Sixirna ma jire ee qofkasta markay tiisu u socon waydo wuxuu doonaya ayuu yidhaa. Aqoonsiga Somalilaana sida loo fahmay ma ah ee waxuu ka wada wakhtigan xaadirka ah ma jiro documents ama shuruudo adag oo aan caalamka hordhignay oo aan aqoonsi ugu doodno. laakiin cidkasta way ogtahay taariqdii hore ee Somaliland.
war khaamri buu ka dhergay odaygaaa cidna ma sirxin weligaba somaliland ma aaminin waana daameer sodoan sano xasid ku aha somaliland yaa u baahan lacagtiisa muu wax ka dhisto hal dar dunida kuma lahe khamru ku cabaye
Dee An kala fogaano Alle weliba hayna kala dhex dhigo nacayb ka darar ka shaydaanka iyo muslinka muyaanu isku qomamaynaaba inankani waa yotuber ilaashanay dadka ku xidhane samaroona ka qaba oo ina samatar ka xishoonaya
ina samater wa sarkhaan caqli lahayn dadka gaajoonaya ninka u fana ilahay meeshii uu ka tuuray ayuuu weli sii socoda maalintu dhaco ayaa ilahay malaga suurta afuufayaa waa imaan la yaahay marka odaygan ninki la sheegay ee ilahay meel daran ka tuuray marku faanay haduu lacag haysto muxu ku falaya kursiga uu u ooyao ilahow xoolo ha naga dhigin jaahilan baa doonayaa inu xukumo wadankayaga somaliland wa somalida qudha ee manta wershado leh wershadi daaqiiqda tii sabuunta iyo kuwo kale badan
Cawilaw anaa kuu jawaabaya ee Ta maanta taagan waxaa weeye Halkeynu joognaa ma Isaaq uun baa wadankan leh aaway dadkii kale Qaran qabiil ma noqdo????????
Funny samatar wuxuu ku ololaynayay ana Albabada garacaya citirafka imakase muuse Aya citirafka kenay walalo hargaisa wuu ilaway inay borama burco ceerigabo iyo wixii udhexeeyay Aya ku soo guuray
Duqaan kaninigii maa ka dhamaaday tolow reer somaliland America ku nool post usoo dhiga noo hadii kale nex week muqdisho uu mig toos u qaadan doonaa kadibna bidaartisa leysku qarxin doonaa
Hhhhhh ninkan isagu xaguu dharaga ka keenay ma laaluushkii baa ka dhex hadlaya illa ilehe isaga ayaa gaajoonaya adigu ha u habran naag reerkiisa ah ayaan qabaan illahay ka u hooseeya Somaliland haduu gaajoonayana xamdiga Alle ku nool waar yaa nacas ha noola Iman waxaad
Ina ismaciil aad shegayso lafaha u guurso dhe doob weynaday noocan ayuu u shekeya yusuf garaadkii warysan jiray ayuu moodaya i ay hargeisa joogan guul wadayn ma jirto sxb😂😂😂😂😂 Bahiidada ku keentay ma halkaad joogtay ayay kugu yimadeen adaba suhuday ee bila dhaqan 😂😂😂 Isaga ma arsaqada dadka loo diray qodqodahan waar hargeisa ajanabigii ayaa ku dhargay oo ganacsi ka bilaabay oo ajanabi badan ayaa ka shaqasyta lk adu maxaad tartay ayad wax u qabatay
Aan ku saxo idoor qali maleh nin dhil yaro ayaad u muqata lafa yar ee uu sheegay sameter maha idoor keliya waa dadka mesha All ma idoor cato buuri Cudur ayaa haya lidoor 33 sano ayaa been ladunku sheekaynayey citraf maxad haysta lagu citiraf waqtiigiidor
Hargaisa ma gaajoonaysee , leader radii la doortay ayaa xaqii ka leexday. Allah raga in ta xukunka nooguma dhiibo amiin. Hargaisa anaa dhex socda, I taas uu sheegayba waan arkay in hargaisa ; dad badan oo dhibaataysan ayaa jira ee yaan la is indho tirin
Meel walba Soomaliya gaajo waa taal, Hargeysa waaba meelaha ugu roon.
Sixirna ma jire ee qofkasta markay tiisu u socon waydo wuxuu doonaya ayuu yidhaa.
