Wll xaaskaagag ha so dhigin youtubka wallall waayo xaasidka isha iyo waxayabo kalo badan ayaa iska jira qarso boqoraodada waa talo wallalltinimo from 🇬🇧
Mansha Allah walalehey qalbi ii nolada in sha Allah iskuwara uuwada qerqabo kalahela in sha Allah guul guul guul iyo gobnimo in sha Allah walalehey qali ah jira oo jooga in sha Allah ilaxunidinma argto in sha Allah
Axmed Fj Somalida Lama Baro Noloshaada Dhabta ah Waxaan kugula Talinlahaa inaad Social media Aanad Keenin Xaaskaaga Wax Faaido Ahi kuma Jirto Hadii kale Berina Challenge kale Soo Wada Duuba Ayuunbay Ku odhan Somalidu ugu Danbayna TH-cam Gaara iifur bay Ku odhan iyadu Markay Aragto Fans Badan oo Taageersan TH-cam Maaha Goob Wife la Dhexkeeno
Geela dhabtaa ahi Ahmed f j yoow wxa u kaa xigaa burco iyo wxi k xiga bari ilaa garoowe meeshaas o dhan sxp. Alle h isukiin barakeeyo sawjadaada long life baan idin lee yhy
Walal Mooska marka cuneyso qobka haka wada fiiqin qeybta dambe ku reeb wayo gcntada inay tabato moska ad cuneyso ma fcna gcmaha wa effect meel walba ku tabaty
War sxb howshn howl lamahdiye mahan xaskaga qarso dadki kahoreye meshe kudanbeyen firi bro malmaha hore qosol lkn gadal somalido wa dad dhib badn marka xaskaga qarso wa talo walal
Abwe hadi ad rapto somaliland inad quruxdeda aragto qays qeysar iyo abdlle jamal chanell koda tag wlh qurux wye me from mogdisha one day qan imanaya slnd 😍🥰🥰🥰🥰
Zhp waxaan kugula talin lahaa inaanad xaaskaga social media waayo waxa jira dad xumaata ka shaqeeyo dadka isku dira ugu danbeyn waxaan ku leeyahay isku waara zhp adiga iyo dumaashiyo❤🥰
Mnsha allah sida xasaaska u qarso dad badan intay so bandhigeen siday ku dhmty ayaanu ognhy qarso xaaska mnsha allah farxad nolosha ku qata alle hysku kiin barakeyo
Zxb bihinnd the cameradaa wlhy inaa ku adkaysto wnagsaanan lahaydaa lkn mlin maalin uun zxb ka baqaa inay marada kaa dhacdo oo no hor keentid malinta waa ka xumaaanaa hadaba waa ku shefaa
Allah haydin sharfo my people allow idin daa ❤️ one love
Wll xaaskaagag ha so dhigin youtubka wallall waayo xaasidka isha iyo waxayabo kalo badan ayaa iska jira qarso boqoraodada waa talo wallalltinimo from 🇬🇧
Adi Hargeisa ma dhalasho ayey kusiisay
Apdala jamal another level waxu sameyo yaa samayn kara 😍
Qofka seddexaad kula socda waa kuma
Keep going brol
Wllo hdalka dhaafo bihand the camera iigu zlm😂😂😂❤🙏👸🤴
Behind the camera 📷mnsh Allah beautiful 😍♥family 👪❤
Seeded iskuBaraten adiga iYo xajiYadada. Ma Rer hargaYsa Video Nogasosamee. Keep going. Inta igu racsan fikirka Like dac igu siiii😎
woooooow ahmed fj and dumashi butiful family tageero number one
Mansha Allah walalehey qalbi ii nolada in sha Allah iskuwara uuwada qerqabo kalahela in sha Allah guul guul guul iyo gobnimo in sha Allah walalehey qali ah jira oo jooga in sha Allah ilaxunidinma argto in sha Allah
Waaaw masha allah tabarakallah beautiful family ♥️♥️
Big fans from badweynta Djibouti🇩🇯🇩🇯
Rer balayo weyne tahy calanka wadatid max
@@ayaanmostaf85 ❤❤❤✌✌❤❤👍👍👍🥰🥰♥️♥️
Axmed Fj Somalida Lama Baro Noloshaada Dhabta ah Waxaan kugula Talinlahaa inaad Social media Aanad Keenin Xaaskaaga Wax Faaido Ahi kuma Jirto Hadii kale Berina Challenge kale Soo Wada Duuba Ayuunbay Ku odhan Somalidu ugu Danbayna TH-cam Gaara iifur bay Ku odhan iyadu Markay Aragto Fans Badan oo Taageersan TH-cam Maaha Goob Wife la Dhexkeeno
Absolutely wll
6:56 vaaar hhhhhhhh
Behind_camera😂😀
Isku waara oo hee ubad kheyr qaba kala hela💗
Geela dhabtaa ahi Ahmed f j yoow wxa u kaa xigaa burco iyo wxi k xiga bari ilaa garoowe meeshaas o dhan sxp.
