Sida Lacag Looga Sameeyo Stock Market-ka!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @mustafecawl6470
    @mustafecawl6470 5 หลายเดือนก่อน

    Bravo si fiican oo waadix ah ayaad u sharaxday ustaad.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Alaah Mahadsanid 🙏

  • @yurubhersi6495
    @yurubhersi6495 5 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah mahadsanid

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal

  • @Xogaha.calamka
    @Xogaha.calamka 3 หลายเดือนก่อน

    Bro , sida forex oo kale maloo trade karaa stocks , selling and buying oo daily ah.😊

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  3 หลายเดือนก่อน

      Haa sxb. Stock trading wuu jiraa isaguna.

  • @abdiyousf21
    @abdiyousf21 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guleyso ustaad

  • @abdifatah4490
    @abdifatah4490 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid.
    Active income, please, sida uu u shaqeeyo

  • @AsadHussain-t5d
    @AsadHussain-t5d 5 หลายเดือนก่อน

    M'a sharaxaad cajiiba

  • @suubanjabane219
    @suubanjabane219 หลายเดือนก่อน

    Asc, can you talk about options like call, put ?

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  หลายเดือนก่อน

      csw, maybe in the future walal. I really don't recommend options trading and most of my followers are new to the stock market investing. I wouldn't want anyone to jump on that and lose money.

  • @leylanur5379
    @leylanur5379 5 หลายเดือนก่อน

    thanks wllo

  • @husseinibrahim2606
    @husseinibrahim2606 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Muqalkii igu uoreeyey Ee waxa Adka somaliga ku hadla oo dhan oo sharaxaya Stock Market 📈 Kii Ugu Sharaxada iyo Faahfaahinta wanagsanaa ilaahay Cilmiga iyo Caqligaba Hakuu Baraakeeyo

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  2 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsantahay walal. Soo Dhawoow!

  • @zakariyezak
    @zakariyezak 5 หลายเดือนก่อน +2

    NUUR WALAL FULL VIDIO SO DUUB QAAB LACAHTA LOOGU SHUBO SIDA ACCOUN LOOGA SAMAYSTO LACAGTA SIDA LOO GALIYO WALAL

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      Haye walal Inshaallah.

  • @Daacad1999.
    @Daacad1999. 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad adiga oo dividend kaaga iska qaadanaya haba yaraadee saw hadhow shan sano ka dibna faaiido kale ka helimaysid markaad shareskaagii iibisid?

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน +2

      Haa walal. Dividend kaagu wuu ku soconayaa intaad saami ku leedahay company-gaa. Hadhow markas iibisana faa'iidada adaa leh

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. 5 หลายเดือนก่อน

      @@Nurfinancetalk mahadsanid ustaad si fiican baan u fahmay, insha allah hadaad wakhti u hesho midka fiican ee faa'iido ahaana dadkeena anfacaya noo soo samee is barbardhig sedexda suuq ee forex, cryptocurrency, iyo stock market, sidoo kale qaababka stock market qof somalia joogaa uga shaqaysan karo iyada na nala wadaag insha allah.

  • @x_maalik26
    @x_maalik26 5 หลายเดือนก่อน +3

    sidee u maal gashta stock market ani oo joga dalka

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      Muuqalkan ayaan ku sharaxay walal
      th-cam.com/video/9vqRvS0wzhk/w-d-xo.htmlsi=jSws9WzTqYx46947

  • @IdrissYacin-u6x
    @IdrissYacin-u6x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ustaad marka hore wad mahadsan tahey ino so dub dariqa lo maro

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nuur walaal aad u mahadsantahay suaashaydu waxa weeye qaybta divedens ka ma halkii share ayaa lagu helayaa 24 dollar miyaa per share ku helaysaa quarter kii

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน +1

      Walal tusaalahaynu soo qaadanay waxay ahayd 100 share in lagu helayo $24 quarterly.

    • @EARTHSPORT200
      @EARTHSPORT200 5 หลายเดือนก่อน

      @@Nurfinancetalk haa waan fahmay wll aad u mahadsantahay

  • @shaakiromar7311
    @shaakiromar7311 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qaababka loogadan karo nala wadaag wlle

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      Muuqaalkan ayaan ku sharaxay walal
      th-cam.com/video/cOq31CxQxeU/w-d-xo.htmlsi=XUmits4UFBe4R40o

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 5 หลายเดือนก่อน

    stocks ku kaliya qof longterm ka fakaraya inuu mustaqbalka ka faaido uunbaa u fcnty lkn qof kale ma anfacayso

  • @ilyaasnuuriye6423
    @ilyaasnuuriye6423 5 หลายเดือนก่อน

    Asc walaalkay ustaad mahadsanid lkn waxaan rabnaa qofkii soomaalia jooga sidee umaalgashan karaa

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      Csw. Walal hada Somalia uma furna lakin marka loo furo waan idin la soo wadaagi. Mahadsanid

  • @leylanur5379
    @leylanur5379 5 หลายเดือนก่อน +1

    wax badan kaa faa’iidnay

  • @cqaliifjabiin9751
    @cqaliifjabiin9751 5 หลายเดือนก่อน

    Stock market Somalia maledahy ustaad?

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      Walal muqalkan ayaan kaga jawaabay suaashaa:
      th-cam.com/video/9vqRvS0wzhk/w-d-xo.htmlsi=1YMf7ygFBfLKBPxY

  • @abdiazizfaarah6670
    @abdiazizfaarah6670 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb cryptaha passive income leh kaso hadal

  • @cumarnakiir2467
    @cumarnakiir2467 4 หลายเดือนก่อน

    Side qof Somalia joogo ugu shaqen kara

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  4 หลายเดือนก่อน

      Sxb muuqalkan baan kaga hadlay arintaa.
      th-cam.com/video/9vqRvS0wzhk/w-d-xo.htmlsi=FF3oziaXJgK9BPBC