Aqoonsiga Somalilaana sida loo fahmay ma ah ee waxuu ka wada wakhtigan xaadirka ah ma jiro documents ama shuruudo adag oo aan caalamka hordhignay oo aan aqoonsi ugu doodno. laakiin cidkasta way ogtahay taariqdii hore ee Somaliland.
Alla yaa rahma saada cali ii tali walaal kuu talin maayo , aan kuu taliyo ii talin maysid aan wada tashano wada tashan mayno
Nin ururkiisu dhacayo uma xuma
Waa run badanaa subxaanallaah ❓ allow adaa dulmiga suuliya yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭😭‼️
Hoyadii baa jibriil abokora isagu waa samaroon adel empre ❤😂🎉😢😮😅😊
Aqoonsigiibuu sidaaye soo dhaweeya muxuu aqoonsi sidaa basaasbuu ahaaye
waakee ka basaaska ahi
Basaas musa faysal dhurwaa maqabtan😂
@@shamisali4599 dhurwaa cay maaha daarood waraabaa cali harti bay ula baxeen kkkkkkk
Reer Somaliland tuug issumakiin qaruyo
Reer hargaysa oodayga lacag ha la,siiyo bal samater lugihiisa ha la, eego faan bay barteye
Somllaan gaajo kadheer
Barsaferka aquraan ha laugakhriyo Somaliland guul guul insha Allah 🎉
subxaana waa runtaa walaal 🇸🇴❤️🥀❤️🤲🏼
war khaamri buu ka dhergay odaygaaa cidna ma sirxin weligaba somaliland ma aaminin waana daameer sodoan sano xasid ku aha somaliland yaa u baahan lacagtiisa muu wax ka dhisto hal dar dunida kuma lahe khamru ku cabaye
Ma sixranee kursi buu waa yayax markaa waa inuu caaya
Dee oday waashaa wadwadaa new isagii baa iska hor imanayee
Darood amaan siiya 😊
No qabil
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SNM Guul baa usoo Hoyatay
Somaliland waaba tijaarta soomaalida iyo shirkada baananka
WAXAA KALA FOGEEYEY ARGAGIXISADA SNM LAND EE DAALIMIINTA AH BEENAALAYAASHA AH
Dee An kala fogaano Alle weliba hayna kala dhex dhigo nacayb ka darar ka shaydaanka iyo muslinka muyaanu isku qomamaynaaba inankani waa yotuber ilaashanay dadka ku xidhane samaroona ka qaba oo ina samatar ka xishoonaya
4 milyaneer iyo 96 gaajaah
Ina samatar hadanu maraykan tegilahayn isba TARAQ AMA KABRIID bu u ekaanlahaa
ina samater wa sarkhaan caqli lahayn dadka gaajoonaya ninka u fana ilahay meeshii uu ka tuuray ayuuu weli sii socoda maalintu dhaco ayaa ilahay malaga suurta afuufayaa waa imaan la yaahay marka odaygan ninki la sheegay ee ilahay meel daran ka tuuray marku faanay haduu lacag haysto muxu ku falaya kursiga uu u ooyao ilahow xoolo ha naga dhigin jaahilan baa doonayaa inu xukumo wadankayaga somaliland wa somalida qudha ee manta wershado leh wershadi daaqiiqda tii sabuunta iyo kuwo kale badan
SOMALILAND GOOSTA DHIBMALEH HADAAD GOBOLADIINA LAGO,DAAN
Waxma ku sheegaa hargaya waxba kama galin ee ayar fariiso
Samatar wuu cabsanyahay waxba ha ka qorina
Waa runtiisa dadka dhergay oo lacagta cunay dalkana ragaadiyay waa nimankan maa mulgoboleedka fadhiya oo ka dhigtay guri ay leeyihiin hantidiina jeebkooda ka buuxshay halayska qabto
Ninkan axmad.samatar.tolbaan.nahay.lkn.marhoraan.sheegay.inuu.waalanyahay.
Daarood weeye dhibaatadu Isaaq ma diidana wixii ku soo baxa inuu Madaxweyne u noqdo.
Lafuhu waamaxay. Lalasawiray
Asc ader dadka khadka kadhacay oo qurbaha kayimid oo qurbaha ku qato dawada dhimirka oo markey somalia yimadan iskiin ka kiin dhiga dad cafimad qaba.
Plz kuwas iska illaliaya.
Somalida isma diidana in ay ayaga isxukuman ee waa lagukala dhax jiraa.
Saa haloolasocda.
