Khadra Daahir|| Qalbi Gudhan|| Kaban|| Carwo Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 3

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +1

    Ax aun fannaanad wayn iyo abwaanno waawayn iyo wax garad baa isugu tagay

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 ปีที่แล้ว +1

    Eraydii abwaan maxamed cumar huryo

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa cajiib ah sida farshaxanimada leh ee Abwaanka midhaha sameeyey uu u falkiyey erayada heeskan midna ogoow ruux kastaa hees wa uu samayn karaa balse waxaa lagu kala tegayaa waa sida xarragada leh ee midhaha laysku sudho si ruuxa markaas dhegaysanaya ay xasuus gooniya maankiisa ugu reebto, midhaha heeska "Qalbi Gudhan" waxaa lahaa Aun, Abwaan Maxamed Cumar Xusseen Mire (Huryo) oo kamid ahaa ragga looga haray suugaan samaynta Inkasta oo codka gabadha heeska qaadaysaana ay bishay oo galkeedii iyo meel ka sarraysa ay Gaadhsiisey, laxanka qudhiisa aan ka dhicin waxaa sameeyay Axmed Cali Cigaal. Aun, Khadra Daahir Cige waxa ay heeskani ku luuqeysay Taariikhda 09/05/1981.
    Erayadii Abwaan MC Huryo AHN
    Laxanka Ahmed Cali Cigaal
    Luuqda Khadra Daahir Cigge AHN
    Kabanka Mohamud I Hudeidi AHN