Alle h isukiin barakeeyo sawjadaada long life baan idin lee yhy
Masha allh abwe waan kugu taagersanahy inaa xaaskada camirada ka qariso m.a keep going
Waan ku taageeraa Axmed fj waanan Idin salaamaamayaa walaalo from jabuuti
Wow mashalah
Oh my GOD maxat lahaysa Alah dheh.lacagtu way idinku yartahay.lkn bashal wacan.
I liked and subscribed the channel
ahmed wll gbdha youtube ha keenin allh haysu kiin dayo reerki barakoba o bata
Mashaa allaah iskuwara ubad kheyr lehna kala hela wllo Ahmed iyo xaaskisa
Abowe allh haisku kiin xafido inshallh lamaane isladhaqme isilashada allh haidin kadhigo isixtiraama kaladanbeeya isku dulqaata waxisasiiya iska farxiya yaabi kuwii isku gabooba oo dhisa guri baraaro iyo barwo kunolada idin kadhig mash allh
4$ oo saan dhan u badan hada la yaabty like calyada wan ku dhimana🙈❤️🤣🤣
Xaaskaaga ha keenin baraha bulshada ayaan kugu talin lahaa wllkay axmed fj
Masah allah 🥰🥰❤❤
HHHH CANO GEEL wllhi nin barty moyee lama dhadhicin kro😂😂😂😂
Axmedow wllo aroos maanad dhiganayn illeen magaaladadi hargeisa joogtaye qurbihi ma joogtide soo jawaab wllo qali
Gaariga mukef malahoo
Yes behind the camera saas weeyi bro igu salaan dumaashiyana 🥰🥰🥰❤️Alle ha isku kiin daayo in badan
Aar ma canagellibad leday lama cabi karo Ahmed fj wlhi waa one level below cadiya taadu niyowee hhhhmm . Dumashiyooy qofka naga qabo dee.
Dumashi qaali behind the camera Allah iyo bro Fj Alah haydin barakeyo ❤❤❤❤
Masha allah
Manshalh nice couple farxad waarta inshalh pro🥰💯😘
Ahmadaw zhp chalangigan gaadhiga kula dhex dhumanaysaa iyagu iyago lugaynayaba cunayeene
Alle ha isku kiin dayo wll isku wara ubad Dora kala hela
Mashallah raga dumarkoda qarsada wan jecelahay😍😍😍
Shp codkeda hadan maqalney berina youtubeka iyado ku dhex jirta nagaga naxsanaysa
Vaaaaaar Vaaar inta maqashay dumashi magaceyda ifraax inuu yhy like dhac😁😁
maazha allah bauetfull famly izku Waarah APiD❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
Walal Mooska marka cuneyso qobka haka wada fiiqin qeybta dambe ku reeb wayo gcntada inay tabato moska ad cuneyso ma fcna gcmaha wa effect meel walba ku tabaty
Behind the camera wan salaamay dumashida I'm From 🇸🇴
Masha Allah my famliy alle ha ku barkeeyo i.a wllkey❣💯adiga Dum 💯isku wara
Keep going Bro 😍❤️😘
Intaa sugeesay dumaashi in ay life u aragto 👍🏽👍🏽ee hadana laga qariyey farta taaga👍🏽👍🏽
Wlalal maanashallah beautiful family lakiin gacmaha iskadhaq markaaad wax cunayso ama tissue kuqabo cudur hakaqaaadin mooska galkiisa kuqabo markaad cunayso🙏
Mash Allah 🥰🥰🥰❤❤❤
Ahmed Fj Nin wanagsan bad Tahay iskuwara adi iyo Dumashidayba👌❤️🔥
Masha Allah wllky Faraxad waarta Ayaan idiin rajaynayaa adiga iyo dumaashiday
Manshaallah behind camera 📸📸📸 waficantahy
woow wllky ahmed io dumo alle ha iikin daayo ♥️🥰❤
Ilahow dhulka hanagu madobyn wl qoraxdiiba dhacday dheh
My love for my people and my land , ma sha Allah , qoys qurux badan .
