Aad baan ugu farxay erayga ah ehlu qur'aan ka wa dad illhey qaas uah lkn suaal mawaxa loola jeeda kliya kuwa xifdisan qur'aan ka mise kuwa daily ga u aqriya😢
اللهم صل على محمّد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. اللهم بارك على محمّد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. آمين آمين آمين آمين امين.
Asadoow muqaladada shekhyaal ayaa dawada sida kuwa video - gaan ku jira waana dad quraan yaqano qalbiyada haka madowenin marka wallo adigoo rali ah nagadaa heesta😊
guuleso Saxiib Asad waxan ku ahay taager wen muqal walibo aad so dhiigto like ayaan ku sara Allah waxan kaa barya ino ku siyo cafiimad insha allah maar unn luugahada waad ku soconi donto waqtii kasto salada tuugto waan ku duceya saxiib
Asda qof walbo uu ku jecelyahay Illaahay ha ka jeclado Insh Allah qeer badan waxaan rajeenaa I. Aaan Malin kulakulmo waxaa tahay qof ku dayasho mudan dadka ku ma qeemeesid qabilkee waaye base waxaa ku qimeesaa somalinimo guuleeso walaalkey qaali Insh Allah guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂 w
صل الله عليه وسلم Aamiin Yaa Rabi yaa Allah dhamantena illaheyow naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah
Illahay dhalinyarteena sida dhalintano kale ha kadhigo ınsha Allah markaad dhalinyaro tahy dhiinta aad kudax jirto nimca kawayn majirto inta alle nasiib uga dhigo umbaa alle kuhanuniyo 😢
Anagaa wax arakny mawaxaa keenteen asxaab aa brank sameesy war ilaahy kacabsada mar ee banaantahy majirto in qof laga niciyo lagu dheeldgeelo hdaa soomaalina nahy qaladkeena ayaa rabnaa inaa daliil usameeno
Waxan filaya inay ku duceyaan walal asad alle ha ku aqbalo ducadooda wadaada Quran ka ale ku tartamaya Mach alah Mida kale ha kaga duceyaan meesha alle kalaamkiisa lagu tartamayo hakaga so duceyan inch alah 🤲❤️❤️❤️
Asad cumro ubax kacbada kuso duko illahey so tuug inaw lugahaga cafimad qer leh cumridher iyo cibado suban illahey haku siiyo Yaa Rabi Yaa Allah
Ameen yaa Jaliil ❤🤲🤲🤲
Fakirkii ugu fiicnaa abid ❤Allah qadaro qeyrka❤
Indhaha alle haku nuriyo hada like isartid kuna sali xabibikena scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
scw scw scw scw scw scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalam
Waa dad ehlu quraan ah waa dadkii ilahay dunida ka ilaalisanaayay❤ixtiraam iyo qadarin ayeey mudan yihiin
team27 waligey like leyma saarin manta ii cimaamada my team🥰👍
Z-----zzźź--z---źzzzzzzzz----z
Lkn Asadow waxaa hilmaantay Inaad Barnaamijka ku Bilow Kalaamka Alle Maa daama ay kula joogeen Culimo xaafidul quraan ah❤
Ku saliya xabiibkena muxamed scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalam ❤
Walle cawada dad culus ban arka culumo xafidu quran ah waliba kaso jeedo Mahir halkana waxan ka arka zxpkayga Siciid bariyow m.a❤🎉
Number macalinka sodaa zxp lama arki
Ehelka quraanku waa Dadka ilaahay u khaaska ah ixtiraam ayey mudan yihiin👏♥️
Aad baan ugu farxay erayga ah ehlu qur'aan ka wa dad illhey qaas uah lkn suaal mawaxa loola jeeda kliya kuwa xifdisan qur'aan ka mise kuwa daily ga u aqriya😢
@Nafyar-99 Dhammaan weeyi walaal akhrin, qaybid, ku dhaqan iyo in lagu camal falo qu'raanka hadii aadan xifidisaneyn xataa akhrintiisa oo kaliya ayaa ajara.
