Shaqooyin aan Shahaado Jaamacad u baahneyn!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 203

  • @suleimaniidow
    @suleimaniidow 2 ปีที่แล้ว +131

    1. Email marketing
    2. Digital campaigner
    3. Social media Coordinator
    4. Web content specialist
    5. Web designer
    6. Graphic design
    7. Production(video editing)
    8. Motion graphics
    9. Software engineering

    • @drhassan2369
      @drhassan2369 2 ปีที่แล้ว

      wll side ku noqon kara qof skills u qas ah leh xirfad qaas ah ka baxsan waxa a baranayo🥰🥰

    • @dhagasayn6370
      @dhagasayn6370 2 ปีที่แล้ว

      Mhdsnid macalin

    • @heyda00ali60
      @heyda00ali60 2 ปีที่แล้ว

      @@drhassan2369 adigey kugu xiran thy

    • @daufabdirizak370
      @daufabdirizak370 2 ปีที่แล้ว

      Pro me Graphic design

    • @hamdinuur2551
      @hamdinuur2551 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid you save my time

  • @haaniabdi7263
    @haaniabdi7263 2 ปีที่แล้ว +31

    Mahadsanid Ustaad mudo 3bilood kuguh xidhanahay waxbadan on eber ka ahaa kaa bartay thank you million times 🙏🙏🙏

  • @FaahiyeKnowledge
    @FaahiyeKnowledge 2 ปีที่แล้ว +23

    Mahadsanid ustaad I'm software engineer wax badan ayan ka faidy jazakalah

    • @shaafiemohammed6114
      @shaafiemohammed6114 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal waxan filaya inaad wanaagsanthy adgo mahadsan email kaas igala so xidhiidh waxan rabay qof software engineering ah thanks bro.

  • @MohamedAhmed-fp7jj
    @MohamedAhmed-fp7jj 2 ปีที่แล้ว +8

    Abdiwali khaliif, Wll ilaah Cimrigaaga Ha barakeeyo, dadka dhawaan kugu soo biiray una arka inuu aad kaaga faaiday ayaan kamid ahay,
    Mahadsanid.

  • @4hmed.garane
    @4hmed.garane 2 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad Melaha Laga Barto Haday Ajani yihiin Iyo Hadii Kalaba Noosoo sheeg
    Thank u

    • @shaacuurdaahir1457
      @shaacuurdaahir1457 2 ปีที่แล้ว +1

      Coursera iyo udemy waa lbo wabsite ee ugu caansan

  • @sharmawadani9138
    @sharmawadani9138 2 ปีที่แล้ว +4

    Shaqadaan in aad online ku barato ma fududa balse hadii aad dadaasho waa baran kartaaa ee dhalinyaro xirfada ha la barto✅

  • @taslimtaswanofficial1601
    @taslimtaswanofficial1601 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid Abdiwali jazakala khayr 🖐🖐🖐🖐

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha alah ustaad xaqiiqada ayaad ka hadashay jazakallah aduunka maanta wuxu isku bedelayaa qaab casri ah markaa muhiim weeeye inaan barano xirfahan iyo kuwa kale oo badan.

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +7

    Macha allah my teacher Alle haku barakeeyo Macalin

  • @magichashi
    @magichashi 2 ปีที่แล้ว +4

    Been maadan ku sheegin sxb, mhdsnid mowduucaan saa usoo diyaarisay nagulana wadaagtay❤️👏

  • @bashkaxaaji2322
    @bashkaxaaji2322 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllky waadku mahad santahay fakarkaga iyo maskaxdada qaliga somaliyey horay an u socono isku mashqulka iyo walalka o wax ku faideeyay daba galkiisa dan iyo hor mar midna maaha ❤🌹🌺🙏

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 2 ปีที่แล้ว +4

    SHAKHSI WANAAGSAN ALLAAH HAKU BARAKEEYO WALAAL ABDIWALI

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid sxb qali ah sida aad noogu hagarbaxday ale hakubarakeyo.

  • @engjamaal426
    @engjamaal426 2 ปีที่แล้ว +12

    Mahadsanid ustaad Jazkllah kheye
    Aqoontada iyo xikmadahada wa guriyaa mahadsanid.

