Bandhiga Buuga Mujaahid Lixle ee Astaan Halgan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 3 ปีที่แล้ว +5

    Ameen Ameen Ameen Ameen yaarabi illahay ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatay ee mujaahidiintii snm dhamaan illahay suxaana watacaallah janatul fardows haka waraabiyo viva snm our heroes we love you snm ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @bukhaari12
    @bukhaari12 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u naxariisto muj lixle

  • @nellyglittery356
    @nellyglittery356 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah yarxamu Aarkii SNM mujaahid Lixle

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 3 ปีที่แล้ว +1

    Lixle 🦁💪🏾

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed71 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha u naxariisto, ha una denbi dhaafo qabriqana ha u nuuro Aamiin ilaahaw Aamiin

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo Mujahid lixle😥

  • @burco8060
    @burco8060 3 ปีที่แล้ว +2

    Mujahid ayuu ahaa alle ha u naxatisto amin

  • @بسيطياكلسلطع
    @بسيطياكلسلطع 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah janadiisa firdowsa kugu casun mujaahid Lixle & intii garxajis weyne ka shahiidayba 🌷🌷

    • @ahmedabdi3629
      @ahmedabdi3629 2 ปีที่แล้ว

      Oo maxd uga reebtay rer sheekh isaaxaq kle waa yaab aahaw ha ina cadadawlin

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 3 ปีที่แล้ว +4

    Alleh ha unaxariisto aamin aamin aamin aan uducayno

  • @somaliland3180
    @somaliland3180 3 ปีที่แล้ว +1

    rabbi naxariista janno ha ka waarabiyo shahiid weeye shahiidkuna waa ahlu jano

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u naxaaristo lixle Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 3 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha unaxariisto lixle wali waa u oynaa

  • @Miiraale6116
    @Miiraale6116 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay mujaahid Lixle iyo mujaahidiintii xoraynta u shahiidey jannadiisa haku mannaysto...waxa mudan inaynu isweydiino intooda weli ina dhexjoogta iyo intii shahiidey ubadkoodo siday ku yihiin somaliland dhexdeeda...ummad garanweyda xaquyqda mujaahidiinteeda ma mudna guul iyo gargaartoona....alle hayna garansiiyo....🤲🤲

  • @dhaskatumetube9882
    @dhaskatumetube9882 3 ปีที่แล้ว

    Allah how naxariisto mujaahid lixle iyo intii kalee mujaahidiinta ah ba

  • @zeinabismail9300
    @zeinabismail9300 3 ปีที่แล้ว +2

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto iska iyo geesiyaashii dhiigooda ku iibsaday karaamadii shacabkooda

  • @Taliyaha_togdheer
    @Taliyaha_togdheer 3 ปีที่แล้ว

    Kaliya some oodhan waxan ku ixmtiraama sharaft ay iiyeelen

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Mujahid mohamed diiriye lixle
    Wuxuu ahaa geesi kudhacleh
    Runtiina naftiisa u huruy

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +6

    Halgamaa hadii la sheegayo waa Lixle xaqiiqatan waa halgankii oo qof ah yaan loo kala hadhin buugaa mucaarad iyo muxaafad haduu madaxweyen Muuse ka gabado munaasabadan halgankiisa waxba kama jiro

    • @saramusa4036
      @saramusa4036 3 ปีที่แล้ว +1

      Balan haddii muuse kasoo qayb gali waayo buuga Lixle Allah how naxariistee isaga iyo intii usoo halganteyba dalkan, inay bar madaw ku noqondoonto.

    • @AhmedAbdo-gs4tw
      @AhmedAbdo-gs4tw 3 ปีที่แล้ว

      Lixle qesi somaliland bu ha ha is hiksine

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 3 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAbdo-gs4tw maxaanu isu xigsiinweynay waa dhiigayagii ee 😁😁😁😁 heego xaaraan kunaax waa tuug 😎😎😎😎

    • @AhmedAbdo-gs4tw
      @AhmedAbdo-gs4tw 3 ปีที่แล้ว

      Waha Hubala adigu somaliland matihid

    • @AhmedAbdo-gs4tw
      @AhmedAbdo-gs4tw 3 ปีที่แล้ว

      @@بسيطياكلسلطع somaliland matihid

  • @zuhurhussein1903
    @zuhurhussein1903 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay how naxariisdo

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 3 ปีที่แล้ว

      Geesi buu ahaa alle ha u naxariisto marxuum lixle iyo geesiyadii snmbz dhamaantood aamiin aamiin aamiin aamiin yaa alaah

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 3 ปีที่แล้ว

    Kuwaana macnihii mujaahid bay mus ku rideen 1000 jeer baa loo sharaxay ereyga qiimaha badan ee mujaahid oo ah qof diinteena qiimaha badan naftiisa u huray markaas bay qofkii dhagax ku kufay ku sheegayaan mujaahid.

  • @arnold5983
    @arnold5983 3 ปีที่แล้ว

    Taarikhada oo dhemes Tiran noosoda

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 ปีที่แล้ว

    Dhaga waar maad mujaahidka ka daysaan caana boodhe waraysiga halganka ayuu wax u dhimayaaye taariikhdii mujaahidiinta ayuu shaabad xaara marinayaaye!

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 3 ปีที่แล้ว

    #heego markan oo kalee way dhuumata xagaa comments kaa tolow why misee isku snm ayan la ahaayn tolow oo mid ayaa sabaayada samaayn jirtay sowkuwa nagu wareeriya snm

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 3 ปีที่แล้ว

      @@siciidlow12 waar nagaa amuus xoolayahow sidaa LoOda u hadlayaa waar qofka waxaad rabto ka sheeg lkn waa ceeb inaad libiintisa qariiso bal nosheeg nin sacad muuse ah oo magaalo qabsaday iyo magalada magaceeda? Xanuun ilaa xanuun

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว

      Lixle galle lagu xusayo ayaad keentay qabyaaladii uurkaaga buuxisay, caloosha socodsii laga yaabe inaad caafimaado .