Hadal aad U qiima Badan Sheekh ismaaciil Hargeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2016
  • Hadal aad U qiima Badan Sheekh ismaaciil

ความคิดเห็น • 144

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahoow u naxariiso oo jannatul firdawsa gee sheekh ismaaciil aamiin

  • @nabilmahamoud9207
    @nabilmahamoud9207 2 ปีที่แล้ว +2

    Machaallah amir keska africa

  • @jannagasho5591
    @jannagasho5591 ปีที่แล้ว +2

    Allaah haa unnaxariisto jannada allaah hageeyo allaahhummaa aamiin

  • @maamobasraawaadan4147
    @maamobasraawaadan4147 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiirkygi sheekh ismail wllhi wan uxisay bayan kii markiska waayo wad xanuusanysa alle cfimadka hku soo celiyo ader mcn

  • @faafintakheyrka8590
    @faafintakheyrka8590 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha caafiyo

  • @haggemaho-cw9gj
    @haggemaho-cw9gj ปีที่แล้ว +2

    Allah hawnaxariisto

  • @abdillahimoussa4214
    @abdillahimoussa4214 7 ปีที่แล้ว +26

    Amiirka geeska africaa sheeik ismaciil jazakallah

  • @khalidgadari8828
    @khalidgadari8828 ปีที่แล้ว +1

    alle ha unaxaristo sheekha

  • @AbdisharafAbdiouteh
    @AbdisharafAbdiouteh 4 หลายเดือนก่อน

    ilahaw u naxariso sheekh cismacil ❤❤❤

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay haw naxariisto aamiin

  • @safiyahussein8551
    @safiyahussein8551 ปีที่แล้ว +1

    Allah unxaristo shiqa

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 7 ปีที่แล้ว +11

    Alaha kaa ajir siiyo amiin

  • @Noadelmi
    @Noadelmi 7 ปีที่แล้ว +8

    masha allah sheikh ismaicil jazaahulahi qayr jazaaa shiikh allaha cafimaad siiyo hana dhowro

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 5 ปีที่แล้ว

    Amiikeena geeska afŕica Sheekh ismaciil cigaal Cunbaale eebaw if iyo aakhiroba ku sharaf oo ku barakee inchalah amiin amiin amiin

  • @user-hz1gr4kb8b
    @user-hz1gr4kb8b 7 ปีที่แล้ว +15

    ما شاء الله شيخنا الفاضل
    ربي يحفظك ويزدك العلم والعافية
    انت قدوتنا جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله اليك يا شيخ الإسلام

  • @cabdicasiiscali347
    @cabdicasiiscali347 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah sheikh jazakalah

  • @farxaancirro3781
    @farxaancirro3781 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto

  • @sabanlaseexde7506
    @sabanlaseexde7506 7 ปีที่แล้ว +18

    sheekha inuu xanuun san yahay ayaan maqlay alle ha caafiyo

    • @samsamxasan8252
      @samsamxasan8252 7 ปีที่แล้ว +2

      manshalaah adeero ilahaye cimri dheer iyo cafimaad ayaan ku rajaynayaa adeero

    • @abdillahiismail7715
      @abdillahiismail7715 7 ปีที่แล้ว +1

      sh. ismaciil ilahay khar ha ku siyoo

    • @fatmahhaji3412
      @fatmahhaji3412 7 ปีที่แล้ว

      samsam xasan vgxkppfd0Aqqglflxh

    • @fatmahhaji3412
      @fatmahhaji3412 7 ปีที่แล้ว

      samsam xasan vgxkppfd0Aqqglflxhkjhvcvvççfjlp0l poppycock⚪⚪

    • @fatmahhaji3412
      @fatmahhaji3412 7 ปีที่แล้ว

      hamse mahmed hgig

  • @ismaaciilcabdulaahimaxamed7762
    @ismaaciilcabdulaahimaxamed7762 5 ปีที่แล้ว +1

    Sh ismaciil allah barakeyo maanta noo nasteexeyay al hidaaya

  • @idirisqacismaan3593
    @idirisqacismaan3593 5 ปีที่แล้ว

    Sheekha dacwada sh ismaciil ilaahow caafimaad iyo cimri dherarsii Amin Amin

  • @user-yw9dm7on8z
    @user-yw9dm7on8z ปีที่แล้ว

    Ilahayow u naxariiso

  • @hassanaref2531
    @hassanaref2531 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh mnsha allh
    Ilahay dartii ayan u jeclay
    Qofkasta oo islaama
    Walalayaal alle dari igu
    So duceeya inu rabi daaci
    Ilalaah iga dhigo walalayaal
    Idinkana alle ayan idiin baryaya inu rabi idinka dhigo daaci ilalaah

