Caashaqa ma baran wali what a song ♡♡♡ Markaabey waxey Noo soo qaadayan Eber miyaa Eber miyaa iyo wax la mid ah. Salaaama Dadkeygow Ha sareyso suugaanta somalia.
Yaa ila dhagaysanaya 22/12/2019 caashaqa ma baran wali mana beeninaayee ku bogaye inan yahow 😰💕caashaqu shar iyo khayar midkuu doono ha i bado 🙆♀️🤦♀️
Hestan ano yaro
7 sano jir ah ayan ka maqli jiray aderkey oo waga muqayil aha balse manta allaa unicmeyay wu iska dayay qaadkii
15 sano kadib ayan dib u arkay isla hestii cajiib
Inta iga dambeysa ama aqrisandonta qoralkan salan goobed iga gudoma ❣❣
#FROM NAIROBI SECTION3
11/FEBRUARY/2020
husein ahmed waan kaa qaaday ebow Ramadan Mubarak
@@muhanadcade8580 ramadan mubarak sxp
m.a
Codkii kooshin weeye markan axyaa hees macaan
@@huseinahmed5083 Waan kaa qaaday sxb anigoo Nairobi kula joogo South C
Anoo jooga CEELBUH SANAAG SOMALIA ayaan dhagaysanayey iyo gabadha aan jeclaa ❤☺
🥰🥰🥰🥰
Aniguna Mindhicir
Caashaqa ma baran wali what a song ♡♡♡
Markaabey waxey Noo soo qaadayan Eber miyaa Eber miyaa iyo wax la mid ah.
Salaaama Dadkeygow Ha sareyso suugaanta somalia.
eber miyaa ayaa maanta roon ma fahmin kwrn wax wayn miyay arkeen🤣🤣🤣
kkkkk macawustaa iga dhacdey kkkkkk😂😂😂😂
When i was cerriagbo I used to listened this song 1989 but now i founded here & it was nice memories day
Me too back in the day in laascaanood 1998
Cerigabo
What a beautiful song😍
"Cashaqa ma baran wali mana beeninaayee.!!!!
Yaa dhagaysanaya 2024 axyaa hees ❤❤
Yaa wili dhageesanooyo hesta
2018. 👌👌👌
shahmaan cali ani
Tolkeyga thy wlh aniga Kama caajiso dhageesigeeda
Me aug 21 2018
Aniga abti
WllO aniga kula dhagaysanayah
I love this song 4m bottom of my heart. Allow kuuu naxariizo Kooshin yare. May Allah reward for you in one of his Jannah. Aamiin
What A Beautiful Song meaning in Somali👌👌 i'm crazy about it love that lyrics❤️ 👍👍👍👍
What a nice lyrics 👏
1 february 2024 habeen khamiisa jimce soo gelaayo saacaduna 7:34 pm ayaan dhagaysanayaa waxaan jooga burco gaar ahaan xaafada gaha
2019 yaa dhageysanayo
Aani
Ani 😥❤️
Ismail Adem ani
Me
Aniga ilaa imika
Oh Kooshin Intii Xarago ayuu Qaadaya Alha Ha U Naxa Riisto Xarago Iyo Kinsi Xaaaji Aadan Ilaaahow U Danbi dhaaaf intii Dhimatay inta Noolna Danbigooda Dhaaaf
24/11/2019 alla manta jawiga imaaca runti waxan ku zuganahay xamar jawiga waa roop roop 💥 like izaraa
Waxaan dhagaysanayaa malintii labaad ee carafo waxaana iskula kay kulmay jecel iyo examkii f4ka
2024/6/17 iga danbeeyo waaan ku salaamay 🔥😩
Yaa ila dhagaysanaya 22/12/2019 caashaqa ma baran wali mana beeninaayee ku bogaye inan yahow 😰💕caashaqu shar iyo khayar midkuu doono ha i bado 🙆♀️🤦♀️
I love this song .It reminds me when I was young and in love!
