Waxaasa Hees La Idhaahda Fanaankii Fanaan Yada Eryaday Abdi Kariin Cali Shaax King Of The King Waah Waah Fanaanadii Dada Yarayd Najam Nashaad Codkaaga Caano Lagu Qabay Waa Labada Fanaan Ee Aan Sidhaba Heeshahooda U Daawado
Allah hooyooy cabdi kariin ali shaah sidan u jacelaa Intii u guursataybaa waan nacay sababta ima waydiinaysan sabbtu waa uu guursatay imikaa Haddan dawado xasaasiyada igu kacaysaa markan argo😭😭😭😭
Hawraarey mxd duupteeN cimamdiina mahysan krnee🙆♂️😅
Monuim baa duubay😁👏
waxad uhaysata khalad ahba sowmha😂😂😂
@@xamdamahad5774 ha wlle iyo pille
?
Haa
Marka heesaha laysla fahmo waa iska sidan waa heestii 10aad ay isla qaadan abdikariin & Najma ✅✅
Dadkan way is fahman eg sida ay iskula haystaan
Wxa kaga daran dheesha iyo sida ay isugu farax san yihiin heestiba qosol Bey ku dhameyen❤🥰
Najma qosol wng👸 +cabdi Karin hobolka fanka🤵
❤❤❤❤
My 🎉🎉🎉
Fankii wuxuu yaal jamhuriyada barkaysayn
We love dhammantiin❤💚🖤
From puntland somalia🇸🇱
LIPAAX🦁
😂😂😂😂
Aad iyo aad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤q
Sayda oo kale hadii ina ali shaah aad kayaabtay talentigiisa heeswalba uu lee yahay laxanka waa inuu yeeshaa uun😁❤🌏
Labada fanaaan ee aan fanninta somaliyed ka tagero guuleysta. najma nashaad iyo abdi kariim cali shaah...
Fankiba Hargeisa ayUu yaaLa Another level hawraar hirgaLay cUmaMadada laMa haysan karr0💯✌
Heestaan Waxa Loo Soo Daahiyay Ayaaba Ka Dareemay Inay Inaba Caadi Aheyn 👌👏
Caanooow Been Kuma Sheegin ✌🏽😀
🎵👌👏
@@lilderrow767 🙃🙃😆😆😆😅😅😅
Dhaawaca qalbiga ku dhexyaala qlbiga ku dhex yaala waxa dhaya dhawaaqa codkaaga♥️♥️♥️
Michel cali shaah iyo Nashaad xaalad kale bom
Walaltinimo iyo saaxibtinimo faneed tan haka ahaato
ismuujiya ❤💯
Waxaasa Hees La Idhaahda
Fanaankii Fanaan Yada Eryaday Abdi Kariin Cali Shaax King Of The King Waah Waah Fanaanadii Dada Yarayd Najam Nashaad Codkaaga Caano Lagu Qabay Waa Labada Fanaan Ee Aan Sidhaba Heeshahooda U Daawado
Absolutely SOMALILAND hoyga fanka hoyga mucjisooyinka fanku kasoo baxaan💚🤍❤
Ddtdhdrgft💚🤍❤
Inaba caadi Maha,Muuqaalka, Ereyada, Music, Amazing this Song ❣️❣️😌
Ayyy king abdikariin ali shaah🔥💯👑👑quen 💯🥰👑najma nashaad mxd samayseen woow waxnu samayno kara hoyga fanka duriyadii 💚❤💭💞💞💞💞💞💞💞🤩🤩🤩🤩
Najma nashaad and apdikariin ali shaah fanaaniin aan tagerro❤️🔥
Eteugi2f and
Xivdk
Waa wareey heesta kaliyah aan ka hely ♥️🙈najmo io c/kariin cali shaah ♥️🫅👸💯kuweygi😍❤️🩹
Ninkan LaxankiiSu waa another LeveL 🔥🔥🔥
Kommentigan hadad aragto Wll ilahay waxan kagarayaya cimridheer caafimaad cibado suban 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
❤ameeen yaa rabi😢
Layaab❤ best song🎵
Editing.🎬screen100%📌
Voice music 🎶100%
Waw: Abdi karikn Ali shaah ft Najma nashaad🔥✌
📌✌
Kula dhacay ku dhowrtay ku dheehday
Dhibtiroow dhankaaga ku dhaatay
Yaa salaam!. Abwaan shilke😊
Wow heestii Heesaha eryatey the legend apdikariem Ali shaah ft najma nashaad inthe building Everything team @hawraar media💗🙏❤💯💯
inTa cabdi karin cali shaah inuu fananka sanadka yahay ismuujiYa👆
Ninka dadka yaabay fanan wuu dhaafay
