Shaqadaada Soo Bandhig | ILA AKHRI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 96

  • @GARAADXARIIR1999
    @GARAADXARIIR1999 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad waxbadan ayaa ka faaiday allaaah hadafkaaga aakhiro io kan aduunyaba ha ku rumeeyo

  • @xuseen9616
    @xuseen9616 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah macalin waad ku mahadsantahay so gudbinta buugaan IYO kuwa kale ee markasto noo so gubiso
    Abaal gud Alle haka siyo mahadsanid macalin

  • @mukhtariid-m7f
    @mukhtariid-m7f 10 หลายเดือนก่อน +1

    qoraal yar oo summery ah hadaad vedio ga soo hoos dhigto ka sii wanaagsan mahadsanid

  • @fatumoabdullahimoo1465
    @fatumoabdullahimoo1465 3 ปีที่แล้ว +6

    Thanks my somali young educator and best teacher we need your ideas 💡

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 ปีที่แล้ว +1

    ILAAH hakuu barakeeyo cilmigaaga Ustaad .
    In shaa ALLAH wey soo badan doonaan dadka baraha bulshada looga baahanyahay ee wanaaga ku dhex faafiya .

  • @cabdishakuraxmedm
    @cabdishakuraxmedm 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my somali young educator

  • @mukhtariid-m7f
    @mukhtariid-m7f 10 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid wll, wax badan baanu kaa faaideysaney alle haku siyaadiyo aqoontaada

  • @علىعيد-ط9و
    @علىعيد-ط9و 3 ปีที่แล้ว

    Mahad badani haka gaadho Ustaad waan rajayn dayarta Soomaaliyeed innay wanaaga kaaga daydaan.

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 3 ปีที่แล้ว

    jizakaalahu kheeyran kheeyrul jazaa. marksta wax na affacaayo ayad noo soo bandhigtaa marka laha anaga waxaas waansagn oo noo soo bandhigee kuwa ka faaideesta dhaamanteeyn amiin aamiin

  • @liibaanaxmed
    @liibaanaxmed 3 หลายเดือนก่อน

    thanks ustaad is the good points

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah waa muuqaal qurux iyo mawduuc fiican runtii

  • @abdullahiahmedmohamed4067
    @abdullahiahmedmohamed4067 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Ustad Abdiwali

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله يا استاد شكرا

  • @abdirizakmohamedhassan3886
    @abdirizakmohamedhassan3886 3 ปีที่แล้ว

    Thank u ustad

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 ปีที่แล้ว

    Thanka

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว

    Kheyr Allaha kaa siiyo wanaaga umadda usamaymaysid guul baana kuu rajeynayaa

  • @Hangool
    @Hangool 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal Abdiwali khalif mowduucyada noocaan oo kale noo soo badi marka kale mahadsanid

  • @murtikaab9164
    @murtikaab9164 3 ปีที่แล้ว

    ustaad abdiweli khalif waan kula socda i read every book you mention thnks

  • @hassanelmi9789
    @hassanelmi9789 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc ustaad Abdiwali aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sida wanagsan ee aad waxyaabaha wax tarka leh noogu soo gudibisid waanan kaa codsan lahaa inaad sii wado oo aadan u joojin dadka dhinaca xun wax ka eega.
    Waxaan rabay inaan ila wadaagto meel lagaala soo xariiri karo haday macquul tahay.
    Mahadsanid ustaad. 🙏

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      Facebook ga igala soo xariir wll.

    • @user-vi3if4fm3t
      @user-vi3if4fm3t 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali maxa kugu qoran ustaad

  • @HassanAli-eq6jh
    @HassanAli-eq6jh 3 ปีที่แล้ว

    ilaahey adigo kale haanoo badiyo, كثر الله أمثالك
    Walaal soo koobida buugaga kobcinta-shaqsiyada noobadi inshallah.
    Sidaad ogsoon tahay kobcinta-shaqsiyada waxaa hormarintiisa aad uuga hadley diinteena oo Ah صالح لكل زمان
    Taladeyda marka waxaan jecleystey in aad qodob walba uu qoraalka buuga kusuubandigo oo katurjumeysa cilmi baaristiisa ama waayo aragtinimadiisa markaad tacliiqineysid in aad tustid in diinteen 1400 oo sano kahor lagu sheegey. Si eey iimanka dadka soomaaliyeed dinaca diintooda eey kukalsoonyihiin eey badato. Source of primary knowledge to come from our deen. Instead of ppl accepting any philosophy or ideology from foreign books without knowledge.
    Tusaale.
    1) Steve jobs Quote about death. You could bring bout the Hadith in support.أكثروا من ذكر هادم اللذات
    3) qodobka buugaga:start small but consistent. أحب الأعمال إلى الله أدومها وإن قل
    5) spread & teach your knowledge no matter how small. بلغوا عني ولو آية
    10) qodobka buuga tobanaad: Stick around and don’t give up. إحرص على ما ينفعك واستعن بالله ولا تعجز
    Give us more book summaries Shukran.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      Qoraalkan Channelkaaga ki bilow, mobileka kusoo duub wlle, inaba caadi maaha.
      Waadna ku mahadsantahay dhiiri galintaada

    • @HassanAli-eq6jh
      @HassanAli-eq6jh 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali walaal what’s the best way of contacting you. I really like to interact with you.