Ninkan haloo diro dr:xabeeb
Gaajo weyba talaa runti markey yurub so aadan ayba is dhibayan Somalia ayba ka imadey ayu dhaha marku sharci helo afgiisa waxa kaso bxayo somali naceyb somalibaa naleysey Goonfur maa na laayey ayeyba dhahayan wba layaabey cidan reer waqooyi
Muuse shaah siidhaha
Tu a bien parle ❤
Isaga gaajo haysa Oo waxbu ruxruxanayaa
Maxa uu isagukuuyidhi ayad sheegaysaa taarikh aadadigudhisaatay ayuukuwaaydiyay waryaaa
Kkkkk qac buu ka yeedhsiiyay reerkiini
Manta laga bilaabo looguma yeedhigaro caqligaab wasamatar f sufaha wuumadhanyay
Waa run tii somali waraabayaall ayaa cunay iyo kaligii taliye subxaanallaah 😭😭😭‼️⁉️😭
Maxaad sidi baxsad baad ahayd
2 badaas waye labada somali ka dagi weysay ninkas aqoon yahan somalida runta usheegay waye😂😂 from Muqdisho rer owdal inee aqoonta Somali 🇸🇴 yihin horaa ogeyn
Odayga waalaga cadheysiiyey ee yaa ka cadhaysiiyey maxaa sababay ?dhib malaha waa caadi inuu afka furto waxoogay ha loo dhiibo
Minaafaqada ayad nala gashey
Ee ku eekow Reactionka
Wackiness.iito njkkkk
Yaa sixray. AQonyahanka aadshegso
Odaygani waa xafajo 0.5 oo dawarsi ku nool isaaq waa tijaarta soomalida shirkadaha baananka tvyo caalamiya anoo ciise ah ayaa qiraya odaygu waa kii soomaaliya halka cod ka soo helay😅
Idoornita laga qabtor xukun ma qabanayo
Hhhh ala qoslaka iga dhamesay allow midey somaliweyn
dadka baqtiyaaya ee uu sheegaayo kaba shaalaha sacdmuuse wax baryi dadka uu ka dhashayi baa lanbar wan ka ah
Ka xishoo gacalka
Laakiin waa nin reer Gabiley ah oo ku dhashay Gabiley
Wuxu arkay niman qabyaaladi indhaha ka tuurtay
Oon meela u socon caqli lahayn
Diin inay leeyijin aanad moodayn
Waxay ku hadlaana dadka waalan ka liitaan
Soo xidha kirsitanka isqarinayey
Ma adigaa RABI lahortaga inuu gaal waliba kiristan yahay
Khasab Hawiyaa U Talinaaya isaaq iyo Daarood
Cawil.bile.jir.oo.joog.❤
Wardalkayag anaga leh wax aqonsiahna xamar kama rabno oo xabad baan ku kala calaf qadnay
Kkkk darawiish Iyo xamar isku miisan abaaw ka yar iga celi kan weeyn baan iska celin
Kkk war Hawiye iyo daarood saw kuwa daayay Isaaq.
Somaliland hada waa isaaq 70% rest Are inta kale ee soo hadhay.
Waaqasnad madhan oo wax is mooday asaasaq samatar faaruq ya wax soobaray wabu madhanye😂😂😂😂 macalinkiisi wuu ku qasaaray wa sufaha gii quraanu sheegay caqligaab
Hotelada hillib geela 11ka subaxnimo laguma gaaro
Somaliland runta looma sheego been ayay isku maaweeliyaa
Waxan hadlayaa ma miyir qabaa waa maxay hunqaacadani
Hal kelmed oo been ahi kuma jirto hadaladaas. Axmed smaaciil.samatar
Waar nio sxp hadaad vedio samaynayso maxbaa lasoo daawadaa kani sidan loo jarjaray uma jeedine sky TV ka soo daawo
Waar shadhaab cawele jooji sheeko xaarmaajo mese waa sodoga
Waa ruta wall
Cawilaw anaa kuu jawaabaya ee
Ta maanta taagan waxaa weeye
Halkeynu joognaa ma Isaaq uun baa wadankan leh aaway dadkii kale
Qaran qabiil ma noqdo????????
