Heesta Haydayrin Wiilyow | Sahra Halgan -- Xusuustii Sahra Yar -- HCTV-Hornsat 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @Wearesomali
    @Wearesomali 10 หลายเดือนก่อน +2

    Inanyohow daraada
    Anfacada ma dayaoo
    Debnaha ma saaree
    Sida egad uu daad maray
    Ama ubaxa dayreed
    Indhahaa ku doortoo
    Qalbigaad dul joogtaa
    Dedo aad ubadaniyo
    Dacar aad ku kicisoo
    Kuma daynkaraaye
    Dab markaan ka baydhiyo
    Imikoon da'adaa ahay
    Waan ku daawanaayoo
    Dadkaan kaa jeclaystee
    Hay dayrin wiilyow
    Fanku waa farxad ❤

    • @mowliidoffiac693
      @mowliidoffiac693 หลายเดือนก่อน

      Marshall allaa adaaba abwaan ah

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa heestaan ugu jecelahay heesahaaga,true love❤ Qalbigaad dul joogtaaa❤💖

  • @cumarcade8312
    @cumarcade8312 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah maamadu heesteeda si fcn bay u qaaday laakiin muusiggeedi way keeni waayeen ragga halkan tuban oo dhami. No one kaga daba dhufan kara Al Ustaad Sir Ahmed Salah Qasim Naji wuuba ugu talo galay album keedi uu isagu u tumay in aan dib loogaga daba tumin. Waa hees kamida Albumkii wacad ee uu soo saaray Sir Ahmed Salah Qasim Naji 👏

    • @xaliyemedia1232
      @xaliyemedia1232 ปีที่แล้ว

      Saaxiib ninka wax qaldaya waa safwaan yare ninkaa muusigiisu hore uma maro

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว +4

    Sahra Halgan iyo Sahra Yar waa isku mid maaha laba fanaan
    Heesta waxay wada qaadeen AHUN Axmed Gacayte .

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +1

      haa iyada ayunba sahra yar la odhan jiray tiyo carura ayey axmed gacayte la qaday laba heesod inta aan hubo gocomada ha iijarin iyo haydayrin wiilyahow

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

      @@buuxciise2167 qoladan tv gu way khaldeen .

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sangemohammed2057 wa runo xasuusti sahra yar ayey ku qoren

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii hore.wax loo dhigo.lawaa.sahra.halgan.
    Waa hesta.ugu macan.heesaheeda.
    Ciid wanaagsan. Marduuf. Al Ustaad

  • @mursalmuse7142
    @mursalmuse7142 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw

  • @kastamegal8682
    @kastamegal8682 4 หลายเดือนก่อน

    Sahra yar iyo sahra halgan waa isku mid barigii ay yarayd ayaa la odhan jiray sahra yar

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +2

    Maam sahra qaali

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen1293 3 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaaaaaaw xasuus iyo sahra halgan jawi dagan

    • @khadrayuusuf2209
      @khadrayuusuf2209 3 ปีที่แล้ว

      Garanayaa gadanaya caadi maaha sahra qurux

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah👏👏👏❤😘

  • @cilminuur5850
    @cilminuur5850 3 ปีที่แล้ว +2

    walee waa fanaanad

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว +6

    1988 ayey u heeseysey SNM.
    Ilaa hadda may iska cibaadeysato tolow maxaa waaley

    • @hersimadobe1439
      @hersimadobe1439 3 ปีที่แล้ว

      Waa habar walaan oo cuqdaysaan oo fransiis europe kuu soo dhuqay.

    • @anissaabdi8261
      @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว

      @@hersimadobe1439 cuqdadi aday kabuxda rux dumar ah oo marwo ah cayaya magac ragna wad sidata allah maxa ciil kabuuxa raag cebeyse 🤮🤮🤮👍🇮🇷🇮🇷👍sahra wa queen qaraan👑👑👑🇮🇷👍

    • @bruneibrunei9198
      @bruneibrunei9198 3 ปีที่แล้ว

      @@hersimadobe1439 waar ka daa ha caayin hooyada waa maalin farxadeed oo iid ah ayaa lagu jiraa ta kale ilaahay ma la hortagaysaa meel lagu dhuuqaayay istaqfulayso hersi madoobow

    • @ailyabdi3368
      @ailyabdi3368 3 ปีที่แล้ว

      @@hersimadobe1439 sided ku ogatay maa madaxad uu qabatay oo waxad ahayd fatal dumarka ka shaqaysta bal no sharax??? Wadigan Sidi nin wax og uu hadlaye

    • @cilminuur5850
      @cilminuur5850 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hersimadobe1439 sahra sharaf

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 3 ปีที่แล้ว +4

    Axsan faananad inta leh ilaa 1988bay heesaysayna waxan leeyhy
    Horta waa ilaahay mahadii yadoo ilaa heesaysay hayeeshee aderow ha iska ciyine bal daawo quruxdeeda
    Waxa laga yaabaa hooyadaaba inay ilaa barigaa tamaada iibin jirty hadana ay hooyada duq hamashka dhigtay noqotay
    Iyaduna waa cambaruudkaa wali
    Maamo sahra halgan meel qliya ayaad nagaga taalaa hadaanu nahay yaaa kaledeeeeeee nin rgi uu garn
    Doqona loma sheegan

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 ปีที่แล้ว

      Haaaa haaaa walaahi inaadeer iyada halgankii baa lagu attack gaa waana dee faqashta haw bixin inaadeer.

  • @xaliyemedia1232
    @xaliyemedia1232 ปีที่แล้ว

    Sahara yar iyo sahara halgan isku miduun dadku waxay moodayaan laba fanaan

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +2

    Sahra geesiga faqash la cabaadis waakuwaa sinaystayaashii o.o kolba shaadh too kolba calan beena soo qaatay soo dareeray markay ku caayaanba doogtii baa sii damqata iyo boogtii THE MORE THEY INSULT YOU SAHRA, THE MORE YOU HURT THEM MOST MY ALLAH BLESS YOU AKWAYS AND FOREVER

  • @SadiqH.A
    @SadiqH.A 2 ปีที่แล้ว

    Cunsuriyad dhimatay

  • @amalabdi1961
    @amalabdi1961 2 ปีที่แล้ว

    Inan taan edada u ahaa Sahra Qurux

  • @DaaloG
    @DaaloG ปีที่แล้ว

    Bad voice , Qalbad Madow

  • @khadarnuur5275
    @khadarnuur5275 3 ปีที่แล้ว

    Tani waa qabxad weyn intay leegtahay ee ay iswalaaqayso daya

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabxad urtay oon la kala garanayn rag mise dumar labeeb dumarka aanu sharaftooda gaadhayn caaya kuwiina 80 isku ruxa ma aragtid geesinomo iyo halgankii ay faqash ku hirtaybaad ka urinaysaa ciilane taag daran

    • @alimohamoud2714
      @alimohamoud2714 3 ปีที่แล้ว +2

      Nacas baad tahay, dumarla ninka caayaa, waa badh naagood.
      Labada kale ee heesaya iiyagaa ka,da' wayn, mana caayaysid waxaa ku hayaa cuqdad iyo qabiil, iyo faqashatii ay,heeshaha u qaadi jirtay.
      Maxaad ka qaadi, waxay ku raaxaysanaysaa Hargaysa iyo wadankeedii Somaliland.
      aragataye maxaad orhan ma ishaad wax kaga jari.

    • @ayaanxaamud2638
      @ayaanxaamud2638 2 ปีที่แล้ว

      Adniguna qaniis miyaad tahay markaas???