Waxan wax laga amusi karo mahan ayaan jack ka maqli jiraye……hada waxan sidan lama dhowran karo!!!jack wax baa garay illahay ha ku bogo dhayo Marka hore. Tan xigta waxan ka yabanahay Horta jack ma suqlan baa heysa mise haduu gabar soo ag fariisto waa qasab in u jaceyl la wadago??? Yaab anaga arag somaliyey movie iska yareya oo dhaqankiini iska ga ekaada waa iga dardaaran…… Xaqiiqatan Shuaknsi xumo maheyso raga maba kala taqaanan jack Waa mid ka ay gabdha dhan ku duceystaa: he is caring, attention & lovely bother/ friend. So what do you think gabadha Mustaqbal kiisa hadii kuwii walaalnimada Iyo asxaabtinimada uu like princes ola dhaqmo…….Lakiin wuxu heystaa diin Iyo edab Iyo aqoon Iyo dhaqan ( he always stays in private) waxad la xiintaan baad rabta I definitely agree with bother keep going halkaga na kaga hay……waa heblo markad dhahdo ayey raban iney sidii galeydii ku haadiyaaan::::::: Sidad gabdhaha u karaameyso ood qalbiyadooda u dhowrto allaha Ku dhowro Iyo waliba kuwa rabi ku siin doono👌👍👍👌 Sabah iyo marish waa xurul ceyn yar yar oo xishood badan haduu calafkooda midkood noqdo Iyo hadii kalaba waa wax rabi un ogan karo ee ee please aan isku xishoono reer commently let act on educated and mordern people. Hala iska joojiyo afaraha umada had Iyo jeer sidii diyaaradii Xabashiida sidas loo dhex wareegayo:::::::iga rali noqdo wlhi ilmahan yar nolashii baad dhafiseen siba gabdhaha mid ka idin xumeyna madeysan midka idin daryeela dareen ku xiris kama deysan ya salam 🙏👍
Gabar kasta hadad wax ladubto aad gaabdho lee ku dhex jirto gabadha xirirka la ledahy qalbigeda markasta wuu xumanaya wà iga taalo wanagsan wllky maxamed gabdhaha badan iska dhaaf 🙏🙏✋
th-cam.com/video/SZA3u6LJVSI/w-d-xo.html share like 👍🏻
Abyo wxad ueg tahy wala shy hada ka hor dhuty❤😂😂😂😂😂
Dunida Maso Marin Qof Lamid Ah Nabiga Maxamed Scw❤️☝️
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
Salalaahu calayhi wazalam
Scw Scw
Scw Scw Scw ❤❤❤💯💯💯
Plz share like subscribe team mizbah
Asc musbax cadey wanku salamay
Qofkii ugu horeesay youtupe share usameeyo Ayaanoqotay🥰
Ware ha lasaro subscribe vidiyoga tiim mizbax
I.a soon u wll reach 100k
Misbah waa ku taageera Huno
Gabadha heesha qurux ku dhigleh janadii o socota ayey heshay,Alle ha karaameyo Hooyadii dhashay ee akhlaqda wngsn ku barbaarisay. 💯💝
Nabigeena Aan ku salino scw
Prophet Muhammad ❤ The greatest man who ever walked the face of Earth 🌎 🙌🏽
Scw
Scw Scw Scw Scw ❤️
Sallalaahu Calayhi Wasallam
Scw Scw Scw ❤❤❤💯💯💯
Misbaxey ajarka shaqayso marish iyo jack. Isku guuri kuwa wax isku sheegta Allah ha ka dhigo 😂😂😂
Nabigeeyna KU scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ walal mcn ❤️
Hada maarish africa majoogto waad usheegan karta jaceylkada♥️🤣🤣
Lkn ma dhawo waa inee sharci qaadata nolosheeda hormarisaa kadib lee wye inee qof africa kasoo qaado waa inee passport qaadato
Ku Sali Nabi muxamed صلى الله عليه وسلم
Musbaaxeey adiga markii hore aaad jili jirtay adigaa ku taageri jiray walaahi waxaan dhihi jiray xabadaan kibir leeydaa aamiin markaa ku direeysay walaalkaa
Queen is always queen nd king is always king keep going mi legends
Kusali nabiga Mohammed scwscw
Salalahu caleyhi wasalam