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 2 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid Walaal Abdiwali Khaliif Waxaan Kaa Codsanlaha Inaad Barnaamij Ka Samayso Software Engineering

    • @subayr3936
      @subayr3936 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa uu ka sameeyey bal Dib u fiiri video wll

  • @bennemri595
    @bennemri595 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan aad ula socdaa in aad il gaar ah u heyso ardayda dhalinyarada ah waan jeclaan lahaa in aad kaso hadasho maadada xisaabta yacni 10 xisaabad oo qofka marku dugsiga sare dhameynayo in uu yaqaano ay tahay

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going Ustaad

  • @somalipatriot7160
    @somalipatriot7160 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaadi

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank you teacher

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Abdiwali khaliif
    Waa kumahadsn tahy side xowliga ah ee aad Indhaheena kugu furto fursada naga qarsoon 😇

  • @zamzammaxamed8638
    @zamzammaxamed8638 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad

  • @notehaji2157
    @notehaji2157 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid ustad jazaakallaahu kheyr dhiirigaliye iyo macalin

  • @axmednuurshiinbe9168
    @axmednuurshiinbe9168 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid maclin ilahy ha ka farxiyo

  • @im7somali
    @im7somali 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustad software engineer ka soo hadal
    💯💯💯🔰🔰🔰🔰

  • @faaraxguudow9441
    @faaraxguudow9441 ปีที่แล้ว

    Waa figrad iiga maqneyd eemahad-sanid وجزاك الله كل الخير

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wllo 🙏

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad umahdsantahy wll
    Allh hakaa abaal mariyo sida quruxda bdan aad noogu soo gudbisay

  • @AQOON-KORODHSI
    @AQOON-KORODHSI 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku bar-bar itaago aqoonyahan

  • @ahmedhikam5912
    @ahmedhikam5912 2 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid ustaad waxaan kaa cudanaynaa in muuqalada ku dhisan sara u qaadida aqoonta aad noo badisid insha allah

  • @Barud2023
    @Barud2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Abdiwali Khalif alle hakaa abaal marsho mawduucaas muhimka ah ee aad soo jeedisay.

  • @mohamedrible2368
    @mohamedrible2368 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you bro
    Very informative

  • @SEEMORE03
    @SEEMORE03 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaade waa faaido

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah wl wa information igamaqna🤩

  • @hafza2135
    @hafza2135 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran ustaadii🙏👑💯

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsan tahay waad noo dadaashey hore usoco

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha-ALLAAH,Thanks

  • @abdifitahchannel2016
    @abdifitahchannel2016 2 ปีที่แล้ว +1

    Teacher tnx

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah mahadsanid ustaad

  • @Adanizza
    @Adanizza 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustad wax badan ayan kafaiday

  • @saidyare8127
    @saidyare8127 2 ปีที่แล้ว +1

    Baarakallaahu fiik ustaad

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله يامهندس

  • @subayr3936
    @subayr3936 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad💞💥💯💯

  • @mohamedfarah40
    @mohamedfarah40 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ugas maa shaa Allah

  • @hassannur7269
    @hassannur7269 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير ❤

  • @abdikadirhillow1820
    @abdikadirhillow1820 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah video wax terleh' Allah ha kaa ajer siiyo

  • @khaalidcabeeymaxamed2459
    @khaalidcabeeymaxamed2459 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you wll

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 2 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah runtii video qiimo bdn jazzkalaha

  • @wiilsancadde6791
    @wiilsancadde6791 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Prof

  • @daadir2020
    @daadir2020 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @Kingshafie
    @Kingshafie 2 ปีที่แล้ว +24

    Thanks our professor 🥰

  • @hamdiabshirjamc8610
    @hamdiabshirjamc8610 2 ปีที่แล้ว

    Waad. mahdsanthy ustaad wx bdn baan kaa faidy xaqiiqdii

  • @yesserahmed
    @yesserahmed ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro🙏

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khayr

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waad mahadsantahay

  • @abdinuurmohamed8904
    @abdinuurmohamed8904 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad abdiwali

  • @akshaale
    @akshaale 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid masuul

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan4343 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh thanks ustaad

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 2 ปีที่แล้ว +1

    ASCWW Abdiwali Salaamteydu Ma Aha Aqoon Aan Ku Aqaan Balse Waxaan Kugu Qeexi Karaa Waalid Inaad Utahey Ummadda Soomaaliyeed Kana Naxeysid Baahidooda Jeceshaheyna Horumarkeeda Aad Baad ugu Mahadsabtahey Daqnashadaada Allah Kuxifdo Aduun iyo Aakhiraba Aaaaaaaaamin Adeerow Dhalinyarada Soomaaliya Joogta Mawada Helikaraan Computer iyo online Walow Xamar Horumar Kajiro Balse Gobaladiikale Baa Lagu Baqtiyey EE Taladaada Balaari Soonabadi

  • @yuusufcabdullaahiahmed8476
    @yuusufcabdullaahiahmed8476 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @hamdafarahabdi6927
    @hamdafarahabdi6927 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllw

  • @caawiyechanel3947
    @caawiyechanel3947 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @salmaanmoha7668
    @salmaanmoha7668 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank u Somali hero