Iska hadasho 8 Sano ayuu reerkiisu kursiga fadhiyey odeygan sakhraansan
@@nimcocabdi-ij9vu hee cabaad weyn 8sano eey hayeen ayaad qof iyo cod gaadhay wadankuna midbuu ahaa cidna lama xidheynin
Maantase halkee lajoogaa
Colaad dhaqaale xumo awoonsi la aan iyo riyo beena mee sool
Funny samatar wuxuu ku ololaynayay ana Albabada garacaya citirafka imakase muuse Aya citirafka kenay walalo hargaisa wuu ilaway inay borama burco ceerigabo iyo wixii udhexeeyay Aya ku soo guuray
Hees halaga sameeyo isq isq isq
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤
Duqaan kaninigii maa ka dhamaaday tolow reer somaliland America ku nool post usoo dhiga noo hadii kale nex week muqdisho uu mig toos u qaadan doonaa kadibna bidaartisa leysku qarxin doonaa
Waxas oo hadala ee barasofarka ismaaciil waxaa Keeney maamul xumida kulmiye waayo heego runta wey kanaxdaa inta dheregsan hadalka runta ma ogola
Odaygii ina Samatar waabu isku yaacay 😂
Waa oday ciil qabe ah oo bilaa abaal ah ree somaliland waaku wii boqray ee kamadhay bahdilkii Somalia ugaysatay
Doqon hana gargaarsan hana u gargaarin😂😂😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa runti
😅😅😅😅😂😂😂
Qac qababac 😂😂😂😂😂
Kani waa badow jaahil ah Oo mala qurbaha dawarsada Sidaan ka fahmay
Muxuu ka cadheysanyahay Ahmed Samater 😮
Somaliyeey ninkaas madaxweyne Halloodoorto
Hhhhhh ninkan isagu xaguu dharaga ka keenay ma laaluushkii baa ka dhex hadlaya illa ilehe isaga ayaa gaajoonaya adigu ha u habran naag reerkiisa ah ayaan qabaan illahay ka u hooseeya Somaliland haduu gaajoonayana xamdiga Alle ku nool waar yaa nacas ha noola Iman waxaad
Ina ismaciil aad shegayso lafaha u guurso dhe doob weynaday noocan ayuu u shekeya yusuf garaadkii warysan jiray ayuu moodaya i ay hargeisa joogan guul wadayn ma jirto sxb😂😂😂😂😂
Bahiidada ku keentay ma halkaad joogtay ayay kugu yimadeen adaba suhuday ee bila dhaqan 😂😂😂
Isaga ma arsaqada dadka loo diray qodqodahan waar hargeisa ajanabigii ayaa ku dhargay oo ganacsi ka bilaabay oo ajanabi badan ayaa ka shaqasyta lk adu maxaad tartay ayad wax u qabatay
😂😂😂 yaaka xanaajiyay odayga ma soomaali ayaa maanta nolol iskudhaanta ma maraykankii koobaka shaahi 1 hadhuubka geela leegaa ayuu mooday soomaali da
Nacas jareera oo aan waxaqoon kishtaan ah
Kkkkkk kkkkkk
😂😂😂😂😂😂😂😂
Hadeey sidaas tahay aan jareer weeyne aan u dhiibano
😂😂😂😂😂😂
Hadali yuu katagin 😂😂
Aan ku saxo idoor qali maleh nin dhil yaro ayaad u muqata lafa yar ee uu sheegay sameter maha idoor keliya waa dadka mesha All ma idoor cato buuri
Cudur ayaa haya lidoor 33 sano ayaa been ladunku sheekaynayey citraf maxad haysta lagu citiraf waqtiigiidor
Beenale
Waxan idinkula talin lahaa beenta 33 way soo dhamatay weli lama arag nin yirahda kalay guriga u kalay dhulkayaga itoobaya qofkii beenta
Kkk war Hawiye iyo daarood saw kuwa daayay Isaaq.
Somaliland hada waa isaaq 70% rest Are inta kale ee soo hadhay.
Samatar wuu cabsanyahay waxba ha ka qorina
😂😂😂
😂😂😂 aqoonyahanku wa kaa kuyeh adaaba xogaa uqariyay before iyo after dhibadanaa
Hargaisa ma gaajoonaysee , leader radii la doortay ayaa xaqii ka leexday. Allah raga in ta xukunka nooguma dhiibo amiin. Hargaisa anaa dhex socda, I taas uu sheegayba waan arkay in hargaisa ; dad badan oo dhibaataysan ayaa jira ee yaan la is indho tirin
34sanadood.waddo.aqoonsi.lagu.helo.lama.qaadin.ayuu.sheegay.been.ma.aha.runta.yaan.lagain.cadhoon.
Kani sookii xamar taagnaa maha
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