Boqorka Fanka Baladka💟👑
Financial tagay
Ayyy najma nashaad cabdikarim cali shaah another level 😳 nice fanaanin kala daran 👌😇
Way hees dhaaftay tani ali shaah and najma two legend 👑💯💯
Oof Dadkii Laxanka c/karin cali shaah Laysku arag🥰💙🌙🖐 Ramadan muparig
Dhawaca qalpiga ku dhex yala waxa dhaya dhawaqa codkaga❤️🌍
Dhaayaha indhuhu dhabankaaga dhal gobeey kama maarmo miss ♥❤
Kuwii aan fanka u jeclaa ❤️cabdikariin iyo najma nashaad too baad tihiin
Apdikariin Ali Zhaah iyo najma nazhaad lapada kaliyeen fanka ka taageero hore uzocda another level weeyan waxani
Another level 💯 👌 Apdikariim Ft Najma Nashad
Heestuba waa lamaana ama jiibta kama soo hadho waa laba legend 🔥❤
What a song and my Fv singers Abdikariinkii fanka & nashaadii fanka🥺❤
Heestan wlhi 1m gadhaysaah izmuuujiya inta igu raacsan❤🙏✋
Waa sugaa adag hormaar wacan hawaar music production amzing song 🔥❤🎶💯📸📸 edting💯🎬🎥🎹🔥 the best song
c/kariin cali shaah iyo najma nashaad fankii hargeisa oo soconaya ❤❤❤💉💉
Caruus kii yaa nagu soo fasaxy what song waaye team xigmada... slama 👋
Fanka hargeysa fan hakaa ahaado ama hakaa dhinto waliba from Muqdiaho anoo ah
Najma and cabdikariim the best 👸🏽🤴🏾❤️🔥🔥❤️
Dhaawaca qalbiga ku dhex yaala waxa dhaya dhawaaqa codkaaga
YA ZALAAM🥰
Waxan hees way dhaaftay magaca kale haloobixiyo wooow ✨💯
Ina Ali shaaH wan ku wata💯💯💯🔥
Another level abdikariim ali shaah najma nashaad❤🔥
Walayaabay Tani Way Hees dhaaftay🥰
Najma nashad wa fanaanada imika dumarka ugu cadcad dhinaca horumarka heesaha .. another level bay waxan gaaaladu dhahdaa cabdikarin cali shah way isku sobaxaan like.isaar hada labadan fanaan tagerto
Poqorka codka shaaH keep growing pro
c/karin cali iyo NajmA Nashaad Duriyadi Dadki Fanka LaHaaa ✌️🌹
From Walahin AwDal noolaDa ________________🌹
Waaw another level ckamiir ft najma best song layaab hawraar keep going 💪💪
abwaab maxame shilka iyo abdikariin waa labo libaax gobolka raga heesa shilka shaah ayuunba kusoo baxaya
WoW Two Lagends Abdikariin And Najma🇸🇴❤🥰
Caruus waxaan Laxan Waa Dhaafa waxba Lagama Qaban karo😂💪 [Father of Melody]❤🥰
Voice=💯
Music=💯
Lyrics=💯
Melody=💯
Vedio=💯
Edinting=💯
Hawraar📸🔥🤟
Ohhh I'm a littler
🥰🥰🥰🥰🥰💢🤣🤣💘💝💝💝
Allah hooyooy cabdi kariin ali shaah sidan u jacelaa
Intii u guursataybaa waan nacay sababta ima waydiinaysan sabbtu waa uu guursatay imikaa Haddan dawado xasaasiyada igu kacaysaa markan argo😭😭😭😭
Ana kugursanaye illow Ina Ali shaah
Ha Rajo Dhigin Adi Iyo 2 Kaleba Tartan Ayaad Ku Jirtaane 4ta Ha BuuxsHee😅✌
Fankii oo dad ah jamHuuriYa 💚💚🖤❤❤
Another level wllhi apdikriin and najma kuzocda🙋♂️🙆♂️
Warunta❤
Abdikariin Ali Shaah Iyo Najma Nashaad Another Levl Wlhi Waa La isugu Talo Galay😅😆❤️✌️
OnFire Team Cabdikariin cali shaah ismuujiya🔥❤🤌
Fananiintii Fanka LaHaa _ Apdikariin Ali ShaaH & Najma Nashaad __ Layaap Layaap 🔥🎶
Mashallah Labadaan fanba aan u jacla keep going from Djibouti
Apdikariin anD Najma
Waxba heestan laga qaban karo
Hawraar idinkana cumaamadiinaa lama haysan karo alle gacanta haydiin barakeeyo♥♥♥♥🔥
Another level Abdikariin Ali Shaah and najam nashaad ♥️🔥