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 ปีที่แล้ว

      Ilaah hakaa dhigo daaci iyo dhaman intii muslinaba aamiin yaa rabi

  • @abaazlabagoleh9807
    @abaazlabagoleh9807 4 ปีที่แล้ว +1

    mashlh Allow naga yeel kuwo diinta u shaqeeya

  • @yasinismail7799
    @yasinismail7799 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashalh amiir sh ismaaciil alle haku xiftiye inshalah

  • @cawaalexuseen-kw7pj
    @cawaalexuseen-kw7pj ปีที่แล้ว

    أسد الدعوة الشيخ اسماعيل محمود عجال رحمة الله عليه

  • @user-ry2yw4fv2f
    @user-ry2yw4fv2f 4 หลายเดือนก่อน

    الله يرحم ويغفر لشيخنا الحاج آسماعيل

  • @nasmoe3736
    @nasmoe3736 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga oo 13 years old jira ayaan la kulmay sheikh Ismail in hargeisa. Masjid Quran Lagu xafido oo hargeisa ku yaala ayuu noo furay. Shaah baan uu samey isaga iyo wiil uu dhaley cumar Carte qaliib oo isna tabliiqi ahaa masjid ki jameecada ee hargeisa ku kaaley. Now I'm fucked up I live in usa I'm soo sorry how life changes

    • @zakariemahamud8995
      @zakariemahamud8995 4 ปีที่แล้ว

      😥😥😥😥😥😥

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 3 ปีที่แล้ว

      Meel walba dacwadu waa kugu waajib USA Jameecada la shaqee

  • @abshirmohamedismaaciil6489
    @abshirmohamedismaaciil6489 ปีที่แล้ว +1

    Sh.miisaanaadka xanaadka all e hau saaro

  • @ahmetzaki2066
    @ahmetzaki2066 5 ปีที่แล้ว

    Msha allh shekh cimri dharer alle hasiyo malabaa ka da aaye jasaka llah shekh ismaciil

  • @cabdikanijamac9772
    @cabdikanijamac9772 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah shiikh ismaaciil alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuudheereeyo

  • @ajanimike251
    @ajanimike251 5 ปีที่แล้ว +2

    1993 to 94 hargeisa jameeco weyn masjid ayaan sheikhan shaaha u Karin jirey

    • @SG-bg1sx
      @SG-bg1sx 4 ปีที่แล้ว

      soomaaliyey qaar idinka mida ayaa khayrku dhibaa allah shartooda ha inag hayo allah ha hanuuniyo

    • @onelife1619
      @onelife1619 3 ปีที่แล้ว +1

      Malaha bariga Mike laguma odhan jirin!

  • @abdikareemmohamed3181
    @abdikareemmohamed3181 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay ha barakeeyo

  • @osmanalimohamed2559
    @osmanalimohamed2559 7 ปีที่แล้ว +4

    mansha Allah culimada allah habarakeeyo qowlkooda allah hanagu anfaco

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haunaxaristo janoyinkiisa hageeyo Aamiin Aamiin

  • @abdikarinmuktar7000
    @abdikarinmuktar7000 6 ปีที่แล้ว +2

    amiin afiimad iyo ciimrii dhere sh ismaciil

  • @maamobasraawaadan4147
    @maamobasraawaadan4147 4 ปีที่แล้ว +1

    Usoo duceeya zhpo yaal iyo wlloh yaal 👍saar

  • @safiousama1474
    @safiousama1474 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdisalamali6573
    @abdisalamali6573 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallhu kheyr sheekh

  • @guuleedmustafe6786
    @guuleedmustafe6786 4 ปีที่แล้ว

    ↪️🗣️ zheikh ismil Arin muhiima aad IYo aad muhiima 💯kahad zhay Alle Haku xafido
    ✋ Mustacidiin Dacwada ka shaqaynaynaa Alle ha ino fahn siiyo diinta islamka,🙏

  • @user-uk6mf7yu1h
    @user-uk6mf7yu1h 3 หลายเดือนก่อน

    Aamin aamin

  • @nurcisman2396
    @nurcisman2396 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah

