MURUGO MAMA SAFIYO NINMANKII KUFSADEY OO MARKI LAHALEY OHIN AFKA FURATEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw หลายเดือนก่อน +1

    ASC in judge. Waa. Reer Caabudwaaq. Ee raadigah❤❤❤😂😂😂

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qasab in ey maxkamada hor yimadaan oo ey ka qirtaan halkaan umada Soomaliyed hortooda

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน +2

    ASC Duniyo in ey wax la oged waxaa cadeyn kugu filan in uu ushergay wixii ey ku so sameyeen Saafi hadii eysan Duniyo shirqoolka eysan wax ka ogeen uma sheegi leheen wixii ey so sameyeen

  • @calixirsi7856
    @calixirsi7856 หลายเดือนก่อน

    ASC wllo canalkan wuxuu aha mid ay dadka waxgaradka ah iyo kuwa ahlu sharafka ahi Ku xirran yihiin wll Ku soo celi nidaamkii hore wax laga faaidi jirey ee cibra qaadashada lahaa kadaa wll cimràanow warabka iyo dhalinyaro nimada

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 หลายเดือนก่อน

    WALLAAHI WAARUN MAANTAY UGA DARANTAHAY HABEENKII BAAS

  • @user-hx2ng3it5x
    @user-hx2ng3it5x หลายเดือนก่อน

    Mama madaan caloosha bay I hurisay miskiin

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน +1

    ilahoow raga Soomaliyed ka dhi sida Dahir Calasow xaqa dumarka ayuu u dooda Viva Dahir Calasow xaqa u dood waligaa inta xaqa wala haa u doodeyso waan ku tageersanahay Viva Dahir Calsow inta ka xunana waa tuug iyo tuga qaris in kaarta umada Soomaliyed ayaa idinku dhacday tii aqirana wey idiin dambeysaa

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน +1

    Raga kufsiga geystay kuligood sawiir kooda hala soo saaro halkaan si ey dadka dhan u aqoon sadaan tuug walba oo wax soo haleyo qurbahuu soo galay waa in ey dadka ka aqoon sadaan qalad kii ey soo sameyeen shabad ha ku noqde

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 หลายเดือนก่อน +1

      Maashaa Allah walaal qabadhaan waxaa helay niman horor ah magacooda picture kooda waa in banaanka lakeenaa fooxumadooda Allah ha duleeyo aduun iyo aaqiraba

  • @hodassid7355
    @hodassid7355 หลายเดือนก่อน

    Abdi boqol why qabilkisa ushegi waye candho sixirole

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b หลายเดือนก่อน

    Ceeb badanaa muxuu sawirka ka soo celinayaa

  • @faysal9536
    @faysal9536 หลายเดือนก่อน

    Maxamad daud tuubo raac caadiya reer sweden

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 หลายเดือนก่อน

    😂!! LAAKAHA MEDIA😂HADA MA ISLAAMAHA GUDAHOODA AYUU KA BARIISEEYAA😂?? SHARAFI DHIMATEY!!!!TOLOW MUU GUDAHA GABADHA😂UDAAYA?!!!!

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน

    Duniyo hala soo xiro iyada ayaa dumarna ah Saafina shirqooshay hadii eysa shiqoolin maxey ugu soo shegeen wixii ey ku so sameyeen

    • @cabdiadow1508
      @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน +1

      Duniyo waxaan maqlay in ey xil heyso halaga qaado xil Soomai ma qaadi karto tuug walbi dadka Soo dilao ama soo dhibaateyo ayaa xildhibaan laga dhigaa Soomalia waxey la toosi la dhahay waa xaqa dad ka walaala hood oo dhiban ayey qariyaan ama madaxa uga istagaan badi dood waa tuug iyo tuuga qariis sidaasna Somalia wa waxa ey ka toosi weysay war tuug haduu walaal ka yahay xitaa sheg

    • @cabdiadow1508
      @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน +1

      Hargetso oo kaliyah mahaan Soomali gees waliba ey ka joogaan waan ka soo horjednaa hala so qabto iydana xaqeeda ha so qadado

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 หลายเดือนก่อน

    Sheekadadi Hore Bu Dhagaystay Halkasu Wax Kaqaatay

  • @suleekhasaciid808
    @suleekhasaciid808 หลายเดือนก่อน

    cimranaw qisoyinkii mawaxan bad kubadashay

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 หลายเดือนก่อน

    Nacas weeye aan naxaynkan Daahir calasow ladhaho muxuu gabadha uxasuusinaya dhibaatadii loo geystay.

    • @sadiyoigal7534
      @sadiyoigal7534 หลายเดือนก่อน

      Runta maa diidan tahay in nimanka wax kufsado dadka laga aqoodo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน

    Duniyo waa boon xawadle waa ka saarey waayo nin HG ayaa qaba habrtani 70sano jirka ah doofaarkani ayey rumeysaneysa

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 หลายเดือนก่อน

      Xasbuna llaahu 5 sano ayey gabadhaan lahaday waa lay kufsaday waa layshirqoolay maanta maxaa u leedahay nin bay rumaysay

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 หลายเดือนก่อน

    Na Dahir Calasow Harumaysan Becouse Qabiilku Necebyahay Bu Usaarayan Harumaysan Dahir Calasow zei Siyasadeyna

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 หลายเดือนก่อน +1

      Ma qofbaa wixii isaga lagu sameeyey qof kale karumaysanaayo. Qof ladulmiyey waa dhibane kuwii dulmiyeyna waa daalimiin qabiilna ma aylahan kuwii gabadhaan waxaas ku sameeyey na qabiil malahan. Haday adiga kula noqotay inay qabiil leeyihiin

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน

    Ninkani Daarood ayuu necabyahey waana ku darey kuwa kujira waa kasaarey waxa kamid ah
    Saadaq Cali Bare HG
    foolow HG
    ilkoboqol waa HG
    timojilec waa HG
    korboode waa HG maxaa loo sheegiwayey habrtani 70sano jirka ah waa u beenguurey bacaad cidlo ayey heysata waana ceebeyey dharka ka dhigey daahir doofaar fuse ku raadsadey

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 หลายเดือนก่อน

      Gabadhaan wixii dhibka u gaystay qabiil malahan marka ha ku digan qof dhibane ah