  • @cumaribnukhadab811
    @cumaribnukhadab811 3 ปีที่แล้ว

    Aad aYad umahadsantahaY ustad .
    WaxaN ka codsanlaha ina ka hadasho kuliyada softwere engenareing .

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa muuqaal aad u wanaagsan wallahi..

  • @mohamedabdijama6001
    @mohamedabdijama6001 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah waa wax fiican abdiwahab si fican ayaad u la hadshay dhalinta somaliyeed

  • @caaliyaahmed5536
    @caaliyaahmed5536 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wllo Ilaahay haku barakeeyo

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad

  • @shaakir2149
    @shaakir2149 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid UsTaad

  • @user-vi3if4fm3t
    @user-vi3if4fm3t 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad plzz noso gudbi civil enginering xisaabadkisa inoo bilaw plz wan bilawi rapnaa basic inoo bilaaaaw🥳🥳🥳🥳🥳🤩🤩

  • @odhaahsamemedia8719
    @odhaahsamemedia8719 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qaali

  • @takar1095
    @takar1095 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsaid mazul wax badan baad inoo faaidaysay Allaha ku barakeeyo.

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 3 ปีที่แล้ว +1

    Bloc mxa ladhaha wall midkle aniga wxa jclhy barbaarinta caruurta caruur wali ma dhalin gabar yar ahay ardayd ah

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan2970 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks alot

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 3 ปีที่แล้ว

    Shukran walal mahadsanid.

  • @sahraonline
    @sahraonline 3 ปีที่แล้ว

    thankzzz

  • @odhaahsamemedia8719
    @odhaahsamemedia8719 3 ปีที่แล้ว

    Dhiiri galintii ugu wanaagsanaa een kamaqlo youtube ku kastaa boqol application oo kala jaad ah ayuu kuutilmaami kuna waxba maqaban kartid bilaa camero ayuu ku odhan kan ugu roon waaka kuniyad jabiya .
    Alle hakuxafido wll

  • @somali-happyfamily5514
    @somali-happyfamily5514 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaah walaalkey Cadiwali khaliif Shukran Aad iyo aad baan oo ga helay Mawduucaada Dadka kabaqo inay Wax so gudbiyaan Anigaa kamid ah mahadsanid inbadan Akhi 👍✅

  • @mounirahoussein3642
    @mounirahoussein3642 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Baraka Allahu fiik

  • @maxamedcabdi9269
    @maxamedcabdi9269 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad mahadsanid.

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 3 ปีที่แล้ว

    Thanks brh

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan6890 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa mahadsan tahay wllo

  • @maryanali3253
    @maryanali3253 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll aadbaat umahadsantahy dhirigalintaada aniga waxan ahay hooyo heysata caruur aadbana ujeclahay qoraalka waanqoraa inbadan waxyabaha kusabsan ilmaha ama iisuurtogalay inaankuguuleysto iyo waxa aanrabo inaan kabadalo caruurteyda qoraalka waxaankafa ide waxbadan buugaaagtana waan aqriyaa inbadan wana rajeynaa inaan soosaro buug kusaabsan caruurta mustaqbalka insha allah aadbaan kaaga mahadcelinaa dhirigalintaada quruxbadan🙂

  • @engabdirahamanomar6565
    @engabdirahamanomar6565 10 หลายเดือนก่อน

    waxa aan odhan kara waxii ugu wangsana een manta qabtay inay tahy inan dawadey muuqalkan. mahdsanid wll.

  • @hafza2135
    @hafza2135 3 ปีที่แล้ว +2

    Ani fikrad waan haaya an dadka usoo gudbin karo oona wax laga faaidayo lkn ..... 😣😥😓😢

    • @askar7190
      @askar7190 3 ปีที่แล้ว

      Nosoo gudbi wll

  • @dheefreeb8377
    @dheefreeb8377 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaa kasoo hadashaa aviation iyo qaybihiisa .... thanks

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Barnaamijyadada Aad Baan uga Helay Sida Aad Buugagta Noogu soo bandhigto
    Mahadsanid masuul

  • @Sabcaalerealstate
    @Sabcaalerealstate ปีที่แล้ว

    🙌 horay u soco

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah wll aad baad umahad santahy ee wll noo sobadi video yadan oo kale

  • @يوسفسيلححسينجوهري
    @يوسفسيلححسينجوهري 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro 👍

  • @cabdifataaxbashiirmaxamuud2758
    @cabdifataaxbashiirmaxamuud2758 3 ปีที่แล้ว

    Thnks ustaad

  • @abdullahicumar9474
    @abdullahicumar9474 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah engr

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal ugu horayn mahadsanid.
    Mida xigta waxan ka codsanaya bal inaad barnamij noga diyariso sida suuqa onlineka loga shaqaysto, madama Aad xustay, waa hadaad kari karto.

