MUSLIM MIYAA MO SALAH MAXAA KU KALIFAY MARKII 4AAD INUU SAMEEYO ARINTAN LAGA CAROODAY! OGOW.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • MUSLIM MIYAA MO SALAH MAXAA KU KALIFAY MARKII 4AAD INUU SAMEEYO ARINTAN LAGA CAROODAY! OGOW.
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, #software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

ความคิดเห็น • 101

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 ปีที่แล้ว +6

    SubhanAllah wllhi xaqiiq waa sida uu xabiibkeyna SCW inoo sheegey 🥺
    Kheyru khalqi laahi Nabiyunaa Muhammad ‎ﷺ💯❤️

  • @Channel-ti6io
    @Channel-ti6io ปีที่แล้ว +12

    Masha allah alle haku barakeeyo dhamaantiin wllyaal ii soo duceeya cidhiidhi badan ayaan dareemaya in alle iga dulqaado 😢

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 ปีที่แล้ว

      Ilaahey faraj kheyr qaba Alle hakuu furo wllo

    • @Channel-ti6io
      @Channel-ti6io ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @AlhamdulillAh_247
      @AlhamdulillAh_247 ปีที่แล้ว +1

      Alle SWT hakaa qaado hana kugu badalo farxad yaa Rabbi wll aqriska Quranka iyo dhageysigiisa badso waliba tafsiirka quran sida sh Diri oo kale wllhi waad ku nafiseysaa inshAllah 🤍☝️

    • @umucabdullahibintiibraahim9535
      @umucabdullahibintiibraahim9535 ปีที่แล้ว

      Allaha ku xifdiyo hana kaa dulqaado cidhidhiga adku jirto xowqalada badso laa xowla wala quwata illa billahil caliyul cadiim badso dhageysiga iyo akhrinta quranka

    • @Channel-ti6io
      @Channel-ti6io ปีที่แล้ว

      @@umucabdullahibintiibraahim9535 haye qali shukran

  • @suleymaanabdulahi2355
    @suleymaanabdulahi2355 ปีที่แล้ว

    Maansha, Allah tabaarakalaah SheeQ ilaah Haku xifdiyo maalin iyo Habeenba Diinteena waa Diin nasteexo ah ♥️ 💕 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabikamohammedali9876
    @sabikamohammedali9876 ปีที่แล้ว

    Mshsa Allah tabarakallah filmisk diid Illaahey ha ku caafiyo muratkaga iyo muratka musliminta pp fjanta rabi no sahal no sahal no sahal yaarabilclamin

  • @alihuassen8099
    @alihuassen8099 ปีที่แล้ว +3

    Barakallaahu Sheekh Allaaha kuxifdiyo

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sheekh dulmi diid .

  • @macalinyacquub741
    @macalinyacquub741 ปีที่แล้ว +1

    Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @TAREESO
    @TAREESO ปีที่แล้ว +17

    Walaalkayga ii jeedow hayla dhaafin 1 subscribed mahadsanid million jeer🇸🇴🇸🇴

    • @sabikamohammedali9876
      @sabikamohammedali9876 ปีที่แล้ว

      Sess Illaahey haku Sahlo sidii adliga jeceshahay anigana sidii an jeclahay ha iisahlo umatalIslaam dhipka allow ka saar sess adigana ii so ducey walaashey qofwalpo malin ayuudhashay parasho wanag san magaceey waa Nasii O A.A.🦋🍀❤️❤️❤️

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 ปีที่แล้ว +1

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له
    له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @Somali-One
    @Somali-One ปีที่แล้ว +3

    *Kuwo badan ayagoo ash-haadanaya ayay ilahay caayaan, subhan Allah. Kuwaasi in laga hadlo ayaa mudan*

    • @ayanhibo14
      @ayanhibo14 ปีที่แล้ว

      Kuwa mawducogu wakhti kalee aya laga hadlaya e tani miyay ku tabsatay o kuwa laga hadlayo ayad kamidtahay? Allah u toBadkeen...