  • @hiilardayacademy6810
    @hiilardayacademy6810 ปีที่แล้ว +1

    انا لله وانا اليه راجعون رحم الله شيخنا الوالد / الشيخ اسماعيل

  • @abdilahicisman7943
    @abdilahicisman7943 4 ปีที่แล้ว +1

    cimriga alle hakuu barakareyo masha allah

  • @abdelhakimahmed3695
    @abdelhakimahmed3695 7 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah allaha idinxifdiyo sh ismacil/sh c/rsshiid iyo dhamaan culimadeen dhan anagana allaha nagu anfaco

  • @hassangaabow2354
    @hassangaabow2354 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sheekh alle xafido

  • @cabdiqanijabane1666
    @cabdiqanijabane1666 2 ปีที่แล้ว +2

    Sh ismaaciil❤❤❤❤❤❤🤍❤🤍❤❤❤❤🤍🤍❤❤❤❤🤍🤍❤🤍❤🤍🤍❤❤❤❤❤💖💖❤❤💖💓💕💗💕💓💕💓💕💕💓💕💕💟💟💟💟💜💜💜💜💜💜💜💟💟💜💟💟💕💕💕💕💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤❤💕❤💕💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤❤❤💕💕❤💕🧡💕❤💕🧡💕🧡💕🧡💕🧡💕💖💞💞💖💞💖💞💗💞💗❤❤❤❤❤❤❤❤❣❤❤❣❤❣❤❣❣❤❣❤❣❤❣❣❤❣❤❣❤❣❤❣❤❣❤❣❣❤❣❤❣❤❣🧡❣❣❤❣❤❣❤❣💟❤💟❤💟💟❤💟🤍💟❤💜🤍💜❤💟💟🤍💟❤💟❤💟❤💟❤💜💟🤍💟❤💟❤💟❤💜❤💜❤💟❤💟💟❤💟❤🧡💕💕💗💕💗💕💗💕💕💗💕💗💕💕💗💕💗💕💗💕💗💕💗💕💕💗💕💓💞💞💞💞💖💞💖💞💞💖💞💞💖💞💖💞💖💞💗💞💖💞💗💞💗💞💗💞💗💞💗💞💗💞💗💞💗💗💞💞💗💞💗💞💗💞💗💞💗💞🧡💞💗

  • @hamzeahmed5328
    @hamzeahmed5328 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh ismail
    Illahy haku barakeeyo sheikh

  • @guuleedmustafe6786
    @guuleedmustafe6786 4 ปีที่แล้ว

    Amiir , Jazkulaah Zheikh ismil

  • @abdibasidaskar5260
    @abdibasidaskar5260 7 ปีที่แล้ว +3

    maasha allaah sheekh ismaaciil

  • @cabdishakuurjamaalcabdisha4280
    @cabdishakuurjamaalcabdisha4280 5 ปีที่แล้ว +1

    ManCha allaH shiikH

  • @ilmihasansiyiaad4186
    @ilmihasansiyiaad4186 4 ปีที่แล้ว +2

    ذالك فضل الله يو تيه من يشاء والله ذو الفضل العظيم

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 7 ปีที่แล้ว +6

    mshlh/Ducadiisa ilahy hanoo Aqballo

  • @awilmohamedabdi2472
    @awilmohamedabdi2472 5 ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeeyo sheikh

  • @_wilkariyada
    @_wilkariyada 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah khayr

  • @shaaficibeerjano6025
    @shaaficibeerjano6025 5 ปีที่แล้ว +1

    Jasaa kalaah sheekh ismaaciil

  • @capi17bra53
    @capi17bra53 7 ปีที่แล้ว +3

    Msh allh Amiir kayga Ilaahay haku caafiyo Amiirsaap

  • @abdikarimras3818
    @abdikarimras3818 5 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah alaah haku xafido Amin

  • @ahmedfarah1226
    @ahmedfarah1226 7 ปีที่แล้ว +2

    sheikha allah ha xafido

  • @guuleedmustafe6786
    @guuleedmustafe6786 4 ปีที่แล้ว

    zheikh ismil Hargaysa xafidulaah

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 5 ปีที่แล้ว

    Sheikha Allaha barakeeyo.

  • @nouarnouar9614
    @nouarnouar9614 7 ปีที่แล้ว +5

    maa sha alaah

  • @abdilahiabdikarim9852
    @abdilahiabdikarim9852 7 ปีที่แล้ว +15

    cid meel iigu sheegta sheekh ismaciil bayaanadiisa vedio ama audio?