Scw Scw Scw ❤❤❤💯💯💯
Mid africa joogta waxa uu udiiday mariish aa canada joogta kkkk
Legend qurux kudhigle farxad iyo furfurnan sharaf iyo karamo legend 👑🙌
Mizbax iyo Qurux kudhiigle Wlhi Dad Fany tihiin Adban Idiin Tageerah Sharfanidiin 🙏👑💯
Damac wuu jira balse xishod aya ka weyn waayo qof walba wajiga kala dhaxeyo aya kula dhaqmi karta xaqiqta taas wye👌
Mizbax allh ha ku xifdiyo wll macn
Mnsha allah wn idin slmy musbaax ito jack❤❤❤❤❤
Waa idin wataa Jack and misbax keep going my brother and sister ❤ 💙 💕 ♥ 💖 💓 ❤ 💙 💕
Jack wan love quruxow inolawu
Jack don’t worry most of them love you 👑❤️❤️❤️❤️
Isguursada.adiyo.jeek.ku.soo.dhaw.dhaw.soomaliland.dumaashi
Qurux ku dhiigle iyo muzbah 😘😘♥️
100K comming soon
mizbahey sxby qurux ku dhiigle ii gu salam iyo aamin adigana wan ku salamay iyo dhamn team wa yaab idin jeclahy kurtgiina
Wll jack wlhi waa iska kaa jclhy alla dratiisa kuu jcl abyo mizbax sdkle my queen keep going sistr
Jack always legend keep going❤🙏
Jack keep going bro we all love you
Qofkaan waxan dhixi karaa waa legend
Waxan wax laga amusi karo mahan ayaan jack ka maqli jiraye……hada waxan sidan lama dhowran karo!!!jack wax baa garay illahay ha ku bogo dhayo Marka hore. Tan xigta waxan ka yabanahay Horta jack ma suqlan baa heysa mise haduu gabar soo ag fariisto waa qasab in u jaceyl la wadago??? Yaab anaga arag somaliyey movie iska yareya oo dhaqankiini iska ga ekaada waa iga dardaaran……
Xaqiiqatan Shuaknsi xumo maheyso raga maba kala taqaanan jack Waa mid ka ay gabdha dhan ku duceystaa: he is caring, attention & lovely bother/ friend. So what do you think gabadha Mustaqbal kiisa hadii kuwii walaalnimada Iyo asxaabtinimada uu like princes ola dhaqmo…….Lakiin wuxu heystaa diin Iyo edab Iyo aqoon Iyo dhaqan ( he always stays in private) waxad la xiintaan baad rabta I definitely agree with bother keep going halkaga na kaga hay……waa heblo markad dhahdo ayey raban iney sidii galeydii ku haadiyaaan::::::: Sidad gabdhaha u karaameyso ood qalbiyadooda u dhowrto allaha Ku dhowro Iyo waliba kuwa rabi ku siin doono👌👍👍👌
Sabah iyo marish waa xurul ceyn yar yar oo xishood badan haduu calafkooda midkood noqdo Iyo hadii kalaba waa wax rabi un ogan karo ee ee please aan isku xishoono reer commently let act on educated and mordern people. Hala iska joojiyo afaraha umada had Iyo jeer sidii diyaaradii Xabashiida sidas loo dhex wareegayo:::::::iga rali noqdo wlhi ilmahan yar nolashii baad dhafiseen siba gabdhaha mid ka idin xumeyna madeysan midka idin daryeela dareen ku xiris kama deysan ya salam 🙏👍
Quruxow ana kujecel wlhi farxad igu nolow🥰❤️❤️
Legend qurux keep going bro and mizbah, nin fican runti
waan idin taageeraa ii noolaada tiimka kaliya ee aan kataageero keenya😍😍
Jack & mizbah wllo qaliya horey usocda
Noo soo badiya
Qurux gabdhaha walaalkood team masruuf
Jack always keep going pro qli
Team waa yab supporting u from south Africa Johannesburg
M.. Misbax
M.. Marish
M.. Malabka
M.. M. Amin
M.. Mohamed q. Kudigle
South Africa inte
Mpumalanga 🥰🥰
Congratulations 100K common soon walaashey🥰
Une fille pleine de tendresse et modeste ! Jack devrait la conquérir rapidement.
Wow legends markasta si qurux badan noo madadaaliya.