    • @Somali-One
      @Somali-One ปีที่แล้ว

      @@ayanhibo14 *wll Kama MID ihi lkn kuwo ka liita ayaynu haysanaa. Oodba sidey ukala sareeso ayaa loo Kala guraa*

    • @ayanhibo14
      @ayanhibo14 ปีที่แล้ว

      Wakhtiyadda laga hadlayo wa ay kala duwanyihin. Lakin hadda ayay jogan mowducca walalku la hadlayo. waxa ad u wanagsan ad darikha la leexan. Wax anay culimaddu la hadal majirto laga yaba kuwa kalee on au la hadlan

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว +2

    NABIYU LAAHI MUXAMED CSW

    • @kheerto1682
      @kheerto1682 ปีที่แล้ว +1

      Sallaahu calleyhi wasallam

  • @fardawsamuumin4663
    @fardawsamuumin4663 ปีที่แล้ว +2

    Aad aya umahad santhy wlhi dulmi didow video walba so dhigto adun iyo akhiroba waa ka hela shiikh wangsan aya thy adunkana waa u shaqesan akhirona waa u shaqesan adiga ayana ah royal modelkega

  • @cashadahir930
    @cashadahir930 ปีที่แล้ว

    shukran Ale haku xafido

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว

    Sheekh M.DD qeer alaah hakusiiye hergalbeedka dhaqankasteyrabaan ineygudbiyaan AMA figradkasto muslimiintadidayaan waxeyugusogudbiyaan wadan muslimiinta agtodakuween sidasacudiqa AMA shaqsiyaadka muslimiintadhexdooda cankakaeheey ugusogudbiyaan figradohodaqaldan iyo dhaqamadoodaxuxun San ufahmay

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaarabii

  • @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع
    @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع ปีที่แล้ว

    لا إله إلا الله محمد رسول الله 😥💔
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲

  • @salmanfarah734
    @salmanfarah734 ปีที่แล้ว +1

    Adigu kalmada mo ayaad istcmashay e Mohamed soo qor waan ku salamay

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 ปีที่แล้ว

    jasakallaahu khayran

  • @radwanomar3700
    @radwanomar3700 ปีที่แล้ว

    Subxanallh mo# mohamed

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 ปีที่แล้ว

    Subhanallah Subhanallah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Salahu caleyhi wasalam

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 ปีที่แล้ว

    Ciyaar tooy ool matageersani
    Allahmdulillah

  • @adonallah
    @adonallah ปีที่แล้ว

    قال الله تعالى ومن يتولهم منكم فإنه منهم قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من تشبه بقوم فهو منهم ..

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 ปีที่แล้ว

    Subxnaal Allah Allah akbar scw

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว

    Mashallaah sheeq guleso

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Salallahu Caleyhi Wasalam

    • @dramk1122
      @dramk1122 ปีที่แล้ว

      Farta iska sax

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 ปีที่แล้ว

    Allah akbar 🥰

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow hana fidneynin saman adagaan ku jirnaaye

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    شكرا لك

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaan haloo duceeyo in Ilaahay soo hanuuniyo.

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld ปีที่แล้ว +3

    Carabtu waxay ku deydaan gaaladda iyo waxay sameeyaan, sababtoo ah way jecelyihiin gaaladda reer Yurup.

  • @adnaomar8976
    @adnaomar8976 ปีที่แล้ว +1

    Subxanaallah

  • @lareineelephant2105
    @lareineelephant2105 ปีที่แล้ว

    Waa qaaloo dharki caarabtaa unbay siitaan

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 ปีที่แล้ว +2

    Waa yaab! Gaaladu maxirtaan dharka iyo astaamaha islaamka. Maxa muslimiinta mar walba ay ujecelyihiin gaalada dharkooda iyo ciidahoda???