  • @hamzamussa43
    @hamzamussa43 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah akhee

  • @mohamedyusuf3233
    @mohamedyusuf3233 7 ปีที่แล้ว +5

    JZAKALLAHU QEYRAN

  • @abdirahmanmohamednuurcaate4167
    @abdirahmanmohamednuurcaate4167 5 ปีที่แล้ว +2

    Manzha alah حياك الله

  • @abdishakourdj7688
    @abdishakourdj7688 7 ปีที่แล้ว +12

    ya amiruna ismacil alleh wajigaga ha nuriyo malinta qiyamaha dinti alleh ayad u so sheqaysay
    allahayow na fahamsi waxa bartay

    • @fadumocabdi9268
      @fadumocabdi9268 7 ปีที่แล้ว

      shikh ismaciil Allah yaxfadak allow ino cafi shikh Aamiin

    • @dgkalet4350
      @dgkalet4350 7 ปีที่แล้ว

      Fadumo Cabdi Allah sheikh hakuxifdiyo

  • @garbiyesooltv9181
    @garbiyesooltv9181 4 ปีที่แล้ว

    mashallah mash allah Sh Ismaacil

  • @youngdubz3620
    @youngdubz3620 6 ปีที่แล้ว

    MashAa allah sheekh ismaaciil daaci

  • @abdishakurhassan274
    @abdishakurhassan274 7 ปีที่แล้ว +4

    masha.allah

  • @aichamoussa4510
    @aichamoussa4510 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah jasakallah khayran sheekh

  • @qadarilkacase6859
    @qadarilkacase6859 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamirka geeska Alle Caafimad iyo cimri dhirir

  • @derrickabdi8220
    @derrickabdi8220 7 ปีที่แล้ว +5

    Xafidaka Allah

  • @radwanyarebinohoussen6132
    @radwanyarebinohoussen6132 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu qer

  • @Bbsmith-vo8rx
    @Bbsmith-vo8rx 5 ปีที่แล้ว

    Jizaakallahu khayr

  • @mulkitimofarras2199
    @mulkitimofarras2199 5 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah

  • @maxamuudcali3799
    @maxamuudcali3799 5 ปีที่แล้ว

    allahu xafidak

  • @yoonisninadag8693
    @yoonisninadag8693 5 ปีที่แล้ว

    Allah ha xfdo sheekh ismail indhawayd ma arage

  • @qojeliban8975
    @qojeliban8975 7 ปีที่แล้ว +3

    2009 baa iigu danbaysay shiekha.

    • @ahmedomarey6893
      @ahmedomarey6893 6 ปีที่แล้ว

      Qoje Liban bro aniga maliin horee ayaa igudambese magalada Garissa ayuu noguimade

    • @yaziidyare1880
      @yaziidyare1880 5 ปีที่แล้ว

      @@ahmedomarey6893
      .

    • @mohusein2977
      @mohusein2977 5 ปีที่แล้ว

      maasha alaah sheikh lsmail alle hafido maxamed xusen abokor

  • @user-hz1gr4kb8b
    @user-hz1gr4kb8b 6 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
    اللهم اكثر امثاله

  • @somalimostwanted
    @somalimostwanted 7 ปีที่แล้ว +6

    .السلام عليكم ورحمة وبركاته

    • @QanaoSomalitvmn
      @QanaoSomalitvmn  7 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walal

    • @shariifodherey5902
      @shariifodherey5902 7 ปีที่แล้ว

      QAANSO ROOBAAD CHANNEL asc

    • @hassangudaal9627
      @hassangudaal9627 7 ปีที่แล้ว +3

      sheekh ismaaiil ilahay raali hakanoqdo waasheekh fahmay xaqa inakana ilahay haynaga dhigo kuwa xaqa fahma

    • @aminasahro4896
      @aminasahro4896 7 ปีที่แล้ว +3

      Xasan Gudul

    • @nadifoabdi1206
      @nadifoabdi1206 7 ปีที่แล้ว +1

      Amina Sahro n

  • @madaale1000
    @madaale1000 7 ปีที่แล้ว +1

    arab ioo ttabliiq u baxo Europe yimaado ma jiraan hade dhacday masjidka sooma dhaafaan Arab way cabsataa tabliiqa sheikh Ahmed deeds aya Europe America Australia. tagi jiray TH-cam videos ka heli Allah y Rahma jsntul fardioosa allahow ugu bishaarey ameen