@@Nafyar-99kuwa xifdiya ee kudhaqma ee akhriya ee lanool quranka dad kaas baa ladhahaa ehlu quran
Indhaha Alle haku nuriyo Hada like isartid kuna Sali xabibkena Scw Scw ❤❤❤scw❤❤😊
Salalaahu alyhi wasalam 😂
Scw scw scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw
Ku salino nabigana muxamed scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤
Masha Allah bal eeg dadka ahlu diinka ah nuurka kabaxaayo iyo quruxda m.a Diiinta ka muuqata wajiyadooda
Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw scw❤❤❤😢
Scw scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم ❤😊😊❤😊😊❤❤❤
Scw❤
Asad shiikhyada waa gaaday alhamdullilah afkoda lagama wayo😂😂
Heestan samsamay bal isaar bal isaar hees dhaanta nagu badal mesha culumo iyo ahlu qur.aan ayaa ku jira asadow nagu ixtiraam wllky I.a ramadaanta inaad cumrada 🕋kugu arko ayaan rajaynaa I.a❤😢
Nikaaxa samiya inta ku faraxday like 👍
Run miyaa😂
My😂@@Omargaras
Gabdha keliya ee boskii koko noo buxiseyy wa samia ahmed ilove u hppti alle haky xifdiyo ❤❤❤
Hada haaa kulahaa
Asad keena
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Muhammad ❤صلى الله عليه وسلم ❤
Ahlu quraaaan maaa shalh team 27 hadaaa nahy xitaaaaa culumo waaan leeee na hay❤❤❤❤
Caawa ayeyyday dhimatay iigu duceeya alle haw naxariistee😢
😢😢😢😢😢 abaayo macaan ayeeyo Rabbi ha’unaxariisto marto lajecelyahay Rabbi Raxmaan hakadhiqo qabrigeedana ha’uwaasiciyo idinka qalbiga ha’idiin qaboojiyo qaaliyey ❤❤❤❤
Ilahey ha unaxaristo
Alle ha unaxaristo
Illahow unaxariiso😢🤲🤲🤲🤲
Allah unaxariisto marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah
Prank somali maba aamino lkn prank azad 😂😂
Hi kiki😊😊
Prank Asad wn amina lkn dadka qar ma aminena
Waan ku taageraa
@@Zeytunosman-hu1mqwallahi ani xata
Xalimo caqliyaridada kala yabay asad Somalia mahan miya ma itobiyanba carur cag weyn 😂😂
Inta soo carartay markee aragtay prank 😂❤asad hagio
Saamiya waa.carartay yaan been been lagu nikaaxsan❤
Hadaad Team Samiya Qurux tahy Like saar ❤.
From Nairobi,Kenya ✅️
Inta markey prank maqleen soocararay one LIKE 😭🏃🏃😂
Xoogmiyaa 😜
Ani like waa haysaa 😂😂
😮😮😮😮😟😟😟
Asad gabdha yar noo dhaaf meher laheyne wd kaga xishood siiseene
Cadnan samia amiira and ceyda warerbey keneen ilhyba naga og😅😅😅
Waba culuma teamka ka mida kwrn hhhh
Sundus iyo macalimo
Kiki iyo iamk
@@damasiatabdullahi9225😂😂😂😂😂😂😂
Amiira iyo ceyda way cadaysteen iyagu kkk
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢
صلى الله عليه وسلم ❤😊❤😊😊❤❤
اللهم صل على محمّد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.
اللهم بارك على محمّد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.
آمين آمين آمين آمين امين.