  • @safiyomuxudiin3816
    @safiyomuxudiin3816 ปีที่แล้ว

    Wcs. Scw. Scw. Scw. Allow. Sahal amurah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc subxanallah Allha xaqa nawafajiyo

  • @nasra9564
    @nasra9564 ปีที่แล้ว

    Dulmidiid dhaliyarada Soomaaiyeed ee yurub caanka noqda Muxammed la oronjiray waxaay labaxeen Mo, magaca ayeey kacararayaan,

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 ปีที่แล้ว +1

    ASC. Laa tazir wazirat wisra ukhraa (natna loma qabsanaayo naf kale dambigeda).

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว

    Maanshaallah

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 ปีที่แล้ว +1

    QOFKII REER GALBEEDKA TAGAA SAW IYAGOO KALE NOQON MAAYO

  • @lahowtaxadar3513
    @lahowtaxadar3513 ปีที่แล้ว

    Shiiq sxb salah kalikiis maahan weey badan yihiin sida Bensema iyo bogba iyo mahres iyo ashraf.xakiimi iyo kondugan 💯💯💯👆👆👆👆👆👆👈👈👈👈👈👈

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 ปีที่แล้ว

    Subxaanllah

  • @abdirahmanali4394
    @abdirahmanali4394 ปีที่แล้ว

    حتى لودخلو حجرضب. اللهم صل وسلم وبارك على سيدنامحمد واله وصحبه

  • @abdimalickadan9476
    @abdimalickadan9476 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @qaskacde56
    @qaskacde56 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhow adiga ayan ku tageera aniga

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ashaanka
    @ashaanka ปีที่แล้ว

    Subxanallahi kaas 4 sano kahor ayuu iga dhintay mo salax

  • @deeqjamadjd4108
    @deeqjamadjd4108 ปีที่แล้ว +3

    Hala yaabin waxaynu joognaaa waqtiguu nabigu scw yiri (ninku waxuu ku waa beriisanayaa muslimnimo waxuuna ku galabaysan gaalnimo waxuu ku galabaysan muslimnimo waxuuse ku waa bariisan gaalnimo isagoo ku iibinaya diintiisa aduunyo)

  • @qureshi7526
    @qureshi7526 ปีที่แล้ว

    Shekhow waxan ku weydina dowlad muslim ah in ey quf gal ah 200 million in ey siyan sanadki .asigona kubud ciyarayo.miyeynan ehenin Muslim laminta gajesan in la siiyo

  • @abdisalanshali3851
    @abdisalanshali3851 ปีที่แล้ว

    Ayaga marka aay ciidaha nooguso hambalyeyaan wa farxee miyaa

  • @abdullaahiabduladhif6537
    @abdullaahiabduladhif6537 ปีที่แล้ว +1

    Allow nahanuuni

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +1

    Inuu NIFAAQ Qarsanayo ayaa ka muuqata waayo inuu Allah I sujuudo oo Sawir iska qaado isaga oo Quraan Aqrinayo Hadana Christmas u dabaaldego meel na kama soo gasho Diinta Islaamka iyo SunadaRasuulkeena Swc

  • @baraarug969
    @baraarug969 ปีที่แล้ว

    ISLAAMKII AYAABA GAALADA OGA HOREEYA INEY UGU TAHNIYEEYAAN CIIDAHOODA, RABI HANA SUGO.

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว

    Every year aad iyo aad u dabaldegaan

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman5219 ปีที่แล้ว

    Maxaad dhahnaa oo aan ka eheen qoom ruuxi shabaho waa ka mid Lacgne uma yaro

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA ปีที่แล้ว +3

    Gaaladow is tustusaa ninkaas markastana gaalnimow wax kusaabsan ayow umada usoo bandhigaa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 ปีที่แล้ว

    NAAG GAALAA. BAA UGU TIRI. SHIIDAALDAALKOODII BAA DHALMAANAYA NAAGAHOODII BAY JALBAATA KA SAAREEN BALO.JIRKOODAY IIBIN. KUWA SHIIKHOW DHIHIN WAA KUWII QODBA SIR SHIQOW LAHAA

  • @nasra9564
    @nasra9564 ปีที่แล้ว

    Naagtuu raacay miyaa

  • @cabdicano8698
    @cabdicano8698 ปีที่แล้ว

    But why do radical ?