Maansha Allah beautiful couple 👸🏻🤵♂️🥰
Waar caana geelu marku qadhaadhyay waa marka geelu geedka hiisha layidhaa uu cuno nio axmadaw dumaashidayna waan salaamay
Alla xafadayadii isha borama ayaan galmada wan u xiisey
Behind the camera❤dumashi iyo Ahmed masha allh hno sidu waara oo waayo bdn wada jooga insha allh lkn🤒wllo Ahmedaw waan daremayno waxad nagu samaynaysid🤣🤣🤣🤣🤣qofkii ifahma ii fahmay🤜
Wan kula dareemoonaa😂😂
Wan kula dareemooyaa hhhh ax iyagana mashallah hhh
Behind the camera 📷 😎 ✨ full family
War sxb howshn howl lamahdiye mahan xaskaga qarso dadki kahoreye meshe kudanbeyen firi bro malmaha hore qosol lkn gadal somalido wa dad dhib badn marka xaskaga qarso wa talo walal
Wilkaan ya ila arkay cijiyaha calor umarsanee😆
❤️hit challenge ❤️Ahmed and Dumo ifraax ❤️👊zalan sare 🥰izku waara❤️👊
Legend wlhi Dumashiday salaan sharfeed
Oo hargesa xabxabka midh midh ayaa lo ibin jiray ma la jarjaraa
@@xalimahanad4370 haa hppi shrfey waa jarjaraa 😂
@@hamjvlogs3795 0
Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
Codbaa kuqarson axmed fj waxan rajensya xabad hesa inaad nosoturto
Waxaan salamayaa behind the camera our unknown lady iyo Axmed fj❤❤❤
Wlhi meesha ad joogtaan ee masalaha wan taga mar walba ee waxan idin leyay keep going
Masha Alah
Axmadow falog noo ga soo duub hargeysa . Inta sugeysa Like sara
Abwe hadi ad rapto somaliland inad quruxdeda aragto qays qeysar iyo abdlle jamal chanell koda tag wlh qurux wye me from mogdisha one day qan imanaya slnd 😍🥰🥰🥰🥰
Intaa aad xaaskaga camerada ka qarisey aynba ka heley wx fcn bd sameysey masha allah oo akhlaq leh dad badan ayaa kugu dayan doona insha allah
🌎🌏
Ahmed fj anaga maa maanta ma baraysaa lacagtayada🤣 yeelko lakin dad kala ubahan in laparo kugu xirN keep going wlloH adi dumo❤
Zhp waxaan kugula talin lahaa inaanad xaaskaga social media waayo waxa jira dad xumaata ka shaqeeyo dadka isku dira ugu danbeyn waxaan ku leeyahay isku waara zhp adiga iyo dumaashiyo❤🥰
axmad waa caanaha hargaysa kuwa qadhaaq ee kuwa kale waa macaan sida kuwa bariga
Masha fj noolaaw walaal
Lacgta somliland lacaag cashar idhigty inta fahmyeey 2 months igu qadaty
Masha Allah walakey and walashayda wan kugu farxadasanhay keep going bro dumashideyda
Igu salan dum Ahmed from 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Mnsha allah sida xasaaska u qarso dad badan intay so bandhigeen siday ku dhmty ayaanu ognhy qarso xaaska mnsha allah farxad nolosha ku qata alle hysku kiin barakeyo
Cano geel maa qaraar ah yaaa heli Kara ba Ani geel caag 10 xitaa waan cabi karaaa sidaan u jeclahay
Mncha allah sidaa u qarso xajiyadada hno fj 🥰❤️❤️
Ragan wali maad gaadhin halkay Gaadheen iyagu way cunayeen adna maad Cunin waxaad kaliya iibsatay caano Iyo xab xab , ice cream manaad dhamayn markaa challenge maad furin
Mazhaallh alllhe haind xafido🌺
Zhp nin rageed tahee eeN xaaladah ka ilaali social media pro
Masha Allah rabigeen heydin barakeyo guul wacan $ 4 malintiyo dhan socodkiinu waa Qatar xaga wadanki
war qoftan eshia somahan reeer hagadera aheyd ina cawil cilmi
Mnzha allaH mY pr0 and ziz behind camera keep going 🙏 ❤ 💓 💖
Waawarey war hargysa qurxona💚❤
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid ha idhaafina 3k igaarsiiya thankz
Zxb bihinnd the cameradaa wlhy inaa ku adkaysto wnagsaanan lahaydaa lkn mlin maalin uun zxb ka baqaa inay marada kaa dhacdo oo no hor keentid malinta waa ka xumaaanaa hadaba waa ku shefaa
War fj xabxab Aaa qaro dhahnaa Anagu😅 hdaanahy reer puntland 🇸🇱qaasatan reer mudug🙃
Masha alha ilahey haa idin xafdiyo axbaabi fiilaah 👈💋💋💋💋💋💋😍😍😍😘😘
Wlkey horta wan kusalmy adi iyo xaaskaada lkn iska daay oy my good gaalada dhahado aleh rabiyow is ka dheh wlkey
Kk😄
AHMED Fj AND Behind the Camara waan idin wataaa
5:3 Mrky zHeekaDu HaLkaa mryzaY khadkapa WaaN izkaG pxY😂🙋♂️
Madiga Waxba Cunay Mida Kale Gabadha Lugaysii Si Dalka I Barato
Behind gamera kuwa ku qososhay ismujiya
Behind the camera dhaadhicin doon 😂thats so funny
M.a beautiful cute 🥰🌼 family
Soomalaay reerkan cusub subscribe iyo like Sooryo, yarad iyo hadiyad uga dhiga. Barakooba walalayaal qoyska cusub.
30ka Kun hargeysa meesha u horeysa lagu cunaa nio
Ma ximaanin muusku wuu yara jilcay lkn waaka uugu macaan
Manshlh farxad iyo caafimaad kunoolaad ifraax iyo axmed