Wa ku tagera sister mizbah 👸🤍💯
My king jack yaa kuheli karaa🥰 dad qarar hayo ban ufahmay kuwaas😏🤮
Viv mariya aad igu soo baxaya adi wad cusuBtay 2 year kabadan sxp ahayeen mariya iyadaa wataa
Masha allh wlla qliya qlbiga niiga
Jeclahey wllhi❤❤
*Misbah hore soco*
Aamiin dhicisowo mee
Mizbah my sister guulayso
Wlhi vedio giina qosolkow iga dhameeyaa qurux kudhiigleh waxaa kugu jeclahay sidaad gabdhaha u qadariso legend keep going bra
Waw mariish waxaa kawanagsan Muzbah
MashaaAllah 😘 😘
Qurux ku dhiigle Adidga iyo muzbax m.a
Guuul labdinaba walalhy wan idn jeclhy
Qurux kudhiigle in uu sidaan dhaamo Ayn uhaystey lkn Shelley uu mar igahor imid waan yaabey waa caato waa qori Dhar loogeliyey.keep going bro
Ninka kadhamow cayil wax amanayo ma arage😏😏
Mansha alh abyo hori usoco
hadaan idin gaadhisin karayo boqol malyan waa idin gaadhsin laa labadiinaba keep going two legeds
Wow zxpo aan jeclhy allaha idin daysto filmki War iga ziiya zxpyl
Wlc musmar wankusodhawey neyna 🖐️🖐️🖐️🖐️💯✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tem keygii m.a boqortoyo🥰🥰
Walalnimadu iyo wanagu waa mihim🥰🥰🥰🥰
Waan ku salaamay
Jack funny ataxay walahi umenichekesha
The big legend are here 🙌
Keep going mi legends😵
first comments waan idin salaamy team bisbah kuligiin Ⓜ
Walaashey mcn Waxaan rabaa inaan waxku waydiiyo isoo jawab
Wallaha qalbiga wanaagsan horey usocda we love you so much 🥰 ❤ ♥
Hormarwacan abyo
Mashallah brother and sister .but queen is absent
Aamiin miyad us dagaasheen beryahan wax islama duubtane
www maxamed shuluqow
Jek waa Ninka Kaliya ee Xaga maSheegan Karada dhibco idhaafiyay 🤣
Jach keep goin wllky mcn
Wani wataa
Gabar kasta hadad wax ladubto aad gaabdho lee ku dhex jirto gabadha xirirka la ledahy qalbigeda markasta wuu xumanaya wà iga taalo wanagsan wllky maxamed gabdhaha badan iska dhaaf 🙏🙏✋
Misbaax quruxleey waa gabar dagan💌💌💌💌
Libaaxyadeena oo malmahan lawayay salaman huunoyaal
runtii Qurux ku dhiigle sxb qali xalay ayan ku riyodey aniga iyo adiga oo kulmey sxbky qali
Jack iyo mizbax iyo aamin salaaman
The legen qurux kudhiigle waku wataa pro hormar wacan sxp
Jack & muzbah keep going
Jack wa wiil qalbi fican walhi
Alaa jackow qosol igumaharin walka
Coming soon 100 k
misbah gabadha kaliyeeen kataageero social media
jegow marish wlltimo. Iyo habartey kga hoos baxdee
muabah lee yay kaa hoosbixin
🌺
Wilka sas hanogacayina daddhano jecel oan shegakaline aiskabuxe
Boqortooyo ♥️
M .a keeb going
naag reer bari ah ma dheelba 👸
Mizbah hore usoco
Misbax qurux badan . hrgyza noogu kalaya
Bumbum in the house..
I.A apaayo waaad gaaraydaaaa 100k iu ka badan
Shuluqow iyo queen kuusey waan idin salaamey🙋
Keep going sister, Dacada u qoslay wlhi 😂
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
MUHIIMADA WAA INAY SOMALILAND MAAMULGOBALEED THY KA TIRSAN SOMALI🇸🇴
Mihiimadu waa in soomaaliya alshabaab haystaan
Muuse biixi passport Somali buu ku baxaa
Mya pasaaport djbouti🤣
Meya aniga xitaa waxan Layaabinahay jek dayinantiisa
Mizbaax dhuubo dhexyar waanku wataa quruxdii oo qofa
Keep goin misbaax 🥰🥰