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
    @abdifatahabdiazizbarkhad6945 3 ปีที่แล้ว

    Waadku mahadsan tahay wll saad nooguso gudbisay noso badi buugaagta waxtarka leh

  • @sahraonline
    @sahraonline 3 ปีที่แล้ว

    sida blog loo sameeyo naga caawi

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllo guulayso aad ayaad umadsantahay❣👍

  • @akrm2860
    @akrm2860 3 ปีที่แล้ว

    Wlaal buugaagta noosoo badi ustaad

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 3 ปีที่แล้ว

    Dhiraageliye kii ugu wanagsaqna thank you so much

  • @xaqaytagi
    @xaqaytagi 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 3 ปีที่แล้ว

    waaad mahadsanthy walal

  • @salahhaj7079
    @salahhaj7079 3 ปีที่แล้ว

    الله يحفدك.

  • @azuumapti5119
    @azuumapti5119 3 ปีที่แล้ว

    Mancha Allah keep going

  • @mohamedabdikhalifkhalfo2276
    @mohamedabdikhalifkhalfo2276 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad guuleyso❤💟❤💟🤘

  • @mohamedsuleimanabdi212
    @mohamedsuleimanabdi212 3 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u mahadsantahay usdadi waxan kaa codsan lahaa in aad noo soo badiso buugaagtan oo kale waa dhiiro galin wanaagsan

  • @qalbisame9111
    @qalbisame9111 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxaan doonayaa inaan laptop iibsado markaa ma ii faaidayn karto kuwa ugu wanaagsan ee aan iibsan karo

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo pro

  • @ummuatikahaaji9634
    @ummuatikahaaji9634 3 ปีที่แล้ว

    salaam walal waxan raba inan akhiris bilaabo maxad igu la talin lahayd inanku bilaabo kitaabka quraanka unban akhrista. fadlan iga jawab

  • @abdirahmaanbinouf
    @abdirahmaanbinouf 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc my teacher thank you 😊
    Codsi!
    Social work ka soo hadal wax badan Waan kaa cudsaday mahadsanid

    • @rayaanyu2308
      @rayaanyu2308 2 ปีที่แล้ว

      Social work aniga bartay jamcda
      Best waye

  • @sommedia8122
    @sommedia8122 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ogahay wax walba aan qaban karo ee aan Aqoono lkn hadda kuma dhiiranaayo , business Administration ,graphics design, Videos edit and Accounting software,qoraa ,Akhriste Wanaagsan --from Hargisa.

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 3 ปีที่แล้ว

    Wll e commerce business hadad wx kahadlaya haysid wll nala wadaag

  • @Baxnaanshe
    @Baxnaanshe 3 ปีที่แล้ว

    aad umahadsantahy #eng Abdiwali

  • @Mdam1232
    @Mdam1232 3 ปีที่แล้ว

    Waxn joogaa gobalka sanaag aad ayan kuu bogaadinyaa waan kuu mahad celinyaaa intan chanelkn wax badan ban ka faaidey 🙏

  • @wadaniboy9189
    @wadaniboy9189 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad Abdiweli E-commerce hal muuqaal oo kooban inooga samay hadii aad fursad uhesho insha allah👍

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @xamdizaki4176
    @xamdizaki4176 3 ปีที่แล้ว

    Wll bugan side ku hela

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 3 ปีที่แล้ว

    Guuleyso sxb

  • @Mubarikmoha
    @Mubarikmoha 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad goormeed kasoo hadleeysaa
    Faculty of Statistics

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 3 ปีที่แล้ว

    Wcs mudne abdiwali aad iyo baad u mhdsantahy lkns wxn ku waydiini rabay mudne abdiwali sidee ayaan gogle wx ogu so bandhig kraaa ama page oga sameysani kraaa

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      www.blogger.com/about/?bpli=1
      Ayey leeyihiin, gmail ayaad ku gali kadib blog ayaad ka sameysan

    • @dhuuxyuusuf856
      @dhuuxyuusuf856 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah

  • @mohaxaajidahir9668
    @mohaxaajidahir9668 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiqdi qof hadalkisu qima badanyahay. Maxa yelay adigoo barnamijka mel kafirineyn ayad korka ka aqrinee shaqa wcn wall

  • @khalidabdirashid1638
    @khalidabdirashid1638 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofka cilmiga ka qaado camalkiisa udaa

  • @basheabdi3023
    @basheabdi3023 3 ปีที่แล้ว

    HORAY USOCO WLLL

  • @zayidaadan4553
    @zayidaadan4553 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad
    U madasantahay

  • @cabdiraxmaangaashaanle1221
    @cabdiraxmaangaashaanle1221 3 ปีที่แล้ว

    m.a

    • @dhuuxyuusuf856
      @dhuuxyuusuf856 3 ปีที่แล้ว

      Waxan inaan waku so qor gogale teacher igu cawi inataka

  • @maslahabashir4193
    @maslahabashir4193 3 ปีที่แล้ว

    m,a

  • @iftincumar3467
    @iftincumar3467 5 หลายเดือนก่อน

    Faduul maxaa la dhahaa asxaabey?
    Waxa aad ku wanaagsan tahay miyaa

  • @dalkiflidalnuurshe5410
    @dalkiflidalnuurshe5410 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll