AJadwalka aatrabto cawada waala soo diyaarsadaa mar waxaa kahadlee darbiga inta lagaboodin mar waxaa kahadlee maxkamada mar waxaa ka hadlee passport ka mar mar mar mar In lagu xiiseeyo hadaa rabto si jadwaleeysay qoto dheer uga hadal hala xiiseeyo adna
Thanks bro wax badan noo fa'ideysay wan u diyaar garoowi Donna howshaa oo wali wadadii aya xidhan bisha soo socota ayn rajo leeyahay inan baxo rajeyna I.a
Zxb passport Kenya ayan haystaa visa visit ma la iga rapaa kusow dar part 4 zxb Brazil 🇧🇷 passport kenya inte kutagi karaa adi passport noce Brazil ku gashey
Abdihakiim waxa i fahamsiisa, hadiiba passport kenyan aadan brazil kusoo gelin ee aad somali isku dhiibtay, sidee ku ogaden maraykanku kenyan inad tahay
Inaan tahriibo kuuma fiirsanaayo lkn waxaa kuu fiirsadaa dhiig soomaalinimo iyo qisadaada oo taabatey. Allaha ku xifdiyo.
sxp wllhi xaasid hormarkaga ka xun baa ku helay i.a lkin waad guuleysane🎉😊
Sxb Abdihakin wax walba waxad leedahay waa laguu hayaa haddi oo yahay number ama wax kle ba ahaade Adigana meel walba haddi lagala soo xariiro ma tihid Mid jawaabayo?
😢sorr xasidba kuhelay wlhi casharban kabarty
Zxp part 4 pls 🙏 😢
Waadadaashe laakiin xunuka wwaa haga allah. Haqoomamen inkasta oo lagu hagradey in kaa. Waa qoor iyo xeralaawe
Bismillah tirabadana
Www barnamjijkii xlaay allah ku fududeyo
Thanks bro
Abdihakim above waa ku wataa ❤
AJadwalka aatrabto cawada waala soo diyaarsadaa mar waxaa kahadlee darbiga inta lagaboodin mar waxaa kahadlee maxkamada mar waxaa ka hadlee passport ka mar mar mar mar
In lagu xiiseeyo hadaa rabto si jadwaleeysay qoto dheer uga hadal hala xiiseeyo adna
Thanks Guulayso ❤🎉
Asc sxbkey buufis socdo wlhi kkkkk
Zxp cxkinow luuqadaha taqanidna nooga faa iidee macnah na bar😊😊😊
Legenow suaalaha ay dadki waydiiyaan soo sheeq inta ugu muhiimsan
Zxp
Warqadaha oo Visaha eh malagalikartaa usa
Thanks bro wax badan noo fa'ideysay wan u diyaar garoowi Donna howshaa oo wali wadadii aya xidhan bisha soo socota ayn rajo leeyahay inan baxo rajeyna I.a
Iso qbao an isracne. Wadanke ayad jogta
Iso qabta saxibayal aan isracnee
@@bisharabilan4028pro halkee kaala soo xidhiidha
Adihakim iga soo hadl istgamka iga soo hadal
Waad mahadsntahy macalin runtii wax badan ayaad ii faa'ideysay
Shb ina shaqo sameyo ayan raba talo isii
Brazil sidee shaqo looga helaa adoo afka aqoon ❤❤❤
Ku soco zxp
Zxb inteeh kala soxariiraa wll🤔
Wll caruur wadada ma lala Mari karaa
Adababa naftaada u baxsaneeysid maxaa caruur ah
Dadyowga kale wayla maraan lakiin adiga kadaa baan kudhihi lahaa wall❤
Legendkan numbarkisa intee kahelaa
Zxb passport Kenya ayan haystaa visa visit ma la iga rapaa kusow dar part 4 zxb Brazil 🇧🇷 passport kenya inte kutagi karaa adi passport noce Brazil ku gashey
Kenya lee zxp ku galy suu horay u sheegay
Sxb USA riyo ayaan kutagay Allah irumeeyo
Zxb basaborka Kenya kasohadal kaas ayey dan iga jirtaye
Abdihakiim waxa i fahamsiisa, hadiiba passport kenyan aadan brazil kusoo gelin ee aad somali isku dhiibtay, sidee ku ogaden maraykanku kenyan inad tahay
Sxb dhoofka halkee laga bilaabayaa Brazil miyaa, visa Ha halkee laga helayaa isoo jawaab kaabe
Part 4 la soo dhaqso sxb
Brazilianka dad fiican miyaa mise laatinoodhan yaa ufiican sxb ❤❤❤❤❤
Zxp intee bilood sharciga ku qaadanayaa hadaan passport somali bas aan wato wax kale aanan wadan
Laatiin wadankee ugu fiican ee laga dago
Braziil
Vediokaaga dhan nin ba ku ceeahaayo adoo Caan iyo TH-cam heesato maxa halkaan Nogu sheeken weysay .
Thanks
Masanid bro
Latin passport somali mana qabanayaa
Zxb africa ila mexico. Maca darbiga meqa igu filan
Wiilka kor uqaada 100 gaarsiya ❤
Talo wll gulayso ❤❤❤
Saxb xagen kala soo xidHiidHi karaa
Legnd 100k an garsino azxpy
ASC walaal sheekadan qof rabo isk ilali babliga 🎉
Wcs maxa kawadaa wll kuma fahminee
Public Ka kadaa cml adiga yu dhib kaga imaan ee qofki rabo khaas ugu sheeg
wax badan kaa faaiiday
The legend
Walaal abdikariin numberkaga rabaah inaan kula soo xariiro rabaah please isoo jawaab
Wakhtigu muxu niin raga cilay 😢
Mida kale qofka haduu 18 ka yar yahay maqaban dona sharciyada wadanka
Libaax xil adag baa umada u heysaa sxb tallo fiicana wad na siisay numberkga whtsapp kan se u baahnaa br
Sxb si jadwaleeysan Waxa usoo diyaarso dhoor qodob aan dhameestirneen aaka hadlee mana lagula socon karo
Taliyow dadka ma ujaabtit melkasta fariin ayaan kusodhignay mana jawaabaysid waanuuma
Wllow instigamka iga la hadal
Adu diyar miya tahy hada😂
❤
Fadlan Wll Waxad no Sharaxdda Qofka Wata Basaboor ithopai Fadlan Ka Hadal Oo No Fahfahi
Horta imika darykii muu furanyay
Wallal qofka under age ka ah kaso hadal ,marku dayrka ka boodo
Wll in qof ku joogo america ma wajibaaa
Haa wll haduu qof kuu joogin dib laguu soo celin
Waxaadi oo dhan
hal bacaad lagu lisay noqonayaan
@@AbdirashiidAhmed-lb4od😂😂😂😂
sxb somalia jogaa sidee visa sticker brazil 🇧🇷 ku helaaa isoo jawaaab plz
Lumbarkiisa kuu haya pro
Ana isii lambarkiisa wll
Ana using labarkiisa wll
Ana isii numberkiisa pro
Xageen kaala soo xadhiidhaa
Anaa lumbarkiisa kuu hayo abyo
Safaarada ethiopian ku go home miyey bixisayaa
Dadkan wxa Loshegayo Ee La sharaxayo maba fahansana SUALO nockale ah wataan ar somali aaa YA wx ushegi jiry waa dad madaxa kuwada socdA hhh
Hhhhh
Qaffka kowad ee fiirsada commentina kabixiya ❤❤
.
ha ku siin talo qaldan dhalinyarada jahilyohow
Muharib ilaahay kacabso
Maxa ku keenay meeshaan fcn tahriib iska leh youtubekan
❤❤❤❤❤❤
Thanks