Me too old good days 😭
Hhh balo hoosta ka waashay
@@apflex2862 😄🤣😂😆
Kmppkpmppok
Www
18.05.2019 Aniga cawa Baan dhagaysan iigunah horaysah hadaad Awal dhagaysatay like iisaar si aan xushd ugu arko😘🎸🎸🎤
Alle hownaxariisto kooshin yare shalay waxa lahaydeen wu cod macaan yahay Lkn maanta duco kaga baahan yahay
Kooshin allah ha'unaxariisto wuxuu kunool yahay qurbaha qaasatan kanada
Caashaqa ma baran weli
Ma beeni naayee
Kuu bogaaday inanyahay
Sidii bilis xishootaa
Runta igu bareedhaa
Sida barashadeenii
Jcyl la ku noqotaa
Barad li'i maseexdaa
Haduu yahey bar kumataal
xiisuhu ma ba'ayee
Hadaad bixi adoon bogon
Jcylbee manabadee
Maku sii balimiyaa
Dhulkoo meel barwaaqo ah
Oon lahayn bad iyo wabi
Dhirtu ay ku badantee
Beryo layrsi loo tago
Buurta gacan libaaxey
Ku yaal bayka raaxda
makuu sii baraayoo
Biriba maysu raacnaa
Xiisuhu maba'ayee
haddaa bixi adoon bogan
jcyl bee manabadee
maku sii balimiyaa
❤
12/8/2022 haben Sabti ah ilhyow xaalada kala taji ma qurux badne
waaayo waayo ileen wakhti tagay sooma laabto waaa hees igu qaliya oo an ad uxiiseeyo viva qaraami
Oofwareen baa heestan i xasuusiyay adro G³⁶❤
Ano joga Chios Greeka baa dhagysan
2022/15/September
Anoo 13 sano jira ayaan waxan is jeclaan ay Wiil kadib malin buu kubad ku jabay isago ciyaaraya anago gabdho badan ah baa soo booqanay gurigoodi heestasa ubaxaysay isago sariirta saaran zxbadii baa la joogay xasuus qofkas kadib si dhaba wax uma jeclaan
cidi hada dhagayztay like ta hayga la baqaylen😊
Yaa ila dhegeysanayo 2022 ilaa iyo yaranteydii baan dhegeysan jiray. Waxaan ugu jeclaay markuu leeyahay' ma boqreen abwaan Hadraawiba Beer-lula ma sheegeen.
Still my fav song in 2017
Dadku markey i dhahaan maad guursatid ban hestan ugu dhuftaa kkkkk wll Guur maxaya caashaq wali maan baran😂😂
Jaceel haraadin qof wanaagsan oo Aad isfahantaan uun raadi dad badan oo aduunka isku jecla isfahan la aana kala dirtay ❤
Heesta inta dhagaysanaysaa 2021 Like yan laysla dhafin
2020 yadhagaysanaya ☝😂😂
heesta inta dhagesatay 2020 like dhac igu see 😊😘✌
Xasuus 1999 in Adis Ababa Ethiopia 😔😔
buurtani waxay kamidtahay buuraha boqortoooyada garxajis uu sidakhaaska ah uleeyahay ee silsilada golis waa wax ilaahay loogu mahadnaqo meesha quruxda badan iyo boqortooyadaa uu ilaahay isladoontay alx viva garxajis macidkalaad mooday saw cududda habaryonis iyo cidagale maaha
Garden ahan m c
Waa heesaha faro ku tiriska ee an waligeed laga xiiso gonayn top kooshin ku dhamaday stil 2019
Love this Song cant stop listening to it
I love this song it reminds me good old days.
Oo la hubo
Heestan kama xiiso goyo 2006 ilaa 2019 .10.25 teeda ayan dhagaysananaya cidiiiga danbaysa like isaar
Caadi madihid
war ninka maskiinka kadaa danbiga badan hal mar lagartay intaas oo dhanaa kkkk waa iga kaftan
2022 ya ila dhagesanayo xasuus ❤️
Top ten Somali songs ♡ I like it really
2019 Farta taag fadlan
_burta gacan libax ninki yaqana ba yaqana yaa salam_
Mona ALI-J gobolka waqooyi-galbeed ee Somalia ku taal buurta gacan libaax. xarunta fanka & suganta
3:06 am
2020 QofkaH igaH dambeyoow like iisaar aan ku arKee
2020 yaa iladhagaysanaya
2020 still listening
Xasuus aduunka waqtigu Qiima lahaa wallah hada waa Qiima beelay😏😢😢
Heeskaani sidii bunkuu ii qabtaa❤🔥
i really love dis song a lot
2020 inta dhagyzanysa like
02.1.2020 time 1.48pm
Berbera port
Dp world
laxankii cajiibka ahay ee jiim shiikh mumin
kooshin yare waa fanaan jira
Yaa dhgezanaYoh 2019
Heartbroken 😭😭
My Favourite Song 😘
24 12 2019 hben wcan
23 décembre 2023 .