  • @hassannurhassan7924
    @hassannurhassan7924 2 ปีที่แล้ว

    M.a sifiican u faah faahisay allaha kaa abaal mariyo ustad soo badi wax yaabaha la xariira technologyada

  • @easylearnmath1364
    @easylearnmath1364 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @kaartokariye6355
    @kaartokariye6355 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allah maahdasanid ustaad

  • @BilkesamohamedMohamed
    @BilkesamohamedMohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallaha xagey kaheli karana ayko online casharaa aha

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @ibrahimseerar6788
    @ibrahimseerar6788 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank you so much for information ❤️❤️❤️❤️

  • @fatuushmohamed7218
    @fatuushmohamed7218 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abshirseadmuse968
    @abshirseadmuse968 2 ปีที่แล้ว +8

    thanks teacher for your time that you spend with us

  • @sultancali972
    @sultancali972 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad

  • @abshirabdullahi3259
    @abshirabdullahi3259 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah mahad sanid ustad kun iyo kow jeer aniga waxan hada wada course ah graphic designer adope illustrator ka ayan sikhaaas ah xooga usaara

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad u mahad santahay walaal

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Professor

  • @Ibrahim-ik7vl
    @Ibrahim-ik7vl ปีที่แล้ว

    Mahadsanid brp

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahasanid wllo abdiwali khalif
    Alle ha ku garab galo wllo

  • @EAUregistration
    @EAUregistration ปีที่แล้ว

    WAXAAN ADOOMO UNAHAY DHINACA SHAQADA DAD MA NAXAYAAL AH XIRFADAHAAS AAD SHEEGTAY HADDII AAN BARTO ADOONIMADA WAXAAN KA BAXAYNAA SOW MAAHA INSHA ALLAH

  • @maslahabashir4193
    @maslahabashir4193 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaaH.

  • @leftwaye3376
    @leftwaye3376 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah good video 👍👏

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsnaid wll allaha kheer kusiiyo

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare7973 2 ปีที่แล้ว

    maansha allaah sheikh alle haku dhowro

  • @rod12456
    @rod12456 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @apdirisaqabdulahi6675
    @apdirisaqabdulahi6675 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad baa u mahadsantahy

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaah

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Vedio no dislike

  • @abdullahimohamed2355
    @abdullahimohamed2355 2 ปีที่แล้ว

    aad baad u mahadsantahay, waa soojeedin aaaad u heer sarreysa!!!!!!!

  • @yuusufali1333
    @yuusufali1333 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah motivater abdiwali allah keep u

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness ปีที่แล้ว

    Mahadzanid ustad ❤️

  • @abdiwahabmiyir7222
    @abdiwahabmiyir7222 ปีที่แล้ว

    Msha Allah

  • @englishandgermanylearning3217
    @englishandgermanylearning3217 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay wll

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +1

    1 email marketing
    2 degital campaigner

  • @cawil__tiiko__officail7922
    @cawil__tiiko__officail7922 2 ปีที่แล้ว

    Thnx

  • @muscabdalable8261
    @muscabdalable8261 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad❣️✊

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wax badan baa dadka u faaiidaysay.

  • @alcilmichanl2233
    @alcilmichanl2233 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah waad mahad santahay

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +5

    Ani Waxaan ahay Wiil 17 Jir Ah Oo Waxbarashada Ugu Haray Fasalkii Ugu Dambeyey Ee Dugsiga Sare Form Four
    Duruufo Jiro Awgeed Baa Baa Ika Joojiyey.
    Marka Waxaan jeclaa Ilaa Yaraantey Dadka Family iyo asxaabtey Iku Dhihi Jireen War Editing Baa Taqaan Ee Xooga saar Marka Anina Waan Jeclahay I.a Hada Waxaan Rabaa Muddo 6 Cml Inaa Shaqeysto Ka dibna 1 Sano Cml Inaa U soo Jeesto Editing Video Iyo Graphic Design Ka dibna Wadankii Dib Ugu Dhaabto Kuna Shaqeysto Xirfadeyda Iyo Lacagta Aan Shaqeystay Oo aan Meel Ku maalgaliyo I.a Alle Hamikey Ha ii Fududeeyo Dhalinyaro Fadhiga Ka Kaca Idingoo Shaqo Caadi Ka shaqeynayo Xirfad Barta Wey Ku Anfaceysaa Awood Xirfad Weeye Multimedia 👏💯
    I.a Video Markii Uu Hamigey Aan Ku Guuleeysto Allana Iku garab Kalo baan Soo booqonayaa I.a Hadii aan Noolahay 💯👏