayo sidan kuma jiri karnee

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 ปีที่แล้ว +1

    what a sick man!

  • @tigerentertainment1543
    @tigerentertainment1543 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo waxan is leyahay villa Somalia maydkiisa laga soo dhex qaadi sababto maba qajilayo waa duli dawadiisu tahay xabad

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 ปีที่แล้ว

    Dadka colaada jecel waa adiga. Inuu waddanka burburaad jeceshahay. Laakiin inshallah doorashaa dhaacaysa weliba si nabada.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 ปีที่แล้ว

    Waa been loow waalan

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 ปีที่แล้ว

    Waa Xog ogaal lkn Waxaan lagu tiriyaa ragii Magaca beesha Dhexe Ee G/hiiraan Hagar daameeyey

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 ปีที่แล้ว

    kan farmaajo ku waashey.

  • @abdimohamed9516
    @abdimohamed9516 2 ปีที่แล้ว

    xamdi weriye baa tahay sualo cadaynayaa wuxuu sheegayo waydii
    hadii kale waraysi dhinaca oo aan xiiso lahayn bay noqonaysaa

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 ปีที่แล้ว

    Benale kadhab ah mahamed cabdi 🤣🤣🤣

  • @abdimohamed9516
    @abdimohamed9516 2 ปีที่แล้ว

    ninkaan muxuu ku cadaynayaa in ciidamo itoobiya iyo eriyeriya somaliya dagaal ku soo gelayaan

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan NGO ayuu raadsanayaa ogaada dagaalka dan ayaa ugu jirto

  • @abdihassan83
    @abdihassan83 2 ปีที่แล้ว

    Shacab kicin bu wada ninkan. Waarow shidanaba shidan ku joog😂

  • @modernwar5240
    @modernwar5240 2 ปีที่แล้ว

    Waare cadaalad uugama hadlin kuraasta la reebay baarlamaan badankiisa waa lasoo xulay meel meel dhaantana ma jirto ee maxaa ku gaara kuraastaan

  • @aweysali8546
    @aweysali8546 2 ปีที่แล้ว

    aniga xukunka markaan joogo ok waaye laakiin markii banaanka leey dhigana wadanka meel xun ayuu maraayaa yaab yaabkiis I don't buy this interview

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 2 ปีที่แล้ว

    Waar caliyaroow waa lagaa qayliyey ee ma tin libaaxaa kugu taal kk