Paris France
2019 still listening 🥰🥰🙏🏿🙏🏿❤️❤️
Yap
2019 ??
Wyknn 2019
2020 anoo jawi mirqaan xiligi qurbaha qaadku iman jiray soo xasuustay ayaan heestan dhagaysanaya
Ninkii dhagaysto jacayl ayuu dareemi like ku qabo
2023 listening top ten somali songs 🎵 😊😊
heestan waxa sameeyay abwaan rëer jamhuuriyadda somalilandna waxaanu kashekaynayaa buurta Hagancan libaax kuyaal baytka raaxada waxa qaadaaya laba fanaan one řeer Somalilandah AHN
Dayib H. Ali walal hesta laba abwaan baa wada sameyey .labada beej ee danbe waxaa leh Abwaan mahamed mahamoud qaaqa
ale.haunaxa.riisto
@@dekamohamedmohamoud19 heestaan waxaa leh abwaan maxamuud maxamed qaaqaa,
Heesta ay labada abwaan wada sameeyeeen waa heesta
wajiyal is xasuusta, (A.s.bide & qaaqaa)
Heests Bro Nin Reer Hiiraan ah oo Beeshaas Xawaadle ah ayaa sameeyay Maxamuud Maxamed Qaaqaa ayaana la yidhaa bro, Heesta labada Abwaan wada sameeyeen waa Wajiyaal is Xasuusta oo midba laba Beyd ku leeyahayay
@@xaaxaale100waa sas Aad sheegtay walal
2020 mku sii balamiyaa ❤️
still, 2020 hit like
Idin mee Reer Mudug 🙌
Yaa dhageysanaya 2019
love for mudug
Yaa salaam imisa dhageysanayay bal caawa markale waakaasa aanku qayilayo❤
Iska yaree sxb qaadka😂
EEBBE ha caafiyee waa codshaxankii JIIM SHEEKH MUUMIN.
12-06-2019
YAA ILA DHAGAYSANAY WELI ? 👍👍
still listening this song ano 6 ayan so bilabay aan xaqiiqdi 2005 still mnta hees iyo bar wlhi
2019/2/3 qofki ugu horeyo dawaday bahasha hala igu sharfo
Ya 2019 dawanaya
Kooshin yare rabbi naxariistiisi janno ha siiyo wuxu ahaa fanaan talent ah hadday noqoto codka iyo tumista kabankuba 31.03.2020
2020✌😋
Listen 2020 Waayo waayo
Abdi azez love u realy💘💔💖💕💖💓💖💗💋🧘♂️💓
2023 let’s go
2024🎉😢
30/06/2024 salan sare wixi iga danbeyo🖐🏼
2004 dilaa 2024
Xiistaa kama xiiso gooyo
Cajiib
What is an amazing song Kinzi iyo Xarago allaha unaxariisto
Woow xasuus anoo yar dhrgensa jidhay
2020 Yaa Ila Dhagaysanaya
heestan waxaa laxanka saaray jiim shiekh mumin kabankana waa isla asaga waxaana qaada kinsi iyo farxaan xarago
farxaan xarago kkkk magaca iga sax
hhhhhhhhhh Cabdilaahi Cumar xarago
+mohammed ibrahim kan fanka gadaal u ka so galay ma is tiri
2019
12/10/2023 cawan dhagesanayaa
Mar.14.2023 safar habeen ah 12:00 am qofka iga dambeeyoow like ta 🚬😁
Heestan markaan maqlo xasuus hore ayay igalisaa ❤🙏
2020 😍❤️
2021❤️ and love it amazing song ❤️
Still listining 31/05/2024.🎻🔥
Jacayl beer nabadeed makusii balamiyaaa 2019
jacayl maa kugalay
ALlah haunaxariisto Koshin Yare
Old gold really
Alle ha u naxariisto wuxu ahaa kabaniiste buuxa
Yaa dawanaya 2022❤✊
2020 🙆♂️sanad wanaagsan
Raxmaanku haw naxariisto AHN Xarago
2019 wali dhagaysan heskan
6 octobar 2019
Ahmadek Sanwilwilo 16 oktober 👈👈👈👈
2021 😓🤔
6 octobar 2019
heesta kaliya oo aan aduunka ujeclahey laabteyda ayey qaboojisaa walaah
Mubarak Ali quraan baro asigaa add uusii qaboojin donto qalbigada
Walhi quraan is important ❤️👈
Kir matqanaa yaahuu
Childhood memories 😢😢😢
Kooshin yare Allah ha u naxariisto