  • @abdihassan4780
    @abdihassan4780 7 ปีที่แล้ว +7

    sheekhan maanta ka hor ma maqal

    • @qabyaaladimaxaykuuqaban3825
      @qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 ปีที่แล้ว

      Asc wall waa Runtaa sheekhan 1873 waa Ragii siyaad u xidhay diinta darteed waa nin xiliyadaa xataa loo madiyeeyey calooshiisa
      Waana culimada in cajal dhagaysi ah laga duubo mooyee aan ogolayn in tv yo laga duubo muuqaal inkastoo intii tiknolijiyadu sii badatay qaabab badan looga duubay
      Waxay jecel yihiin in qofka bayaanka ama maxaadarada dhegeysanayaa isagoo baahan ugu yimaado masjidka oo ay ku ta asuraan sida khayrku ku jiraana waa caynkaa in la ar arko ma ogola waa daaxi illaahay oo caalamka meel aanu tagin ma jirto gaal iyo islaamna wuu dhexmaray. Waana culimada diinta fidita isku day wall in aad illaahay dartii adna aad waqti siiso aad ugu baxdo dacwada wax aan imika kuu muuqan baa dhici karta in aad la kulantee oo ay ka mid tahay jacaylka alle oo kugu watnaada iyo iimaan aynu maqalo lkn dhadhankiisa aynu helayno.vixitaanku qasare maaha ee waa faaiido

  • @asmaadam4515
    @asmaadam4515 4 ปีที่แล้ว

    Amir sh ismail

  • @MoShaafici
    @MoShaafici 6 ปีที่แล้ว +3

    Fadlaan man fidlaak, please anf please Diinta iyo Sheekhda Diinta inoo marinaya yaan ganacsi laga daayin fadlan, lacag idinkuma duuban idinkuuna ka daayo xayeeysiskaan aad ku furaysaan, Dumar Qawaan ayaa soo gali karayo fadkaan halaga daayo AdGoogle kan aad ku furaysaan

  • @awilmohamedabdi2472
    @awilmohamedabdi2472 5 ปีที่แล้ว

    Libaaxa dacwada bariga afrika

  • @sompharma4570
    @sompharma4570 4 ปีที่แล้ว +1

    Ku soo dhawaw cashiro pharmacology ah..
    Soo booqo Abadir pharma academy subscribe garee fadlan

  • @abdirahmanmohamednuurcaate4167
    @abdirahmanmohamednuurcaate4167 5 ปีที่แล้ว +8

    35 dislike ah ma salafkii BAA 😂😂

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 4 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Mohamed Nuur caateeye tabliiq so salaf mhan miyaa

    • @ahmedal-fateh8179
      @ahmedal-fateh8179 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 Waan umaleeyey

  • @lipzamehbokh1605
    @lipzamehbokh1605 5 ปีที่แล้ว

    Amirka geeska Africa ama Africa

  • @sumayaabdikadirfahiye1371
    @sumayaabdikadirfahiye1371 5 ปีที่แล้ว +1

    31 qof o dislike tiri ma gacantda kaga dhcdy mise islanimadoda wax ka khaldan yihiin

  • @Bbsmith-vo8rx
    @Bbsmith-vo8rx 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 6 ปีที่แล้ว +3

    hal su aal sh ismaacil quran ka ama xadiiska meel ay ku qoran tahy 40 cisho baxa ama 4 bilood baxa noo sheekh ismacil kuma qorna

    • @abokorcarabileeye3177
      @abokorcarabileeye3177 5 ปีที่แล้ว +3

      Afar sano oo iskuul la dhigto ,iyo afar jaamacada xagee quraanka kaga jirtaa, sxb waa mudo loogu talagalay tarbiyad iyo barbaarin wanaagsan , naftana lagu hagaajiyo, sidaas baa looga jeeda afarta bilood.

    • @raaxeeyekale77
      @raaxeeyekale77 5 ปีที่แล้ว

      Dhammaan asaxaabta diinta way u bixi jireen mana jiro intooda badan mid ku geeriyooday gurigooda in yar mooyaane.

  • @osmansubeer6722
    @osmansubeer6722 4 ปีที่แล้ว +1

    الشيخ البدع و الجهلاء

  • @hassangaabow2354
    @hassangaabow2354 4 ปีที่แล้ว

    masha allah sheekh alle xafido

  • @samowademohamed404
    @samowademohamed404 7 ปีที่แล้ว +3

    maan sha allh

  • @teacherbarre1946
    @teacherbarre1946 5 ปีที่แล้ว +1

    maansha allag