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
😂😂😂😂
Team 27 walikey like Lima sarin😢
Caloshaa ihurisay 😂😂😢
Wa ku sary😂😂😂
🎉🎉❤
Samai iyo cadnan ilaahay calaf ha iskugu daro😢❤
Amiin yaa rabi samia waa maskiin waan jecelahay Ilahay ha xafdiyo ❤❤❤❤❤
@yasminhussen268 Aamiin ilaahay ha inoo xifdiyo aniguba wn jeclahay
@@fatimaqurux8904 aamin yaa raabi
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 14k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Asadoow muqaladada shekhyaal ayaa dawada sida kuwa video - gaan ku jira waana dad quraan yaqano qalbiyada haka madowenin marka wallo adigoo rali ah nagadaa heesta😊
Culumada waan salamy asad abtigey wa ka guleysaty
Aay caawa sheekhyo update ah ayaa imide wax walba la socdaanba sida amiira iyo caysa kulaha waaba funny 😅😅
Iso duceya inu Allah icafiyo Asxabey 😔😭🤲🏻
Alle ha ku caafiyo bro
Allh haku caafiyo wllo😢
Cafmd tammma wllo😢
@@SundusSaacid Amiin wlzhy 🤲🏻
Ikula saliya xabiibkena Mohamed scw ♥️❤️
Masha allaaah waxaad la kulantay qaarigeena saciid cabdullaahi baariyoow❤❤❤❤
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
Allahumma Ameen 😢❤🤲🤲🤲
Asad hambalyo 2.46m you are number one yourtube chenal in somalia❤❤
Asadow heesa nagada culimo iyo anagoo jeclayn heesahaba hadaa ku daawanayno nagu ixtiraam naga dayso hordhaca heesa ah
Alaaa cawa asad wah Qatar nosodube😂😂😂😂😂qosol igumaharin 😂😂😂😂😂😂keep going legend ❤
NIKAAXII SAMIA AA MANOOLI ASAD WAX LEE NOO KEENA😂😂
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Maasha Allah tabarakallah culimadaas akhyaarta ah wxn ugu ducaynaynaa ilahay Inu u xiftiyo siday kalaamkiisa u xiftiyeen🤲🥰
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mansha allah wiilasha tartanka quranka uyimid guuleysta
guuleso Saxiib Asad waxan ku ahay taager wen muqal walibo aad so dhiigto like ayaan ku sara Allah waxan kaa barya ino ku siyo cafiimad insha allah maar unn luugahada waad ku soconi donto waqtii kasto salada tuugto waan ku duceya saxiib
Inta la yaabtay nikaaxa samia😭😂😂
Sheekha waad gaaday
Alxamdulilah Mar walba way dhahaan cuLimadu.
duco ayan nigabaha nahay isoduceya plz wan xanunsanahay 🤰😢😢😢😢
Allah ku caafiyo wll
Alle haku fududeyo abyo
Alle hku caafiyo
Wallhy hooyo iga xanusanysa igu soo duceya😢
ilaahy hakuu caafiyo hooyo mcn🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤❤
Ilaahey haku caafiyo dembi dhaaf neh alle ha uga dhigo xanuunka
Abayo ilhy haku cafiyo hoyo amin yarabi🤲🤲
Allah caafiyo sizter
ilhy haku cafiyo
Alla wlh cwda qosol iguma harin 😂😂😂😂
Prank rerun eh cwda leba dawaday sheikyda allah brkyo asadow adne aallah ku xfdyo 😅😊
Shekhyada wa fani walhi MN Sha Allh
Masha allaaah❤sheekha koobaad funny weeye😂😂
Mashallah culimo reer magaal ah❤🎉 halkaan kasalamayaa reer göteborg ❤🎉
Ma reer Sweden waye
Ala prank oo run ah saan ujeclahay❤😂samia iyo cadnan ❤
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
Maasha alaah waan kufaraxsanahay inaan Aragno culimo Ka mid ah team keena soodhowaada
Haruun masha Allah waa sheq aat uficn dhamaantoda
Sheikh yadan update weeye 😂😂
Maasha Allaah ASAD 😂 qosola ku so gaba gabaysay
Ilaahayoow asad lugihiisa uso celi
We love asad from boorama ❤
Prank qosol ndan ahaay samio aa carartAaaa 😂😂😂😂
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤
By by Aabehey markaa yaraa by ha dhihin ayuu i dhihi jiray ee mac salaamo dheh marka macsalaamo wll asaaad haben wanagsan👋
Ehlu quraanku waa ehelka ilaahay u khaaska ah❤😊
Team koko and Team samiya and Team ladan cidi one like 👍 ❤🎉
Saaka laxooxdi way iga wada gubatay asad hadan arko ma dhaafi karo ❤
Asda qof walbo uu ku jecelyahay Illaahay ha ka jeclado Insh Allah qeer badan waxaan rajeenaa I. Aaan Malin kulakulmo waxaa tahay qof ku dayasho mudan dadka ku ma qeemeesid qabilkee waaye base waxaa ku qimeesaa somalinimo guuleeso walaalkey qaali Insh Allah guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂 w
War wadaadku indho adayd badanaa wuxuu taagan yahay saxaabadii nabiga ayaa sameeyay prank subxaana Allah.
