may keentaree mankee galee maal midigteyda walee yaalealee anikii dhaqee moora dadow ma kiin galow mana kii xadow axsan hees waan jeclahay afka maymayda in aan ku hadlo axsan lkn waxaa ballan ah inaan guursado gabar u dhalatay kuna dhalatay may may dhexdeeda kuna soo barbaartey
Sheekosheko laba nin ayaa isracday safar baxay iyago badan ayey umartigen CID wax aan kufilnen suzan logu sooriday ninkii waqoy bilabay war mabroo abahaa maxaa dilay reerkofir mafahmin shekodher ayugalay wuxuu arkaa saxankii oo siidhamanaya inuu cesare cino sooashii hu weydiyay ay kusoceliyay adiga aaba maxaa dilay wuusogabiyay law iyo karta muxuu udhintay law iyo karta waxba lagabobay isagoyaban
2003 iyo studio sayid cuuke salaad aadan Guriceel maanta ayaan dib ugu helay youtube
maasha allah heestaan waxaa qaday fanaan soomaaliyed gaaar ahaan kasoo jeeda bay iyo bakool lkn waxaa balan ah aniga ayaa soo qaadaayo insha allah bey xidiga
Wow! am proud being one....# Raxweyn😍😍😍
Juweriya I'm proud Djiboutian,teach me some elay
@@musekhadir4233 elay ma ahan ee may may dheh
@@AH-xq8et baxar iyan galey hhhhhhh
Hestan ano raxanweyn aheyn ba jeclhy mana fahmo😂😂 qof ifahamsiyo rawa
Woooow inaba caadi mahan it's really nice I liked
Heestan hoyadey baa waqti walbo dhageysan jirtay xasus wlhi
Masha Allah Best song
Halyeey meesheedi baad dhigtey ❤️❤️❤️💋
Masha Allah song
afka wan tageraa nice
Maymay wajeclahy ina barto loqoda somaliga waa hodan
i love this song
may keentaree mankee galee maal midigteyda walee yaalealee anikii dhaqee moora dadow ma kiin galow mana kii xadow
axsan hees waan jeclahay afka maymayda in aan ku hadlo axsan lkn waxaa ballan ah inaan guursado gabar u dhalatay kuna dhalatay may may dhexdeeda kuna soo barbaartey
Nice
I like this song
❤️❤️❤️❤️❤️
Masha alah
Haaah best song dadka hore cod u daa
Ani
kkkkkkkkkkkkkkkk Heesaha Dhan Tanaaba Ka Fiican..Caadi Ma Aha
Museeyna aad ayssn kuugu doortey heestas mscasn dalbo dalbo museeyna
Kuraaxeryso suudaanta soomaalida
The original
wwwww viva may may
dawlo waa hees mcaan laakin midhna kama fahmin
Miyaan kuu fasirnaa waayahayee suldaan
masha
wan kufarxaay
nice
Musa musa wlhi :D
Dad badanbaa imarooriyee kkkkk hhh wlahi qosol
Has wasn woslaysa hada runtii
Kuraaxeeyso
Sheekosheko laba nin ayaa isracday safar baxay iyago badan ayey umartigen CID wax aan kufilnen suzan logu sooriday ninkii waqoy bilabay war mabroo abahaa maxaa dilay reerkofir mafahmin shekodher ayugalay wuxuu arkaa saxankii oo siidhamanaya inuu cesare cino sooashii hu weydiyay ay kusoceliyay adiga aaba maxaa dilay wuusogabiyay law iyo karta muxuu udhintay law iyo karta waxba lagabobay isagoyaban
Kala bax kitabkaa qaba soomaliya ukunta iyo jaajarka leeskudara shakshuka OP micniyeda soomali ahaan sharmuta muhimada dhaqanka iyo afkaaga awalan rats bacdiged maal qalbidhagax iyo coldon waa muhim inlahelo aba hoosha dhuudhumashow iyo shukufiqid wajiga waa lakala tagaa awal dhuudhub bacdigedna Dhaka bacardi Mali jiray shalay falastin Montana soomali maya maya diiday dadka qaatay magac uusan lahen aaway itoobiya yaaleskukedirin caruusow idhaha iyo madaxda iskunahay daris markan leeyahay waxan arkaa dad sheganaya gabshahen wadagursaday markus kuqaldamo Jared quezon dilaya ileen nin aanwadanka kalagaran afka aqon buuaha maanta itoobiya ooafriga looaqonsanyahay doowlad aan gumesigalin ayaa afdubatay
ok