Wax kale waa La Yaabay.!😯 Najma🔥C|kariim🤴🏻
ani iyo adine wa gorme
Apdikarin fananka somaliyed waliba rer burco🥰🥰
Wooow macha allah keep going al caruus abdikarim ali Mahamoud hussein and najma ❤
2:04 Ayy🥰🙈
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Zakan Ha Diin Da'do Markaa is tiraahdo 👄👄👄👄👄👄👄👄😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saan usugaaye daalay wlhi ☺ finally wey so baxday
Wiilkyga cabdi kariin waan kuwataa walhi wllo ❤❤❤❤💘💘🥰🇮🇹💯
Asxbta inta ka heshay heesta is mujiya like isar
Clkariin cali mahamed nd najma nashaad .....respect .song
Laba fanan oo isfahma markay is helaan Hees iyo badhba kaso baxda🔥
Boqorka iyo Boqorada Fanka Somaliyed Hadda🤴😘💯✅
Hees Waa dhaaftey Tan ❤️🔥
Two legendry ABDIKARIIN ALI SHAAH and NAJMA NASHAAD
Production hawraar waxn editing wuu dhaafey masha allh🔥🔥💯💯👌👌
Legends always legend. Muunada fanka . ckariin iyo najma . Macal team hawraar
Abdikarin Ali shah Fankii oo qofa
Ayyy 2 fanaan an tagero ayagiyo qabilkodaba nolada from hj😊
wooow laba fanaan oo isla yaqaana weye markay wadda hesyaan
Waynkaa dadkii fanka lahaa ha socoto hawshu🌚🌝✊
Pro c/kariin cali shaah iyo najma nashad hore usocda 🥰😍❤🤍💚
Another level weeYan wuxuba 🔥🥵
Vcfdftthuhdf💙🤍💚
Hᴀʀɢᴀʏsɪ Dᴀᴍɪ Mᴀʏᴢᴏ Iɴᴛᴜ Iɴᴀ Cᴀʟɪ ZʜᴀᴀH JᴏᴏGᴏ Mᴜᴢᴊɪᴢᴀᴅᴀ ғᴀɴᴋᴀ 👑🎶
war ilahy hanagu dirin nefyow hada la dumine😮
@@iidokeyse5932 Jajaja Reer Gopol Ayaad tahaY Sapapto ah Afxuma Ka Zoo Horsaa Qofyey 🤣👅🥰
Another leval💪🔥⚡
My Fav somaLi Artist Abdikarin ali sHaah 🙏
This Duo is Damn AmazinG…🥰
💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚
Fjy@@juwayriyah5335
Deserve More than milons waa inoo. Markuu gaadho 1M fadlan isoo booqada
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin 😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤
Libax fanka cabdikarin cali shaah
Labadan weeba isugu baxdaa
Wow dad an taageero 🥰💯🌼 dhawaqa codkina dharar kama marmo🌼⭐
Ninkan ina ali shah intuu fanki gashaday ayuunan kala bixinba waa legend walahi
Abdikariim ali Shah Vs Najma nashaad🙏 My cousin Cayduruus Hawraar✊
WAAD NAGA WALAYSAAN HHHH
Billa makeup najma nashaad waa quruxdii oo qof ah kalsooni lagu daray weeye walhi horay u soco
WoW m.a keep going xidigaha hargeisa 💫💯
Najma nashaad codkeda labiskeda ciyarteda najma quruxley waa fananada kaliye tageero ina cali shaah goatka fanka fanaanka kaliye tageero isagiyo najma nashaad quruxley❤❤❤❤❤
Erayada 100%
Laxanka 100%
Music 100%
Video 100%
Hawraar media is pack✌
Aar ani fankn rabaa cid icaawisana mahaayo 🥺🥺
Waxan odhan karana heesta sanadka 2022
Fanaaninta ugu wanaagsan sanadka
Music the best
Laxanka muqaal wanaagsan sanadka 2022
Waxan sugnaba the Kings of reaction
@arimaheena
@king ck
@guri barwaaqo
Keep going
Wewe wa dadkii fanka lahaa legends wxno Kle gaaladu wxy tidhaa another level😁🙈
Dhadhansaday dhambaalka warkaaga❤😍
AllaYacizak, We U See Together Abdikarim & Najma Sidaan Iyo Si Ka Daranba Filo👏🙏😍.
suhayb Muuse
suhayb Muuse
First one🥰🥰🥰
UpThhikariiN Ali moHamuuTh HouseN &NaChma NaSHaTh♥️💯