Inta rabto in maska wiilasha loo keeno markoda like saar
Asad wan ku salaamay walahi sidaan kuu jecelnaahay aniga iyo familkayga inantayda yar oo 2yrs jirta ayaa itidhaa mam asad gee noolow intay nololi jirto guulayso aduun iyo aakhiraba❤
Wejigaan quruxda badan ee iso eegaya waxaan alle uga baryaaya isaga iyo waalidki inuu janada ku kulmiyo walaal follow iso dheh
صل الله عليه وسلم
Aamiin Yaa Rabi yaa Allah dhamantena illaheyow naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah
Asad intuu no noolyahay halyey baa no nool
Asad Hajio Caawa Marar Badan Baa Saacadaada Na Tustay Dhibka Naga Dhaaf Hee Aqwaan😂😂
Samia waaa WADA xishood m.a❤😮
NaBiGa ku sali scw 😍❤
Ana uhoreya manta team 27 one like
Illahay dhalinyarteena sida dhalintano kale ha kadhigo ınsha Allah markaad dhalinyaro tahy dhiinta aad kudax jirto nimca kawayn majirto inta alle nasiib uga dhigo umbaa alle kuhanuniyo 😢
Rodri winner 2024 balandior ❤
Sh Saciid bariyow walaalkiis inaa ahay ma leyga drema😊❤
Igu darso walaalka😂
The best youtuber asad mohmed haji ali
Mashalaha ❤ku saliya nabigena maxamad scw scw scw scw ❤❤❤
Ku sali nabigena muxamed ScW❤❤❤❤
Anagaa wax arakny mawaxaa keenteen asxaab aa brank sameesy war ilaahy kacabsada mar ee banaantahy majirto in qof laga niciyo lagu dheeldgeelo hdaa soomaalina nahy qaladkeena ayaa rabnaa inaa daliil usameeno
OMG 😳
Shiiqyal update ah baa imid wllhi 😅
Kulaha adi ceyda io Amira cml 😅wax Walipa wey lasocdan
Culimada Alle ha,xafido ❤❤
Maasha Allah allahuma baarik dhamaantiina culumadeena❤❤
Soo badi wllo ilaa adoo 100k maraya
Ayaan kugu soo biray sharafi korkaaga ha ahaato wll
ماشاء الله أهل القرءان أهل الله وخاصته
Waxan filaya inay ku duceyaan walal asad alle ha ku aqbalo ducadooda wadaada Quran ka ale ku tartamaya Mach alah
Mida kale ha kaga duceyaan meesha alle kalaamkiisa lagu tartamayo hakaga so duceyan inch alah 🤲❤️❤️❤️
Ladan cidi ayaa ah qofka kala wada team like hadey runteyda tahay
Prank asad inta ila jecel 😅😅😂😂😂
Masha alllh video intii aad Soo gelinaysay video gii ugu qiimaha badnaa❤
Masha alh.asad.wa.qof.qalbi wanagsan.osodhawaynleh waji.furan wllhi.wanku.farxaa markan.arko.qofka.cusub.sidu usoo.dhawaynayo.wakhti.ula.qato.wllhi.waa.qof aan.odhan karo qof.nasibleh.ayaa.la kulmikara.hore usoco wllky guul ayaan ku.rajynayaa ❤
Wwww caawa sheikhyo updet aya keentay asad 😂😂
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Team Asad HAGIO 27 100 like 👍 ❤🎉
First commont plz reply asd hagio from putland bosaso 😢😢😢❤