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว

    Western ka ayay iska dhaadhiciyaan, bal eida muslimka yaa la eida oo dan ka leh

  • @mawahibhassan2852
    @mawahibhassan2852 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 ปีที่แล้ว +1

    N N K H❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @farhiaali2784
    @farhiaali2784 ปีที่แล้ว

    Cajiib sheeqoow mar hadiiba nabiga sii sheegay oo la sii ogaa inee waxaan dhici doonaan maxaa laga badali karaahee?

  • @libana4081
    @libana4081 ปีที่แล้ว

    Ninkii qariyey magaca Mohamed oo mo labaxay muxuu sharaf leeyahay

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 ปีที่แล้ว

    Sheikh kaligi maha rer masar % 80 wa sameyan marka dadka masari ah dhaqanka galada ayey ku dhaqman % 80

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 ปีที่แล้ว

    fadlan muuduuca aad soo qaadatid ama aad ku sooqorotid cinwaankaada hakabixin kahadlidooda sida mo mohamed salah makiristanbaa mise waamuslim halkaas in aadan kabixin

  • @hamzehirzi5375
    @hamzehirzi5375 ปีที่แล้ว

    Cristiano ba ciid mubarig buu ina dhahaye shekh ciyrta naga da

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 ปีที่แล้ว

      ciid mubaarak wuu ku dhahay laakiin uma dabaal degin ciidda Islamka

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว

    Wamasar masarida waxkamaxaransana waa uun shiikhyashoda ayaa fetikanka kadabaldega

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 ปีที่แล้ว

    11million dollars ayey emaratku ku qurxiyen gedka diamond ba ku jiray sanadki hore

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 ปีที่แล้ว

    Christmas tree paganism ee xataa lamu oran karo waa wax diin

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 ปีที่แล้ว

    Mo salah muxu yahai ? Mabagaranayo

  • @madar7777
    @madar7777 ปีที่แล้ว

    ??? Shiikh adaan kula siiyaabanahay..youtube meeqaa kasameesaa...kaftan

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 ปีที่แล้ว

    Sheeqow waxa ku weydiiyey iga jaahil bixi nin carab ah ayaa qashin iga qaado waa gaal bishii Ayaan lacag siina laakiin maray ciidooda tahay wuxuu ileyahay ciideena wayee lacag isii mana aha tii uxaq kulahaa ana waa udiiday laakiin ciida muslinka waa siiya maqaldanahay sheeqow

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 ปีที่แล้ว

    Lacag

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 ปีที่แล้ว

    Waxaa kaa maqan sheekhoow calaamadaha munaafiqiinta munaafiqu afka waa Muslim gudaha waa kaafir kan sheedaan kaan wixiisa waaba iska cadahay waa munaafiq qaalis ah wuxuu diiday caaydii nabi muxamed csw inuu cambaareeyo marooko oo kubada cakta ku guuleysatay inuu hambalyeeyo wuxuu diiday inuu cambaareeyo qaniisnimada kan caruurteyni ayaan ugu baqnay inuu ilaaheey subxaanahu watacaalaa naga qabsado in uu ilaaheey nadhaafiyo yaa rabi waayo caruur teyni ayaa jecel oo iyaguba caqiidadooda iska liito isagiina dhinaca kubadaan lanugu seleday ku jecel lacnad ilaaheey subxaanahu watacaalaa haku rido

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 ปีที่แล้ว

    csw

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 ปีที่แล้ว

    Mohammed marka la qariyo waa mo. Cabsi darteed

  • @nasra9564
    @nasra9564 ปีที่แล้ว

    Mo faarax miyaa

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

      Maya mo salah kan Liverpool u ciyaara ee Masri Muslim ah

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 ปีที่แล้ว

    Masarida muslin ma wada ahan teeda kale magaca muslinka gaalkooda xitaa waa labaxaa

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว

    Fadlan 🖐️🇸🇴👈 ruqiyo office subuskreb 👍👍🥰

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like ปีที่แล้ว

    Markuu ka tago Liverpool yuusan illaawin inuu sameeyo 😥